Abdi2005

Nomads
  • Content Count

    300
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abdi2005

  1. Mogadishu 22, April.07 ( Sh.M.Network) Waan waan nabadeed oo lagu doonayo in lagu qaboojiyo dagaalada 4ta maalmood ka soconaya magaalada Muqdisho ayaa soconeysa magaalada Muqdisho. Sida uu shabelle u xaqiijiyay Afhayeenka dhinaca siyaasadda ee beelaha ******, Waanwaantaan nababeed ayaa ka dambeysay ka dib markii xiriir ay la soo sameeyeen saraakiisha ciidamada Ethiopia ee ku sugan Muqdisho oo amar ka heysata madaxda xukuumadda Adis-ababa. Waxa uu sheegay in hadalkaan uu soo baxay galinkii dambe ee xalay ka dib markii uu isaga shaqsi ahaan la soo xiriirey Gen. Gabra, kaasoo ku war galiyay in Boqor Buur-madoow uu wakiil ka yahay dowladda Ethiopia, isla markaana ay u xilsaartay in uu dhex dhexaadiyo odayaasha beelaha ****** iyo ciidamada Ethiopia. Mar wax laga weydiiyay in ay dhaqan gali karto waanwaantaan cusub ayuu ku jawaabay in markii horeba iyagu bilaabeen xabadda haatanna haddii ay joojiyaan dhinacooda ay ka istaageyso xabadda. Arintaan ayaa ku soo beegmatay xilli wali dagaalo ay ka socdaan caasimadda Somalia. http://shabelle.net/2007/April/n11356.htm
  2. Another trip to Adis in few days, Gabra asks again for ceasefire, things are going bad for the traitors. Wafdi uu hogaaminayo C/laahi Yuusuf oo si kadis ah galabta ugu duulay Adis-ababa Click here to find shabelle news in English Baydhabo 22, April.07 ( Sh.M.Network) Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Somalia, C/laahi Yuusuf Axmed oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo ka dib markii uu socdaal ku tagay magaalada Adis-ababa ayaa maanta mar kale booqasho kadis ah waxa uu ku gaaray magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia. Booqashadaan oo ah mid kadis ah oo aan horey loo qorsheyn ayaa Madaxweynaha dowladda waxa uu kulamo albaabada u laaban yihiin uu kula qaadan doonaa Mas'uuliyiinta magaalada Adis-ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Wakaaladda Wararka ee dalka Yemen ayaa waxa ay ka soo xigatay diblumaadsi African ah in booqashada Madaxweynaha ay ku wehliyaan xubno uu ka mid yahay Gudoomiyaha shirka dib u heshiisiinta Qaran Cali Mahdi Max'ed iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan xukuumada Somalia. Diblumaadsigaan ayaa sheegay in Madaxweynaha iyo wafdiga la socda durbadiiba ay kulamo looga hadlayay xiisadaha ka jira Somalia ay la qaateen Ra'isulwasaaraha Ethiopia Males Zenawi. Waxaa la tilmaamayaa in booqashada Madaxweyne C/laahi Yuusuf ay timid ka dib markii casuumaad deg deg ah uu ka helay Madaxda xukuumadda Adis-ababa. Arintaan ayaa waxa ay ku soo beegmeysaa xilli Madaxda Adis-ababa ay xiriiro la soo sameeyeen saraakiishooda ciidamada ka jooga Somalia si ay u bilaabaan wada hadalo ay la yeeshaan xoogagga ka soo horjeeda. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka ambabaxay maanta galinkii dambe magaalada Baydhabo, isagoona maalin ka hor ka soo laabtay magaalada Adis-ababa, waxaana booqashadaan ay tahay mid kadis ah oo aan horey loo sii shaacin. http://shabelle.net/2007/April/n11362.htm
  3. A lot of concerns for lower shabelle and a cheer up for killing the people in banadir? Its clear to us that you dont realy care about lower shabelle its only a tool you use for your propaganda other wise why blunder from the crimes comitted by your uncle Abdullahi dabbadhillif. Inshallah hes days are numbered and he will become double loser firs being amxaro dabbadhillif and two becoming on the losing side despite being dabbadhillif to amxaro kkkkkkkk
