MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. xiinfaniin;964307 wrote: One day Somalia will be led by an Arab/Somali/Burcaawi . Do you mean Godane xiinoow?
  2. Carafaat;964296 wrote: I didnt know that. ;) that's the last nail for the coffin of our dear friend Carafaat's "Somaliweyn vision I think you are the last person exiting Ciil Qaran pls don't forget to witch off the lights
  3. " frameborder="0" allowfullscreen>
  4. His failed partie's name should now be changed to CIIL QARAN as he seems to be fuming for not getting a job. Does he has any chance of becoming president in the fiefdom of SL, NO. how can he has any chance while the three legit parties are from the Habros, the speakers of the TWO parliaments are from Habros, the important ministerial such as Foreign and interior ministers are from the Habros. Landers might say oh look at Riyaale he was not from the Habros, but Riyaale has won the lottery when Cigaal died. So Samatar you have zero chance of becoming something in the triangle.
  5. Cambuulo iyo bun;962789 wrote: this is just lazy journalism, how can you film a city the size of Mog from a rooftop, he should've gone down the streets and film.
  6. where is our friend Bun & Cambuulo. this reminds me Dugsi when we were young, when ever someone graduates we used to feast on this bun & cambulo. great days.
  7. those old days of long ganja sessions in north London did some brain damage I guess. Alphy sxb i always saw you as a nobody, so stay with your cantarbaqash, Ayuhal Ibil.
  8. I have no problem recognizing Togdheer and Waqooyi Galbeed, you can even turn it into a car park if you wish, but let others decide their fate. deal.
  9. loooooooooooool sxb SL is part of the problem, if the guys in Xamar looted houses and farms, you guys looted whole regions from us. .
  10. well first of all plz do not hijack this topic, its about appreciating our parliamentarians with all their illnesses and corrupt elements we should applause them. secondly to your question, sxb as long as you have quotation marks on the LOOTED properties I don't have anything to discuss with you as it will just waste my time and effort.
  11. Alpha Blondy;963746 wrote: Moonlight, will the parliamentarians resettle those whose properties were looted? Alphy, I think you should worry about how to keep your kids from tahriib, and secondly teach them not to be rapists.
  12. our parliament did something very important, they deserve a big thanks for their action, we encourage the president and the PM to do the same for the sake of these orphans. also the 1977 disabled war veterans who are hopelessly trapped in old Martiini Hospital with poverty and diseases deserve to be looked after.
  13. Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lacag gaareysa 30,000$ (Soddon kun oo Doollar) oo ay gunadooda bishan ka jarayaan ugu deeqay carruurta agoonta ah ee ay ka geeriyoodeen askarta Booliiska ah ee naftooda u huray dalkooda, dadkooda iyo diintooda kadib kulan ay Mudaneyaasha Baarlamaanka iyo Saraakiisha Booliiska ku yeesheen magaalada Muqdisho. Kulankan oo ka dhacay xarunta Golaha Shacabka ah ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa shir gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxaa soo xaadiray saraakiisha ugu sareysa Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed oo iyagu kasoo jawaabay u yeerista Xildhibaannada Baarlamaanka. Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo kulankan si rasmi ah u furay ayaa ugu horeyn uga mahad celiyey saraakiisha Ciidammada Booliiska ah sida ay ugasoo jawaabeen u yeerista Mudaneyaasha Baarlamaanka ayadoo talaabadanna ay muujineyso sida ay hay’adaha ammaanka gaar ahaanna Booliiska tixgelin u siinayaan la shaqeynta Baarlamaanka Soomaaliya. Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto C/xakiin Daahir Saacid oo kulanka ka hadlay ayaa tilmaamay inuu aad ugu faraxsanyahay inuu horyimaado Baarlamaanka Soomaaliya waxaana uu intaa ku daray in mar walba Saraakiisha Ciidammada Booliisku diyaar u yihiin iney ka jawaabaan awaamiirta Baarlamaanka. Intaasi kadib kulanka ayaa noqday mid ay albaabada u xiranyihiin ayadoo saxaafadanna dibad joog ay ka aheyd waxaana ay si hoose uga wada hadleen Mudaneyaasha Baarlamaanka iyo Saraakiisha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed sida ay uga wada shaqeyn karaan sugidda ammaanka Dalka iyo sida loo sixi lahaa dhaliilaha jira waxaana markii uu kulankaasi soo gebageboobay kadib saxaafadda la hadlay Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed. Ugu horeyn Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shirka jaraa’id ka hadlay ayaa tilmaamay in kulankii maanta ay si calool fiyoobi ah uga wada hadleen saraakiisha Booliiska iyo Xildhibaannada Baarlamaanka sugidda ammaanka Dalka iyo wada shaqeynta dhanka amniga ah islamarkaana kulanka lagu go’aamiyey in wada shaqeyn joogta ah ay Xildhibaannada iyo Booliiska ka yeesheen adkeynta amniga. “kulankan waxa uu ahaa mid muhiim ah runtii ka sokoow go’aaminta wada shaqeynta Baarlamaanka iyo Booliiska ammaanka waxaa kale oo ay Mudaneyaasha Baarlamaanku go’aamiyeen in lacag dhan 30,000$ (Soddon kun oo dollar) oo ay mushaarkooda ka jarayaan bishaan ay ugu deeqeen carruurta agoonta ah ee ay ka geeriyoodeen Askartii Booliiska ee naftooda u huray dalkooda,dadkooda iyo diintooda, waxaan rajeynayaa iney wadashaqeyntaan ay sii ballaaran doonto oo ay wada shaqeyn doonaan gudiyo labada dhinac ah”ayuu ku yiri shirkiisa jaraa’id Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto C/xakiin Daahir Saacid oo isaguna ka hadlay shirkajaraa’id ayaa uga mahad celiyey Xildhibaannada Baarlamaanka sida ay ugu damqadeen carruurta agoonta ah ee ay ka geeriyoodeen Askarta Booliiska waxaana uu talaabadan ku tilmaamay iney dhiiragelin u noqon doonto Ciidammada Booliiska ah ee hada shaqeynaya, sidoo kalena waxa uu taliyuhu ballan qaaday in wadashaqeynta Booliiska iyo Xildhibaannada Baarlamaanka ay noqon doonto mid joogto ah. Si kastaba kulankan ayaa kusoo gebageboobay jawi aad u wanaagsan maadaama ay si hoose sugidda ammaanka Dalka uga wada hadleen Taliska Booliiska saraakiisha ugu sareysa iyo Xildhibaannada Baarlamaanka ah ee Soomaaliya waana kulankii ugu horeeyey ee noociisa ah oo ay si wadajir ah xarunta Golaha Shacabka ugu yeeshaan Xildhibaannada Baarlamaanka iyo Taliska Booliiska Soomaaliyeed. JOWHAR.COM
  14. what an !diotic suggestion, he is telling me to forget my hard earned property and instead staring on a MiG fuselage will heal me.... and then hanky dory...happy ending. What a load of Marqaan Cantarbaqash. war heedhe stick to your little triangle and let the southerns solve their problems as you don't have the comprehension and the brains to enlighten us.
  15. MoonLight1

    Food

    Anisa;963478 wrote: It's one of the greatest pleasures but can also cause great pain and suffering. It has the power to rebuild your health, or make it worse. It brings people together and allows them forget their differences. Food is awesome! I was quite surprised to see no one had started a thread about food (correct me if I'm wrong). So, how many foodies are there on here? What's your favourite dish (Somali/non-Somali)? And do you cook? Anisa here is a thread I saw few months ago and it makes your mouth water. enjoy it.http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/64590-Somali-food-Gallery.?highlight=somali+food+gallery
  16. oh !diot Americans again. they are begging the Taliban to seat and talk with them as we speak let alone send them to hell.
