MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. Hay'adda Culumada oo dowladda iyo kooxaha kahorjeeda ugu baaqday inay dagaalaka joojiyaan oo ay wada hadlaan. Guddoomiyaha hay'adda Culumada Islaamka Sh. Yuusuf Al-Qardaawi ayaa ugu baaqay dowladda Somalia iyo xoogagga dagaalka kula jira inay dagaalka joojiyaan. Al-Qardaawi ayaa sheegay inaan loo baahneyn dagaal u dhexeeya dad muslimiin ah islamarkaana dagaalka hadda Muqdisho ka soconaya uu yahay mid aan banaaneyn. Wuxuu sheegay inay dhexdhexaadinayaan dowladda iyo kooxaha dagaalka kula jira, isgaoona shaaca ka qaaday inay dadaal badan ku bixin doonaan arrintaas. "Si dagaalka loo joojiyo waa inay wada hadlaan labada dhinac, dowladda iyo kooxaha ka horjeeda" ayuu yiri Sh. Yuusuf Al-Qardaawi. Wuxuu shiikhu sheegay in dadka Soomaalida ah ay dhamaantood yihiin dad islaam ah oo heysta mad habta Shaaficiyada. Hadalka Guddoomiyaha hay'adda Culumada Islaamka ayaa imaanaya xilli ay dagaallo qaraar oo u dhexeeya dowladda iyo kooxaha kahorjeeda ka soconayaan magaalada Muqdisho. http://boondheere.co m/index.php?news=132 8
  2. :confused: :confused: :confused: PLEASE HELP ME TO FIND "YAA SOOMAALI U DIIDAN NABADA? :confused: :confused: :confused:
  3. SH. XASAN DAAHIR AWEYS, MUKHTAAR ROOBOW IYO SH. XASAN C.TURKI OO KULAN XASAASI AH KU LEH DEGMADA AFGOYE .. Gudoomiyaha Isbahaysiga Asmara Sheekh xasan daahir aweys , gudoomiye ku xigeenka Ururka Xizbul islaam ahna madaxa Kaambooniyiinta Sheekh xasan cabdullahi Turki iyo waliba afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Mukhtaar roobow cali abu Mansuur ayaa kulan xasaasi ah ku leh maanta magaalada afgoye Saaka subaxi hore ayaa dhamaan raggani u amababaxeen dhanka Afgoye sii loga wada hadlo maamul loo dhiso gobolka banadir kaasi oo mid ah Kulankan ayaa warar hoose oo ka soo baxaya waxay sheegayan in lagu dhisi doono maamul ku meel gaar ah oo u yeesho gobolka banadir madama ay iyagu intaa badan gacanta ku hayan magaalada moqdisho in yar mooye, warar aan lagu kalsooneyn ayaa sheegaya in shaqsi ka socda Ururka xizbul islaam loo magcaabi doono gudoomiyaha maamulka gobolka banadir halka ku xigeena u noqon doono shaqsi ka socda ururka Alshabaab in kasta oo wararka aan sii toosa loo shaacin Sheekh xasan turki oo saaka subaxii hore soo garay magaalada moqdisho ayaa isla maanta shirkan dib u galay waxana la suugaya waxii ka soo baxa shirkan xasaasiga ah Dhanka kale Maamulka iyo odayaasha beesha mududlood ee magaalada jowhar ayaa sheegay in aay iska difaaci doonan waxii soo weerara magaalada jowhar Magaalada jowhar ayaa wxa ka jiray xiisad hub urursi tan iyo markii aay degmada cadale soo gareen ciidanka ka amar qata Xizbul islaam kuwas oo la filayo inay weerar ku qadan dhanka degmada jowhar malmaha soo socda , odayaasha iyo maamulka degmada oo taageera dowlada KMG ayaa sheegay inay is difaaci doonan waxayna sheegan in degmada jowhar aan marnaba laga bixin doonin gacanta maxkamada sidaa aay hadalka u dhigeen http://boondheere.co m/index.php?news=132 9
  4. Dagaal Culus ka dib oo mar kale gacanta Wabxo gashay Dayniil:Muqdisho Dagaal culus oo lagu hoobtay ay saakay ku soo rogaal celiyeen xoogaga alshabaab deegaanka Wabxa ayaa keentay in ay si fudud kula wareegaan deegaan kaasi oo hore looga qabsaday Dagaalka oo Salaada subax kadib ay soo qadeen xoogaga Alshabaab ayaa u suurta gashay qabsashadaasi saakay lakiin maanta duhurkii ayaa sida aan hada ku helnay deegnaaka Wabxo noola sheegay in markale looga awood roonaaday xoogaga Alshabaab kuwaa oo dib loogu celiyey halkii ay ka soo duuleen oo ah degmada Ceelbuur Degmada Wabxo waxaa xiligaan ku sugan ciidamo ka tirsan Ahlusuna waljameeca iyagoona sida wararka ugu dunbeyana ku heleyna ay sheegayaan in difaac adag ka galeen xoogaga Ahlusuna dhul dhan oo isku weer ah 30km dagaalka ayaa laag cabsi qabaa in uu ku fido degmada Ceelbuur oo ah xarunta ugu weyn ee Xoogaga Alshabaab. Dagaalka wabxo oo lagu kala qabsaday gawaari dagaal ayaa waxa kale oo yaalo wadooyinka meeda ah qolooyinka dagaalka u dhaxeeya Xoogaga Alshaab oo dagaal ay meel walba ugu furan yihiin ayaa laag yabaa in ay dib isugu soo habeyaan si dagaal kale uguq absadaan goobaha laga qabsadays aakay ee Wabxa iyo maxaas
  5. Very interesting article, laakiinse lama yaabayo hadii maanta Libyan ama cid kale inoo taliso oo horaa loo yiri "hadaadan tashan, waa laguu tlin".
