oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Thanks Zack iyo Nuune, nuunow waa barahaaya inshallah igu ogow.. Adeerka shariif nin fiican maha, ku deyn maa yahee, Fiqhi iyo Aden madoobe adeeradaas ayaan raacsanahay! Nuune ma kuwii naga habaabay oo Baay iyo Bakool aadsaday ayaa tahay aan uu maleena..
  2. Hees xaqiiqda ka hadlaayo i say like reer qeylodhaan,'' Soomaalida meel ka mida iyo shirka Muqdisho halo raro''!
  3. ^^ Haa XX waan aragnay shirarka dibedda ka dhacay ineysan soconeynin, marka waxaan leeyahay aan heshiino oo aan horumar gaarne.
  4. Qof maa jiro oo garanaaya af Maay? Hadii ay jiraan kuso qoraa wixii aad kaseysaan .. Lahjadaas sounds cool inaan bartaa rabaa lol. Anyways i apreciate hadii aad kuso qortaan some basic meanings.
  5. shir dib u heshisiin waa inuu gudaha dalka ka dhacaa oo laga hadlo aayaha dalka, sheekada Mahiga ha leyska dhaafo, hadii for example shirka ka dhaco Gaalkacyo, Xamar ama Garowe oo laisku raaco in doorasho la qabto, waala qabanaaya, Muuse suudi, Faroole, Caalin, Awliyo and Shariif sakiin ma metelaan shacabka soomaliyeed..
  6. looooooool@ ''Murtad madax laga gooyo''.. Al-miskiin UN waxaa controll gareeyo USA iyo EU, xataa mararka qaar resolution-ka ayeey ku xadgudbaan cid lala hadli kartana ma jirto waxa kaliyaa ay doonayaan waa their own interest, marka Soomalia iney nabadii noqoto cid rabta maleh waxaaba rabin dalalka islaamka isku sheega like Saudiarabia, Libya, Egypt,Qatar etc.. Ethiopia iyo Eritrea ayaa ugu horeeyso oo hurineysa dagaalada ka socda soomalia i guess u know why.. wuxuu waa mushruuc, rasaasra,hubka, agabyada etc dad baa ka lacageystaa. Marka Soomaalida waxaa ku haboon iney mideysanaadan, gobanimadoon la noqdo oo wixii dantooda ahi ka shaqeeyaan.. Anaga independed ma nihin UN-ka lacagtooda la'aantiisa meel ma gaari karno runtii marka the AIM should be in la mideysanaado oo subsistence noqonaa like Berisamaadkii with high level of education, high level of medication, well infrastructure etc, Ciidanka ugu xooga badan Africa..
  7. Shariif for president Farmaajo for prime minister Speaker of parliament Aden madoobe Capital Xamar cadeey cabinet of 18 ministers 100 pms
  8. MUQDISHO: -Madaxweyne Sharif oo qudbad ka jeediyey kulan uu maanta madaxtooyada kula qaatay qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ayaa marka hore amaanay xildhibaanada. Madaxweyne Shariif ayaa sheegay in sababta ay go'aanka u qaateen Xildhibaanada ay tahay dan Soomaaliyed, isagoo xusay in dhankooda aanay diidaneyn wada hadal, balse wada hadalada ay tahay inuu ka yimaado Soomaalida, isagoo ka codsaday Beesha caalamka inay ixtiraamaan talada shacaba Soomaaliyed sida uu hadalka u dhigay. Madaxweynaha ayaa sidoo kale lahjad kulul u adeegsaday shirka Nairobi, isagoo ku tilmaamay inuu yahay mid lagu bur burinayo waxqabadkii ay Dowladda ay sameysay, isagoo cadeeyay in Dowladda in lagu soo dhisay Dib u heshisiin, isla markaana waxyaabaha ay u taagan tahay ay tahay wada hadal iyo dib u heshiisiin. Waxa hadaladiisa laga dhadhansan karay eedeymo uu si dadban ugu jeediyey gudoomiyaha baarlamaanka isaga oo ku sifeeyey shaqsi shabaha kaligiis taliye. "Waxaan aragnay madaxweyne ama hogaamiye kaligiis taliye ah, laakin adinka ayaan idin weydiyey ee maxaan ku tilmaami karnaa afhayeenka baarlamaanka" Sidoo kale Madaxweynaha ayaa soo hadal qaaday xilliga kala guurka, isagoo xusay in muhiim tahay in xilli dheeraad ah lagu dhameystiro Dowladda KMG, si howlaha hor yaala lagu qabto, waxaana sidoo kale uu ka dalbaday in Baarlamaanka uu go'aan ka qaato halka sano loo baahan yahay inay ka fiirsadaan. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa ku soo hadal qaaday safaradii uu ku soo maray dalalka Uganda, Rwanda iyo Brundi, isagoo u sheegay Xildhibaanada in shirkiisa ku soo dhamaaday jawi wanaagsan. Waxaa uu kaloo sheegay in shirka uu ka qeyb galay Gudoomiyaha Baarlamaanka aanu xaqu u laheyn, balse qorshaha uu yahay in Xukuumad ka qeyb gasho, balse ay qaadacday, waxaana uu ugu dambeyn uu si kulul u weeraray Beesha Caalamka inay wado Maamul xumo, hase ahaatee waxaa uu xusay in Beesha Caalamka ay kula dhaqmeyso si kelis talinimo ah.
