MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. lol QatLand cheerleaders oo isu camiraya, wallee waa yaab, guys tell us more on the chaos in Caynaba and the tribal killings in the east, that would be more appropriator to talk, at the end of the day HAG & P'land ayagaa iska kaa xiga illeyn waa wada koonfurian wanllaweyntaad necbeydeene, and both are die hard unionists. long live Xamar, the burial-site of secessionism.
  2. Raysalwasaare Saacid oo booqdey qabrigii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ku aasan Garbahaarey March 31, 2013 Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayna ka mid yihiin Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaandhiga, xildhibaano iyo saraakiil kale ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo. Wafdiga ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey boqolaal dadweyne ah kuwaasoo sitay sawirada Ra’iisal Wasaaraha, waxayna ku qeylinayeen soo dhowaada Jaallayaal, iyaga oo lulalayay caleemo qoyan. Ra’iisal Wasaaraha ayaa markii uu gaaray magaalada Garbahaarey waxa uu durbadiiba guda galay kulamo uu la qaadanayo maamulka gobolka, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee bulshada si uu ugu kuurgalo xaaladda dhabta ah ee degaanadan. Odayaasha dhaqanka magaalada ayaa Xukuumada ka codsaday in laga garab siiyo dhanka amniga, gaara ahaana sidii looga sifeyn lahaa kooxaha nabadiidka ah degaanada gobolka Gedo ee weli gacantooda ku jira. sidoo kale odayaasha ayaa Ra’iisal Wasaaraha u cadeeyay in aysan wax lug ah ku laheyn shirka Kismaayo ka socda, cid reer Gedo ahna aaney ka qeybgalin. Odayaasha ayaa sidoo kale, Ra’iisal Wasaaraha iyo wafdigiisa u xaqiijiyay inay diyaar la yihiin inay ku wareejiyaan hantidii dawladda iyo xarumihii ay dawladdu laheyd, si loogu adeego bulshada. Dhanka kale, Ra’iisal Wasaaraha iyo xubno ka tirsan wafdigiisa ayaa galabta soo booqday qabriga madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Marxuum Maxamed Siyaad Barre, waxayna halkaasi ku dul aqriyeen Iqlaas, iyaga oo u duceeyey. Ugu dambeyntiina, Ra’iisal Wasaare Saacid ayaa ducada kadib, alle uga baryay inuu u dambi dhaafo “Wixii uu qabtay runtii waa wax muuqda, illaaheyna dembi dhaaf ayaan uga baryeynaa” ayuu yiri. horseedmedia.net
  3. Midowga Yurub ayaa ku ku dhawaaqeyn in 4-ta sano ee soo-socta Puntland ay ka hirgelinayaan mashruuc looga hortagayo xaalufka iyo abaarta, kaas oo ay ku baxayso €25milyan oo Euro. Midowga Yurub ayaa sheegay in xaalufka dhirta iyo abaarta soo noq-noqota ay tahay mid ka taagan dhulka daaqsinka ah ee Puntland, taas oo ay sababtey roob yaraanta iyo dhirta dhuxusha laga dhiganaayo, waxaana ay ballan qaadeen in ay la shaqaynayaan bulshada halkaas ku dhaqan si loo helo biyo xireeno xilliga roobabku da’aan, si biyuhu aysan badda ugu darsamin iyaga oo aan laga faa’ideysan. Mashruucan oo ah mid aad u ballaran ayaa laga doonayaa Tuulooyinka iyo Degsiimooyinku in aya Yurub qabaa in arintaani wax weyn ka qaban doonto nolosha dadka iyo xoolaha ay dhaqdaan, ayna heli doonaan biyo iyo baad ku filan. Mashruuca ayaa waxaa bar-bar socda in la dhiirigeliyo joojinta isticmaalka dhuxusha kaas oo faro ba’an ku haya deegaanka, waxaana Midowga Yurub dhiirigelinayaan in la hel shirkaddo ganacsi iyo wershado keena ama dhaliya Gaaska loo isticmaalo karinta cunnooyinka. Midowga Yurub ayaa sheegay in ay ku doorteen Mashruucan ballaran in ay ka fuliyaan deegaanada Puntland,maadaama ay tahay dhulka ugu roobka yar deegaanada Soomaaliya, isla markaana u nugushahay Xaalufka. Wasaaradda Deegaanka, Duurjoogta & Dalxiiska ee Puntland ayaa Midowga Yurub kala shaqeyn doonta barnaamijkan iyo NGO-yo maxali ah, Mashruucan ayaa soo socdey tan iyo sanadkii hore, waxaana uu noqonayaa haddii loo fuliyo sidii loogu talo galay mid wax badan laga faa’iido. Horseed Media Garowe, Puntland, Somaliya
  4. Alshahiid Sheekh C/Qaadir Faarax Nuur. They killed him while.. He was in the middle of Asir prayer (after he made the Rukuuc) In the Mosque. In the Jamaacah. on a friday. that is the best ending a muslim can wish. R.I.P yaa sheekh, Terror can never defeat us. he was a piller of peace in Puntland and all Somalia. he was a restless lion whos house was open 24 hours to mediate tribes, families, couples, and a pillar of Dacwah in Puntland. this is the day Garowe was intentionally blinded.
