MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. Xaaji Xunjuf;960776 wrote: i doubt its part of the Tanzanian culture to have polygamy you never know, Polygamy is a wide spread, centuries old tradition in Africa.
  2. Is this her?????????????
  3. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamud, ayaa maanta qado sharaf ugu sameeyey Danjire Augustine Mahiga madaxtooyada. Shir jaraa’id oo ay wada qabteen ayuu madaxweynahu yiri “Maanta Saaxiib ayaan sagootineynaa. Saaxiib nala joogey waqtiyo adag iyo kuwo kaleba. Saaxiib aan ka daalin caawinaada Soomaaliya oo suurtogeliyey in Soomaaliya ay afar sano isbedel muuqda ka sameysey amniga iyo siyaaasadda. “Mahiga waa saaxiibkeyga iyo sidoo kale saaxiibka Soomaali oo dhan. Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay inaan is naqaano, oo marka buugaagta taariikhda la qoro in doorka Dr Mahiga iyo kaalmadiisa Soomaaliya aad loogu riyaaqi doono oo loo sacab tumi doono. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadiyado isgu jiro shahaado sharafeed, iyo dharka dhaqan Soomaaliyeed iyo weliba baat (gaashaan) iyo mindi guddoonsiiyey. “Dr Mahiga waxuu ahaa qoraagii Roadmap-ka. Inkastoo ay jireen shakiyo in si nabad ah lagu dhameystirayo Roadmap-ka, haddana waxuu ahaa Roadmap-kan oo isu keenay Soomaali oo dhan, oo u horseeday dib u heshiisiin keentay in la helo dowlad rasmi ah. “Khibradiisa, waayo aragnimadiisa, degennashihiisa, dulqaadkiisa iyo dabeecadiisa wanaagsan iyo xushmaddiisa aad baa loo tabi doonaa. “Waxuu aaminsanaa Soomaaliya goor ay dad badan diidanaayeen. Waxuu shir guddoomiyey shirar badan isagoo ogaa in shirarkaas oo isu tagay inay muhiim u ahaayeen mustaqbalka. Diiradiisu waxey marwalba u saarneyd shacabka Soomaaliyeed, waxuuna ku guuleystay in si nabad ah dowlad rasmi ah loo helo oo dad badan ay aaminsanaayeen inaysan dhaceynin. “Waxuu Soomaaliya gaarsiiyey waddadii soo kabashada, waxaana u ballanqaadeynaa inaan sii wadeyno shaqadii uu bilaabay inagoo siduu aaminsaa rumeysan. Magaca dalkan wanaagsan ayaa ugu mahadcelinayaa Dr Mahiga.” Xogta: Xafiiska Madaxweynaha Horseed Media 2013
  4. Anaga waxaan rabnaa sarsar. What is SARSAR????? can anyone explain.
  5. Jacaylbaro;960423 wrote: Reminds me of when Xaabsade handed over the Ministry of Information to Boobe .... ;)
  6. Abtigiis;960398 wrote: It gets even more funnier when you start realizing that yesterday's fight was between Iftiin (light) and Madoobe (darkness). this reminds me of when Cawke was asked what was the weirdest things you saw in Somali politics, he replied ( when I met president Adan Cadde, and president Adan Madobe) you might wonder when did Adan Madobe became Somali president? but remember he was the interim president when Yey left and the Djibouti process was underway to elect Shariif.
