Laba-X

Nomads
  • Content Count

    689
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Laba-X

  1. General Duke, Weli ma calanwadaad u tahay kuwii fallaagoobey. Gobanimo sidaas laguma helo hadde adeer! doofaar waxaa lagu xarimay diinka eebahaye dur durda hadii lagu ridoo duuda laga maydho adunbaa ku daalaaye e eyma daahiro e Marka Adeer, Doofaarada Xabashida ah iyo dhalkey wadato annaga hanooga faallayn. Let them wait while we dig pits for them so deep...
  2. Isseh, Have you heard of the following Gabay: It is incomplete, hadii aad hayso kusoo biiri... Al madar duug ma rebtee tolow dumarka yaa guursan Tolow yaa dadkoodii wax siin gacal ma doonaanne Tolow deynta yaa bixin gashiga kama dambeyaane Tolow yaa kitaab daalacan oo diinta cid u sheegin Haduu geelu dayr dhal ayaa doobiga u qaadin Dugaagiyo qaninkiyo ayaa daabta ka ilaalin Raggii wax-garadka ahaa dhamaade e, tolow yaa dadkan maanta jooga kasoo bixidoona oo wax u qaban doona! Wallee waa aduunya geddoon.
  3. War Reer Maakirow maxaad dumarkan isaga gadeysaanoo gaada-ka-cayaarkiyo heelada iyo Dhaantada ugu soo dhoweyneysaan? Maxaa Galbeed iyo dhul-gaal looga keenayaa iyagoo Soolkaa dhooban? Ma Damalla-Xagaraa mid timaha tidcan, oo boqorkiyo dhaclaha baarka loo soohay oo kuul cunaabi ah ama tusbax dhawr laab ah sidata laga waayey? Ma Dhahar baa Dhabana-hoobaan laga waayey? Ma Badhan baa Boqorad laga waayey? Ma Xadeed iyo Xingalool baa Xurul-cayn laga waayey? Ma Hadaaftimaa mid Hana-haybsan kula ciyaarta laga waayey? Ma Buraan baa mid Bariyo kula boodda laga waayey? Ma Ceerigaabaa laga waayey mid hiddiyo Dhaqanka hooyadeed ku hana-qaaday? Ma Qol baa Qalanjo laga waayey? Ma Ceelaayaa mid kula caweysa laga wayey? Ma soolkeenaa saxarla Xarkaha soohda, haamaha lulsha, geedi rari karta laga waayey? Hadii laga waayose, dooxooyinka Nugaal ee deriskeenu yaal miyaa Darmaan laga waayi karaa?
  4. North, can we justifiably say this is another endeavour of the eminent Sheikh to attract visitors to his island rather than contribute something valuable towards Islam and the Muslims. Weren't the numerous books on the seerah of the prophet enough?
  5. GJ- Radical Clan activists, religious fanatics, hard core secessionists of the cyberspace are all Afka-noolayaal They can neither fuel/rekindle the war in Somalia nor put it out - Lets admit it, those in the Diaspora have no good beyond afka-hadal bilaash ah. What is more important and the author should have noted is the money transfers that aprt from buildibng the lives of their relatives in Somalia also destroy many others. During the advent of ICU, the vast amount of money sent from London alone could not be estimated - And at first it was all in the name of Qabiil not religion. Somali Websites are full of glorifications or condemnations of ICU, TFG, and Secessionist but what we need is political vision and dedicated intellectuals who are ready to take a long road to make differences in the primitive political debating in Somalia and in the Diaspora. That's all they are - glorifications and condemnations. And that's all they will be!
  6. ^^ Haha! ok Allahu Akbar! Magacana Abu LabaX iga dheh!
  7. 'Ignorance is the Enemy of Love' I still have to get hold of it. Sheekadii Calimaax iyo Cawrala ayaan ka akhrin lahaa. I hear its a great book... Caamirow, ii soo gudbi hadaad hayso gabaygaas Cal Madow!
  8. Dabshidow, Hanuuniye heesishiisoo dhami waa cajiib walle... Dambar iyo labeeniyo Dahab midabki leeyeey Xuural-ceyntii dunidee Daawashada u timidee Dalka lagu maneystee Hadduu diido calafkoo Aqal labo dayaanoo Aan xareed ku daaqnee Inaan dadab wadaagno Waqtigana naka la diro Anna kuuma dudayoo Naxariis door weyn iyo Ducaan kugu sagootiyey Ninka damacu raacee Dookhu calanka saartee Guur aad ka doontee Kugu gacan danbeeyana Aan dardaaran siiyee Waa libin dadnimaduye Dunida taan ka doortee Daji meel barwaaqa Diihaalka gaajiyo Dibindaabyo yey arag Daranyadu ma fiicnee Yey ka noqon maryuhu duug Ha u yaallo dahabkuna Daris aan haboonneyn Yey dareemin qeyladii Dibada iyo gudahaba Meelaha la daawado Ee dalxiiska loo taggo Ha ku doogsatee gee Dusha nabar ha gaarsiin Ha dagaalin waa gobe Hadal doqon ma garata ah Ha ku dayin ma yeeshee Waxaa dihatay hooyadii Dadnimada ku beertee Aabaheedna waa diric Ragna doorkii weeyee Waa duriyad xalaalee Waalidkeedna daadihi (actually in reality Aabeheed was a miskiin man, Hooyadeedna qun-yar socod ayey ahayd) Waxaa jira nin doorroo Dantu ceeb u yeeshe Waxaa ayaan darro ah Hadii waayu diidaan or How about Kuluc and his classics... Diiggaa habeenkiyo marku waagu daalaco Dumaroo aad ugsoontahey Dayaxoo badh kala maqan Dabuubta ugu yeedhaa