MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. "Work for the dunya as if you were to live forever, and work for the akhirah as if you were to die tomorrow." Quote from Prophet Muhammad PBUH.
  2. Culusow is shifting us to dangerous waters.
  3. Beesha ********** ayaa waxay si buuxdo ay ugu dhawaaqday dagaal ka dhan ah Beesha, ee degta Gobolka Shabeellaha Hoose, kadib Xiisado Ka Dhashay Dil Loo Gaystay dad Rayida oo u dhashay beesha **********. Maleeshiyaad ka amar qaata Madaxa Hay’ada UNICEF Muqdisho Axmed Dishibiliin iyo Madaxweynaha Udubland Abdullahi Ibrahim Cadow ayaa la xaqiijiyay inay Qayb ahaayeen in la xasuuqo dadka u dhashay ********** ee beeraha iyo ganacsiga ku leh Shabeeladda hoose, Sida uu Xaqiijiyey Imaanka Beesha. Imaamka Beesha ********** Imaam C/Laahi Khaliif, oo Warbaahinta Magaalada Muqdisho la hadlay, ayaa wuxuu si buuxdo uu ugu dhawaaqay dagaal ka dhan ah Beesha, ee Gobolka Shabeellaha Hoose. DHEGAYSO BEESHA OO ICLAAMISAY DAGAAL CULUS http://kalshaaleonline.com/dhegayso-beesha-/ Imaamka ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Beesha, ay kordhisay xasuuqa iyo daan-daansigeeda ka dhanka ah Beesha **********, isagoo intaasi ku daray inay marar badan ka xishoodeen, balse wuxuu sheegay inay taasi garan weyday. Sidoo kale wuxuu sheegay inay kaga ashtakoodeen Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu hogaamiyo, laakiin wuxuu sheegay inay Dowladdu waxba ka qaban weysay. Maleeshiyo beeleedyo u dhashay ********** ayaa u dhaqaaqay Shabeeladda hoose halka dhinaca kalena Muqdisho ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo lagu baadigoobayo Madaxa Hay’ada UNICEF Dishibiliin iyo Xildhibaanada ,siyaasiyiinta u dhashay Beesha. Xiisada colaadeed ee u dhaxeeysa iyo ********** oo Muqdisho iyo Marka si weyn u ruxday ayaa la filayaa in lagu kala bixi doono 48 Saac gudahood.
  4. Maaddeey;970526 wrote: 'Tuug intaan tuug la dhihin.. hee..'??. true.
  5. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;970520 wrote: Waa Jacfar Numeyrigii Reer Suudaan. Jamaal Cabdinaasir xiligaan ma nooleen. Sawirka waxee u egtahay in la qaaday bilowgii sideedamaadkii (sideedameyadii). Xusni Mubaarak ka talinaaye markaas Masar. Sababta uu ugu muuqan Xusni Mubaarak sawirka waxaa ugu wacan waagaas Masar cunaqabateyn ayaa saarneyd. Cunaqabateyntana waxaa loo saaray heshiiskee la galeen Yahuuda dhamaadkii toddobaadameyadii. THNX FOR THE CORRECTION MMA, THE GUY HAS THE SPLIT IMAGE OF GAMAL ABDINASIR.
  6. Alpha Blondy;970467 wrote: epic fail. CHECK THIS IF YOU DOUBT https://fbcdn-sphotos-f-a.akamaihd.net/hphotos-ak-ash3/943618_540039769367434_1420035925_n.jpg
  7. Dr_Osman;970431 wrote: ...Heroic Bill Sending The State Back To Clan Politics.. heroic iyo clan kala daa yaa Doktor. this is a step backward for a decade thanks to the Kings of Qardho, they made it easier for farole to come back. now who can prevent from farole a second term, he has the funds and the network to get another term.
  8. ...must take to the street to give me a mandate and command to end terrorism and violence....... in other words "give me a blank cheque for islamist crack down". I see another syria brewing.
  9. the man who is on siyaad barre's left is gamal abdinasir,..... waryaa, hana danbaajin sxb waanu soomannehee, read my quote at the top, unless you can't figure your right from your left.
