MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. the khaldaan crew are agitated and enraged for JL's success. thanks for the update Mr Mafia.
  2. http://saadaalnews.com/2013/06/29/deg-deg-wadaad-mayalka-adag-ee-xasan-daahir-aways-oo-loo-soo-wado-muqdisho-maxaa-isbadalay/
  3. http://jowhar.com/news.php?readmore=567
  4. Xasan Daahir iyo xubno reer Aweys ah oo isku haray iyo ciidanka oo diyaar u ah in ay qasab ku kaxeeyaan Waxaa hadda garoonka diyaardaha ee Cadaado ku sugan diyaaradii Muqdishu u qaadi lahayd Xasan Daahir waxaana qolka Xasan kula jira oo kaliya xubna qoyska reer Aweys ah. Waxaa ka soo baxay dhammaan xubnihii kale Xasana wali waa diidanyahay inuu diyaaradda raaco. Ciidanka Ximan iyo Xeeb ayaa diyaar u ah in ay Xasan qasab ku saaraan diyaaradda taasoo magac xumo u soo jiidi doonta wadaadka oo haddii uu ku sii adkaysto diidmada mutaysan doona xabsi iyo in qasab sharciga lagu hor geeyo. Marka la eego dhaqanka xasan daahir waxay u egtahay in qasab diyaaradda lagu saari doono. ximaniyoxeebaha.com
  5. guys go and worry about the epidemic rape which is engulfing your triangle. let the konfurians deal with their problems.
  6. haha, if dayniile which is a strong anti JL website conceded defeat what else do you expect. waiting for hadhwanaag??? there are reports of Huuraale hiding among women and children, i assume he must be wearing burqa.
  7. Xaaji Xunjuf;965189 wrote: Source? http://kismaayonews.com/2013/06/29/dagaalkii-kismaayo-oo-joogsaday/ http://dayniile.com/ http://www.puntlandpost.com/kismaayo-ciidamada-jubbaland-state-oo-soo-afjaray-dagaaladii-socday-warbixin/ and many more. your prayers went un answered yaa xaaji;) JL is getting stronger.
  8. Ka dib dagaal socday labo maalmood oo xiriir ah ayaa ciidamada Axmed Madoobe waxay galabta si buuxda ula wareegeen magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose. Ciidamadii ka soo horjeeday ee uu hogaaminayey Col. Barre Hiiraale ayaa ka baxay dagaalka si lama filaan ah iyagoo aaday magaalada banaankeeda. Xaalada magaalada Kismaayo ayaa hadda degan mana jiraan wax rasaas iyo madaafiic ah oo dhaceysa, iyadoo ay wadooyinka u soo baxeen dadweyne la yaaban isbedelka dhacay kuwaasoo eegaya burburka iyo khasaaraha uu reebay dagaalka. C/naasir Seeraar oo ah Afhayeenka maamulka Axmed Madoobe ayaa sheegay in magaalada ay haatan si buuxda uga hayaan gacanta, ayna ka sifeeyeen wax uu ugu yeeray kooxo isbaheystay oo ka kooban Al-Shabaab iyo dowlada Somalia kuwaasoo uu sheegay iney carqaladeynayeen amaanka. Sarkaal u hadlay ciidamada Barre Hiiraale ee ka baxay Kismaayo ayaa sheegay in ay joogaan meel aan ka fogeyn Kismaayo ayna dagaal rogaal celin soo qaadi doonaan, isagoo xusay iney xeelad dagaal uga baxeen Kismaayo ka dib markii ciidamada Axmed Madoobe ay gacan ka heleen kuwa Kenya sida uu yiri. Weli si rasmi ah looma oga khasaaraha dagaalkii shalay iyo maanta ka dhacay Kismaayo hase ahaatee qiyaastii 20 qof ayaa ku dhintay dad 50 ka badana wey ku dhaawacmeen kuwasoo u badan shacab, isbitaalka Kismaayana waxaa buux dhaafiyey dad fara badan oo dhaawac ah.
  9. The S folks of Cadaado want to get rid off him as it brings them unwanted bad publicity, but the the C folks of Guriceel where xasan hails from don't want their old man end up with orange suit and humiliated if he's sent to xamar.
  10. very possible thing, if he goes to Galgala its a win win situation for the SFG and his Tolka, then he will become a Puntland problem.
