
Kool_Kat
Nomads-
Content Count
6,417 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kool_Kat
-
Was it racist of me to have thought naagta madow iney eheed waxa nuggets-ka udagaalamaya, before even starting the video?
-
Iyaah! Odayga fuundo ma'aha yaah!!!! Awguuryo...Hayehee, anaga magac masoo tuurtuuri karnee, wiil mise gabar? Eedo KK waa ugu magac dari kartaa labadaba... Xaajiyada safe journey baan u rajeynayaa, insha'allah... Ps, I'm sure NNC wey igu raacsantahay ee magacayada Bajaq, Bajaqoow, Balaqoow see waaye? L-O-L
-
Young Duke is keeping up with the latest eyewear trend...Got similar his and hers the other day, of course they were Carrera; nonetheless, igaarka looma gali karo ookiyaalihiisa... Ps, why is this in the politics section? :confused:
-
"R"-ta waan ka xishooday dee, marka waa Waqooyi style nooh!
-
Gheele, what are you hinting at with you song pick? Iyaah! Shalay minding my biz, I took my daughter to a water park, lee mashidaayaanoo!!! AGAH!!!!!! Aduunyo kale iyo waayo kale anoo dhex joogo leeba is arkay...Accendisigari (jantesiigro) to wave around lee iga maqnaa... JB yaa arkay horta waayahaan, hees balaayo ka dhacday aan u haayaa?
-
People go through security checks way before reaching the gate to the airplane! What's this fool on about? If that's the gate to let passengers board their flight, then they've already been through security check, which is why their passports aren't being asked at this point...Koley sidaa bey anigu iigula egtahay...
-
One's xaadh is another's fetish miyaa shaakada @Zack? LOOOOOOL! Bisinka iyo burdaha.
-
Cha mon! Wave and feel de vibe, big up uno dem!!! *Caribana spiritka aa hadloyso yaa ani ma'aha*
-
Originally posted by NinaNC: * Afjini Mode On* uk raax raaxtey, ee aya jiraal wahada an isi aqaaye, tamag am barnee. *Afjini Mode Off* Fahantu! (enjoy ma first Af Jini) SINCE WHEN? Very, very impressive Nina...Aaw gatay rabag hayay, aay uuku fuubiyo xawgaan? Na'iga daa naa u gashiyay hoon! Xamar reer magaalnimo laguma barto keliya, waayo awoowo yaasheen iyo aabe yaasheen Xamar kumay dhalan, dad ka reer magaalsana ma jiro, taasina waxey kuu muujineysaa (once again) ineysan reer magaalnimadu aheenba "Xamaraan ku dhashey"! Afkaaga malawax iyo shaah lagu qabay! Intaan in dhaafsan maba sii qori kari... Tuujiye, intaan kadambe hadaa hadal sii wado meesha habarteey, habarteey aa imaaneyso...Habarteey, habarteey hadey bilaabato sheekada Raka Raaxo eey ka dhecee ee maa joogtid, Qardho amey kuu roontahay! Horta Raka Raaxo mataqaan?
-
What's with JB and xaadh these days horta? Ayaan hore lee god misqul soo dhajisay, hadana saanaa? Macalooshaa ku adag waaryee?
-
Yaroow fiiri yaah, hadii adi laguug cabsiin jiray, ha u maleen in dadka kale lagu cabsiin jiray...Dalxiiska aan sheegaayana waxaa waaye, Somalia dhan ineysan Xamar eheen oo eey meelo ka qurxoon oo niyada dadka udajiya jireen...Xamar, Xamar aaba nagu wareerisee...Ma'ogid miyaa barkada iyo ceelka aa dadka kale ku caaynoysid in ey jireen dad nolol maalmoodkooda sidaa ahaa right in Xamar cadeey? Sheekada naga kala yaree hee...Qardho iyo Boorame intaa tiri magacyadooda rafaadaa ka muuqdo maa Jilib iyo Jamaame wax ladhoho naga dhaadhacsiinee inuu magacyadooya qurux iyo shacni kamuuqdo? Iyaah, xataa anaa? Nina, Xamar mala gaari karo laakiin xoogaa sheekada markii laga badbadiyo sonkortaa ku badato markaasaa sidii naag sadex bil ah labo-labo kugu qabanee... :cool:
-
Originally posted by Tuujiye: xamartii hore (tan hada qabuure waaye) wixii ka baxsan waxaa loo yaqiinay "Banaanka!" or "duurka" ama "Baadiyaha" ilaahoo mee noqoto Boosaaso, Hargeysa, Kismayo, Burco..Boorame iyo gaalkacyo iyo gobalada "G" iyo "Q" ka bilowdaan dhana maba la aqoon dagaal kii kahore oo xero ari ee ahaan jireen iyo geel... E'yo listen, let me break it to you like this young blood, just cuz adaa laguugu sheekeeyay wixii Xamar ka baxsan inuu 'Banaanka', 'duurka', ama 'Baadiyaha' yahay doesn't mean way ahaayeen! Teeda kale Xamar dadka jooga markey raaxo, caro gadis, dalxiis, indhonuursi rabaan banaanka Xamar aa loo doonan jiray! Dagaalkii kadib baa indhaha kuu furmeen, ee "Q" meelaha kabilaawdo afkaaga kasaar...Hadii kale, by the time I'm done with you wajigaaga wuxuu u ekaanaa sadex baabuur isku dhacay kii dhexda ku jiray...Yacni sida laguu buusbuusaayo darteed nooh... Intiina kale, soodhowaada, Kismaayo sababta looga wada gariiro hadaan runta isku sheegno, waxaa waaye reer Kismaayood ka *I'll probably regret this later on :mad: * waa dadka dad ugu bashaashsan, ugu afmacaan, ugu ilbaxsan, uguna sabar badan...AND last but cetrainly not least, sixirka yaan iloobin...( ) You know I couldn't let that one go right? Abkeey ciyaal Xamar aka ciyaal tiptop leefayaal aka ciyaal baraf aka ciyaal maamoyaal iska dhaafa dadka, Somalia dhan Xamar lee ma'eheen...Kii geel raacay, kii ceel biyo kaso arooray, kii barkad ku qubeystay, kii dhuudhi galay waaba inaan ka maseerno eey aheed, life skills baa ladhaa waxaas...Isgarasiyaato waaxid! Bob, aaw saak ee ram badme aay aak laqnim da'igoo maXar fakaaga uk gaataayo...
