Abdi2005

Nomads
  • Content Count

    300
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abdi2005

  1. Originally posted by General Duke: ^^^When did it become part of Mogadishu? Are you kiding with me? lool
  2. Originally posted by General Duke: ^^^Uthman, Galinsoor is in Galgaduud, and Banderadlay is 65 km from Galkacyu which is the beginning of Puntland. Dear I say you have a long way to go fighting in clan court country.. This war was needed to get the people behind the admin, many thanks IndaCade, Jacaybaro, you need to undertsand Puntland is going no where.. Seens when did Bandiiradley become part of Puntland? cajiib
  3. http://www.shabellenews.com/wareysiyo/shaweys.ram Jimcahan soo socotana markale ayuu ka qeyb gala doona barnamijkan.
  4. Originally posted by Allamagan: ^^^ ma dhahdidoo waan qaldamay maxay tahay indha-adaygaadan! Abdi2005, walaal sidii aad tiri miyeesan ahayn sidan, and I quote: quote: almost 90% of the land they control now belongs to one clan. haddana waxaad u badshay sidan: .....i said they make the overwhelming majority. What a self-contradictory!Lool, sxb labaduba wa isku mid ee maxaa ka qaldan? They , maxaakiimta really lack of transparency here, we cant see any somali Banadiri or somali bantus or other non H-clans in top leadership of this UIC. You cant see becouse you dont want to see, there are non H in the top leadership take for example Sh Maxamuud Sh Ibraahim Suuley and Sh Mukhtar Roobow(Abu Mansuur).
  5. Originally posted by Allamagan: quote:Originally posted by Abdi2005: The list will totally change when bay/bakol, Gedo, Puntland, Somaliland join, as for now its representative because almost 90% of the land they control now belongs to one clan. Discrimination in the UICs OK Abdi2005, forget about Jubooyinka (the 10%), so are you saying Gobolka Banaadir, Shabeelada dhexe, Hiiraan, shabeelada hoose solely belongs to that 1-clan you mentioned? and others like the somali Banadiri, somali bantus, other non H-clans that we all know live there have no say maahinoo? Dont put words in my mouth, i did not say it belongs solely to them i said they make the overwhelming majority.
  6. The list will totally change when bay/bakol, Gedo, Puntland, Somaliland join, as for now its representative because almost 90% of the land they control now belongs to one clan.
  7. Abdi2005

    Talks off!

    Originally posted by Nayruus: I would go even to say I disagree with Caddow to waste resources to travel to Khartoum. Why spend time and energy to talk out the Ethiopian agents in Baidoba to convince their masters to take their troops out of Somalia. It is clear war is inevitable. The courts already know the outcome, the TFG will not remove the ethiopian troops and thats what islamic courts want to use to legitimize their attack on TFG in Baydabo.
  8. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: What the...Qaabdaranaa maraxda. Weyba isla qumantahay, waliba indhashareerkaas qaabka daran. "indhashareerkaas qaabka daran"? I know now why you are always negative towards the UIC. Its better you stop hiding behind Indhacadde bla bla retoric, admit you are anti islamic or more correctly anti religious. You probably like to say to somali girls "war heedhe xijaabkan carabta ka timid maad iska dhigtiin"
  9. Aadan Saransoor oo xalay Baydhabo isaga baxay Aadan Saransoor oo kamid ah siyaasiyiinta Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa xalay ka ambabaxay magaalada Baydhabo,isagoo qabtay dhanka degmada Waajid ee gobolka Bakool. Saran soor ayaa la sheegay isaga iyo 5 kamid ah gawaarida dagaalka oo galbineysa in ay u socdaaleen dhanka Waajid halkaasi oo warar lagu kalsoon yahay ay sheegayaan in ay wadahadallo ku yeelnayanaan isaga iyo Masuuliyiin katirsan Maxkamadda Al Bayaan. Socdaalka Saran Soor ayaa la sheegay in uu ka horeeyay xiriir xagga telephone-ka ah oo Masuuliyiinta Maxaakiimta ay la soo sameeyeen Saran Soor,sidaasina ay ugu yeereen shir wadahadal ah. Dadka reer Baydhabo ayaa u arka talabaadaasi mid lagu go’doominayo dowladda FS,oo iyadu aan awood sidaas ah laheyn,waxaana dadka qaarkood ay sheegayaa in Saran soor laga yaabo dowladda in dagaal uu ku bilaabo. Dowladda FS ayaan wax hadal ah kasoo saarin socdaalka Saran Soor uu ku aaday Waajid,hayeeshee maalmihii lasoo dhaafay ayaa xiisad colaadeed waxaa ay ka dhex taagneyd Saran Soor iyo xubno kamid ah Dowlada FS. Jibriil Nuur Alghamidi Xafiiska MarkaCadey Muqidisho - Somalia news@markacadey.net