  5. Qaar ka mid ah isbaarooyinkii laga qaaday gudaha iyo duleedka Muqdisho oo dib loo howlgeliyey Iyadoo dhowaan saraakiisha ciidamada dowlada ay shaaciyeen in la qaaday guud ahaan isbaarooyinkii yiilay gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho ka dib amar arintaas oo ku saabsan oo ka soo baxay madaxweynaha Somalia ayaa warar saacadihii ugu dambeeyey soo baxay waxay sheegayaan in qaar ka mid ah isbaarooyinkii la qaaday dib loo howlgeliyey ayna gaadiidka ka qaadayaan lacago baad ah. Meelaha isbaarooyinka lagu soo celiyey waxaa ka mid ah degmada Dharkeynley oo lagu arkay illaa sadex isbaaro oo kala yaala inta u dhexeysa Ex-control Afgooye, Xoosh illaa tabakaayo Madow, kuwaasoo ay ku sugan yihiin rag ku lebisan dareyska ciidamada oo lacago baad ah ka qaadanaya gaadiidka. Gudoomiye ku-xigeenka degmada Dharkeynley Yuusuf Kabaale ayaa sheegay in maamulku uu kulamo ka leeyahay sida laga yeeli lahaa isbaarooyinka lagu soo celiyey jidadka degmadaas, wuxuuna xusay iney talaabo ka qaadi doonaan, hase ahaatee warar hoose ayaa sheegaya in isbaaroyinkaas ay ka dambeeyaan masuuliyinta degmada qaarkood. Dhinaca kale, isbaaro kale ayaa saaka la soo dhigay degaanka Xaawo Cabdi oo ka mid ah degaanada ku teedsan wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye, waxaana ku sugan ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan dowlada kuwasoo lacago kala duwan oo baad ah ka qaadanaya gaadiidka rakaabka iyo kuwa xamuulka ee wadadaas u kala gooshaya sida ay sheegeen dad saaka soo maray wadadaasi. Darawalada gaadiidka rakaabka iyo kuwa xamuulka ayaa ka cabanaya isbaarooyinka dib loogu ssoo celiyey qeybo ka mid ah gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho, iyagoo sheegay haddii aan talaabo deg deg ah laga qaadin ay dib u soo laaban doonaan guud ahaan isbaarooyinkii dhowaan laga qaaday caasimada oo gaarayay illaa 60 isbaaro, mana jiro illaa hada war ku saabsan arintan oo ka soo baxay saraakiisha amaanka dowlada. Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
  6. ^^^ Mashallah. we need to promote people like these, a nation without heroes and role models is a dead nation.
  7. oba hiloowlow;864259 wrote: Dr. Abdiaziz Maahaay Who's he? Oba tell us more about him.
  8. Abwaan;864197 wrote: MoonLight1 gardarrada jooji adigaba mar dhow baa daadku ku qaadayaa insha Allaah. Seriously doorashada ayaa lagu jiraa oo Soomaaliya meelaha kale oo dhan waxa ka socda Xamar ma ahane waa iska gaabiyeen. Xitaa Dr. Cismaan baa ayaantaan shaqadisii gabay cid kale iska daaye, if you know what I mean. lol Abwaan i was just reminding some people like Oba & Shinbir to start booking a long holiday after the vote, just like Liiban & co did. I don't know why Aaliyah wali la soo indhacadahay, she is a tough girl and still behind the prof 100%.
