Abdi2005

Nomads
  • Content Count

    300
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abdi2005

  1. Dagaallo khasaaro badan gaystay ayaa weli waxay ka socdaan duleedka Baydhabo ayadoo ciidamada dawlada oo ay taageerayaan Itoobiyaanka iyo ciidamada Maxaakiimta Islaamiga ay hataan si aan kala go’ lahayn ugu dagaalamayaan bariga magaalada Baydhabo , gaar ahaan deegaanka u dhaxeeya Baydhabo iyo Moodamoode. Magaalada Baydhabo daafaheeda Bari waxaa si wayn looga maqlayaa guuxa madaafiicda culus oo ay labada ciidan isku garaacayaan. Waxaa la arkayaa dayuuradaha quamaatiga u kaca [helicopters] ee ay leeyihiin ciidamada Itoobiyaanka oo dhaawacyo ka soo daadguraynaya jiida hore ee daagaalka oo ku degaya dhawr goobood oo uu ka mid yahay garoonka dayuuradaha ee Baydhabo. Degmada Buurhakaba waxaa lagu dawaynayaa oo loo qaadayaa dhaawacyada ciidamada Maxaakiimta Islaamiga . Dhinaca Iidaale ee xigta Diinsoor waxaa sidoo kale ka socda dagaal qaraar. Dagaalkan dib u bilowday oo socda maalintii labaad ayaa waxaa uu u muuqdaa mid aan waxba la isula harin. http://baidoa.wordpress.com/
  2. Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamo ka soo goostay dowladda KMG oo gaaraya 200-askari ay caawa gaareen degmada Diinsoor ee gobolka Bay. Warka ayaa intaa ku daraya in ciidamadaasi oo ah tiradii ugu badneyd ee ka soo goosata dowladda federalka KMG ay ka dambeysay goosashadooda kaddib markii ay uu khilaaf soo kala dhex galay taliyihii hoggaaminayay iyo mas’uuliyiinta sar sare ee dowladda, wuxuuna sheegay sarkaalkii hoggaaminayay ciidamadaasi in ay u dulqaadan waayeen amaro uga yimid madaxdaasi, balse uusan faahfaahin ka bixin. Labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa isa soo tarayay ciidamada ka soo goosanaya dowladda federalka iyadoo shalayna lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho ciidamo ku hubeysaa baabuurta ay ku rakiban yihiin hubka lidka diyaaradaha kuwaasoo ka soo baxsaday dowladda, mana jiraan wax war ah oo ka soo baxay dhinaca dowladda oo ku aadan ciidamadaasi. http://www.goobjoog.net/news/128/ARTICLE/4459/2006-12-16.html http://allgedo.com/wararka/newsid421.htm http://shabelle.net/2006/december/n9828.htm
  3. Its easy to spot the salah of munafiqin.
  4. kkkk reinforcement, maskinta badankood luug ayey ku tagen, diif aya ka dareerayey markey gaaren Buurdhuubo.
  5. Ciidamo aad u fara badan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in ay ka baxsadeen Dowladda KMG ah, kuwaasi uu ku jirey xerada Manaas ee duleedka magaalada Baydhabo Ciidamadaan oo tiradooda lagu sheegay in ka badan 70 , kuna hubeysan gawaari dagaal ayaa waxa ay u baxsadeen dhinaca gobolka Gedo, halkaasi oo markii horeba laga soo uruuriyay...>>>Allgedo
  6. There is no relation between USC and ICU except that they are from the same clan, which Kamaludin jumps on sens he have animosity against that clan. If he have something against USC then he shouldn go further than Baydhabo where all the former USC thugs are.
  7. Are you retired man? can you even read af Somali? wale nin fiyoob matihid.
  8. Askar tigrey weyba yihin technically, the big boz is melezenawi. When melezenawi said hand over Baydhabo and Galkayo airport c/yusuf and Gedi said yes sir. When Melezenawi said empty your somali solders from daynuuney c/yusuf and Gedi said yes sir. When melezenawi said hand over puntland telcomunication c/yusuf said yes sir, but Cadde Musse didnt agree on that for once, we can go on and on. A/yusuf and Gedi are national traitors taking orders from Ethiopia.
