Laba-X

Nomads
  • Content Count

    689
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Laba-X

  1. Originally posted by xiinfaniin: Alshabaabs have no clannish agenda, if you did not know! Having said that, I don’t think they have any solution to our problems, and it’s really sad to see so many youths in their prime being wasted…reminds me the xadith ‘yubcathu biniyyaatihim’! By Allah, anyone opposing the ,munafiq/Kuffar invasion is not wasted, but achieved a status unlike any other. Though you support the idea of expelling the Amxaars, yaa Xiin, you are quite apathetic when it come to ruling by Shariah and the objectives of Al-Shabaab. You have often bellitled the Young soldiers (marna belaayaad ku sheegtay), but by Allah they will be victorious. As for the hadith ‘yubcathu biniyyaatihim’, this regards those who are innocently/mistakenly killed by the Muslim fighters whilst engaged in war with the unbelievers. e.g when, as the situation in Somalia is today, the enemy is being fought inside the city streets. Emperor, dagaal kugulama jiro ina-adeer ee horta taa ogow! I am a peace-loving fella as you know Marka labaad, if one has nothing valuable to say, Im sure you'd agree that is is often best for him to stay silent, as the Hadith of the Holy Prophet states. You will also agree that we have only two sources to clarify matters - The Quran and Sunnah. I have stated my stance very clearly and neither do I revel in reading baseless accusations lacking in imagination and wit nor derive any sense of delight from the monotony of idle banter and arguing endlessly in circles. The situation in Somalia has been discussed and the outcome sealed! But you have become obstinate in your ways yaa Emperor and blame the Al-shabaab for everything by default. You have become, over the few months, a man marked by the disposition to oppose and contradict; a man marked by a peculiar perverseness which is wilfully averse to any good when mentioned, without even as much of a reason for doing so. In your perplexed state, it appears that a mind with a hazy thinking is at the helm. If not, use your mind akhi for we have all the answeres already. We have 'Qaala-llah and Qaala-rasuulu-llah' and that is enough to satisfy anyone with a shred of Emaan. When a dispute or a misunderstanding arises, refer to the book and Sunnah, for if these two cannot satisfy you, then Wallaahi your Islam is in great danger and you will not have believed. Do not let anything materialistic in nature or anything ephemeral cloud your judgement ina-adeer, and stick to your religion as tight as you can - for we are in the stages when Islam has become something strange and like a burning coal placed in one's hand. Be satisfied with the Qur'an and Sunnah, and accept nothing less. Also, be careful not to follow blindly any big-bearded man swearing by Allah, but to search for the Xaq (and I hope that Allah guides us all tothe Xaq) and then you shall never falter. I hope you take all this aboard as a brotherly advice for you as well as myself.
  2. Originally posted by General Duke: ^^^Adeer why are you laughing, you have no idea who Al Shabaab are. They are the militias who murdered and chased your clan's men out of Mogadishu in 1991. Thus haha. We know how to deal with Xasan dahir Aways. So dont get involved little man. Are you recruiting me to join your caravan with your sentimental approach duqa? You know how to deal with the Al-Shabaab, so i will leave you to it. Please do let me know when you're done. p.s Beware! They bite.
  3. Waryaarahe! War meesha ragbaa isku feentaye! Originally posted by Faarax-Brawn: quote:Originally posted by xiinfaniin: ^^ It already did according to some reports! But as long these tribal incursions do not cause masses to flee, it's no bigy! And the man with two extra balls understand when the big cat’s away the mice tend to play! Ow L0L. So,is mr two baller gonna condemn the rag tag militias and call them illegal mercenaries(paid by foreigners) & vow something else? Oh,Wheres Paragon in this? Faarax-Brawn: iska sugina adeer meesha waa lagaaga war roonyahaye! Yaa Xiin Laasqoray meel uu weligii ciidan aan u dhalan fadhiistay weeye ee sahal yan la moodin! Wax lasoo mayraciyoba ido maqiiqani waa kuwii xeradoodii dib loogu oodo
  4. Emperor - You obviously choose to lay aside all wit and reason as a pre-condition to posting on SOL. Xigmad-guur baaxad weyn ayaa kaa muuqata ayaamahan!
  5. Allaylehe wax baad baratay ninkow markaasaad noqotay "Kamathalil Ximaari yaxmilu asfaaraa..."
  6. Yaa Paragon, Let the naysayers clench their fists and scream propaganda at every opportunity that presents itself. Let them rejoice at promises of beautiful lands, let them gladden for glory never to be attained, Heck, let them even ululate at every mention of Somaliland and let the deplorable clamour of their voices be heard far and wide - yet it all amounts to nothing! And truth still stands - No Somalilander in SOL has either the knowledge of the lands in question nor the aptitude to defend his position when questioned (except for one whom I have in mind, and he too lacks the geographical knowledge). Therefore, at this level, I do not trust in their ability to engage in a meaningful discussion that may unearth any monumental information or enlighten the average SOLer. They all either diminish the debate with few ill-conceived words of contempt and censure or admonish everyone of hate or fabricate stories that are beyond the realm of human comprehension or hopelessly regurgitate age-old lies to assist them in the discussion. Its only a discussion, my friends, only a discussion! Bring your wits to the table, not your Calaal!
  7. Laba-X