  10. The blood stained point in Badr masjid where the sheikh was shot dead.
  11. Fagaare ku yaala magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa waxaa maanta lagu toogtay labo nin oo ka mid ahaa kuwii ka dambeeyey dilkii Shiikh C/qaadir Nuur Faarax (Gacamey) oo ka mid ahaa culimaa’udiinka Soomaaliyeed. Labada nin ee saaka ciidamada Puntland toogashada ku fuliyeen oo lagu kala magacaabi jiray C/raxmaan Xuseen Jaamac (Bile) oo isagu ahaa gacan ku dhiiglihii dilka geystay iyo C/llaahi Xuseen Axmed oo isna la sheegay inuu wax ka abaabulay ayaa ka mid ahaa dhowr iyo toban qof oo dhowaan maxkamada darajada 1aad ee Puntland ay ku heshay iney ku lug lahaayeen dilka Shiikh C/qaadir Gacamey. Goobta ay ciidamadu ku fulinayeen xukunka toogashada ah ayaa waxaa loo diiday iney tagaan qeybaha warbaahinta iyo dadweynaha magaalada Garowe, waxaana weli ku jira xabsiga dil sugayaal kale oo la xukun ahaa labada nine ee saaka la toogtay. Shiikh C/qaadir Nuur Faarax (Gacamey) oo ka mid ahaa culumaaudiinka Soomaaliyed ee wax badan ku soo jiray fidinta diinta Islaamka ayaa lagu toogtay isagoo salaad u taagan masjidka Al-Rowda ee magaalada Garowe 15kii Febraayo ee sanadkan.
  12. Garowe oo lagu qisaasay ragii Dilay AHN Shiikh C/Qaadir 23 Jul 23, 2013 - 1:51:04 AM Magaalada Garowe ayaa saaka 23 July,2013 waxa dil toogasho lagu fuliyay laba nin oo horey maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ugu riday ka dib markii lagu helay falkii lagu dilay AHN Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax. Shiikha ayaa lagu dhex dilay Masjidka Al-Badr ee bartamaha magaalada Garowe salaadii Casar isaga oo tukanaya 15 February,2013. Nimanka la qisaasay maanta ayaa kala ahaa Cabdiraxman Xuseen Jaamac Bile oo ahaa ninkii dilay Shiikha iyo Cabdulaahi Cismaan Axmed ''Caynte'' oo ahaa qabanqaabiyihii falkan. Cabdirxman oo fuliyay dilka ayaa isku dayay inuu ka baxsado goobta balse dadweyne ka agdhowaa ayaa ku guulaystay inay soo qabtaan ka dibna ku wareejiyaan booliska ,inkastoo uu dhaawacyo gaarsiiyay saddex ruux. Halka Caynte uu u baxsaday dhanka Laascaanood oo ay gacanta ku dhigeen Booliska Somaliland ka dibna wadahadal dhexmaray Puntland ay dib gacanta ugu soo geliyeen dhigooda Puntland 13 March,2013. Cabdulahi cisman axmed Caynte. C/raxmaan xuseen Jamac Bile Qisaasta ayaa goob joog waxa ka ahaa masuuliyiinta garsoorka ,maamulka iyo taliyaasha ciidamada. 16 Feb,2013 Aaskii Shiikha ayaa culimo faro badan ay ka soo qaybgashay Garowe iyo weliba masuuliyiin ka tirsan DF Somalia. 24 Feb,2013 Banaanbax balaaran ayaa ka dhacay isla magalaada Garowe oo dadku ku muujinayeen carada ay ka qabaan dilka Shiikh iyagoona ka soo horjeeday kooxda Al-shabaab. 24 May,2013 Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ee gobollada Nugaal,Mudug ,Sool iyo Cayn ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ah oo loo haystay dilkii Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax. 16 July,2013 Maxkamada Rafcaanka ee ciidamada Puntland ayaa mar kale ku xakunta dil toogasho. Magaalada Bossaso ee xarunta gobolka Bari ayaa 30 April,2013 lagu fuliyey xukun dil toogasho ah 13 qof oo ay ku jirtey haweeney kuwaasi oo lagu helay dilkii AHN Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxman iyo dilal kale oo ka dhacay gobolka Bari. GAROWE ONLINE
  13. http://www.boocameonline.com/wp-content/uploads/2013/07/Track-1.mp3 http://www.boocameonline.com/wp-content/uploads/2013/07/Track-2_01.mp3
  14. you still haven't made up your mind, once you said Somalia will be theirs, and now only Italian Somalia, lol. Garoodi sxb keep your nightmares with the D block. you are a man with inferior complexity issue.