  9. *******please no clan names********* [ December 09, 2006, 11:24 PM: Message edited by: Admin ]
  10. If its true then its tactical decision from the courts side to attack Baydhabo from two sides southwest and southeast.
  11. Its only for the pictures dud, its symbolical. Even adults are not allowed to have weapons in muqdisho now days let alon children.
  12. Maxkamadaha islaamka oo ka warbixiyey dagaalka Diinsoor ka soconaya. Published: 08 December, 2006 14:13 Maxkamadaha islaamka ayaa ka warbixiyey dagaalka ciidamada Ethiopianka ay maanta kusoo qaadeen degmada Diinsoor ee gobolka Baay waxa ayna sheegeen in dagaalkaasi ay khasaare ba'an ugu geysteen ciidamada Ethiopianka. Ku xigeenka madaxa amniga maxkamadaha islaamka Sh Muqtaar Roobow Abu Mansuur oo saxaafada war siiyey ayaa sheegay in ay la wareegeen 4 gaari oo 2 ka mid ah ay yihiin gawaari qoriga zuuga uu saaranyahay in labo gaari oo UD-ah oo rasaas xoogan ay saarnayd. Abu Mansuur waxa uu sheegay in ciidamada Ethiopianka ee weerarka kusoo qaaday DIinsoor ay dib u waabiyeen isla markaana ay ku qasbeen in u durkaan dhinaca magaalada Baydhabo. " Alle mahadii waan jabinay ciidamada xabashida ee maanta Diinsoor weerarka kusoo qaaday ,waxaana kala wareegnay 4 gaari iyo tuuladii ay weerarka kasoo qaadeen " ayuu yiri Abu Mansuur. Ma jiro war cadeynaya sheegashada maxkamadaha islaamka oo kasoo baxay ciidanka dawlada iyo kuwa Ethiopianka ee maanta weerarka ku qaaday degmada Diinsoor. Jibriil Nuur Alghamidi Wakiilka MaraCadey - Mogadishu
  13. Ciidamada Mujaahidiinta Soomaaliyeed oo jab ugu geystay Ciidamada Tikreega Deegaanka Diinsoor oo ay weerar kusoo qaadeen. Diinsoor, 08-December-06 ( Qaadisiya.com) Ciidamada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ayaa jab lixaad leh gaarsiiyay ciidamada Tikreega iyo kuwa la socda ee calooshood u shaqeystayaalka ah ee ku soo duulay degmada Diinsoor ee gobolka Bay. Ciidamo Tikree ah iyo kuwa ka tirsan kooxda C/llaahi Yuusuf ayaa manta ku soo duulay degmada Diinsoor,waxaana jilibka u dhigay ciidamada maxkamadaha islaamiga iyo dadka deegaanka. Wararkii ugu danbeeyay oo ay shabakada islaamiga Qaadisiya ay ka soo xigatay saraakiisha ciidamada maxkamadaha ee ku sugan furinta hore ee dagaalka ayaa sheegaya in Allaah uu garabkooda ka baxay ciidamadii duulaanka ku soo qaaday degmada Diinsoor,ciidamada maxkamadaha islaamiga ayaa eryanaya Tikreega iyo kuwa la socda ee sheeganaya Soomaalinimada. Saraakiisha ayaa intaa ku daray in aaney haatan ka hadli Karin khasaaraha lagu dhigay cadawga,waxa ayna ballan qaadeen in saxaafada ay u soo bandhigayaan jabka cadawga Alle lagaarsiiyay. Ciidamada maxkamadaha islaamiga ayaa ku sii siqaya fariisimaha cadawga,waxa ayna wacad ku mareen in ay sii wadayaan halganka ilaama ciidamada Tikreega laga saarayo ciida Soomaaliyeed.