  11. Xasan Daahir oo mar kale diiday in Muqdisho loo soo qaado iyo Xiisad ka taagan degmada Cadaado Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ku sugan degmada Cadaado ayaa mar kale diiday in loo soo qaado magaalada Muqdisho iyadoo xiisad arintaas ka dhalatay ay ka taagan tahay gudaha degmadaas. Wararka ayaa sheegaya in Xasan Daahir uu dhowr jeer isbedelay mowqifkiisa 48-kii ee saac ee la soo dhaafay isagoo marna ogolaanayey in Muqdisho loo soo qaado, marna diidayey. Odayaal iyo waxgarad ka baxay Muqdisho oo maalmahan kulamo la lahaa Xasan Daahir ayaa sheegay saaka in Shiikh Xasan Daahir uu si kama dambeys ah uu xalay uga ogolaaday in Muqdisho uu u soo raaco, hase ahaatee saaka ayey wararku sheegayaan inuu mar kale Xasan Daahir ka laabtay aqbalaadiisii isagoo sheegay inuusan Muqdisho aadeynin. Arintaas ayaa waxay si weyn uga careysiisay maamulka Ximan iyo Xeeb iyagoo ciidamo fara badan ku wareejiyey guriga uu Shiikh Xasan daahir ka degan yahay degmada Cadaado. Sidoo kale, ciidamada Ximan iyo Xeeb ayaa xabsiga u taxaabay saraakiil iyo wiilal Xasan Daahir ilaalo u ahaa oo kala soo baxsaday degmada Baraawe, kana tirsan Al-shabaab. Afhayeenka maamulka Ximan & Xeeb Maxamed Nuur Hagafey ayaa saxaafada u sheegay in Xasan Daahir uu ka laabtay ogolaanshihii ahaa in Muqdisho loo soo qaado, hase ahaatee aysan weli ka quusanin oo weli wadahadalo lagula jiro, isagoo beeniyey in raggii la socday la xirxiray. Warar soo baxaya oo laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Xasan Daahir ay kulankii ugu dambeeyey la leeyihiin odayaal iyo waxgarad ka baxay Muqdisho, haddii uu dalabkooda diidana maamulka Ximan iyo Xeeb ay u qorsheysan tahay iney si qasab ah ku soo saaraan dayuuradii u soo qaadi laheyd Muqdisho.
  12. warsamaale;965015 wrote: Huh! so you know better than the Egyptians ?? MB has been a disaster for that country in only its first year. Opposing Mubarak and providing welfare was the easy part, its in actual governing that they have been brutally found out as incompetent, anti-democratic and intolerant. how can you govern when these thugs were protesting from day one paralyzing the country and causing the economy to nose dive, how can you govern properly when there is daily barrage of hooliganism, thuggish and sectarianism fanned by the old regime orphans. The MBs are part of the fabric of the Egyptian sociaty and has been there for more than 80 years but they are not being given any chance to govern due to the geo-politics of the region.
  13. Mad_Mullah;965004 wrote: So: Opposition funding thugs to attack and disrupt normal life + Government not fully controlling the police + Rise in prices/lack of benzine + The Ethiopian Dam = the end of Egypt. MadMullah adigana ma xaaji habaar number two miyaad noqotay, war masaakiintan balaayo ha u saadin. on a serious note Egypt is passing through delicate time, these secular opposition thugs want to change the democratic game for the worst, Morsi was elected by 53% of the popular vote and should only be overthrown by the ballot box in 4 years time, these so called oppositions are the orphans of Mubarak who can not accept a MB president is in charge, what about if they succeed on sunday by overthrowing the government, do you think the millions who elected Morsy will standby and just surrender??? no they will in turn become the opposition and organize dozens of million march protests until they over throw the seculars and the cycle will just go on and on and on.
  14. 16 of March 1968 Washington post article about Somalia's new found treasure. http://news.google.com/newspapers?id=hbVWAAAAIBAJ&sjid=gOkDAAAAIBAJ&pg=7276,235261&dq=somalia&hl=en
  15. http://uk.eurosport.yahoo.com/blogs/tramlines/mo-farah-trouble-filming-wimbledon-centre-court-royal-140004760.html
  16. Xasan Dahir Aweys ayaa sheegay in Maleeshiyada Ahmed Godane qabteen Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo Ibrahim Afakhani ku jiray hasse yeeshee uu khaarijiyay todobo ka mida. “Nin Mareykana,Nin Faransiisa iyo shan Sarkaal oo Somalia uuna ka mid yahay Ibrahim Afakhani ayuu dilay ,waxaana ka quusanay inaan fahamsiino shareecada iyo jihaadka” ayuu yiri Xasan Dahir Aweys oo si kooban uga hadlayay xaaladaas. Xasan Afrax oo u dhashay beesha Cadaado ayaa la weydiiyay,wuxuuna uga jawaabay ” Waa nool yahay baraka beelahaas”
  17. Nice to see Xamar come back to life. this pic scared the sh!t out of me. it looks like where thriller was filmed. very spooky
  18. Naxar Nugaaleed;964627 wrote: looool at he doesn't look like a hag. on a serious note, does anyone have any idea how Hag ended in the middle khatumites? Maybe their great grand father fled from xarardheer by boat and ended up in Maydh but the Dervish governement at the time sent him a private plane which landed him in Adhicadeeye airstrip.