Diinkuna madhuunyadoo Dareemada abaartii afka uu diidaa halku g'ugii ku daaqee Ana dookhu yaab lee sidu iigu kaa diray Dawoy adiga mooyee Dumar kale ma eege Dan kaama le taa dhaaf Waa doqone haw jabin Dar baa igu yidhaahdee Ama diraadiraalaa dadka kaa xanaaqee uunka kugu colaadshaan inta daaya leeye Daya awrka geeluba wuxu micida duugaa dayrta iyo g'uguu isba dayrcadkiisuu Sheeda uga doobyaa Marku daalo xiisaa wuu kali dawaafaa darba samada cawshu daruurahaa ka faashaa Ana dookhu yaab lee sidu iigu kaa diray dawoy adiga mooyee dumar kale ma eegee dan kaama le taa dhaaf Waa doqone haw jabin Dar baa igu yidhaahdee Ama diraadiraalaa dadka kaa xanaaqee uunka kugu colaadshaan inta daaya leeye
  9. Malika, you're not going to Cal Madow unless you've been in touch with the main people - Intel is just the middle man! Caamirow, Alla haw naxariistee anba waan maqlay inuu da'daas gaarey laakiinse lama hubo. Muxuu tolow ugala jeeday markuu yiri Cimrigii da' kula gaaray waa, guuldarriyo ciile
  10. Africans in AFRICA are facing racism from white folks in Africa! The nerve of some people... Couldn't they just bundle them up in ropes and roast them on a brazier!
  11. loool Ibtisam, ok, ok! Malika is married so iyada waa layska deynayaaye adigu iska waran! If you are single, there maybe a possibility otherwise...
  12. Maantaan is ceebayey hadaba! Thats what i was thinking about!
  13. Northerner, seems like a few years away and you forgot all about the UK. It is the M4 traitor!
  14. The right people are here on SOL Malika - but like i said Kama bixi kareysid. We don't want the blame of Alla ba'ayey hoogayey guntiinadii geed baa iga qabsaday diirkiina iga muruxsey! on our shoulders Ibtisam, Adiga waxaan kaaga baqayaa inaad orgi maashid!
  15. Didn't feel a thing! When I sleep, I sleep! Waryaa Centurion, goormaad qarsoodiga nagu soo gashay, xageed ka dhacdayna?
  16. Originally posted by Malika: Just looking at those pictures,I can forsee orchards of fruits acres and acres of it, I follow a little road that is under the shed of trees all along until reaching at the end,wow,what a beautiful sight,a fountain in the middle of the drive way. Oh I can see my little villa covered in wall hanging roses of all colour,flowers all around the front of the house. There is a small path leading to the back of the villa,further down this flowered path there it is, my stables. I bred prize winning horses here too...the beauty of the place is breath taking,you can hear the water gashing on stones,oh yeah..there is a river running through the land!..As I look further down I can see no end to the vast grazing lands,and my sheeps decorating the green scenery too..Oh I am blessed! Caamir,How much does land cost in Cal Madow... You paint a picture indeed Malika! Laakiin kama bixi kareysid Cashaan ogahay...
  17. Originally posted by Legend of Zu: i say you are full of shit, Man! Cheers ..hahaha! I say he's full of shit too! Originally posted by Cadaan: Geedi ain't Somali anymore, he's full-blown Amxaari. ...Couldn't Agree more Libaan!
  18. Cirku wuu daruuraynayaa gooru di'i yaa og Waa la ii dardaar werinayaa darajaday yaa og Anigiyo Amxaar midkuu dhiig ka di'i yaa og!
  19. Waa qiso murugo leh walle... Somalis are doomed in Somalia and in the Diaspora! Maantaa masaajidka laga naadinayey. Today we also buried the teenager who was killed here afew weeks ago (stabbed by RA along with a Somali youth). This is turning out to be a regular occurance and people are by now getting slightly agitated. A while back it used to be simply a few punches when you get 'rushed'. Then it changed to knives and stabbing became common place. Then came guns blazing. And now that everything has been tried and tested, slaughtering has began. The Afghani boy we prayed on today was slaughtered along with a Somali boy, but the Somali survived with a deep cut in his throat. After recovering in hospital for some weeks, he is now jailed. It is really sad, and there seems to be no one interested enough to do anything about it. The so-called Somali communities have no interest in anything other than money... Who is to blame though, the parents or the society?
  20. Dadbaa dadbaa buunbuuniyee belaayo ma dhicin doraad... ileen Soomaalidu wey iska hadashaa tolow - Gabre awooda uu Yeey ku dharbaaxo yaa siiyey ma lays weediiyey? You can hate the man, but even so, it is good to come up with something believeable - Ama been sheeg ama wax u eg!
  21. Let's have a competition to see who survives the longest. And honest answers please... I've memorised the pattern upto the 22nd second. After that point it gets complex and fast!