MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. Ok lets not jump to conclusion, I want to ask you three simple questions. 1) Is Sh.Shariif a MUSLIM? 2) Does Islam teach us to follow the "Ijmaac of the CULAMAA or does it not? 3) What do you say about firing morters among civilians, is it allowed in Islam?
  2. A lot of new faces are missing. update is urgently needed.
  3. What is in my fridge or what benefits I take is none of your business. Sorry I did not mean to insult anybody, but I just wanted to show the world that those who support death and distruction with their armchair jihad are living among Kaafirs, recieving their benefits, swearing on their queen when they are becoming citizens "which is very likely you did", they respect these Kaafir's laws and rules, and then hypocritically they claim to deffend Islam by raining morters on women and children. The difference between you and the other camp "the Amnisom supporters" is that you are ruining a great religion by demonizing its name, and you bring some verses and hadeeth and twist it to justfy ugly deeds and the unjustifiable, but these guys are not doing the same damage, they may be wrong but your mistake is much more damaging as you know twisting Allah's word to fit you agenda is one of the greatest sins.
  4. Maxaas.net Dagalka oo ah mid aad u xoogan isla markaana daryanka madaafiicda la isku weydaarsanayo laga maqalayo dhamaan deeganka maxaas ayaa saaka dagaanay balse laga cabsi qabo in markale uu dagaal kale sii dhaco Ciidamada maxakiimta islaamka oo Gaaf wareegayo dhamaan wadooyinka soogalo dagmada maxaas ayaa la arkayay ciidamadan ayaa ku hubeeysana huka cul culus iyo maka fudud dhanka kale dadka deeganka maxaas ayaa is kuku soo baxay magaalada ayoo dagaal diyaar u ah, Jawiga magaalada ayaa ah mid dagan saakay goobaha lamane garankaro in aay kooxahii shalay weerarka sooqaday aay markale ku soo wajahan yahiin balse waxaa jirta is abaabul aad u xoogan oo laga dareemayo magalada b/weyn iyo b/burte oo fariisin u ah
  5. Al-Zeylaci Ashahado la dirir, Wallee meeshu waxay noqotay wada Parrot miiran, I don't even think you understand what the word "Ashahado la dirir means", you just repeat wixii laguu soo laqinay. I don't know how you and your likes sleep at night while your "brothers" are bombarding the innocent and running havoc in the city, I can understand this war has no effect on you coz your receiving your JSA benefits and your fridge is full with pepsi and pasturised milk, the poor women who are rotting in the Ceelasha biyaha don't have a full fridge and a tidy sum of benefits handed by KAAFIRS to you. Islam has nothing to do with the ideology of death and distruction. War ilaahey ka baqa.
  6. The ahlusuna guys are proving themselves to be a formidable force, they beat back the shabaab in maxaas hiiraan yesterday, so the next round of the war will be fought between these two forces. Vs
  7. So the caravan is still breathing and counter attacking.lol
  8. Dhaq dhaqaaq Ciidan oo haatan laga dareemayo suuqa labaad ee suuq Bacaad. Muqdisho,(WNT):-Dhaq dhaqaa ciidan ayaa haatan laga dareemayaa suuqa suuq bacaad ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo ay isku hor fadhiyaan ciidamo kala taabacsan dowlada KMG ah iyo Kooxaha ka hor jeeda. Ciidamada ayaa haatan ah kuwo si aad ah ugu jira diyaar garoow xoogan isla markaana helaya gurmadyo kala duwan. Goobihii Ganacsiga iyo isu socodkii dadka iyo gaadiidka ayaa mar kaliya Istaagan iyaga oo dadka ka baqdin qabaan in dagaal uu qarxo. Qaar ka mid ah ganacsatada suuqa oo aynu goordhaw la xiriirnay ayaa inoo sheegay in Ciidamada dowlada ku soo siqayaan gudaha suuqa halka kuwa kalena ku sugan yihiin laaanta suuq bacaad oo ku taal bartamaha suuqa. lama Oga waxa dhici doono waxaana dadka intooda badan yihiin kuwo kala yaac ku jira kuwaasi oo ka cabsanaya in dagaal ka dhex dhaco labada dhinac. Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco www.waayaha.net Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho .
  9. Magaalada Muqdiho oo laga cabsi qabo diyaardaha Mareykanka in ay duqeen xoogan ka geystaa waliba diyaarada B52 Dayniile.com 13/05/09 Dadka ku nool Muqdisho ayaa xabadka dhulka ka hayao iyadoona dhamaan laga qaxay goobaha ay ka taliyaan xoogaga Muraacardka ku ah dowlada islaamiga Soomaliyeed . Cabsidaan ayaa timid markii diyaardaha wax basaasa ay habeenkii dul heehaabaan hawada Muqdisho taasoo cabsi galisay shacabka dhiban oo har yaheen ku jira qax iyo dil joogtaa iyadoona jirin cid u naxariisaneysa marka laga reebo adkeesta guusha waa dhowdahay Goobaha la saadalinaayo ee duqeynta looga cabsado ayaa ah Gaashaandhiga ,Suuqaweyn ee Bukaaraha ,Isbartiibada ,Gubta ,Hurawaa iyo dayniile iyadoona arintaas cabsi ka soo wajahaday dadka ku nool deeganadaasi oo xiligaan ka socda qax balaaran War dhab ah laga mahaayo xiliga iyo waqtiga waa fila uun duqeen aan laheen arxan taa oo xiligaan har iyo habeen lagu haayo dalka Afganistaan halkaa oo lagu xasuuqay shacab aan waxba galbsan Dowlada Mareykanka ayaa horey duqeen uga geystay Soomaliya xiligii islamaiyiinta ay awooda ku lahayeen koonfurta Soomalaiya dayniilecom@hotmail. com
  10. I heard Awkoombe once went to galkacyo for a concert tour in the 80s, After the tour when he landed in Muqdisho airport he was interviewed by radio muqdisho jaurnalists waiting at the airport. Wariye: Awkoombe ku soo dhawoow magaalada muqdisho, marka hore bal aan wax kaa weydiiyo xaalada magaalada Galkacyo, Wax roobab ah miyey ka de'een? Awkombe smiled and said to the jaurnalist "adiga hadii roob ahaan leheed meeshaas maka di'i leheed". I don't know the authenticity of this story, but when ever I am taking the mick out f my reer Mudug friends I tell them which makes them gigle. I hope Galkacyo for the best, and barwaaqo, amiin.
  11. inay Muqdisho ka saari doonaan qabaa'isha sheegata degaankaas sidii ay uga saareen Kismaayo qabaa'ishii sheegan jirtay degaan ahaan inay u leeyihiin lol walaahi soomaali wax ka yaabiyeey arkeen, cajiib. everything is black or white accordng to alshabaab.
  12. huum huum. The capital is burning and your obsessed wth piracy, Mintid dee iska daa nimanku waa koonfurian navy forces, with a bit of a high tax.lol
  13. SHONGOLE WAS A WELL ADMIRED GUY IN WAABERI's ciyaal xaafada, I don't know what happened to him. I listened to one of his peeches few days ago where he says everyone is a kafir, and he complains that when they catch a "traitor" and they want to kill him, he said some people will interfien and say he is a macalin, dugsi quraan buu dhiga... It really shocked me. pure extream.
  14. LOL, YEAH, I THOUGHT THEY WOULD GET THE VILLA TODAY, BUT IT WAS A HALFTIME BREAK LIKE, I THINK IT WON'T BE EASY WALK, SINCE SHARIIFS SUB-CLAN SWORE TODAY TO DEFEND HIM TO THE LAST MAN, SO THE SITUATION LOOKS BLEAK.