  19. Muqdisho (RBC Radio) Warar naga soo gaaraya Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa waxa ay sheegayaan in marka uu waaga baro SH Xassan Daahir Aweys loo duulin doono Magaalada Muqdisho. Diyaarad si khaas ah ay madaxda Dowlada Fedraalka ay u direen SH Xassan Daahir ayaa hada ku sugan Magaalada Cadaado. Sh Xassan Daahir, Dowlada Fedraalka, Odayaal Dhaqameedka Beesha Shiikha, iyo Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa isku wada afgartay in Dowlada Fedraalka lagu wareejiyo Sh Xassan. Xog ogaaliinta Raxanreeb.com u waramay ayaa waxa ay sheegayaan in SH Xasaan uu balanqaadyo ka heysto Madaxda Dowlada. Qabanqaabada soo dhaweynta SH Xassanb Daahir ayaa waxaa ka socda qeybo kala duwan ee caasimada Dalka Soomaaliya. Wararka waxa ay sheegayaan in labadii bilood ee ugu danbeeysey ay dowlada dadaal badan ku bixisay SH Xassan sidii uu uga tanaasuli lahaa mabaadiida Al Shabaab ugana soo farabaxsan lahaa Al Shabaab. Wadaniyiinta Xorta ah ayaa waxa ay u arkaan talaabadaan mid rajo galin karta in raga kale ee wali ku qanacsan Al Shabaab ay u noqon doonto mid ay ku daydaan una sahli doontana bari iska yeelida Al Shabaab. Waxaan wali kala cadeyn sida shacabka Soomaaliyeed u arki doonaan isbadalka Sh Xassan
  20. War Deg Deg ah– Oday Xaad oo Madaxtooyada lagu arjey inu ololeynaya in Xasan Sheikh Aweys la keeno Xamar ka dib hanjabaad kasoo yeertey Ehlu Suna Waljameeca Culumada Ehlu Suna Waljameeca ayaa ku baaqay in si deg deg ah iyaga loogusoo gacan galiyo Xasan Daahir Aweys oo iminka ku sugan Cadooda hadii kale ay weerarayaan Cadaado, Hadalada kasoo yeerey Sunawal Jameeca waaxay fadhiga ka kiciyeen Odoy Xaad iyo Xulufadiisa , waxaana saaka barqadii Villa Somalia lagu arkey Oday Maxamed Xasan Xaad iyo sadex oday oo la sucda, waxayna Madaxtooyada u yimaadeen sidii Xasan Daahir Aweys Diyaarad loogu diri lahaa si uu Xamar u yimaado. Xaalada ayaa hada u muuqata Mid cakiran ka dib markii laga warheley in Imaatinka Xasan Daahir aweys ee Gobolada Dhexe uu ahaa mid Villa Soomaaliya waxkasoo abaabushey, Waxaase iswaydiin Mudan Hadii xasan Daahir la keeno Muqdisho meesha uu ka galayo Sirdoonka Caalamka iyo Amisom. Odoyaasha ay ka mid yihiin Maxamed Xasan Xaad ayaa la sheegey iney qaybwayn ka qaateen in Xasan daahir aweys uu aado Gobolada dhexe ka dib markii khilaaf Xoogan soo kala dhex galay isaga iyo Saraakiisha Al-shabaab, Waxaana Hada olole xoogan ka socdaa Villa Soomaaliya sidii lagu keeni lahaa Muqdisho.
  21. inteen kabaxaa, meel Alla. The Ethios must be pressuring on Ximan xeeb to hand him over to them.
  22. Xaaji Xunjuf;964299 wrote: Takfiris weye kuwani diin ma yaqanaan. xaaji sow adigii Godane amiir ugu yeeri jiray,waaku sidee? mise Godane waa cidda?