  6. Not All somalis are created equal I never thought a skinny, monkey looking somali would hold a KKK supremasist viewpoint. Next waxay oran doonaan kacbadii waxaa loo wareejiyay Hargeysa.
  7. He should've been sacked today like others. what kind of Intirior minister is this.
  8. thats exactly what I was thinking about, the guy is playing "Lugtana jecli, lagana jecli". Or in muqdishani term "Calina gar leh, Caydiidna jid leh" Its very hypocritical language he is using.
  9. What happened to the guy, I did not hear him since the war started, and he is the intirior minister?
  10. Dr. C/qaasim Salaad Xasan: “Caalamka iyo gudahaba si wadajir ayaan uga hortageynaa kuwa dagaalka ka magaalada Muqdisho” Mugadishu hamiis, 14May 2009 SMC Ex-Madaxweynihii Dowladdii TNG-da Dr. C/qaasim Salaad Xasan oo ku sugan dalka Masar magaaladiisa Qaahira ayaa si kulul uga hadlay dagaalada ka socda magaalada Muqdisho, isagoona sheegay inaan xilligan loo dulqaadan karin dagaallo mar kale ka dhaca Muqdisho xilli ay dalka ka baxeen ciidamada Dowladda Itoobiya. Waxa uu sheegay Dr. C/qaadir Salaad Xasan inuu xiriiro la sameeyay Dowladda iyo kooxaha mucaaradka oo uu ka mid yahay Sheekh Xasan Daahir Aweys, isagoona sheegay inuu kala hadlay sidii looga shaqeyn lahaa nabadda iyo dib u heshiisiinta, hase yeeshee C/qaasim waxa uu sheegay in dagaalkan Muqdisho ka bilowday aanu garaneyn in shisheeye ka dambeeyo. “Waa la ogaan doonaa kooxaha la dagaalamaya Dowladda Madaxweyne Sheekh Shariif inay ka amar qaataan shisheeye iyo in kale” ayuu yiri C/qaasim Salaad Xasan oo sheegay in isaga qudhiisa uu dadaal u galay sidii ciidamada Itoobiya dalka looga saari lahaa, wuxuuna caddeeyay in arrintaasi uu geeyay Q/Midoobay sidii ay gacan uga geysan lahayd. Dhinaca Dr.C/qaasim Salaad Xasan ayaa ugu baaqay Dowladda iyo kooxaha mucaaradka ah inay joojiyaan dagaalka, wuxuuna sheegay in wixii khilaaf ah ee u dhaxeeya ay ku dhameystaan wadahadal. Mudadii ay dagaalada Muqdisho socdeen, ayuu Dr. C/qaasim tacsi u diray dhammaanba eheladii ku waxyeelowday dagaalada, wuxuuna ka dalabaday dhinacyada iska horjeed inay shascabka dushiisa ka baxdo. somaliweyn.com
  11. Dagaal goos goos ah oo goordhow ka qaray Isgoyska Siinaay degmada Wardhiigleey, iyo meydka wiil lagu qiyaasay 15-jir oo isaga oo qalan laga helay aagaasi Dagaal ku bilowday madaafiicda hobiye yaasha loo yaqaan ayaa goor dhow ka qaraxay xaafadda Siinaay ee degmada Wardhigleey, halkasoo muddooyinkan uu ka socday dagaal dad badani ku dhinteen Sida ay xaqiijiyeen dadka deegeenka oo u waramayay warbaahinta waxaa isgoyska siinaay yaala meyd la qalay oo ah wiil lagu qiyasay da’diisa 15-jir, iyo haweeney lagu sheegay iney ka mid aheyd dadka deegaankaasi, oo ahed mid garab rarato ah , iyadoona lagaraneyn cidda dishay meydadkaasi. Dagaalka oo la sheegay inuu u dhaxeeyo dowladda Soomaliya iyo mucaaradkeeda oo dhawaanahanba ku herdamayay qeybo badan oo ka tirsan xaafadaha magaalada Muqdisho, iyadoona uu si xowli ah u socdo barakaca dadka rayidka ah, ku waasoo nafsadooda kala baxsanaya madaafiicda iyo rasaasta ay is weydaarsanayaan dhinacyada dagaalamaya. Majirto ilo wareedyo kale oo xaqiijin kara dhacdadasi, mana laga warqabo qasaaraha kale ee uu geystay dagaalkaa goorta dhow dib uga bilowday xaafada siinaay ee degmada Wardhiigleey.oo malmlihi dambey ee dagala ka ocday ayaa waxa la hsegeya in goor hdhow madaafic ahlaka la isku dgasaay uu sababay dhimasho 2-ruux 3dhaawac school ku yaalaxay xaafadas uu dhaawac ka soo gaaray ismail maxa’ed “ qaf la qalay oo wiil 15-jir ah ayaa lagu arkay isgoyska siinaay, iyo meydka haweeney garab rararto ahed oo ka mid ahed dadka deegaanka, waxaana si goos goos ah u socda dagaal iyo is rasaaseyn. Dayniile:muqdisho
  12. haha, everyone knows who is the one issue headed, nonsence parrot is, a man who takes a great pleasure on seeing the suffering of others so that he will be recognised.