  14. Diinsoor: Dagaalkii Diinsoor oo lugu jabiyay Ethiopiankii iyo maleeshiyaadka lasocday (2 qori oo Zuu ah iyo Gaawiradoodii iyo 2 Gaari oo waaweyn oo xamuul ah oo siday saanaddda hubka iyo sahayda ciidanka Ethiopianka iyo maxaabiis badan oo laqabsaday) Wararka rasmiga ah ee Godeynews kusoo gaaraya khadadka Thurayaga ee jiidda hore ayaa sheegaya in dagaalkii maanta kaqarxay deegaanka Diinsoor lagag awood roonaaday ciidamada Ethiopianka iyo maleeshiyadkii dawladda Soomaaliya ee fariisinka kuleh Baydhabo. Waxaan idin heynaa wararki oo faahfaahsan illaa iyo hadda waxa dhacay; Dagaalku waxu kadhacay meel 30km ujirta magaalada Diinsoor oo kaga beegan dhinaca magaalada Baydhabo, kaasoo sida maxaakiimtu sheegayaan ay soo qaadeen ciidamada Ethiopianku oo kaashanaya maleeshiyaadka dawladda soomaaliya. Waxaa ciidamada Ethiopianka laga qabsaday 2 gawaari oo kuxiran yahay qoriga Zuuga iyo 2 gawaari oo waaweyn oo sida rasaas iyo saadka ciidanka. Illaa iyo haddana wararka rasmig jiidda hore ayaa waxay noosheegayaan inay si fiican uga adkaadeen Ethiopianki, isla markaasna ay kusii daba jireen firxadkii ciidamada Ethiopianka iyo maleeshiyaadkii dawladda. Dhinaca kale xarumuha goballada Jubbooyinka ee Bu,aalle iyo Kismaayo ayaa iyadana laga soo sheegayaa inay kadhacayeen xabaddo dabaal deg ah oo lagu muujinayo guusha ay gaareen ciidamada MMI ee Jubbooyinka oo wali kuraad joogo kuwa Ethiopianka oo laga itaal roonaaday. Rasaastii dagaalka ayaa wali socota oo aan istaagin, balse waxaa warsidaha Godeynews loo xaqiijiyay in laisla gaaray dhul kasii fog meeshii markii hore dagaalku kaqarxay oo katirsan degmada Baydhabo oo dawladda iyo ciidamada Ethiopianka ahba fariisin u ah. Dhinaca dawladda ayaan iyadu wax war ah kasoo saarin jiritaanka dagaalkana iyo guusha ay ciidamada maxaakiimtu sheeganayaan. Waxii war ah ee iska taro khasaariha Dagaalka Diinsoor kala socda Godeynews.com oo jiidda hore kasoo waramaysa. Godeynews.com, Kismaayo-Desk
  15. BOOSAASO : Iskohor-imaad hubaysan oo dhexmaray Booliska Boosaaso iyo dad Masaajid ku tukanayay kadib markii.... Posted to the Web Dec 08, 13:55 Boosaaso:-Ka hor intaan la akhrin Khudbada Salaada Jimcaha ayaa Masjidul-arashiid oo ka mid ah Masaajidada waawayn ay yimaadeen Ciidanka wata dhowr Taknikaha waxayna iskudayeen in ay ogaadaan khudbada uu Khadiibku akhrinayo mawduuca ay ku saabsan tahay iyo in la soo mariyay oo ay fasax ka haysato Wasaaradda Caddaaladda hase ahaatee waxaa si wayn ay uga caraysiisay tallaabadan dadkii halkaasi ku tukanayay waxayna qoryo la fuuleen masaajidka korkiisa waxaana halkaasi ka bilaabmay iswaydaarsi rasaaseed iyo dhagaxtuur. Kadib markii ay rasaastu bilaabmatay ayaa waxaa halkaasi isa soo dhoobay dadwayne aad u badan oo ka soo baxay xaafadaha agagaarka Msaajidka waxayna dhagxaan la dhaceen Ciidankii halkaasi yimid , waxaana dhagxaantaasi ay waxyeelo ba'an u gaysteen baabuur badan oo halkaasi yaalay oo ay inta badan wateen dadkii Masaajidka ku tukanayay. Lama sheegin wax khasaare ah oo soo gaaray dadkii Masaajidka ku tukanayay iyo Ciidanka Booliska inkastoo muddo ay rasaasta la iswaydaarsanayay. Tallaabadan ay Ciidanka Boolisku qaadeen ayaa ka dambaysay kadib markii maalinimadii shalay ahayd ay Wasaaradda Caddaaladda Puntland ay soo saartay qoraal ay ku sheegayso in aan wax Maxaadaro iyo Khudbad ah aan la qaban karin taa soo aan la soo marin ama fasax ka haysan Wasaaradda Caddaaladda Puntland. Axmed C/salaam Garoowe ,Puntlandpost.com