  4. Back with indhacadde card again, we know what that means looool.
  5. The poor xabashis dont know how to fight an urban warfare, they are chanceless and thas cowardly shell the entire city. Muqdisho, Axad, April 22, 2007 Simba Radio Afhayeenka beelaha ****** Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo maanta Wareysi siiyay Idaacada Simba ee magaalada Muqdihso ayaa sheegay in saraakiisha ciidamada Ethiopia ay kasoo codsadeen in xabad joojin ay sameeyaan. Axmed Diiriye ayaa sheegay in dambiyo dagaal oo xoogan ay ciidamada Ethiopia ka gesyteen gudaha magaalada Muqdisho. Afhayeenka beelaha ****** Nabadoon Axmed Diiriye Cali waxuu sidoo kale sheegay in kulanka maanta laga yaabo inuu dhex maro iyaga iyo saraakiisha ciidamada Ethiopia. Axmed Diiriye waxuu sheegay hadii ay dhacdo in la isku afgaran waayo kulanka ay yeelanayaan iyaga iyo saraakiisha ciidamada Ethiopia uu dagaalka sii socon doono. http://simbanews.com/news/News%2022%20Apr%205.htm
  6. Allahu Akbar!!! Allahu Akbar!!! Diyaarad duqeyn ka geysaneysay Muqdisho oo gantaal lala beegsaday >>>Simbanews
  7. Askar Ethiopian ah oo lagu laayay Wadada Warshada iyadoo Gaari URAL ah laga gubay. Dagaalkii xooganaa ee saaka ka qarxay magaalada Muqdisho, ayaa weli soconaya, ayada oo ciidamada Ethiopia ay la dagaalamayaan kooxo kasoo hojeeda joogitaankooda magaalada caasimadda ah. Dagaalka ayaa sii xoogeystay wixii ka dambeeyay duhurnimadii maanta, markaasi oo ciidamada kasoo horjeeda kuwa Ethiopian-ka ah ay awoodooda ay soo korartay. Waxa uu si xoogan dagaalka uga socdaa agagaarka isgoyksa Ifka-Xalan ee magaalada Muqdisho >>>simbanews
  8. My brother in law knew this man he was mashallah, wadaadkan wuxuu ka mid aha sarakiisha Maxakimta ee Suuqa xoolaha.
  9. Kun Qori oo lagu kala iibsaday Cirtoogtaha Bakaaraha oo.. Mar aan booqanay Suuqa lagu kala iibsado hubka ee Cirtoogte ee Bakaaraha ayaan u kuurgalnay qaabka loo kala iibsanayo Hubka iyo waliba kuwa soo galaya suuqaasi. Qiimaha hubka ayaa cirka iska shareeray kaas oo lagu macneeyey dagaalada ka soo cusboonaaday Magaalada Muqdisho ayaa mid ka mid ah ragga ka ganacsada suuqaasi oo lagu magacaabo Max’ed Abshir uu noo sheegay in qoriga K47 uu marayo $350 Doolar, sidoo kale qoriga Dabamiishaarka ama Dabajeexa ayaa isna maraya $6,000 oo Doolar oo ah qorey si baas ah u dhaca, isla markaana rasaastiisu ay jirto silsisad intii aan doonto aad isticmaali kartid. Max’ed Abshir waxaan weydiinay in hub uu soo galay suuqaasi, waxa uuna ku jawaabay "Wallaahi haddii aan runta kuu sheego labadii maalmood ee ugu dambeeyey suuqaan waxaa lagu kala iibsaday ilaa iyo kun Qori oo K47 iyo Lixdan qoriga Dabamiishaarka ah", waxaan sidoo kale weydiinay halka uu habkaasi ka soo galay, waxa uuna noogu jawaabay "Waxaan qoryahan ka gadanay Ciidamada Dowladda oo qoryahooda la soo baxsaday, kuwaas oo doonaya in ay ka dhigtaan jiscin si ay ugu gaaraan gobaladii ay ka yimaadeen". Max’ed Abshir waxa uu sheegay in maalmaha soo socda uu suuqaasi soo galo hubkii ugu badnaa, isagoo sheegay in ay soo gaareen fariimo fara badan oo la xiriira in suuqa uu u soo socdo hub tiro badan, hase yeeshee Salaad Cali Jeele oo ah Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga ayaa waxaa laga soo xigtey in uu sheegay in aysan jirin qoryo lagala baxsaday Dowaldda Federaalka. http://www.somalitalk.com/2007/mar/27mar0107.html
  10. http://www.waagacusub.com/cabdcmaxbus.htm Cabdi Casiis Cabdilahi oo ah wiil 16 jir ah ,una dhashay Somaliland ayaa lagu guuleeystay in laga sii daayo Maxaabiis fara badan oo ay xoogaga ****** ku qabteen dagaalkii Gaashandhigga ee lala galay Isbahaysatadda dalalka IGAD gaar ahaan Askar reer Puntland ah.
  11. My wife have contacted her mother five minutes ago in suuqaxolah and she told her heavy fighting is going on there and she sow four dead ethiopians dragged in the streets, its not the same ones as in shiirkole.
  12. Originally posted by General Duke: Abu, tell the charcoal merchants & scrap merchants that President Yusuf is here to clean up the town, as he is known to do. Anyhow a few noises does not bother an old warrior & and a master of war. Dont cry when these groups are brought to justice saxib. Mogadishu is the seat of government, wow a great sentence.. The old national traitore(warrior?lool) will get what he deserves and muqdisho will be his end inshallah. I hoppe he will not run from muqdisho again.