  15. GAROODI;970099 wrote: If hag can secure mugdisho and hold it Somalia is theirs. .. agree. from Raskamboni to Lowyacade as president Xasan sheekh mentioned on his 26th of june speech. we have no problem with that.
  16. Mooge;970088 wrote: you are saying faroole is smarter than baadiyoow? loool. ninyow you are too desperate to save qoslaye now that you are losing your brain. badiyow is opposition and gheedi is the same. they have the right to criticize this goverment just like others would have criticized them. lool Mooge ninkan hala yaabin, he is an impressionable, naive man influenced by Amin Amir cartoons.
  17. Cambuulo iyo bun;970080 wrote: when faroole and his allies failed with everything else they came with this idea that Geedi and Baadiyow should oppose the SFG and that it would do damage to Hassan sheikh and his community but they are failing so its due time to go back to the drawing board again is Faroole that powerful??? crazy Paranoia
  18. Cambuulo iyo bun;970074 wrote: Beesha is 100% supporting Hassan sheikh Yaaya, been badnaa, Arreey shiribka jooji. baaquli qandha qurquriyee.100% kulahaa
  19. Mooge;970070 wrote: that is why this government was nicknamed "candhowadaag". loool. loooooooooooooooooooooooooool
  20. Cambuulo iyo bun;970068 wrote: Epic fail,your theory failed terribly Baadiyow himself is from the Galgaduud Branch Canbuulo, thanks for the correction sxb, enlighten us what is going on, is this a power struggle or else? I heard these guys are encouraged by what happened in Egypt.
  21. Cali Geedi:Madaxweyne Xasan Waa Maskiin aan Dadaka u naxeynin oo Dad gooni ah ka amarqaata.(Dhageyso) Ra’’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ,oo la hadlaayey warbaainta qaar kood ,ayaa waxaa uu siweyn u dhaliilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud. Cali Geedi ,waxaa uu sheegay in Madaxweyne Xasan Shiiikh Maxmauud ay ku harereysanyihiin Dad gaar ah oo uu wax ka maqlo waxaana uu intaasi ku daray Geedi in Xasan shiikh uu albaabka ka xirtay Dadkii Dowlada Lahaa ee soomaaliyeed. Cali Geedi oo u muuqda Siyaasi siweyn u mucaaradsan Madaxweynaha Soomaaliya ,waxaa uu seegay in Madaxweynaha iyo Koxdiisa ay san rabin nidaamka Federaalka Soomaaliya.
  22. C/laahi Sh.Xasan oo ah gudoomiyaha Xisbiga Nabada oo wareysi siinayay mid kamid ah Idaacadaha Muqdisho, ayaa ayaa waxa uu kaga hadlay amni darida maalmihii danbo kusoo kordheysan qaar kamid ah Xaafadaha Magaalada Muqdisho iyo waxyaabaha sababay. C/laahi Sh.Xasan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in amaanka magaalada Muqdisho uu lamid noqdo sidii uu ahaa 3 sano kahor,waxaana uu masuuliyada amni darada Muqdisho dusha kaga tuuray doowlada Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Golaha fulinta. Waxa nuu Baarlamaanka u sheegay ineeysan indhaha ka *****lan amni darada magaalada Muqdisho oo Xukuumada kalsoonida kala laabtaan, si Xukuumad wax uga qaban karta amaanka dalka iyo Caasimada loo soo dhiso. “Horta waa wax laga naxo runtii in wadanka dib u noqdo, waxaana hada ii muuqata ineeysan u diyaarsaneen wax ka qabtaan amaanka sii xumaanaya, waxaa xaqiiq ah in Muqdisho oo maskaxdii wadanka ah ineey 2010 meesheey mareeysay hada ay mareyso waa wax laga naxo, iyadoo la ogyahay in Xukuumadaan lagu wareejiyay Muqdisho oo Habeenkii laysku doortay si nabad ah” ayuu yiri Siyaasiga C/laahi Shiikh Xasan. C/laahi ayaa sidoo kale sheegay in doowlada Federaalka aysan haynin qorshihii ay amaanka dalka wax uga qaban lahayd, waxaana uu xusay in doowlada ay talada ka qaldantay markii ay badashay saraakiishii Ciidamada ee Al-shabaab lasoo dagaalamay magaalada Muqdishana ka saaray. “Doowladaan qorsho amaanka lagu sugo ma hayso, amaanka markii horaba nimankaan waxay ka qaldantay markii ay badaleen saraakiishii amniga ee nimankaan shabaabkaala dagaalantay ama magaalada Muqdisho ka saartay ee Goboladii kale ka saartay, marka tallaabadii 1aad ee qaladka ahayd ee ay qaadeen ayay ahayd” ayuu hadalkiisa sii daba dhigay. “Sideey ila tahay amaanka waxaa lagu soo celin karaa in laysla xisabtamo oo Askariga marka hore Xuquuqdiisa la siiyo, Mushaarkiisa uu helo, doowladu waa ineey qorshe la timaado hadeeysan Mushaar wadabixin Karin inyaroo mushaarkooda ay la bixi karto Ciidamo ah ineey inta soo reebto inta kalena ayBinji galiso ayaa loo baahanyahay” ayuu Siyaasiga C/laahi Sh.Xasan sii raaciyay hadalkiisa.