  17. Alpha Blondy;963542 wrote: ^ Moonlight, its a suggestion, ma garatay? do you have any bright ideas? you need help because waa in laga saaro cuqdada kugu jirata, inaar. i actually agree with this. it won't bring back the dead but at least it'll give them some physical presence........ as though they're haunting us. 20 years later, the people of Somalia can recreate a newer version of their national psyche. waryaarahee we know who is filled with cuqdad and hate, if a status can cure a nation it would've cured you lot who wish death and destruction for Somalia and its people. tell me how a concrete slab will help the people of Mogadishu, just tell me plz. here is my bright idea of how somalis can reconcile. 1) vacate all properties looted. 2) establish a Nuremberg court like system. start from Gen Morgan and Dahir Rayale. 3) establish a true peace and reconciliation committee and bring victims and assailants together. If these steps are followed then I am sure we will have a harmonious nation. if not I can garantee you even if you build Liberty status and the ifiel tower it will do nothing. Magaratay inaaaaaaaaaaaaaaaaar.
  18. Such a memorial can help people to come to a closure, so one can truly move on. Why don't they eat cakes.;) you are suggesting a city without the very basic infrastructure to spend millions on concrete status, what a joke. reconciliation is a state of mind thing not concrete.
  19. http://hiiraan.com/news/2013/Jun/wararka_maanta22-22332.htm “Ma ahan mid la qarin karo in weerarro ay ka dhacaan gobollada ay dadka aan dalkan u dhalan ku nool yihiin, balse taas xal ayaan u raadinaynaa, waa in la joojiyaan ka badbadinta arrintan,” ayuu Zuma kaga jawaabay su’aal ay u soo jeediyeen mudanayaasha qaarkood oo ahayd in dadka ajaanibta ah six un loogu dilo dalkaas laguna boobo hantidooda... with six Somalis dead in this month only this bloody !diot is calling it "Kabadbadin"
  20. xaajigu marmar buu duceeyaa ee Alloow noo aqbal.
  21. And amiir faysal was right al the way when he said landers are migrating to xamar. xx would be next i say. Jb how is bar caynabo in hodan, one of my favs does it still exist?
  22. Waxaa maanta (Khamiis) uu dagaal xoogleh markii ugu horeysay ka dhacay bartamaha magaalada Barawe halkaasi oo ay ku dagaalameen labo kooxood oo ka wada tirsan kooxda Al Shabaab. Dagaalkan ayaa la sheegay inay ku dhinteen tiro dad ah oo u badan kooxihii dagaalamayey, waxaanse weli jirin illo madax banaan oo xaqiijin kara khasaaraha rasmiga ah ee dagaalkaasi ka dhashay. Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ka dhex bilowday labo kooxood oo qaarkood yihiin Ajaanib ka tirsan Al Shabaab kuwaasi oo hubka noocayadiisa kala duwan isu adeegsaday. Al shabaab ayaan weli ka hadlin dagaalka maanta ka dhacay Barawe, xili uu kusoo beegmayo maalin kadib weerarkii shalay lala beegsaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho, weerarkaasi oo ay fuliyeen dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dagaalkan u dhaxeeyo ciidamo kawada tirsan Al Shabaab oo kala taageersan Hogaamiyaasha sare ee Al Shabaab oo muddooyinkan danbe ku kala aragti duwanaa siyaasada hogaaminta kooxda Al Shabaab. Magaalada Baraawe ayey ku sugan yihiin xubno ay kamid yihiin Xassan Daahir Aweys, Ibraahim Afghaani iyo xubno kale oo dhawaan soo saaray qoraal ku socda madaxa Al Qaida oo lagu cambaareenayo siyaasada hogaamiyaha Al Shabaab Axmed Godane. Waxaa muddooyinkii lasoo dhaafay soo baxayey khilaaf u dhaxeeya qaar kamid ah Ajaanibta loo yaqaan Muhaajiriinta iyo qaar kamid ah madaxda sare ee Al shabaab, khilaafkaasi oo keenay iska horimaadyo dhowr ah oo bishii lasoo dhaafay ka dhacay gobalka Galgaduud, Bay iyo Jubada Dhexe. Dagaalka maanta ka dhacay magaalada Barawe ee ka tirsan gobalka Shabeelada Hoose ayaan la aqoon wuxuu salka ku hayo. Wixii war ah oo arrintan kusoo kordha dagaal baan idiinka soo tabin doonaa haduu eebo idmo. Horseed Media
  23. http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-22988404
  24. MoonLight1

    crazy.

    This is the other Saudi Arabia