MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. hillaac on May 11 2009 Xoogagga Al-Shabaab oo Jihooyin dhowr ah ka soo weeraray Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, Iyo Madaafiic lagu asqeeyay Magaalada Muqdisho. War Deg-Deg ah:- Muqdisho,11,May,2009 ,Isniin,(Hillaac.net ) Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xaafado aad ugu dhow Xarunta Madaxtooyada ay ka socdaan Dagaallo Fool-ka fool ah oo u dhexeeya Xoogagga Alshabaab iyo Xoogagga kale ee Dowladda taabacsan, Waxana Dagaalladaasi ay Xaafadahaasi ka qarxeen kadib markii Ciidamada Dowladdu ay ka warhelen Xoogagga Alshabaab oo Madaxtooyada ku soo dhawaaday meelo ku dhow-dhowna Rasaas ka soo tuuraya. Warar hordhac ah oo naga soo gaaraya Dagaalladaas la'isku habeensaday ayaa qeexaya in Xoogagga Alshabaab ay Gadaal u riixeen Ciidamada Dowladda, Waxase Xarunta Madaxtooyada ka soo dhacaya Madaafiic aan kala hakaneynin oo lagu garaacayo Xaafadaha Magalada Muqdisho, Madaafiicda laga soo ridayo Madaxtooyada ayaa ah mid sida la sheegay ay halkaasi ka soo tuurayan Ciidamada AMISOM ee Ilaalada ka ah Madaxtooyada, Waxana jira Dhaawacyo iyo dhimasho Dad rayid ah ay ka soo gaartay Madaafiicda aan loo meel dayin ee ay Villa Soomaaliya ka soo tuurayaan Ciidamada AMISOM. Faahfaahin dheeri oo Dagalladaas ku saabsan Dib baan idinkala soo socodsiin doonnaa haddii alle idmo.
  2. These are some of his predictions which became realities. 1) A.Y said: Somalia waxaa ka dagaalama Alqaacida iyo Ajaanib. Fast farward May 2009: Alshaaab spokesman in Xamar confirms there are non somali nationalities fighting in their side. 2)A.Y said: Hadii ay Ethiopinaka tagaan Alshabab waxay ku qabsanayaan Muqdisho sanad gudihii. Fast farward May 2009: Alshabaab control much of muqdisho and advancing. 3) A.Y said: Ethiopia iyo cidamada shisheeye waa marmarsiyo lagu doonayo in xukunka lagu hanto. Fast farward: May 2009: Ethiopia is gone, A.lahi is gone, Shariica is here, but the war goes on. I never liked the guy, but I now admire his predictions.
  3. Meiji sxb: your topic title is misleading since it says (Islamist war), these people are using Islam as a means for their evil deeds,so to call them Islamists is givnig them legality, and brings shame and deffimition to this great religion. so next time when your calling them Islmist use the brackets such as "Islamists".
  4. Subxanalaah. Kashafa there can be no justification what so ever on the killings of the civilians that is going on in xamara as we speak, or are you one of those who believe the crazy theory of "the end justifies the means" which means "Shariica" on the dead bodies of civilians, don't you know the Prophet salalahu caleyhi wasalam said " to kill a muslim is easier for Allah to dimolish the ka'ba" that shows the value of muslim blood,the blood of a muslim is not so cheap that you can fight over them then say it wasn't me. War ilaahey ka baqa dadka justify-gareynayaan the blodbath. the war should be stopped. FULL STOP.
  5. Laakin Somaliland these guys you are talking about godane they are wanted in Somaliland jail ba oo qorran kuwasaad adigu na emir ugu yeedhaysa lol. Xaaji sxb hadii godane uu noqdo Amiirka Somalia maxaa ku jaban, the boy is a lander and one of you, he could be a "unifying" figure, Sow ma fiicna inaad u talisaan dalkoo dhan, mise luuqaa yar ee triangle-ka ah baad doorbideysaan. lol
  6. The whole Shariif camp is shambolic, chaotic and confused, they are paying the price of not unifying their armies, and not standing firm.
  7. The ball is on the side of the ULAMAA, they will have to say who was right and what to do next, but they could feel intimidated and stay silant.