  9. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;864177 wrote: Runtii, Che, what is so 'great' about kunka shilin ayaa sawirkeyga ku yaalo (she is lucky haddeeba nasiib u heshay, though islaan kale la sawiran), Manchester City ayuu once hal game u ciyaaray iyo Ina Wariiri. Habar fadhida lagdin la fudud, waryee MMA First do you know the reason she is pictured at the 1000 note, I think you don't, This woman donated to the government of that time more than 10 land plots she owned on commercial areas of Mogadisho which she badly needed so that the gov could use it for the public interest, in return the gov honored her by putting her face on the 1000 note. In my view that is greatness since she contributed to the nation, if that is not greatness than maybe Sh.Sakiin is your kind of GRRREEETT.. Abdisalan may have played one game or 100 but he put our name on the world stage when all we see about Somalis is desperation and bad image. So tell us if you even ever kicked a ball for even Buurhakaba FC then we'll consider you a hero like ina Wariiri. Lets not envy those people, even if they contributed to society little things.
  10. Xaaji Xunjuf;864119 wrote: Carafaat tell me about Somaliland hurry hawl badan ba ii sugeyse eeh igu dhakhso Xaaji SL news must be boring, Habar X baa habar Y eryaneysa, Xuduudii waa la xidhay, Koodhbuudh baa la xusay, Afar faq-ash baannu dillay. must be the same old story. Carafaat did you visit LA or you chickened out? and how did the people saw the boiling politics of the south?
  11. General Duke;864093 wrote: ^^^Abtigi's did some research in the last 24 hours... mise marqaankii baa jabay....
  12. 24 hrs ago Abtigiis;863654 wrote: Marka ugu horeeysaa, haduu Cabdiweli madaxweyne noqdo eey eey dhalay oo ay iska dhaleen Faroole iyo General Duke iigu yeedha!!. 24 hrs later Abtigiis;864065 wrote: By the way, if he is elected, I can live with it, will even support it personally assuming I can be of any support (which is unseemly). The bigger cause of getting Somalia right is what matters, not my preference of one individual over the other. come on Abtigiis, make up your mind.
  13. war heedhe meeye saaxiibadeen reer khaatumo? saantoodii iyo shanqartoodii way yaraatay siduu adeer Cali dariishadda uga baxay;) waxaan filayaa in Cabdiwali guushiisu aamusin doonto inta hartay.
  14. nuune;730120 wrote: I have a feeling that he will resign on September 27, 2011, forced resignation by our king Mahiga. where is Nuunow horta?
  15. Abdalla Ahmed Moallim. Abdalla Ahmed is a 16 year old Hafiz of the Qur'an and won the 3rd place on the prestigious Dubai 2011 Quran recitation competition. The 10 winners of DIHQA’s 15th edition were Khalid Mohammad Salem Al Qandoos from Libya placed first, Edrees Saeed Eisa from Nigeria second, Abdullah Ahmad Muallem Husain from Somalia third, Ahmad Reda Mahmoud Al Qasrawi from Egypt fourth, Mohammad Adam from Niger fifth, Abdullah Hamad Salem Hamad Abu Shraideh from Qatar sixth, Saleh Ahmad from Cameroon seventh, Mo’ath Bin Ghazi Bin Murshed Al Tayeb from Saudi Arabia eighth, Mohammad Huraiz Shazwan Bin Mohammad Arfeen from Malaysia ninth, and Mohammad Al Ameen Ahmad Ali from Bangladesh tenth. http://gulfnews.com/in-focus/ramadan/dubai-crown-prince-honours-winners-of-holy-quran-contest-1.854754
  16. Siciida Abuukar Wariiri Saciida Abuukar Wariiri,oo haatan ku nool magaalada Toronto waa gabadhii ugu horeysay taariikhda kubadda koleyga Soomaaliya ee ciyaarta kubadda koleyga,iyadoo ka soo bilowday cayaarihii dugsiyada,xaafadaha,ka dibna ku biirtay naadigii Dowladda Hoose Muqdisho isla markiibana loo doortay xulka qaranka Soomaaliya
  17. Ijaabo Sugule Xalane Ijaabo Sugule Xalane waa mid ka ah gabdhaha ku sawiran lacagta kunka shilinka Soomaaliga ah ee farsameynaya farshaxanka hidaha iyo dhaqanka dalka, waxay darajadaas ku muteysatay 15 boos oo sida ay sheegtay ay siisay Dowladdii dhexe ee dalka ka jirtay. Gabadhii Nasiibka u yeelatay in sawirkeeda wax lagu iibsado waxa ay haatan ku nooshahay Aqal Soomaali ay ka dhex sameysatay Shaleemo Shenteraale ee degmada Xamar weyne, da’deeda oo 75 jir ah waxaa u wehliya Duruuf adag oo ay ku jiraan ayada iyo carruur ay ayeeyo u tahay. Her face must be in the pocket of almost every person in Somalia.