    SOL Cafe...

    Originally posted by xiinfaniin: Amxaarada dalkeennii Dawliga adduunkaan kaga doontay hiilkee Tiri duulkan soomaal Anagaa dalkoodiyo Duntoodiyo laftoodiyo Dirkoodaba naqaanoo Dilkoodiyo dhacoodiyo Doofaarta eyda ah Sida loo dagaajiyo Oo loo dulleeyaba Diktooraad ku qaatoo Ku khabiiray dawgaas Ee duniyahay na taageer [/QB] Allaylehe taasaan been ahayn! Reconciiationku xaguu joogaa marka ilaa nimankan la saaro!
  8. Laba-X

  9. Somaliland’s ever increasing efforts to tame Sool and Sanaag could not yield any fruit. Their pompous gallantry has always ended in nothing but a shameful retreat. On the part of the Sanaagians, for long their outstanding equanimity has enabled the air of peace to drift unrestrained and allowed them to live peacefully with their neighbours, but it seems like the neighbours want to disturb that peace now. The tranquil Sanaagian landscapes have for long been on the Diirad of the covetous Somaliland Administration. And it appears their insatiable hunger has led them to the placid pools and the serene mountains of Cal Madow. Blithely conscious of their supreme sense of aplomb and effrontery, and taking the quietude of their neighbours for their defect, the Somalilanders army, a hodgepodge of rag-tag militia led by a forlorn Gebiley General, marched into the Cal Madow range with more than 30 Technicals. On reaching there, the truth hit them and their weakness became apparent to them – Cal Madow is no place for ordinary man! The strenuous mountains involve no mere trekking and walking, but exhausting journeys through serpentine ranges, steep hills and jagged rocks where knowledge of the land becomes vital for survival. And this is what they [somalilanders] lacked, and this forced them to sit toothed between a rock and a hard place. But despite the fact that a peace agreement had been brokered by the sagacious elders between the Somalilanders and the resident Sanaagians, the aggressors have broken that accord and prepared for war. The fight that took place in Xabaal Shaawacle, a little village located just after you get off the road to Geeldoora, and near Masha Xaleed, was, thankfully, minimal. No loss of life so far, Alxamdullilah, and the bewildered assailants had to retreat. When will they understand that in some parts of the land, nature does play an important role! But little do they know – Cal Madow is not where you come to fight my friends unless you are prepared for a defeat! Horay ka caalwaayeen awoowayaashiinba Cal Madow e Cishahaad u dhaxdaaan yaan calalkiina laga gurine War isaga carara maandhow ceebi waydiin halise! Don't say you haven't been warned! Dagaalkii Maanta
  10. Laba-X

    SOL Cafe...