  10. Aadan Saransoor oo xalay Baydhabo isaga baxay Aadan Saransoor oo kamid ah siyaasiyiinta Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa xalay ka ambabaxay magaalada Baydhabo,isagoo qabtay dhanka degmada Waajid ee gobolka Bakool. Saran soor ayaa la sheegay isaga iyo 5 kamid ah gawaarida dagaalka oo galbineysa in ay u socdaaleen dhanka Waajid halkaasi oo warar lagu kalsoon yahay ay sheegayaan in ay wadahadallo ku yeelnayanaan isaga iyo Masuuliyiin katirsan Maxkamadda Al Bayaan. Socdaalka Saran Soor ayaa la sheegay in uu ka horeeyay xiriir xagga telephone-ka ah oo Masuuliyiinta Maxaakiimta ay la soo sameeyeen Saran Soor,sidaasina ay ugu yeereen shir wadahadal ah. Dadka reer Baydhabo ayaa u arka talabaadaasi mid lagu go’doominayo dowladda FS,oo iyadu aan awood sidaas ah laheyn,waxaana dadka qaarkood ay sheegayaa in Saran soor laga yaabo dowladda in dagaal uu ku bilaabo. Dowladda FS ayaan wax hadal ah kasoo saarin socdaalka Saran Soor uu ku aaday Waajid,hayeeshee maalmihii lasoo dhaafay ayaa xiisad colaadeed waxaa ay ka dhex taagneyd Saran Soor iyo xubno kamid ah Dowlada FS. Jibriil Nuur Alghamidi Xafiiska MarkaCadey Muqidisho - Somalia news@markacadey.net
  11. Aadan Saransoor oo xalay Baydhabo isaga baxay Aadan Saransoor oo kamid ah siyaasiyiinta Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa xalay ka ambabaxay magaalada Baydhabo,isagoo qabtay dhanka degmada Waajid ee gobolka Bakool. Saran soor ayaa la sheegay isaga iyo 5 kamid ah gawaarida dagaalka oo galbineysa in ay u socdaaleen dhanka Waajid halkaasi oo warar lagu kalsoon yahay ay sheegayaan in ay wadahadallo ku yeelnayanaan isaga iyo Masuuliyiin katirsan Maxkamadda Al Bayaan. Socdaalka Saran Soor ayaa la sheegay in uu ka horeeyay xiriir xagga telephone-ka ah oo Masuuliyiinta Maxaakiimta ay la soo sameeyeen Saran Soor,sidaasina ay ugu yeereen shir wadahadal ah. Dadka reer Baydhabo ayaa u arka talabaadaasi mid lagu go’doominayo dowladda FS,oo iyadu aan awood sidaas ah laheyn,waxaana dadka qaarkood ay sheegayaa in Saran soor laga yaabo dowladda in dagaal uu ku bilaabo. Dowladda FS ayaan wax hadal ah kasoo saarin socdaalka Saran Soor uu ku aaday Waajid,hayeeshee maalmihii lasoo dhaafay ayaa xiisad colaadeed waxaa ay ka dhex taagneyd Saran Soor iyo xubno kamid ah Dowlada FS. Jibriil Nuur Alghamidi Xafiiska MarkaCadey Muqidisho - Somalia news@markacadey.net
  12. Golaha Maxkiimta Islaamka oo dhawaan ku dhawaaqaya Maamulka cusub ee bedelay Maamulkii hore ee Sheekh Yuusuf Indha Cadde Warar ku dhow dhow Golaha Maxaakiimta Islaamiga ayaa sheegaya in uu socdo qorshe ay maamul cusub ugu dhisayaan gobolka Shabeellaha hoose oo uu horey u maamuli jiray Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cade oo Maxkamadaha u qaabilsan dhinaca ammaanka dalka.. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ay gobolkaas ay u magacaabayaan Maxkamadaha Islaamiga Sheekh Maxamuud Sheekh Ibraahim Suuleey oo ka mid ah mas’uuliyiinta Midowga Maxkamadaha,iyadoo uu haatan socda diyaarinta Maamulkaas Maamulka loo sameynayo Sh/hoose ayaa waxaa uu qeyb ka yahay maamul u samaynta deegaannada ay Maxaakiimtu ka taliyaan iyadoo la ogsoon yahay in afar casho ka hor uu maamul cusub u soo magacaabay Guddoomiyaha Golaha Fulinta Maxaakiimta Gobolka Shabeellla dhexe, isla markaana uu kala diray maamulkii KMG ahaa ee ka jiray gobolkaasi. Sheekh Maxamuud Sheekh Ibraahim Suuleey ayaa haatan la sheegaya inuu noqon doono hoggaamiyaha cusub ee Gobolka shabeellaha Hoose, walow ay jiraan Mas’uuliyiin kale oo la sheegayo inay madax ka noqon doonaan Gobolka shabeellaha Hoose. Midnimo
  13. We will know what truly happened tomorrow 10:00-14:00 local time, its the time when most somali websites get fresh reports from somalia.