  18. get out. this is better than posting tumors.
  19. Che -Guevara;863967 wrote: This would have been more useful info on women's progress or lack of. Some lady wearing Hijab on TV is not news but her getting assaulted by army of men despite her Hijab should be news. still seeking attention hehehe. lets extend another 24hrs for your one man show;)
  20. Shire Jama Ahmed Was a Somali linguist who is credited with having devised a unique Latin script for transcribing the Somali language. Shire Jama's winning Somali Orthoraphy was chosen from eighteen competing new orthographies in 1972 by the Language Committee and the ruling party. The committee commenced its work back in 1960. In the late 1960s, Shire and a few other Somali linguists presented before the Somali Language Committee, an organization in charge of settling Somalia's outstanding language issue, and eventually deciding between several prospective orthographies. These scripts ranged from Arabic to some resembling Ge'ez, an ancient Ethio-Semitic writing system. Among those proposed was the Osmanya script, an orthography invented in the early twentieth century by the ********** poet and ruler, Osman Yusuf Kenadid, which had enjoyed a strong following. Shire's competing orthography, for its part, was derived from Latin characters, and it omitted a few letters (p, v and z) to accommodate the unique sounds of the Somali language. Shire also introduced combination letters (kh, dh and sh), which were in many ways exclusive to the language. In 1972, his proven orthography was selected as Somalia's national writing script for Af Soomaali (as the Somali language is traditionally referred to). Dr. Ahmed Shire 'Lawaaxe' is the first Somali man to graduate from a Western univeristy. Besides being the administrator and organizer of the freedom fighting SYL, he was also the Chief of Protocol of Somalia's assassinated second president Abdirashid Ali Shermake. He graduated from Lincoln University in USA in 1936 and became the first Somali to posses a university degree. Asli Hassan Abade was the first and so far only female pilot in the Somali Air Force (SAF). A prominent member of the SAF, she paved the way for gender equality within the military ranks. Hashim Duale MBE Hashim won the prestigious MBE award (Member of the Order of the British Empire) for his service to Somali community in Leicester United Kingdom. Abdisalam Abdulkadir Ibrahim Caddaay. First Somali to play in the Premiership. Is a Norwegian footballer who plays for Strømsgodset, on loan from Manchester City. Born in Mogadishu, Somalia, Ibrahim moved to Norway in 1998. He began his football career as a youth in Norway with Øyer-Tretten before eventually moving to Lørenskog, where he played for Fjellhamar. He got his debut for Fjellhamar's senior team in 2006. In early 2007, Ibrahim signed a three-year deal with Manchester City's youth academy, effective from 1 July 2007.In the spring of 2008, he was on the winning team in the FA Youth Cup final, as Manchester City beat Chelsea 4–2 on aggregate. Please add any other personalities
  21. Mooge;863623 wrote: if it was saudi arabia allowing non hijabed women reading evening news, most atheists would be here saying what a wonderful thread this is. loool. atheists waa xoolo iska socda. ismaba ogo waxey samaynayan. lol@Mooge These elementary atheists give bad name to their cause, open a thread about Islam and they will swamp and make all kind of mosquito noise as if their whole life has been dedicated to defame and bash Islam. War yaa u sheego in diintan lagu daalay in lala dagaalamo. cag ma dhammaatee kabteedaa dhammaato.
  22. Waryaada hee ciyaalkan yaryaree aan wali dhaafin chapter 1 of Marxism this is a great day for alot of Muslim women who felt their liberty were taken away by atheist dictators of egypt. I am sure if this was about the Vatican allowing homo marriage you would've been jumping up and down. hypocrites..
  23. lol. I never new A shababist/atheist exists. a mix of Maadeey & Raamsade. Che, this piece of cloth is very important to a lot of people including I am almost sure your mother/sister or wife. and here is a just few of the things you reported and opened a whole thread for which has nothing to do with Somalis. I don't know if your doing this for the sake of argument after GD got tired with you, or you are a comedian as Alpha said. Shooting a sikh man in Wisconsin http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/66634-Shooting-at-Sikh-Temple-in-Wisconsin?highlight=che-guevara Man with 200lb Tumor http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/65465-The-Man-With-The-200lb-Tumor?highlight=che-guevara