  8. Dayniile.com Wararka ka imaanaayo magaalada caasimadda ee Muqdisho ayaa sheegaya in caawa madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh Axmed uu shir xasaasi ah kula jiro qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka Banaadir oo ay ka mid yihiin culumaaudiinka , odayaasha dhaqanka iyo saraakiisha ciidamadda gaar ahaan kuwa dhalasho ahaan ka soo jeeda gobolka Banaadir. Sheekh Shariif ayaa la hadlay dadkii uu la kulmay una sheegay inay u jeedaan meesha uu xaalku maraayo isla markaana ay tahay waajib diini ah oo muqadas ah in nimankaas la iska qabto. Sheekh Shariif ayaa soo qaatay aayado ka mid ah quraanka kariimka iyo axaadiista nabiga iyo waliba sidii asxaabtii nabiga ay ula dagaaleem Khawariijtii dishay hogaamiyihii sadaxaad ee islaamka Sayid Cismaan Bin Cafaan(A.K.R.N.) wuxuuna sheegay in asxaabtii iyo taabiciyiintii iyo dadkii suubanaa ay u istaageen inay nimankaas xariga furtey ee dhiiga muslimiinta iyo xoolahoodaba baneystey iney jidka kusoo leexiyaan isla markaana ay ku guuleysteen. Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa sheegay in nimanka khawaarijta ay ku waligoodba ixtiraamin caalim iyo odey dhaqan toona isla markaana ay yihiin firqo luntay oo baadil xaq u heysta una dirireysa baadilkaas ay xaq ahaan u aamineen taasna ay keentay inay dilaan Cismaan Bin Cafaan oo nabigeenii Muxamed N.N.K.H.A uu ugu bishaareeyo janada isaga oo nool oo uu sheegay in danbigiisii hore iyo kiisii danbeba la dhaafay, Sheekh Shariif ayaa weydiiyey dadkii la joogay oo yiri ma idinla tahay dadkii Cismaan Bin Cafaan oo aan ognahay meesha uu ilaahay gaarsiiyey dhiigiisa iyo maalkiisa baneystey inay cid kale badbaadinayaan hadaan la iska dhicinin. Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa sheegay in culumadda ay fatwo diini ah ka soo saaraan xukunka qofka baneysta dhiiga iyo xoolaha muslimiinta isla markaana gaaleysiiya jamhuurta muslimiinta Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa ka codsaday ummadda Soomaaliyeed inay u midoobaan la dagaalanka firqadaan baadiyoowdey ee rabta inay ummadda Soomaaliyeed ka fasahaadiyaan caqiidadooda saxiixda ah. Madaxweyne Shariif ayaa u sheegay culumada iyo odeyaasha haddii aysan iyagu rabin inay tilmaamaan cida qaldan in isaga madaxweyne ahaan uu yahay hogaamiyihii ummadda Allaah uu weydiinaayo masuuliyadaas hadduu maanta dayaco oo ummada, dalka iyo diinta uu gacan galiyo Khawaarijta sidaa darteedna ay waajib ku tahay inuu difaaco dadka , diinta iyo dalka Soomaaliyeed. Madaxweyne sheekh Shariif ayaa sheegay in Khawaarijtu ay ka qatarsan yihiin cilmaaniyiinta iyo qabqablayaasha dagaalka waayo wuxuu yiri kuwaas waxa ay ka fasahaadiyiinta dadka adduunkooda laakiin Khawaarijtu waxa ay dadka fasaahidisaa diintooda oo waxa ay diiin uga dhigtaa waxaan aheen diintii uu Allaah soo dejiyey iyo sunaddii nabigeenii Muxamed ahaa(N.N.K.H.A) Kulankaan caawa oo ahaa kii ugu xasaasinaa oo Sheekh Shariif la qaato qeybaha bulshada ayaa loo malaynayaa inuu ahaa mid uu si dadban ugu sheegaayo inay culumaddu iyo odeyaasha aysan arimahaan maslaxo ku dhameyn karin oo aysan nimankaas uu ku sheegay Alkhawaarij ay goosteen dagaal sidii awalba lagu ay asxaabtii nabiga iyo taabiciiyiintii ula dagaalameen oo la iska dhiciyey. Haddaba la arki doonee waxa xiga hadalada kulkulul ee kasoo yeeraya madaxweyne Shariif oo horey looga bartey nin nabadeed oo neceb dagaalka laakiinse maantay u muuqda in lagu qasbay dagaal aan la saadaalin karin cida ku guuleysanaysa isla markaana ay faraha la soo galeen dad ajaanib ah oo si bareer ah uga dhex diriraayo caasimadii soomaaliya ee Muqdisho.
  9. Mintid and Xaaji calm down. This is not a harmful wish, its a hypothetical question, I don't support Alshabaab or any of these groups, but its a possibilty that this bus will face up north once it pacifies Muqdisho. But first they will have to pass the middle regions and Ahlusunna minefields in there, then they will have a showdown with Galmudug militia, then maybe Puntland's Daraawiish will be the next stop, and finally it could be S'land. But I would not be surprised if Djibuti becomes their next target since they said they will liberate even Iceland and Alaska.