  14. We will know the truth tommorow inshallah hopefully we will all see the extend of Barres defeat.
  15. Originally posted by General Duke: ^^^Second time the TFG troops go to But-Hakabo. What happened to all the millitias of the unbeatable courts. Lool, burhakaba was only under the controll of pro UIC militia and not by islamic courts. In due time you will se the power of the islamic courts inshallah.
  16. Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shuurada Dr. Cumar Iimaan Abuubakar ayaa shaaca ka qaaday in aanu jirin qorshe uu maamulkoodu ku doonayo inuu ku laayo madaxda Somaliland, qasna kaga abuuro gudaha Somaliland. Isla markaana wuxuu been abuur ku tilmaamay dekumenti muujinayay dhagaro Maxkamaduhu Somaliland la maagan yihiin oo ay saxaafadu faafisay. ______________________________ >Dr. CUMAR IIMAAN “Maxkamadaha Islaamiga way ka go’an tahay in ay dib u soo celiyaan midnimadii Ummada Soomaaliyeed†Dr. Iimaan oo wareysi siiyay Wargeyska Ogaal ee ka soo baxa Hargeysa ayaa caddeeyay in Maxkamadaha Islaamiga ay ka go’an tahay in ay dib u soo celiyaan midnimadii iyo sharftii Ummada Soomaaliyeed. Mar la weydiiyay Qoraal saxaafaddu faafisay oo uu ku saxiixnaa Sheekh Xasan Daahir Aweys Guddoomiyaha Shuurada kaasoo ahaa qorshahooda mustaqbal ee Soomaaliland ka damacsan yihin, wuxuuna yiri Dr. Iimaan kaga guurguurtay su’aashaasi:- “Waxaanu caddaynaynaa oo aan u sheegayaa Soomaalida, gaar ahaan wallaalahayaga Somaliland, waxyaalaha jaraa’idka lagu faafiyay in aanay wax sal iyo raad leh ahayn, oo ay wax been-abuur ah tahay. Sh. Xasan Daahir Shacbaan gudeheedii siduu u xanuunsaday, Ramadaanka bilawgiisii ayaa loo qaaday dalka Sucuudiga, wuxuuna ku jiraa Isbitaalka Mushtaafal Albaani ee Sucuudiga, isagoo Gaasterik uu hayo. markaa waxaan u caddaynayaa shacbiga Soomaalida, gaar ahaan Somaliland in aanay dhicin arrimaha gaarkooda ah inaan ka hadalay maalina Alle ha ka dhigee. Waxaanu aaminsanahay annagu dadka Somaliland inay yihiin dad wanaag sameeyay, sidaa darteedna aanu jecelahay in aanu wanaag ku wada dhaqano. Noola mid maaha marnaba dadkii aanu halkan kula dagaalanay ee ahaa qab-qablayaasha. Markaa wax naga suura-geli kara maaha, wax la geli karana maaha ummad jirta oo aamin ah, in dad ikhyaar ah oo ummadi xil u dooratay, in la yidhaahdo shirqool ha loo sameeyo, oo dad ha loo diro, oo dad masuuliyiin ah ha la soo dilo, oo ummaddaa khal-khal ha la geliyo. Taasi, taanu ka dagaalanay weeye, mana dhici karto wixii aanu ka dagaalanay in aanu ummad kale ku samayno. Markaa arrintaasi waa been, qof kasta oo caqli lihina waa garan karaaâ€. Mar la weydiiyay waxa uu yahay Muqifka Maxkamadaha ee dhabta ah ee ku wajahan Somaliland? Ayuu ku jawaabay. “Mid haddaan kuu sheego wallaalow, annagu ma ogolin, mana ogolaan karo oo diinteena iyo damiirkayaga ayaa noo diidaya dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in la kala jar-jaro, oo iyadoo cadowga danihiisa loo adeegayo in laga dhigo gobol kasta dawlad gaar ah, taas maslaxad diinneedna kuma jirto, waddaninimona kuma jirto, markaa taa annagu waanu diiddanahay. Laakiin, taa macneheedu maaha in aanu dagaal iyo qalallaase ku kicinayno Somaliland. Waxaanu aaminsanahay annagu reer koonfur ahaan haddii arrintayada aan xallino, in dadkaa wallaalahayo ah wixii dulmi ah ee hore u dhacayna aan uga garowno, kadibna maslaxadda guud aan isugu imaan karo, oo aan diyaar u nahay inay iyagu na hoggaamiyaan, oo ay madax noo noqdaan Soomaalinimaddiina aan halkaa ka sii ambaqaadno. Waa taas annaga siyaasaddayadu, laakiin wax dagaal ahi haba yaraatee ma jiro†“Mar haddii aad midnimadii sidaa ugu adag tihiin, lana sheegayo inaad dhalinyaro reer Somaliland ah halkaa ku tababartaan, wadaado halkan u dhalatayna idinla joogto, oo waliba maamulkiina madaxiisa ka mid yihiin, taasi miyaanay u ekayn inaad doonaysaan in aad dagaal midnimadii dib ugu soo celisaan?