Abdi2005

Nomads
  • Content Count

    300
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abdi2005

  1. There is amazing report about the tactics used by the courts, it shows they are very organized and lead by experienced commanders. Dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay duleedka Magaalada Jowhar ayaa waxa uu ahaa mid loo adeegsaday qabashada ay Maxaakimta qabteen Magaalada Jowhar oo xarun weyn u aheyd Isbaheysiga La-dagaalanka Argagixisada doomo kuwa dheereeya oo gaarayay ilaa 8 doomo oo dhanka wabiga shabeele lagag soo talaabay. Doomahan oo la sheegay in ay ka soo tageen Degmada Balcad,markii uu dagaalku sii weynaaday,isla markaana ay adkaatay in si fudud gacanta lagu dhigo Magaalada Jowhar,ayaa waxaa saarnaa ciidamo gaareysay kontomeeyo oo ku hubeysnaa hubka cul culus iyo kuwa fud fudud,waxeyna ka soo talaabeen wabiga oo ay markii dambe gacanta ku dhigeen Saldhiga Booliska inta aanan laga soo talaabeen xadkii lagu dagaalamayay,iyadoo durbadiiba ay timid isku dhex yaac soo kala dhex gashay ciidamado Maxamed Dheere oo ka dagaalameysay aaga hore ee Duleedka Magaalada Jowhar,wuxuuna dagaalku ka socday labo dhinac oo ay ka mid yihiin Boorow iyo Duleedka Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Jowhar. Dagaalkii shalay ee ay Maxaakimta ay ugu awood roonaadeen Ciidamada Maxamed Dheere iyo kuwa Muuse Suudi ayaa waxa uu ahaa mid ay xeelad maskax ku adeegsadeen Maleeshiyada Maxkamadaha qabshada Magaalada Jowhar. midnimo
  2. Originally posted by Reality Check: quote:Originally posted by Abdi2005: If this is true and it happens then i will prepare myself for jihad, i pray to Allah that i fulfill this promise inshallah. And i will let the xabashis know that this will be end of ethiopian federation(colonization). lol@Jihad. Ok? What do you mean lol? this is series staff. You probably cannot understand, imagine yourself that the place etobians planing to invide is your city would that be also lol@Jihad?
  3. If this is true and it happens then i will prepare myself for jihad, i pray to Allah that i fulfill this promise inshallah. And i will let the xabashis know that this will be end of ethiopian federation(colonization).
  4. Nuune we should not start to exaggerate, somaliland is beyond the islamic courts reach atleast for now. The islamic courts wants to establish something similar to somaliland a stable region under islamic low for suthern tribes who where for the past 15 years under the control of bloodthirsty warlords.
  5. War Deg Deg Ah: Maxkamadaha Islaamiga ah oo la wareegay gacan ku heynta Magaalooyinka Baladweyne & Buulo-Burde, (Goor dhaw filo warkan oo faahfaahsan)... waagacusub
  6. Originally posted by General Duke: dagaal ooge Maxamed dheere oo ku dhuumanaya Xero ciidan oo godey kutaalla (Godey}14.06-06 Wararka ka imanaya magaalada Godey ayaa sheegaya in dagaal ooge Maxamed Dheere oo laga qabsaday magalada Jawhar uu hadda kusugan yahay xarunta ciidamada Militariga ee Birgaydhka Godey halkaasoo uu ku dhuumanayo. Im 99% sure that the man is not hiding but is imprisoned by ethopians on the order of cabdullahi yusuf, a sweet revenge by c/yusuf for calling him "saqajaan hebel hebel ah" and one warlord less to deal with in the future, Afduubka lagu suubiyeye Maxamed Dheere waxey aheed mid awoodisa lagu majaxaabinayey, maxa yeelay jowhar dagaalimimeeyso hadu Maxamed dhere maqanyahay, taasina waxey ila tahay cabdullahi yusuf wuu oga, maxa yeelay 3 sac ayey qaadatay dagalka Jowhar waana mid ka liidata dagaalki balcaad, wallahu aclam.