  9. lool nina reer mudug waala kasaaya .. joking.. GD horta shariif sakiin ayaa sal uu ah khilaafka, xildhibanaada sow iyagii kuwii ku darsadat 3 sano.. Yaqey farmaajo xaa laga rabaa
  10. Bashiir;711466 wrote: Oba, adeerow Gaandhi wixii fikirkaaga ah ama war sax ah kuma haysto laakiin waxaan dow aheyn in saaxafada Somaliyeed raqiis laga dhigo adoo og inay jiraan rag badan oo warar sax ah siday u raadinayeen xabadu leeftay... Been, iyo warar badhayso ah in aad faafiso waan kaala han weynahay,,... Anigu dood ahaan aan uu keenay warkaan ee maha inaan been faafinaayo balse hadaad ka xumaatay warkani waan ku raali galinaayaa..
  11. Dadka kalow waxani waa article ay qoreen keydmedia, aniga warka uun ayaan post gareeyay.
  12. nuune;711295 wrote: Shariif Xasan was Oba's beloved parliament speaker yesterday, and today he became hogaamiye kooxeed, very predictable. lol@Keydmedia, a website run from a bunker room in Arizona. Nuune ilaaha iga sareeye walahi bilahi aan ku maree anoo shariif sakiin difaacaya hadaad SOL ka keentid nin rag ayaa tahay waligey danbena SOL wax ku qori maa.. Bal keen waaku sugaa walahi inaan ka yeeleynin waan waayay,!! Nin rag iska dhig
  13. GD loool ar isbedel badanaa hadda dhow waxaad kaso horjeeday shirkii Mahiga, Farmaajo waad raacsanayd. Hala xiro Shariif sakiin tuug waaye waa ninkii badda gaday, wuxuu uu sameeyay lama arag asigo ciidamada booqanaaya amaa la arkay, madaxtooyadaas iyo hoteelada nairobi ayuu uu dhaxeeyaa. Anigu xiritaan mahee hala daldalo aan dhihi lahaa tuuga.
  14. bay and bakool ha ceebeen ninyahow shariif sakiin iyaga ugu horeeyo oo neceb... Hadii shacabka taageero laga heysto wax dhiba ma keeneyso, balse gaandi Nairobi haka tago oo xaruntiisa dhoobleey haka dhigto hadey run ka tahay waxqabad.
  15. The Zack;711438 wrote: Kulbiyow ilaa Buur-Xakaba sxb. Waa weyn tahay meesha. Wah Buur hakaba gobolka Baay ay ku taala jubbooyinka sow ma aheyn maamulkan
  16. Bashiir adeer aniga warkaan ayaan post-gareeyay uun, ee is daji adeerkaa anigu waxba kama sheegin ee keydmedia la hadal iyaga warkaan qoray.
  17. NAIROBI(KEYDMEDIA)Ex Prof Max’ed Cabdi Gaandi oo dhawaan sheegtay inuu wakiil uga yahay dowlada Faransa Geeska Afrika ayaa maanata waji gabax kala kulmay goobta uu ka dhacayo Shirka ay soo wada qaban qaabiyeen hogaamiye kooxeed shariif Xasan iyo Mahiga. Gaandi oo saakay isu soo diyaariyay inuu ka qeyb galo shirkaasi ayaa waxaa laga xirtay albaabka xaruntii uu ka dhacayay shirka, isagoona kolkuu goobta gaaray ku dooday inuu yahay waxa uu ugu yeeray madaxweyne Gobaleedka Maamulka Azaaniya. Ilo xog-ogaal ah ayaa waxa ay u sheegeen keydmedia in Gaandi kolkii uu ku hungoobay ka qeyb galka shirkaasi inuu dib isaga laabtay hotelkii uu ka daganaa Nairobi, waxaana iminka uu ku mashquulsanyahay sidii uu ula xiriiri lahaa Agusitine Mahiga uuna uga dhaadhicin lahaa in loo ogolaado ka qeyb galka shirka,
  18. MUQDISHO(KEYDMEDIA) Xog ay ka heshay keydmedia shirka Mahiga ee ka socda Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaysa in hogaamiye kooxeed shariif Xasan Shiikh Aadan uu waji gabax iyo ceyb xoogan kala kulmay hogaamiyaasha shirka ka qeyb galaya. Xubna ku dhaw madaxtooyada Soomaaliya ayaa keydmedia waxa ay u sheegeen in C.raxmaan Iibi oo ka qeyb galaya shirkaasi uu soo gaarsiiyay warbixin uu ku sheegayo in Faroole iyo Caalin ay si cad ugu sheegeen hogaamiye kooxeed shariif Xasan in aanay aqoonsaneen wax baarlamaan la yiraahdo. Taageerayaasha madaxweyne Shariif iyo dadka ku dhaw dhaw madaxtooyada ayaa waxa ay soo dhaweeyeen ceebtaasi soo wajahday hogaamiye kooxeedka ka sariigan waayay ceebo siyaasadeedka Soomaaliya. Wararku waxa ay sheegayaan in ka qeyb galayaasha shirka ay dhamaantood isku waafaqeen in meesha laga saaro dowlada, taasoo *****lka ka qaadeysa in magac u yaalada shirka ay si horudhac ah u muujinayaan go’aanka Mahiga jeebkiisa ku jira. Waxaana go’aanka Mahiga uu yahay mid meesha ka saarayaa is boqrada Hogaamiye kooxeed Shariif Xasan uu isu boqrayo kursiga madaxtinimo ee Soomaaliya.
  19. markaasey 3sano oo kale ku darsadeen lool caado qatayaal rasmi
  20. dee dadna laga bilaawo 2000kii ay fadhiyeen without progress hal xabo ay qabteen malaha balaayo!
  21. Haa waa lo sheega hadii barlaamankana diyaar uu yihiin iney kursiga baneeyaan rules are rules, indeed