-
^Why thank you sir...
-
BOB, liiwasheen rafaha ak daaq, dahii lake sheemtaan gadheey rafeey aa ak cadheyso...Meesho xaawid! Originally posted by NinaNC: Is qorqor oo meel oo ku dhashey la aqoon aduunka aa dad kale oo magaalo caan ah ku dhashey wax ka sheegayo, yaahoo! hana cayuumin!. Reer miyi maqaar rafaadsan oo English bartey, oo surwaal loo galiyey maxaa awalba laga sugaayey. Yacni waa maqlay 'qofkaan waa la jarjaray' ama 'qofkaas waa loo dhameeyay', saanaa laakiin? Inaalilaahi wa'inaa ileyhi raajicuun! Gacan, lug iyo dhagbo waan kuu taagay...I'll try my best not to get on your not-so-good side!
-
^How dare he? Ayaan is like THE most famous name ever... Aragsan! :cool:
-
Haven't seen it yet, but I've had a dream within a dream dhowr jeer...I remember one time, just like Grasshopper, telling myself in the dream within the dream 'riyo lee waaye hadaa kecee'...Woke-up, of course still dreaming, started sobbing in the dream...Waxaanba ka war helaa hooyadey oo i kortaagan 'NAA MAXAAD ISKU DHAGA TIREYSAA, KAKAC OO ISKOOL ISKU DIYAARI'...I could still feel the tears on the side of my face...
-
The saying "fulay hooyadii magablanto" comes to mind...Good for you for being fulay, keep it up...Try a little less oohin though, waxaas ragnimo ma'aha! Alxamdulilaah, I've never been in a situation where I broke down with oohin or didn't know what to do or how to get out of it...Marka horeba baan cagteyda meeshaan dhigayo eegaa dee...
-
LMAO @afka sidey ukala furatay! Tolow amey muufo oo toon iyo basal lagu shiiday soo cuntay? Yanci un po 'odore camal nooh...
-
Ceebey tacaal ma'ehee get in the back of the line lady! Good ol' days indeed, waaba smile gareynooyaa...Ahhhhhh!
-
brings back so many good memories... ______________ Hip Hop markuu hip hop ahaa oo aanan laqasin!
-
I swear reading the first story was so depressing, as someone who lost a loved one recently! You made it up with the 'Lifelong Valentine's Day' story tho... Thanks Bob...
-
^WTH @Kaqaac? Adaaba ka daray! Isku dirka dhaaf @woodheads...Waxaa laga wadaa conceived by the fire wood (fire-place camal nooh, yacni romantic nooh), duh! So kuni means fire wood, hmmmm! I guess the saying 'ciyaal kuni kuni, kuleel lagu dhalay' now kinda makes sense...Thnx Malika!
-
Ciyaal kuni kuni meet Mandhaasi! Haatu, kaakac wax ladhoho majiro, waa kackac! Mind telling me how the hell do you eat kackac, oodkac and malawax together? Najeynaa! Intiina kale sheemo inuu sujui afSoomaali idinka badiyo maanta! Bur = Flour, laakiin markii ladhoho bur iyo sambuus it is meant bur saliid iyo sambuus, not flour and sambuus...
-
LMAO @how this one is known as nooca caluusha socodsiiya or something. From the looks of it, calool socoto uma eko, ee calool adag buu u egyahay... :eek: I thought that was saxan rooti saaran tahay, til I read NNC's post...Anoo is leh what hell is she on about, baan dee sawirka ku noqday! Alla maxaa igu watay? JB, wax uun aan post gareeyo meey kaa tahay?
-
War heedhe haya what happend to Adam? I really (and mean REALLY) liked the kid! He was one of a kind walahi...WHERE IS HE? Haduu isagii yahayna qofkan, what the hell happened to him?