  7. With big probability baidhabo will be the next target as some news hints, will baidhabo fall with the help Boqol hore and Galadle like balcad did with the help of cabdi xaashi?
  8. Now C/yusuf will become a target, the parliament have voted yes to foreign troops.
  9. I dont thing somaliland and puntland have any thing to worry about, the courts are lead by intelligent people they know their limits and their strength, they didtn even rush to jowhar after balcad. But i would agree with you that baydhabo can become another jowhar as it is well within their reach .
  10. Originally posted by nuune: ^^^^ Waraa maxaa ka jiro in Xaabsade iyo Saransoor ay ku xannibanyihiin dalka Liibiya, waxaan maqley Yeey ayaa dabin iyo seeto u dhigey markuu intuu u kaxeeyey Liibiya yiri shirar baad ka soo qeeb galeysaan iyo seminaaaro tababar ah. waxaa la yiri YEEY waa siyaasi is nacey, labadan nin waa kuwii carqalad ku ahaa imaatinka dowlada ee Baydhabo, labadiina wuu iska musaafuriyey si aysan muran u keenin oo hadda maxaabiis ayey ku yihiin hoteel dalka Liibiya ku yaalo dhaqdhaqaaqna looma ogola iyo iney Soomaaliya ku soo noqdaan. Shaati iyo Shariifka ayaa qorshahan habeysan ka danbeeyey maadaama ay siyaasad ahaan iskaga soo horjeedaan Xaabsade iyo Saransoor. Sxbkiis, sii faahfaahi hee intaas aa la igu soo gamey ani Hmm thats interesting, this rises the issue of Maxamed Dhere in ethiopia and why he didt return to jowhar, can it be that he is forcefully healed by ethiopians on c/yusufs order?
  11. Maxakamdaha waxey qadeen dagaal oo aan cadi aheeyn, mid sidaas loo diyaargareeyey lama arkin ka dib dagaaladi ay soomaliay lagashay etobia. ..Jowhar waxayna wararku sheegayaan in dagaal labo afle ah ay saaka qaadeen maxkamadaha oo ay ka kala galeen dhinaca garoonka degmada iyo dhinaca soke, waxaana Macalin Xaashi oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee maxkamadaha islaamigu uu sheegay in ay haatan ku sugan yihiin xerada Kongo isla markaana ay gudaha u sii galayaan degmada Jowhar... harardhere ..Maleeshiyada Maxkamadaha ayaa labada dhinaca Magaalada Weerar kaga soo qaaday,iyadoo dagaalkan uu ahaa mid muddo badan la diyaarinayay... midnimo 3 goobood oo dhinacyada magaalada iyo bartamaha magaalada Jowhar ayuu ka soconayaa dagaalka shabellenews ..iyagoo dhowr jiha ka soo galay dhinaca Jowhar sidaasna ugu suura gashay in ay gacanta ku dhigaan magaalada Jowhar.. dayniile(propaganda)
  12. Originally posted by Nayruus: Maxamed Qanyare iyo Bootaan Ciise Caalin oo isaga baxay Magaalada Jowhar kuna sii jeeda Ceel-Buur iyadoo Qax balaaranna uu ka soconayo Magaalada Jowhar.. http://www.waagacusub.com/ The two men in ceel-buur? a city shared by the two clans they held from. I wonder how bootan ciise will be received by his kinsmen who excommunicated him after he refused follow there recommendations to abandon the aliens, now he stand alone and even fighting his own.
  13. Shaneemooyinka deegaanka suuqa xoolaha oo dib loo furay lagana daawaday Ciyaaraha Aduunka Deegaanka Suuqa Xoolaha oo ay dhawaan gacan heyntiisa la wareegeen ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ee Magalada Muqdisho ayaa halkaas ku xir xiray shaniimooyinka Degaankaas. Waloow Sheekh Shariif Sh Axmed oo ah Gudoomiyaha Midowga Maxaakimta uu qiray inuusan isagu amarkaas bixin ayaa muqato in saraakiil hoose ay amarkaas iyagu bixiyeen Link
  14. Originally posted by General Duke: Yusuf Siad Inda Cade, a self proclaimed Shiekh, who occupies the lower Shbbele thanks to his clans millitary hardware. Is close to Col Xasan Dahirm, Abdiqasin Salad Xasan and Daylaaf. This man who the UN monitoring group accuse of being a drug dealer, is damaging the image of the courts and their claim of being a real alternative to the norm, or the warlords. Inda Cade The man has always been under smear campaign, what other alternatives does his enemies have? the people who wrote the UN report was asked to name one single place where he grows drugs so that every one can see for themselves and they weren't able to do that, before that he was accused of having slaves workings in farms and many other staff.