    Isseh: Runta maan u daadegno Hadey dacar qadhaadh iyo Deebaaq ka kulushahay Dab hasoo hunqaacdee Maan dibadda soo dhigno Xiin: Runta hadaan u daadegno Miyaan Daayinkeen odhan Ilaa qaran is doorshaan Ma dulleeyo weligood Sophist: Soomaaliyey is daawada Side diinta lagu yahay? Kashafa: Dumarkiina fara-baxe Iska dire maradii Cawradoodu waa dibad Raggii baa ka sii daran Sino kama diqoodaan Khamri kama dambeeyaan Laba-X: [to Oodweyne] Daayinka risiqayiyo Mid baa diinta caayoo Inta kaloo dul joogtaa Dembi laguma qaadee Qosol bey la daataan Ducaysane: Malaa diintu waxey tahay Dadku waanu garanine Dusha ka ashahaadiyo Maaha dabarka goosee Maaha duqey salaad jecel Iyo sheekha daakira Darab ku isticmaaliyo Inta kalena duuduub Laba-X: Raggow diintu waa dhaqan Dastuur iyo axkaamba leh Dawlad iyo caddaalad ah Maaddado daliilyo leh Diiwaan la kala qoray Caadil iyo dadkiisii Ilaahay u doorbiday Kashafa: Weli doqontu may garan Dembi biiray weeyee Soomaaliyey rag iyo dumar Duul Ilaahay caasiyey Dubbihii ku dhici jirey Wuu idin dul yaallaa Baashi: Rabbina waa dul badanoo Inuu idinka daayana Waa wax deeqlaha u furan Kashafa: Hadalka waan ku daahaye Aan soo dabbaalee Waxa iga dardaaran ah Kuwa iga dambeeyow Waynoo dariiqada Daaha nebigii fiicnaa Quraankii ku soodegay Digniintiyo bishaarada Dadka uu faraayiyo Daliilkiyo tafsiirkii Maansada kudaabaca Xaqa uun u daakira Ballanteenu waa diin Dooddiina kaba baxay! ...
  11. Laba-X

  12. Originally posted by xiinfaniin: PL is not the enemy’s QT! It’s the land of the pious! Yaa Xiin, my own experiences and the general understanding of the public is quite contrary to the statement Akhi.
  13. Laba-X

    QA with Norf

    Yaa North, No need to explain your position to the noted SOL poltroons or to anyone for that matter - even if you were to elucidate your stance a hundred times, it would not penetrate their thick skull. I am however biased when it comes to Somalia’s politics. My yardstick of late has been who’s opposing Jabbuuti agreement and who’s supporting it.
  14. Mark my word, in our present time there is no single entity or grouping in Somalia, regardless of its connotations, that can navigate MAANDEEQ to safety. Dambarkeedii Maandeeq niman dhaqanin baa dhamaye, but the time is nigh, my dear friends, inay doobabkii dawlisyada dhaadheer u sitay gaawaha ka buuxsadaan. Taa anna iga qora! Welcome back ina-adeer Mansa!
  15. Hunguri, Xaasha ina-adeer Badhan waygu tolantahaye sidaa haw hadlin. btw - gabdhaha Badhan jooga waa Mukhabadooyin. Dereshadahey kaa daawadaan goor ay casar-gaab tahay galab walba! Adaa iga badiya degaankaase bal amarkaa iiga waran Hunguriyow? Raggan dadka qafaasheyna waa rag la garanayo oo macruuf ah, haddana Mashaxaleed ama Marcin ayaa loo filayaa iney joogaan - the problem is Cashaa nimaan marriinkeed aqoon kama baxo, ee sidee loosoo qabanayaa?
  16. Adeer sawiradaad na daawadsiisay waa Badhane iyo boodhkeediiye maye nimankoo buuraha Cal Madow jooga?
  17. Where: www.Westsideradio.co.uk or 89.6 FM (London) Why: An appeal to raise money for disadvantaged kids in Mogadishu. Specific details of the situations of these kids will be disclosed on air. By Who: Somali Youth. www.somaliyouth.net On Air from 11pm – 6 Am GMT so that people from all around the world can tune it to raise a few pounds for these kids. So do tune in to help our people in dire need!
  18. Laba-X

    SOL Cafe...