†wuxuuna ku jawaabay Dr. Iimaan: “Wallaalow, ninka wallaalkeen ah ee muslimka ah hadduu noo yimaado, oo camalkaa Islaamiga ah ee Maxaakiimtu wadaan uu dhinac ka soo raacayo, dee dhihi mayno, adigu Somaliland baad tahay, adiga Puntland baad tahay, dhihi maynee waa nin Soomaali ah oo muslim ah, hawshana wax buu ku leeyahay. Markaa dadka nala jooga ee xukunkaa dhinaca kaga jira, ee saraakiisha noo ah maaha macneheedu in Somaliland-nimo iyaga loo ictiraafsan yahay, ee waa nin Soomaali ah oo camalkan Islaamiga ah doonaya inuu qayb ka noqdo, waana soo dhawaynaynaa. Laakiin, taasi maaha in aanu duullaan diyaarinayno, haddii intuu naga tago Somaliland dego, oo meeshaa guryo ka samaystana cid hor imaan karta ma leh. Haduu halkan dego, oo nashaadkan wax ka galana wallaalnimo weeye, nooma bannaana inaanu nidhaahno hawshan kama qaybgeli kartid oo Somaliland baad tahay. Haddii aanu taa nidhaahno macnaheedu wuxuu noqonayaa, inaanu aaminsannahay Somaliland inay gooni ka tahay Soomaaliya, taana ma qabno. Markaa cid kasta waa soo dhawaynaynaaâ€
  17. UIC is a blessing from Allah as he promised in the quran "With Every Difficulty There Is Relief". And UIC is the relief from Ãllah efter 15 years of difficultys.
  18. Lool, your a way out if you think he meant Siyad Bares regime when he said "haraagii xukunkii hore". You dont have to be smart to know who this "xukunkii hore" was, dont go 15years back one month is enough and you will get your answer.
  19. Qaadisiya.com existed before the courts tok over muqdisho, it was an ordinary islamic website before that so the name has nothing to do with the islamic courts.
  20. You are underestimating the courts. Even if Superior force attack them it will be long and bloody war. And lets not forget the courts have the money they need for a big fight as they have the backing of muqdishos businessmen from hawalas to telecompanys. Its because of this grass root support the court have that i think ethopia and TFG will loose this war inshallah.
  21. idamaale lool, latest news from the website Dalka Jabuuti ayaa la sheegay in Hogaanka sare ee Midowga Maxaakimiinta ay ugu Deeqeen Laba Doomood oo ah kuwa aadka u dheereeya, si hadii xaalka Dalka Somaliya uu xumaado ay Magaalada Muqdisho ugu Cararaan dhinaca Dalka Jabuuti ama Eritrea"
  22. Originally posted by ScarFace: ^^^funny man I dont think he can count on the whole nation to go to jihad....the man called Indhacade got bloody cancer now...he looks like he sick in that pic hahaha see what happens when you make mockery out of our beloved religion.... p.s Ngonge it means you should join the jihad 2 I hoppe you are not in to idamaale propaganda?
  23. What is your source? this information seems to be very sketchy to me.
  24. Originally posted by Sharif_seylaci: yes becous i am an eheyle al beyt if your read the historical documents you will know So you sayng muhammad al mahdi amd iman yax ya never excisted war ummadu muslinky yanay ku maqleyn Its time for me to realize im talking to a delusional guy.