  15. It was truly a miracle from Allah, the courts had no plans to capture the city but it was Allah's plan that the warlord should start a war that would be their end. Now even the SNA of Xuseyn Ceydid bow down to the power of the courts.
  16. What will be the fate of Maxamed Dhere? There is report which says that his militias in jowhar got an ultimatum to surrender and it will expire to night local time, will jowhar meet the same fate as balcad and dayniile tomorrow?
  17. Originally posted by Socod_badne: quote:Originally posted by ThePoint: If the stat is from Ibn Warraq - then I have a bridge to sell you in Brooklyn You can't sell me the Brookly bridge but I'll correct you. I presented no stats from Ibn Warraq, only used him as former muslims who knows more about Islam than the overwhelming majority of Muslims. With the intent to debunk the absurd suggestion that ignorance leads a muslim away from Islam. How do you know this person is an ex muslim? There is no information about his background, many scholars doubt he is what he claim he is. His polemical works is very popular amongs the missionarys.
  18. Originally posted by Sakhar: Sheikh Shariif for President! OMG, this dude really looks like scary, I wouldn't like to come up to him in a dark alley, it would really freak me out! Thats very immature of you, as they say "Beauty is in the eye of the beholder" what seems to be ugly to one is beautiful to another.
  19. Mogadishu 05 June. 06 ( Sh.M.Network) Midowga Maxaakiimta islaamiga ayaa saakay subaxanimadii la wareegay gacan ku heynta xaruntii lagu aas-aasay Isbaheysiga la dagaalanka argagixisada ee degmada Deyniile, iyadoo aan wax dagaal ah dhicin, ka dib markii ay is dhiibeen maleeshiyadii Max'ed Qanyare ee ku hartay halkaasi, iyadoo hub fara badana lagu wareejiyay Maxkamadaha. Gawaari dagaal oo aad u fara badan oo ay leeyihiin Midowga Maxkamadaha ayaa saakay waabarihii galay degmada Deyniile, iyadoo Afhayeenka Isbaheysiga la dagaalanka argagixisada Xuseen Guutaale iyo Faarax Garam garam oo ahaa taliyaha maleeshiyada Max'ed Qanyare ay ku wareejiyeen Midowga Maxaakiimta Gawaari dagaal oo gaareysa 25 baabuur oo kuwa dagaalka iyo qoryaha daran dooriga u dhaca oo aad u fara badan. 25 ka baabuur ee dagaalka ah ee lagu wareejiyay Midowga maxaakiimta islaamiga ayaa waxa ay isugu jireen 10 baabuur oo kuwa lidka diyaaradaha ah iyo 15 baabuur oo ay saaran yihiin dhashiikeyaal, iyadoo in ka badan 60 qori oo BKM ah na lagu wareejiyay Maxaakiimta islaamiga, kuwaasi oo uu iska lahaa Max'ed Qanyare Afrax. Wariyeyaal ka tirsan Shabelle ayaa ku sugan degmada Deyniile, kuwaasi oo sawiro iyo war bixino ka soo direy halkaasi oo dhowaan aa idiin soo gudbin doono. Max'ed Qanyare Afrxa ayaa habeen hore isaga baxay degmada Deyniile, ka dib markii uu ka cabsaday in uu ku go'doomo halkaasi. Dhinaca kale Xaruntii Max'ed Qanyare ee Oto Otada ee degmada H/wadaag ayaa sidoo kale Gawaari dagaal oo ku jirtey lagu wareejiyay Midowga Maxaakiimta Islaamiga. Arintaan ayaa ku soo beegmatay xilli xalay Ra'isulwasaare Geedi uu xilka ka xaquubiyay 4 wasiir oo ka mid ah golihiisa wasiirada oo ay ka mid yihiin Muuse Suudi, Qanyare, Cumar Filish iyo Bootaan Ciise. Xaruntii Max'ed Qanyare ee lagu aas-aasay isbaheysiga la dagaalanka argagixisada Maleeshiyada Max'ed Qanyare iyo hubkooda oo isku dhiibaaya Maxkamada beeshoda Qurac ku horyaala xarunta Max'ed Qanyare oo shir uu uga socdo Maxaakiimta islaamka iyo hogaamiyeyaasha dhaqanka beesha dayniile... >>> http://shabellenews.com/2006/june/n7375.htm