  10. Where will this bus terminate, will it move up north and terminate in Lawyo Cade SL? or will it lose its tyrs before it leaves Muqdisho. And will somaliland drop their demand to seperate from Somalia if MR GODANE becomes the new AMEER OF THE WILAAYATUL ISLAAMIYA ALSOOMAAL.
  11. What is this hysteria with Emperor, don't worry man, these Alshabaab guys have to pass through the Galguduud folks, then they will have to pass the Galmudug guys, then, and maybe Puntland will be their next stop, and then the bus will terminate in Arabsiyo where Godane will be welcomed with flowers, so Emperor sleep peaceful tonight, but once the Youth pass Bandiiradley then the hysteria would be justified.lol
  12. What about Sh.Aweys, does he not share the pie? or is he given the post of the spokesman of the new state.
  13. But Dhuusamareeb says another story. The clan card can defeat Alshabaab if manpulated. And baledweyn was another example few weeks ago.
  14. Clan is retreating back to the underground Thats correct, but after all we are somalis its vey easy to manipulate the situation and insight clanish fever, If the sharif's clan see themselves as being denied to eat their pie, then they will be manipulated by the losing power which seems to be shariif's side. So the ghost (Tribalism) is still there, not dead yet.
  15. True, A clan war is unwinnable, learn from Dhuusamareeb, Alshabaab do not have a strong clan base in Xamar although Xizbul Islam does, Another lesson is Baledweyn few days ago when the TFG and Hisbul Islam war turned into an East and west bank clannish war in that city, and no group could sebdue the other and it was back to square one.
  16. It seems the war is turning slowly into a clanish nightmere.
  17. Wadanka.com Dagaalka Muqdisho ayaa gaaray halkii ugu saraysay, wuxuna u muuqdaa mid looga gacan sareeyo dowladda iyo taageerayaasheeda, kadib markii inta badan ciidamadii maxaakimtu ay ka bexeen dagaalka iyagoo u arkay inuu yahay dagaal fitno oo mujaahidiintii dhexdooda ka bilowday. Magaalada inteeda badan waxay u muuqataa mid gacanta ugu jirta xoogaga Al-Shabaab iyo Al-Muhaajiriin. Waxay haystaan wadooyinka warshadaha, jidka 30ka, Istaadiyo Muqdisho, wadada wadnaha, hotel Florence iyo hotel Daameey agtiisa. Difaaca ugu horeeya ee dowladuna wuxu joogaa iskool 15 May oo ah irida Villa Somaliya. Dhanka Waqooyi ciidamadii dowlada waxa laga soo jabshay xaafadaha Yaaqshiid, Kaaraan iyo Shibis, difaacooda ugu horeeyana wuxu joogaa Suuq-Bacaad iyo Nasiib Buundo. Sh. Yusuf Indhacade oo beryahan la safnaa dowladda hadana aan la ogayn go'aanka uu qaadan doono ayaa wali gacanta ku haya warshada Baastada oo ah halka kaliya ee Al-Shabaab aysan gacanta ku dhigin wali. Dhanka Koonfurta magaalada ciidamadii Sh. C/qadir Cali Cumar ee ku sugnaa Shiirkole ayaa lasoo sheegaya inay labo u kala jabeen, qayb ka mid ah ay ku biirtay Al-Shabaab, halka qaybta hartay ay wadahadal kula jiraan Shabaabka iyagoo sheegay inay hubka dhigayaan dagaalkana ay ka baxayaan, laakiin aysan ku biiri doonin Al-Shabaab. Haddii laga saaro Shiirkole ciidamadaas, waxay dowladu noqon doontaa mid ku aruurta intii uu joogi jiray beri Col. C/lahi Yusuf oo ah Villa Somaliya ilaa No 4 iyo inta u dhaxaysa. Waxa markii ugu horaysa dagaalka Muqdisho kusoo biiray saakay maleeshiyaad u dhashay beesha ***** tiradoodana lagu qiyaasay 2000, kuwaasoo dagaalka kasoo galay dhanka Boondheere duulaana ku ah Suuq-Bacaad iyo Afarta Jardiino. Maleeshiyaadkan oo qaba laba Kaaki ayaa saakay dagaal xoogan kasoo bilaabay dhankaas, waxana wali la maqlayaa xabado wiifto ah oo ka soo dhacaya dhinacaas. Weerarka beesha ***** ayaa ka dambeeyay kadib markii maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ay xalay soo dageen Afarta Jardiino. Saadaasha ayaa u muuqata qorshe dibindaabyo shisheeye oo la doonayo in mar kale ay Muqdisho qabsadaan Al-Shabaab iyo ajaanibta la socota, kadibna ay duulaan balaaran ku yimaadaan ciidamo shisheeye oo markaan ay horkacayaan NATO iyo Maraykan. [ May 10, 2009, 11:33 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  18. Che it seems you guys are celebrating too soon, we saw these hit and run wars before, do you remember Dhuusamareeb, So lets not become emotional and cheer too early.