  15. THEY SEEM TO BE CONFIDENT THAT THEY CAN ARREST THE VILLA TOMORROW WEDNESDAY, TODAY WAS A DAY OF HUB URUURSI AND RE-ENFORCMENT.
  16. Ururka Al-shabaab oo ku hanjabay in saacadaha soo socda weerar ku qaadi doonaan Xarunta Madaxtooyada. Muqdisho,(WNT): Sarkaal ka tirsan Ururka Hubeysan ee Al-shabaab ayaa shaaca ka qaaday in saacadaha soo socda weerar xoogan ku qaadi doonaan xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia. Sarkaalkaan ayaa hadalkaan ka sheegay Masjidka Abuu Hureyra ee suuqa bakaaraha xili laga soo baxayay salaadii duhurka. Isaga oo hadalkiisa sii wata waxaa uu sarkaalka carabka ku adkeeyay in iminka Hub iyo saanad milatari soo galeen gudaha Muqdisho isla markaana aysan meelna kaga leexan doonin xarunta Madaxtooyada. "waxaan ugu baaqayaa Odayaasha in iminka hubkooda soo qaataan si inta yar ee cadawgu ka taliyo saacadaha soo socda ula wareegno hadii kale bari la iskama yeeli doono aniga oday ayaan aheyd xushmad ayaan leeyahay"ayuu si caro leh ku yiri sarkaalka. Sarkaalkaan ayaa si cad ugu sheegay dadka ku dhaqan suuqa bakaaraha in laga doonayo in xiligaan la garab istaago dagaalka xaga uu ku tilmaamay ee ka socanaya Magaalada Muqdisho. Hadalka Hanjabada ah ee ka soo baxay sarkaalkaan ayaa imaanaya xili Ciidamo taabacsan Ururka Al-shabaab Hal KM ka yar u jiraan Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia. Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho
  17. Kashafa is a very enthusiastic Armchair jihadist, Allow yaa fridgkiisa fura hadda, waxaa ka wada buuxo cheese iyo fruits habarta ku rafaadsan ceelahs biyaha waxba kama galin, as long as she is not his close causin.
  18. Madaxa Siyaasada Alshabaab oo Umada Soomaaliyed uga digay in Ajnabiyiin ku tilmaamaan Muslimiin u soo gurmaday Madaxa Siyaasada iyo Arrimaha Gobolada Sheekh Xuseen Cali Fiidow ayaa uga digay Umada Soomaaliyed inay Ajanabiyiin ku tilmaamaan waxa uu ugu yeeray Muslimiin u soo gurmaday Soomaaliya, xilligii ay dhibaatada heysatay isla markaana ay dalka ku sugnaayeen Ciidamadii Cadawga Ethiopia sida uu hadalka u dhigay. Sheekh Xuseen Cali Fiidow oo Warbaahinta Muqdisho qadka Taleefanka ugu qabtay Shir Jaraa'id ayaa si kulul u weeraray Hey'adda Culimada Soomaaliyed, isagoona ku tilmaamay in aanay dhex dhexaad aheyn, isla markaana looga arrimiyo Madaxtooyada. "Markii umadda Soomaaliyeed iyo dalka ay ku soo duuleen ciidamada Ethiopia iyo kooxihi ashahaado la dirirka ah ee Umadda ay islaamka u qeylo dhaansatay ee dadkii u soo gurmaday oo guryahooda iyo reerahooda uga soo tagay ee naftooda u huray ee qaar ay ku shahiideen halka qaar kalena ay ku dhaawacmeen in maanta la yiraah Ajinabi waaye waa arin qaldan, waxaana shacabka uga digeyanaa in aan la qaldin"ayuu yiri Sheekh Xuseen Cali Fiidow oo si adag u difaacay jiritaanka in Kooxo Ajaaniib ah ay ka bar bar dagaalamaan. Waxaa uu sheegay in aysan marnaba aqbali doonin in la hagar daameeyo Mujaahidiinta, isagoona sheegay in la doonayo in la maji xaabiyo Mujaahidiinta halganka wada