    Enter AT & T: AT & T: Salaan diirran oo wacan Dahrigiyo korkaygiyo Ku duubnayd wadnaha oo Qalbiga aan ka soo diray Docdiinaan u fidiyee Daruurtiyo hawada kore Ka qabsada dabaylaha Dhamaan: waa lagaa qaaday! AT & T: Salaantaasi dabadeed Waxaan idin dareensiin Darajada inoo timi Dalkan iyo addunkaba Waa loo dabbaaldegey Xuub baa iga dillaacoo Anna waan ku diirsaday Dadka waan ka quustaye Dunida sow rag baa nool Maxaa diricyo soobaxay Ku darmaday kuwii hore Allow Shabaabka noo daa Kashafa: Anna waxaan kusii daray Hadaan laysku duubnaan Danta aan mid loo noqon Dar ilaahay loo socon Degi mayso mowjaddu Baashi: [to AT & T] Xaajadu da’ weynaa Dagdaglow hasoo gelin War yaan digada lagu guban AT & T: [to Baashi] Xaajadu ma daahnoo Nagamay dahsoonee War yaan laysu duurxulin Enter Sophist: Sophist: Duqsi caano meel yaal Ku dabaal bartaa jirey Maalin buu dalxiis tegey Digsi fuud ku jirobuu Dalaq yidhiye yaa dilay? Isseh: Da’yartiyo ragaas kacay Diintooda u halgamay Kan ku doodayoo yidhi Qabiil bay dugsoodaan Dannigayga saan qabo Doqonniimo kama foga Laba-X: Axmad Guray dabkuu shiday Dufulleeyda Xabashida Dalka nooga baxa yiri Gumeystaha ku dabar jaray Ceeriinkana daldala yiri Dar baa jirey dharaartaas Diillaal iyo mallaalloo Amxaarada la duubnaa AT & T: Sayyidkii markuu diray Annagaa dalka leh oo Idin dooni meynee Degdeg nooga baxa yiri Dareensiiyey gaalada Markii ay ka diideen Weerar daaha kaga rogey Dar baa jirey dharaartaas Gumeystaha la duubtoo Diidey madax-bannaanida Kashafa: Geesi daacadnimo iyo Bartuu dalaq yiraahdiyo Gaashaan daruurliyio Hub isdiraya loo daa Isseh: [to Baashi] Fuleyna dacay qalloocdiyo Baqe lagu darsado iyo Dib inuu u carariyo Dumarkuu u faaniyo Carrab dalab leh loo daa Laba-X: [to General] Doc-faruurna qayliyo Hadallo is derdera iyo Shaki lagu darsado iyo Warkiisuu dafiro iyo Debmigiisaa loo daa Kashafa: Duufaan lama qabqaban karo Dabayl lama xukumi karo Dagaal (Jihad) lama horjoogsado Alloo doona mooyee Dibna looma celin karo Xiin: Soomaalidu duliyo dacal Dad wanaagsan weeyaan Dun xariira weeyaan Dabcigoodu wayku kal Dhaqankooda doorka ah Lamadoorin karayoo Dulligana ma yeelaan Xumaanna uma dulqaataan Nin derderase iga daa Damaciisu waalane Emperor: Dad is wada yaqaanoo Duddo gaar ah weeyaan Xiin: Waxa iga dardaaran ah Dalka kan u sarreeyiyo Derbikii fadhia iyo dadweynoow dhamaantiin qofna dun ahaantii madabbaalan karayee dantu wada jir weeyee war yaan dib loo noqon! Sophist: Ruuxaad magac u diidoo Diir aad wadaagtaan Waa wax adiga kuu daran Dayaxaa filkeen tegey Dadaal bey ku gaadheen Waxaan uga dan leeyahay Waa iga dardaarane Dib u gurasho waa ceeb Ducaysane: Doodahaasi waa dahab Duruus weeye ee qorta Baashi: Sideedaba dadweynow Duullaan cid kuma ihi Mana daafacayo ruux Dano gaar ahaaneed Dooni mayo mana rabo Ways kala da’ weynahay After a brief silence: Baashi: Taydu waa dareen guud Wax aan diidayaa jira Oon layga karin daa Enter Oodweyne: Oodweyne: You see, dear lads, Somalia should taken examples from a country, soon to be recognised to give it the esteemed reverence it ought to have, like Somaliland. In the most honest truth (that is if you can take it) the TFG is a politically convenient vehicle, if one can call it that (which I am pertinently convinced that everyone would) used by collaborationist sub-clans. Laba-X: Afkeenii la daabacay Shalay daahii laga rogey Ee duruusta lagu dhigo Dugsiyadana lagu qoro Asaagaaba dahabee Maxaa dawlad kale iyo Af shisheeye kuu diray? Ducaysane: Ninkii dunida joogow Maxaa dhakhar ku soomari? Isseh: Dhegtu waxaaney dooneyn Dirqi maxey ku maqashaa? Xiin: Indho daafay arag ma leh AT & T:[/b] Dheg dab.oolan maqal ma leh Laba-X: Maskax daashey garad ma leh
  19. Laba-X

  20. Laba-X

    SOL Cafe...