  19. EVEN MOSQUES ARE NOT RESPECTED Aljazeera.net/englis h Sunday, May 10, 2009 At least 15 people have been killed in a mortar attack on a mosque in Mogadishu, the Somali capital, witnesses say. Armed groups in Mogadishu have in recent days intensified attacks against government targets. Sharif Ahmed, the former leader of the Islamic Courts Union, was sworn in as president in January and has pledged to do "everything imaginable" to stabilise Somalia. He has been trying to broker peace with warring groups and gain legitimacy, but his administration wields little control outside Mogadishu and needs support from African Union peacekeepers. Fighters opposed to the government see the 4,350 AU peacekeepers as "foreign invaders" and an obstacle to a lasting peace. The attack on Sunday came after about 50 people were killed and about 100 hurt in weekend fighting across the city between fighters loyal to the government and groups allied with al-Shabaab. "I can see 15 bodies of people killed after a mortar hit a mosque," Hassan Abdulle, a witness, said. "They wanted to attend the afternoon prayers." Thousands of people have fled their homes in search of safety from the continuing fighting. Sheikh Mohamed Ibrahim Bilal, a senior al-Shabaab official, said of the violence: "We killed an uncountable number of government fighters and moderate Islamists. Their dead bodies lie in the streets." Attacks intensifying Armed groups in Mogadishu have in recent days intensified attacks against government targets. Sharif Ahmed, the former leader of the Islamic Courts Union, was sworn in as president in January and has pledged to do "everything imaginable" to stabilise Somalia. He has been trying to broker peace with warring groups and gain legitimacy, but his administration wields little control outside Mogadishu and needs support from African Union peacekeepers. Fighters opposed to the government see the 4,350 AU peacekeepers as "foreign invaders" and an obstacle to a lasting peace.
  20. There is no way someone can win this, Muqdisho saw this film many many times for the last 19 years, the only time when we saw a clear winner was when the courts were united, and that was the day they were united, but not anymore.
  21. How much can a city take, 19 years of madness, someone should tell these brainless animals to stop the atrocities.
  22. Even visiting a government building for peace making reasons can carry a health hazard.
  23. Ururka Alshabaab ayaa markii u horeysay uga digay Hey'adda Culumaa'udiinka Soomaaliyed ku wareeegitaanka iyo noq noqshada xarumaha Dowladda iyo waxa ay ugu yeereen goobaha uu cadawga joogo. Waaliga Wilaayada Alshabaab ee Gobolka Banaadir Cali Maxamed Xuseen ayaa u sheegay Culumaa'udiinka inay ka digtoonaan goobaha ay ku noq noqdaan ee Cadawga joogo, isagoona sheegay inay ay ku kooban yihiin goobahaas. Mas'uulkan oo ka dhigan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ee Alshabaab ayaa ku eedeeyay Hey'adda Culumaa'udiinka inay magan galeen waxa uu ku tilmaamay Cadawga Umaada, waxaana uu sheegay inay istaaf ka dhigteen Ciidamadooda sida uu hadalka u dhigay. Cali Maxamed Xuseen ayaa ugu baaqay inay Towbad keenaan Culumaa'udiinka ayna u soo leexdaan meelaha ay Mujaahidiinta joogaan, isagoona ku tilmaamay goobaha ay ku noq noqdaan ee Cadawga joogo ay tahay meel aan ka badneyn 3KM sida uu hadalka u dhigay. "Culumaa'udiinka waxaan leenahay ha Towbad keenaan, hana ka digtoonaadaan meelaha ay cadawga ku sugan yihiin ku noq noqoshadooda"ayuu yiri Waaliga Alshabaab ee Gobolka Banaadir. Waxaa uu sheegay in Culumada looga baahan yahay in ay wacyi gelin diiniyan ka sameeyaan goobaha uu sheegay inay Mujaahidiinta ka taliyaan, isagoona sheegay hadii aanay ka digtoonaanin arrimahaas ay qasaare doonaan sida uu hadalka u dhigay. Hadalkan ka soo yeeray Mas'uulka Alshabaab u qaabilsan Gobolka Banaadir ayaa noqonaya mid sii wiiqaya howlaha musaalaxada ay wadaan Culumaa'udiinka, waxaana uu sii fogeynayaa in xal laga gaaro dagaalada iyo xiisadaha ka oogan Magaalada Muqdisho.
  24. The war is getting uglier and more complicated, bury in mind the Ahlusuuna Waljamaca guys are observing and waiting for their turn to join the battle.