  13. War Deg Deg ah. Madaxweyne Sh Shariif oo Hogaanka dagaal galinta u Magacaabayo Col. Goobaanle iyo Dagaaladii Muqdisho oo sii xoogeystay. Wararka hada naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaxweynaha Somalia Shariif Sh axmed uu u magacaabayo Taliyaha Dagaalgalinta ciidamadajiida hore ee Dagaalka Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaanle) oo sida madaxweynuhu sheegay muujiyay karti dheeri ah 8-dii maalmood oo dowladu kula jirtay dagaalka adag ciidamada Xisbul Islam iyo Al shabaab oo dhinac ah. Lama garanayo sababta madaxweynuhu u xushay Hogaanka ninkan Balse waxaa loo maleeynayaa inuu yahay qofka kali ah ee ilaa hada sida dhabta ah dowlada uga difaacay xoogaga Islaamiyiinta,Dhawaa n ayay ahayd markii aan soo dhignay bogan dayniilw.com Cod sir ah oo laga duubay Goobaanle oo leh ( saacadan laga bilaabo waxaa iigu jira dabagaab Al shabaabkii aan arko waan bireynayaa aniga ha i bireeyaan) Dhanka kale waxaa sii xoogeystay dagaaladii ka socday dhanka Isgoeyska siinaay iyo suuq bacaad iyo sidoo kale dhanka Sanca iyo shibis waxaana muuqata in ciidamadu dowladu ay maanta ka dhiiranaan badanyihiin sidii ay ahaayeen asbuucii la soo dhaafay. Ciidamada dowlada aan laagu baran in ay weerar qadaan ayaa saakay weeray gooba badan oo mucaaradka fadhiyey iyadoona tan loo aaneynayo musharadii shalay la siiyey iyo intee ka baxnaa meel alle oo micnaheedu yahay meel aan badda aheen in aysan u furneen taana waxay keentay saakay in dagaal aan ganbasho lahen la galaan xoogagii isaamiyiinta ahaa ee laga cabsan jiray Dayniile.
  14. JB I like the way you sneer with contempt and utmost arognce when you know you lost an arguiment.lol
  15. The guy on the second pic looks like a black RAMBO.
  16. If Somalilad has the right to break away from somalia then fair enough, but Maakhir region has got to be given the right to breakaway from Somaliland, and Sool as well. As the question of Somali refugees in somaliland,it seems they are just retaliating fot the "Xabadi keento" era, and now the table has been turned around, th new "Xabadi keento" are the "Koonfurians". Its strange of Somali/land mentalities are quite similar. -In the South its "Shariica" over the dead bodies of civilians. -In the NW AKA Somaliland its recognition over the dead bodies of "Koonfurians" civilians.
  17. MRS They got his qabiil wrong Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumisa mooyane lol
  18. Dukey do you think there will be a day when the chicken will come to roost home, I mean when Shongole and Godane will run havoc in the streets of their native "countries" P&S lands. I heard there are lots of sleeping cells in these two places specially P'land and they are just waiting for the green light from the amiir. Why can't the two co'oporate more on diffence issue, or are they waiting for the Zero hour.
  19. haa waa runtaa, laakiin anigu waxaan ka hadlayaa markaad xalaaleysato, I am not talking about the Murtad, the adultrer, and the killer who's blood is should be spelled by the Islamic state if convicted. But I am talking about ordinary people's blood, in the case of the death and distruction happening in xamar. and the refusal to heed the great ulamaa's order to stop the bloodshed. Kashafa where are you? the girl is busy sipping mint arab tea in the desert.lol
  20. Inaalilahi wainaa ileyhi raajicuun. Like when ayey banaantahay? Ma ogtahay dhiiga muslimka oo la xalaaleysto in ay tahay kufri. There is a very strong hadeeth which says " to insult a muslim is a FISQ, and to fight them is KUFR".
  21. I was thinking about visiting there in July, but the heat I was told is just like an oven.
  22. Sophis, Dhiiga muslimka la baneysto wax sahlan miyaa?
  23. alot to catch What to catch?lol How's Dubaaai?