  16. A/yusuf was traitor he lead the habashi army that captured balanbale in 82 that is fact, the man lost the election in puntland he run to melezenawi for help, where is the bravery? There is nothing brave about this national traitor despite having over 5000 government troops and puntland administration on his side he still needs help, where is his bravery? the man has always been a coward and xabashi lover and inshallah just like in 82 he will be again humiliated. My father was with him in SSDF, the man would even sell his mother to the devil to get in power, Siyad Barre would be considert as angel compered to this man.
  17. Originally posted by General Duke: quote:What is there moral? how many of them wold stay when the bullets start flying? 80% is faith and the rest is the fire power, so how much use will this poor africans have? C/yusuf have already 3 times more government troops than the courts and add to that atlest 8000 ethiopian solders and still he needs more help? why? To take over the country mate.. And you have your fingers crossed saying yeah yeah finely my uncle will become Hamid Karzai of somalia with the help of United States of Africa? kkkkkkk ild say good luck with your dreams pal.
  18. What is there moral? how many of them wold stay when the bullets start flying? 80% is faith and the rest is the fire power, so how much use will this poor africans have? C/yusuf have already 3 times more government troops than the courts and add to that atlest 8000 ethiopian solders and still he needs more help? why?
  19. Originally posted by Sheikh Yusuf: Dialogue that took place between a journalist and his friend and Hassan Dahir Aweys and his six men entourage, when they met last november in a Cairo hotel, where Hasan Dahir and his delegation had talks with the Egyptian Intelligence Services, that ofcourse are well-renowned for prosecuting and killing their leading ulama! Xasan Dahir Aweeskii aan soo arkay! Magaalada qaahira xarunteeda wasaaradda arrimmaha dibadda waxaa ka dhacey bisha nov kulan ey isugu yimaadeen sir doonka dawlada masar oo hada xiiseenaya arimaha somaliya shirkan waxaa,gudoominayey,Gudoomiyaha Golaha Shuurada Maxaakimta Soomaaliya Sheekh Dahir Aweys ayaa qiray in Heshiiska ay wada gaareen Dowladda masar iyo Maxkamadaha uu ahaa mid sidaan udhacay, "Marka hore waxaan boqday hotelka uu deganaa xasan dahir awes ee la yiraahdo le marindian hotel. Ookuyaala wadada salaax saalid ee aada cairo international airport. Markii anu hotelka tagnay waxaa nasii kaxeeyey aniga iyo saxiibkay abdiaziiz ziizey rag ka tirsan mukhaabaraadka dadlka masar oo ahaa ilaadada xasan dahir awes, Waxanu sii raacnay eleveter ama wish kadib waxanu tagnay dabadaqa 8aad,kadib waxa nala geeyey salaamo ay fadhiyaan xasan dahir awes iyo ragii 6da ahaa ee lasocday,sheekadu waxay u bilaabatay sidaan. Xasan dahir awes iyo wafdigiisa: ”Asaalaamu alaikum waraxmatulaahi wabakaraatu. Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Wa calaykuma salaam waraxmatulaahi wa barakatu. Xasan dahir awes iyo wafdigiisa:”Addeer magaciina noosheega! Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Magacayagu waa abdirizak waxan ahay nin journalist ah wiilkan kalena magaciisu waa abdiaziiz ziizey Xasan dahir awes iyo wafdigiisa:”Is tacriifiya oo noosheega qabiilkiina? Weriye kaneec & saaxiibkiis:”Magaceena hadii aanu idiin sheegnay maxad qabiilkeena ku falaysaan. Xasan dahir awes iyo wafdigiisa: ”Addeer qabiilkiina waa muhiim waayo waa waxa aanu ku shaqayno teeda kale waxanu ubanahay in aanu ogaano waxa aad tihiin! Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Addeer wixii Somali bur buriyey miyaad dabada haysaan oo ah qabiil iyo qurun kuwan aad mesha ka erideen soo maydan ugoyn in ay ahaayen mujrimiin iyo qabyaalad dad ku dhaqma . Xasan dahir awes iyo wafdigiisa: ”Adder waa muhiim in qabiilkiina la ogaado hadaydaan qabiilkiina noo sheegana meshaad ka timaadeen orda aada! Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Inaga qabiilkeena idiin sheegi mayno ee dantiina sheegta! Xasan dahir awes iyo wafdigiisa: ”Wiilashan aan qabiilkooda nooshegeyn maxay yihiin! Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Waxaanu moodaynay inaad tihiin rag qabiilka ka fog lakiin maxkamaduhu sidaas haku wadeen waayo waxanu idinkugu nimi sidaan uogaan laheen waxa aad qabateen. Xasan dahir awes iyo wafdigiisa: ”Waxa aanu qabanay waxba idinkama galin ee guryihiina adaa. Weriye kaneec & saaxiibkiis: ”Aniga iyo saaxiibkay baa meshii kasoo baxnay inagoo aad u caraysan markaa ragii aanu lakulan waxa inoogu darnaa xasan dahir awes iyo yusuf cali cayte markaa somaliyey wixii kasoobaxa miraheeda suga.. kkkkkkkk this was the funnies article(shitt) written by pro c/yusufs camp, it should be moved to "Jokes" forum.
  20. ******* nugaaaleed arent the americans the ones who supported the USC warlords? qanyare, muse suudi, bashir raage etc? So on what ground do you claim they will free us from warlords when they themselves are pro warlords? _________________ Name-callingka aayar, baliis. [ December 05, 2006, 12:48 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  21. We unlike you are not on mission impossible. Spare us your calacals and take things as it is, but i see you are getting more and more desperate recently.
  22. lool desperate arent you people, pro yeey cheering each other with nonsense.
  23. Originally posted by Somali_Friend: Thanx to frustrated SICU places like Dinsoor are having their 15 minute of fame competing with New York, Moscow and London for the news. Dinsoor was done, for the simple reason that SICU is soon to be expeled by the locals in BarHakubo. If just half the families of the more than 300 militia that went to TFG support them...its easy to see the domino effect. ICU wanted to hide this badly. Lets wait wich village around Mugadishu will be captured next by ICU.lol You are day dreaming, we have only TFGs claim that it was 300 but in reality it was max 15 militia as Abu Mansuur said other wise you would see pictures if it was true like when many TFG troops joint the courts. TFG are only trying to take back what they have lost previously which is over 600 solders in total. As for Diinsoor its still under the control of islamic courts. To you and general i only say talking is cheep so talk as much as you want (which is to much lately). I know you two are trying cheer each other up with your nonsense, because things are going bad for yeey and melezenawi many scholars/mujahidin from puntland have joint the courts, diinsoor has fallen to the courts, somalilanders are joining the war against melezanawi...