  7. Jawahir Cali ``Xamar guryihii waxaa qaali ka dhigay dadka ka soo laabanaya gobolada Puntland & Somaliland`` (WARBIXIN XIISO LEH) Jawaahir Cali oo ka mid ah Ururka haweenka ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa ku nuuxnuuxsatay in isbedeladda dhinaca nabadda & horumarka ah ee ka hana-qaaday Magaalada Muqdisho muddooyinkii ugu dambeeyey in ay suurtageliyeen in ay magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtaan dadkii horay ugu qaxay markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya horraantii 1991-dii. Jawaahir oo maanta ka hadleysay shir ururka haweenka ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxey ammaan u jeediyey Guddoomiyaha & Duqa Gobolka Banaadir Tarzan oo ay sheegtay inuu yahay halyey u guntaday sidii ay dadkiisa uga bixi lahaayeen dhibaatada ku raagtay. Jawaahir waxey sheegtay in magaalada Muqdisho oo hadda ammaankeedu si wanaagsan u soo hagaagayo in ay u baahan tahay dhiiragelinta qurba-joogta & sidii dowladda Soomaaliya looga garab siin lahaa sugitaanka ammaanka, taasina ay tahay waajib saaran qof kasta oo Soomaali waxgarad ah. "Xamar guryihii waxaa qaali ka dhigay dadka ka soo laabanaya gobolada Puntland & Somaliland oo ay ugu dambeysay magaalada mar hore ayaa soo buuxiyey, kuna soo laabtay . Ummaddii guryaha ku lahaa magaalada Muqdisho guryahoodii ayey ku soo laabteen, kuwii guryahoodii iska gaday markii ay arkeen isbedeladda magaalada waxey doonayaan in ay guryo kale ka iibsadaan" ayeey tiri Jawaahir waxeyna intaa ku daray in ay nasiib darro tahay in ay jiraan kuwa Muqdisho ku dhashay, ama ku soo barbaaray, waxna ku bartay in ay qarsan waayeen naceybka ay Muqdisho u qabaan & halaaga ay la doonayaan, iyaga oo meel walba ka sheega in Muqdisho ay beel keliya leedahay iyo in aysan ammaan aheyn. "Koox Puntland ka tirsan oo Faroole uu ka mid yahay ayaa dagaalo & masiibo la jecel magaaladii ay ku soo qaateen inta ugu badan noloshooda. Dadkii magaalada Muqdisho ku soo laabtay, gaar ahaan kuwii Puntland ka yimid markii ay arkeen jawiga magaalada waxey haaraamayaan Faroole oo ay leeyihiin been buu inoo sheegay, mar walba oo uu nabadda Muqdisho maqlo meel baa damqata" ayeey tiri Jawaahir. "Dadkii uu duufsaday Faroole ayaa maanta ka shaleynaya Xamar oo aysan cidna ka xigin oo ay wax ku leeyihiin, isagoo ku guubaabin jiray guryiihii ay lahaayeen in ay iska gadeen maadaama isaga gurigii uu ku lahaa uu iska iibiyey sida uu yiri, dadkii taladiisa dhageystay ayaa maanta ka shaleyna, guryihii ay taana taanada ku gadeen maantana waa guryaha ugu qaalisan, habaar iyo inkaar ayey la koreen walee mar dambe nama duufsatid ayey leeyihiin" ayeey tiri Jawaahir. dayniile.com
  8. Jacaylbaro;960200 wrote: One Dollar is for 6 Nights sxb ..... if you choose one of the two. Otherwise it is 3 nights. JB, Hareri says three cents not thirty, so if its three cents then its 32 nights. Alpha Blondy;960203 wrote: Moonlight, is this another dig at Hargeisa and SL? you're petty, walle. waryaa alpha cuqdada iska daa, its a compliment wallee, i like cheap bargains. good for Hargeysa.
  9. Cowdu waa kun Bustuhuna waa kun,lol. so $1 dollar will keep you there for more than a month. tha's what I call good bargain.
  10. Breaking news Kismaayo–8 Juun,2013–Puntlandi.com– Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada federaalka ah Cabdikariin Xaaji Fiqi ayaa Hotelka uu deganaa Waxaa kusoo weeraray Shacab Farabadan oo xanaaqsan kuwasoo ku dhawaaqayay Erayo ay kamid ahaayeen, Wasiir ma tihid ee Argagixisaad tahay, aad Gurigaagii, Qaswade baad tahay, Waxaana kasoo gaarey Gawaarida Gaashaaman ee Ciidamada Amisom-Kenya kuwasoo si dirqi ah Hotelka uga soo saarey ka dibna u kaxeeyey Garoonka Diyaaradaha Kismaayo oo uu hada ku sugan yahay. Wasiirka ayaa si fool xumo ah looga saarey Hotelka ka dib markii Dadweynaha magaalada oo Boqolaal ah kusoo xoomeen Hotel Cascasey oo uu Wasiirka iyo masuuliyiin kale daganaayeen, dhamaantood waxaa loo kaxeeyey Garoonka diyaaradaha iyagoo ku jira Gawaarida gaashaaman, Wasiirka markii la saarayay Gaari Beebe ah wuxuu qabay Macawis iyo funaanad cad.
  11. this guy is holed up in his residence in Kismayo protected by the Kenyan solders and seems to be the orchestrater of current war in Kismayo.
  12. Abdihakim Fiqi, the difference minister of FGS.
  13. .......This was the first and last time I visited Mogadishu. For many years afterwards Mogadishu and Somalia remained in our memories as African places of hope for us, a reliable rear base for the total liberation of Africa, including our liberation from apartheid. Indeed, in later years, others of our comrades returned to Mogadishu, this time to work with the Somali government to prepare for the clandestine infiltration into South Africa of cadres of Umkhonto we Sizwe, who would travel to apartheid South Africa by sea, secretly departing from the Somali ports!.... read full article here published in 1997 :http://www.anc.org.za/docs/anctoday/2007/at01.htm
  14. hayeh adi unbaa isu jiibinaya. xaajiga ayaamahan waxbaa si ka ah,
  15. Xaaji Xunjuf;959737 wrote: ^^ Ruled from Addis ababa never. dealing with the English in Ethiopia is something else. Xiligi aad wax isku walaaqi jirtay ba la gaadhay. I accept your backing down yaa xaaji after you've been busted by your own writing. good to see your somalinimo again.