  20. Originally posted by Sakhar: ...All the warlords have ceased to exist and are on their run. Ilqeyte together with the minister of religious affairs have found refuge in Baidoa! The Union of Islamic courts will soon inshallaah announce an "Islamic government" in Moqadisho! Not all warlords unfortunally, Aidid and Cusman caato are still there and they controll some parts of muqdisho. If we putt aside Cusman cato who have few militias under his controll unlike Aidid who is one of the biggest warlords in Muqdisho.
  21. Originally posted by Castro: So the "Islamists" are in hot pursuit on their way to Jowhar. Hopefully the people of Jowhar will trap the killers (Qanyare and Yalahow) and keep them there till the courts arrive. Then summarily kill them in broad day light, in full view of cameras with a knife to the neck and chest. Nothing else will send a message to these cowards. The courts are not that ignorant. As long as they dont do something like that people of muqdisho will support them.
  22. Mogadishu u 04 June. 06 ( Sh.M.Network) Midowga Maxaakiimta islaamiga oo kaashanaya maleeshiyooyinka Macalin Xaashi ayaa xoog kula wareegay gacan ku heynta degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe, ka dib dagaal qaraar oo ka dhacay maanta deegaano ka tirsan gobolkaasi..>>> http://shabellenews.com/2006/june/n7369.htm
  23. Originally posted by HornAfrique: quote: most of galgaduud and gedons on the courts side are related to Shekh Dahir Aweys(abtiyashiisa). That is a baseless accusation sxb. Sheikh Dahir Aweys' maternal relatives are infact from Galgaduud, Balanbale to be exact, but to say he is getting support from clans in Gedo Galgaduud because of that aspect is baseless. I can say this much. There are Somalis from all walks of life and backgrounds fighting for the courts and even a very publicized killing of a son of a minister in the Somaliland cabinet. All those individuals fighting for the Courts are fighting because they truly share the ideology of the Court and not because they share any clan connection however minuscule. If there are men fighting for the Courts from clan backgrounds of Gedo, Puntland, and Zone 5, I can tell you this much about them. Those are men that would not hesitate to fight in Puntland or Gedo or against their own relatives in the hopes of kindling their ideology into the political arenas of our peoples. Proof? They have done it in Boosaaso and other areas in Puntland in the early 90's and they had done it in Luuq, Beled-Xaawo and other areas in Gedo in the 1996 onwards. So if you are going to accuse them of something, accuse them of something tangible. Do not bring the usual wishy-washy remanants from the Somali rumour mills. I think you are exaggerating my words, i didt claim the entire clan from gedo/north galgaduud support him. I said there is is people from this aria on the courts side and they are very few mostly from shekh Aways blood relation. It doesn't matter if they are from gedo or puntland they are with the courts for ideological reasons and not qabil as bashiir rage wants the people to believe(hebel hebels from gedo wana kill us and etc..)
  24. There is some truth to it, there is no doubt there is somali on the side of Islamic courts from north galgaduud, Gedo, and puntland arias. But they are small numbers, most of galgaduud and gedons on the courts side are related to Shekh Dahir Aweys(abtiyashiisa). In the end its big exaggeration from the bashir rages side who as all warlords always make things into tribal issue to get support from their kinsmens(heble heble ayaa nugu soo duulay).