  13. We know who the real crimimals are firing on civilians deliberately because they cant get the fredom fighter, they are using nazi tactic by punishing the closest to the fighters and that is rer muqdisho. Inshallah this ugly forces will run one day with their tales between their legs.
  14. Its no secret any more your dark forces polecy is if we get fire we will fire agains the city. Inshallah your coward foreces will pay one day for deliberately targeting innocent people. http://shabelle.net/2007/march/n10891.htm
  15. How can this caword(c/yusuf) claim to be somali-president when his foreces shell the civilians as punishment? This ugly president is only intrested in power and dousent give a dam about any one else. http://shabelle.net/2007/march/n10891.htm
  16. Originally posted by Suldaanka: As they say Dirxigu dantiisa ayuu qudhunka ugu jiraa. kkkkkkkkkk
  17. KKKKKKKK Its becoming more like MJ goverment, Baribari becomes ambassader to EU? I think no one will doubt any more the claim that C/yusuf is the wors qabyalist faar more than what Siyad Barre was. Does ina Yeey think the somali people are blind?
  18. The victory will come inshallah, the tide is changing globally as Dr Al-Zawahiri said "The days are pregnant and giving birth to new events with Allah’s permission and guidance". I think personaly that an american defeat in iraq and Afganistan will also pave a victory for islamic courts in Somalia. Many are disappointed at the courts for retreating and abandoning their fronts, but what the islamic courts did was the right thing because they would not be able to hold this fronts for ever, americans would never let ethiopians to be defeated. So they had two options total defeat without possibility to recover or change the tactic. And we have all seen what the Americans did afterwards they ware involved in it 100%. Every thing is now in order ther was recently a news posted in somalitalk.com reporting that islamic fighter were seen i Buale and other citys buying food and then going back to the forests.
  19. Ciidanka Midawga Maxaakimta oo lagu arkay Duleed Degmada Afmadow iyo Kismaayo Posted to the Web Feb 01, 09:59 Kismaayo:-Wararka lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaray Magaalada Kismaayo ayaa ku soo waramaya in ciidamada MMI ay markii ugu horeysay lagu arkay iyaga oo kooxo yar yar u socda Duleedka Magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadow taas oo ay xaqiijiyeen dadka reer guuraaga ah . Ciidankan ayaa waxa uu ku hubaysan Yahay Hubka noocyadiisa kala duwan waxaana ay u muuqataa kuwo dib u habeyn weyn sameeyey una diyaar garoobay dagaal dheer oo ku dhufo ka dhaqaaq ah . Ciidamadan ayaa dhow dagaal oo kharaar la garay Ciidamada Itoobiya iyo kuwa DFGM iyaga oo jab weyn u geystay Ciidamo faro badana ka dilay kuwa Itoobiya . Ciidamadan ayaa waxaa si toos ah u Hogaaminaya Sh Xassan Daahir Aweys iyo Sh Xassan Turki waxana joogaan Dhamaan Koonfurta Soomaaliya iyaga oo u socda Kooxo yar yar Ciidanka Itoobiya iyo Mareykanka ayaa Dhow jeer Isticmaalay Diyaaradaha Dagaalka ka dib markii ay ku Jabeen Dagaalka Dhulka maadaama aysan aqoon u lahayn Dhulkaas oo ah mid Howd ah Ciidanka MMI ayaa waxaa isa soo taraya in ay hayaan 11 Askari oo Mareykan ah iyda oo aad Isbuucaan looga baahshay arinkan inkasta oo MMI uusan ka hadal mareykankana uu dafiray http://www.halgan.net/view_article.php?articleid=5158
  20. Audio from one of the greatest shekhs, "any one who is with Mele Zenawi is kaffir like him..." "May Allah give them victory(Islamic courts)" http://www.xornimo.com/Muxaadarooyin/fatwo1.ram
  21. He did not surrender nor was he captured, it was on american request that he came over to kenyan side. Other wise why all this secrecy and take him to 5 star hotel?
  22. Its very clear the Ethiopians dont have the strength and the means to stay for long in somalia, the only reason they where able to reach mogadisho was after the courts pulled out and changed their tactics because off the american involvement on the side of ethiopias.
  23. Originally posted by raadamiir: ^^^IF you are a dowladiid you don't have a place in Somalia. We dont consider an xabashi installed government as doowlad, the people will never accept a president and primeminister that rides on xabashi helicopters and tanks, the time will come inshallah when this government will be kicked to Adis Ababa where it belongs too.
  24. The americans are helping the poor xabishis after they where heavily defeated loosing 4 helicopters, many tanks and almost 1000 solders in dhoobley and kulbiyo. Latest news Kulbiyow waxaa Si xoogan uga soconaya Dagaalo Kharaar
  25. This will be remebered in history, never has ethiopians enterd muqdisho, but today they did with the help of their againts, Inshallah the national traitors will pay for this betrayal which is of the highest magnitude ever to happen in somali.