sida uu yiri. Sheekha ayaa sheegay in go'aanada ay soo saareen Culumaa'udiinka uu yahay mid aan loo dhameyn, isagoona ku eedeeyay qaar ka mid ah Culumaa'udiinka Musaalaxada inay ku xiran yihiin Madaxtooyada "Sidaan ogtihiin Dagaalka waxaa wada galay Mujaahidiinta iyo Ciidamadii Koobiga ahaa ee hore iyo Koobiga cusub iyo Ciidamada AMISOM oo dhibaato ba’an u geystay shacabka Muqdisho"ayuu mar kale yiri Sheekh Xuseen Cali Fiidow oo intaas ku sii daray in duqeyn ay Ciidamada AMISOM u geysteen Magaalada Muqdisho ay ka darneyd tii ay sameyn jireen Ciidamadii Ethiopianka. Si kastaba ha ahaatee hadalka Mas'uulkan ka tirsan Alshabaab ayaa ku soo aadaya xilli Dowladda Federaalka ay si cad u sheegtay in Dagaalyahano Ajaaniib ay ka bar bar dagaalamayaan Alshabaab, iyadoona Mas'uulka Alshababa ugu qaabilsan Gobolka Banaadir uu sheegay in Madow iyo Cadaan ay isku mid yihiin Muslimiinta dhiigooda uu yahay mid qura. Jawhar.com
  19. What man is a man who does not make the world better Kahshafa tell us who could make the world better? A bunch of men wearing indhoshareer with no vision and no hadaf? With men who are giving the great ulama's the middle finger. With men who believe they are the only muslims. come on, I don't like some of the quality of shariif's management of the situaton, but the guy has a great admiration.
  20. The guy has some fantastic qualities, never attacking or insulting anyone. maybe he follows the philosophy of "If you wrestle with the chimney sweeper, you'll just look like a chimney sweeper".
  21. Sh.Shaiif is the most calm somali I have seen so far, the guy is under seige, and Alshabaab are knocking his bedroom door and he seems to be so relaxed, not losing his temper and nerves. I admire the guy. Listen to his VOA inteview today. http://www.voanews.c om/somali/2009-05-12 -voa2.cfm
  22. Critical point: war maxaa ku helay? ma hurdo iyo matag baad isku dartay.lol
  23. Beesha Mudulood oo go,aan ku gaaraty in ay difaacdo Dayniile. talaado 12/05/09 Beesha Mudulood ayaa galabta shir ay soo qaban qabiyeen waxgarad Warsangali ****** leysku cafiyey halkaan go,,an ay beesha isla qaadatay ah in Gobolka Banaadir laga diifaco qolyoonka ku soo diilay ee ka yimid gobolada kale waa siday hadalka u dhigeen Kulanka in uu dhacay maanta ayaa waxaa noo xaqiijiye Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir oo isagu maamul ahaan loogu casuumay shirka waxuuna sheegay Cabdifataax shaaway oo halkaa qudbad ka jeediyey in ku taageeray goaanka beesha ay dhax deeda ka heshiisay iyo goaanka cad ka ka qateen dagaalada gobolka Banaaadir Shirka beesha ayaa ku soo aaday xili dagaalo baan ay ka aloosan yihiin gobolka Banaadir kaa oo u dhaxeya xoogaga islaamiyiin ah iyo dowlada islaamiga Soomaliyeed uu sheikh shariif madaxda ka yahay waxaase xiligaan adag in Muqdisho lagu kala baxo mar haduu dagaalku u muuqda mid beeleedyo waji kale la soo baxay siday sheegayaan aqoonyahno siweyn isha ugu haayo arimaha murugsan ee arimaha Soomaliya sii daba dheeraday