  16. Xaaji Xunjuf;959732 wrote: He is from NFD he has no attachment to Somalia I think the Somalilanders are closer to Somalia than apophis really?? you just said you preferred to be ruled from Addis than Mogadishu.http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/71758-A-new-British-Ambassador-to-Somalia you are a funny chameleon.
  17. xiinfaniin;959694 wrote: halka Madaxweynaha Dowlada federaalka ah uu weheliyo Wasiirkiisa Madaxtooyada Faarax Sh. Cabdulqaadir, oo isaga shalay Muqdisho looga yeeray. This guy is the architecture of Culusow's stubborn policies, some people call him the new Shariif Sakiin. no hope if he is there.
  18. Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole oo weli booqasho ku jooga Dalka Kenya ayaa caawa 5 juun, wuxuu ka qayb galay Casho sharaf ay soo qaban qaabiyeen Xildhibaano ka tirsan Mudanayaasha Kenya. Xildhibanadaan ayaa kasoo galey Barlamanka Kenya gobolada Woqooyiga ee dadka Soomaalidu degaan. Mudanayaashaan oo tiradoodu aheyd 13 mudane kuwaasoo isugu jirey aqalka sare iyo kan hoose ayaa muujiyey tageerada ay u hayaan Madaxweynaha Puntland iyo doorkiisa hogaamineed ee arrimaha Somalia gaar ahaan Jubbaland. Casho sharaftaan ayaa waxaa dhinaca kale ku sugnaa ganacsatada Somalida Kenya kuwaas oo fadhigoodu yahay magaalada Nairobi. Kulankaan ayaa waxaa hadal ka jeediyey mudanayaal uu ka mid ahaa Hon. Adan Barre Duale ( Majority House leader) isaga oo sheegey in wadanka Kenya ku soo dhoweynayaan Madaxweynaha Puntland. Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Maxamud ayaa kulankaan hadal kooban ka jediyey isaga oo u mahad celiyey xildhibaanada Somalida Kenya iyo dowlada sida diiran ee loogu soo dhoweeyey Nairobi. Mudane Farole ayaa sidoo kale ka warbixiyey xaalada guud ee Somalia iyo Puntland isaga oo xusey baahida loo qabo in lagu dhaqmo Dastuurka Somalia. Mudanayaasha kasoo qayb galey casho sharaftaan ayaa ka koobnaa: 1- Hon. ( Dr) Maxamad Daahiye Ducaale 2- Hon. Ilyaas Barre Shiile ( Chairman) 3- Hon. Maxamad Mukhtar Sheediye 4- Hon. Shukran Xuseen Gune 5- Hon. Ahmad Ibrahim Cabas 6- Hon. Mohamad Cabdulahi Diriye 7- Hon. Adan Barre Ducaale 8- Hon. Abdirahman Ali Hasan 9- Hon. Abdinur Maxamad Cali 10 Hon. Yusuf Xaaji 11- Hon- Bakar Ogle 12- Hon. Cabdulqaadir Adan 13- Hon. Yusuf Xasan Madaxweyne Farole, Xildhibaan Adan Barre Ducaale Majority house leader”& Ilkajir Shukria Xasan Guure Barlamanka Kenya ” Gaarisa” Yusuf Xasan ” Nairobi Xafada Islii” Madaxweyne Farole, Yusuf Xasan iyo Xildhibaano kale. Xildhibaan Colow aqalka sare ee Kenya Xildhibaan Shadiye Barlamanka Kenya Madaxweyne Farole & Xildhiban Ilyaas Shiil Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Kenya & Ganacsato
  19. burahadeer;959494 wrote: unless Uhuru tells you othawise:D so lets break it down, 95% from your clan, and the rest 5% from the other 4 major clans, so how come 1.25% spanked 95% in Kalshaale just 2 years ago. go back to your maths sxb
  20. burahadeer;959491 wrote: that one clan is atleast 95% . woow, 95 must be your lucky number.
  21. Mario B;959486 wrote: To do this he has changed the constitution to favour his position. Yet he is the first to object when those in Mogadishu change the Federal Constitution! How hypocritical can you get! Could you elaborate on this Mr B, what part of the constitution did he change?