    War hoy Emperorow joog! Sophist wey dambeysaa sheekao weli ee ha sugi waayin. Isseh Maadaa qoray kaa ina adeer - brilliant!
  21. Laba-X

    SOL Cafe...

    War hoy Emperorow joog! Sophist wey dambeysaa sheekao weli ee ha sugi waayin. Isseh Maadaa qoray kaa ina adeer - brilliant!
  22. What's with all these duels ya Xiin, what is at stake here?
  23. Laba-X

    SOL Cafe...

    Calaa kulli xaal Sheekadu way sii socotay: Kashafa: Shareecadaan la duubnahay Ma oggoli iney dunto Hadana waan dacaayadayn Hoostaan ka durayaa Uurkaan u dabayaa Ma wax loo dulqaataa? Kala daaya labadaa Hadii daacad aan nahay Baashi: Dalka waan ka tegayaa Dibaddaan u baxayaa Waan daansha-daanshoon Markaan door maqnaadaan Dagaal soo abaabulayaa Kala daaya labadaa Hadii daacad aan nahay Kashafa: Jihaadka dadka kii I neceb Iyo cadawgaan ku durayaa Fuley wuu ka didayaa Baashi: Geesina dareen qaad Kashafa: Ha ka naxo dareen-qabe Baashi: Ha ku farxo dagaal ooge Kashafa: Haddaad dareeen leedahay Uu dhanyahay damiirkaagu Dagaalkii Amxaarada Hadda foodda lays galay Dushaa laga garaacaye Aduun dabarka hay dhigin Shaking his head Xiin interrupts. Xiin: Soomaaliyey dareen laay Deebaaq qaraar iyo Dacar weel ku shubatooy Isseh: Soomaaliyey dareen laay Boholaha duleeliyo Daylaanta loo qoday Dusha mara ka saaraay Laba-X: Soomaaliyey dareen laay Geesigeeda dirica ah dabar adag ku jiidaay Isseh: Waa iga dardaarane Ogow iga dambeeyow Dad haduu is maan-naco Dooni laguma wadayee Xiin: Ogow iga dambeeyow Hadday kala dareeraan Ma gaadhaan dantoodee Baashi: Ogow daarta gobanimo Dumin mayo khaa’ine Kashafa: Ogow geesi daafaca Dalka kama dhamaanine Laba-X: Ogow weli Darwiishkii Socodkii ma deynine Isseh: Ogow deyn nin naga qaba Uma deysaneynee Baashi: Ogow weli dadkeenii Darxumuu ku seexdaa Laba-X: Ogow wey dambaysaa Weli dirirta weyniye Kashafa: Ogow seefta gaal dila Degta muunan gelinine Isseh: Ogow duullimaadkiyo Gobannimo u dirirkii Weli maanu deynine Noticing that the corpulent chap (General Duke) is still sulking and fiddling with his thumbs, Kashafa remarks: Kashafa: ninka dudaya yaa dilay? Isseh: Afkuu duubanaayiyo Is-dibbirintu waa maxay? Laba-X: Yuu deyn ku leeyahay? …And then the General spoke and all ceased. With an authority he uttered his words, without as much as an imperceptible vestige or insulation that it was beyond any member of the gathering’s power to rebuke him. General Duke: Dalka sow wax kuma lihi After several minutes of silence, Xiin, who in his contemplative mood looked more in place managed a diplomatic answer: Xiin: Ha degdegine dib u jog Laba-X: Ha ku deeqdo waanadu [to General] Isseh: Kala garo diraaciyo Dambarsamaha Jiilaal [to General] Ducaysane, who sat silently throughout these exchanges as if pondering their true worth, had the last word and lamented: Ducaysane: Ileen daaman noolow Marna hadal ma deysaan!