  23. Dr. Abdirahmaan Baadiyow, oo kamid ah Musharaxiintii looga guuleystay Doorashadii Madaxtinimadii ugu dambeysay ee Somalia, kana tirsan Guddiga Badbaadinta Qaranka Somalia ee lagu yagleelay Magaalladda Nairobi ee Xarunta dalka Kenya, ayaa sheegay in Xukuumadda Somalia ay ka wada dhexeyso Ummada Soomaaliyeed. Dr. Baadiyow ayaa waxa uu sheegay in Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud uu yahay Madaxweyne Soomaaliyeed balse Xukunka dalka uu yahay mid aan ka hadal laheyn oo ka dhexeeya gabi ahaan Bulshadda Soomaaliyeed. Waxaa kamid ahaa Haddalka Dr. Baadiyow ‘’Dawladda Somaaliyeed waa la wada leeyahay, waana loo simanyahay oo dadka oo dhan waa muwaadiniin. Waa in aan la kala xigsan dawladnimada, dadaka oo dhanna waxaa u dhexeeya waa Dastuurka oo la dhawro’’ Ayuu yiri Dr. Baadiyoow, oo dhanka kale sheegay in Xukuumadda Somalia aysan wax waliba isku koobin. Mar aan wax ka weydiiyay Dr. Baadiyow dhismaha Guddiga Badbaadada Qaran ee lagu yagleelay Magaalladda Nairobi, ayaa waxa uu sheegay in Guddigaasi uu yahay mid aan waxba ka jirin. Sidoo kale mar aan Dr. Badiyow wax ka weydiiyay sida uu u arko Xariga Xassan Dahir Aweys ayaa waxa uu meesha ka saaray inuu ka xun yahay xariga Wadaadka Alshabaab ka soo goostay ee Xassan Dahir Maxamuud, isagoona sheegay in arrinkaasi uu yahay mid aan sal iyo baar ku laheyn xaqiiqda inuu ka xun yahay Xarigiisa, waxa uuna Tilmaamay in Arrinta Xassan Dahir uu yahay mid horyaala Xukuumadda Somalia loogana baahan yahay inay go’aan ka gaarto. Waxa uu beeniyay wararka leysla dhex maraayo ee ku aadan inuu kamid yahay Mas’uuliyiinta ku jirta Guddiga Badbaadinta Qaranka Somalia oo ay ku bahoowen Siyaasiyiin Qaswadayaal, waxa uuna dhanka kale, sheegay in loo baahan yahay in Xilligaani Mucaarad la helo, Dalkuna uu yahay mid ka dhexeeya Shacbiga Somalia iyadoo la tix-raacaayo Dastuurka dalka u degsan. Dr. Baadiyo, oo looga itaal roonaaday Doorashadii Somalia, ayaa waxa uu iminka u muuqdaa mid adeegsanayo Siyaasad ay ku dheehan tahay Mucaaradnimo, wallow dadka qaar ay is weydiinayaan Ujeedka ka dambeysay in Baadiyow uu xiligaani ka soo horjeysto Xukuumadda Somalia oo la sheegay mid ay Mabda ahaan isu dhow yihiin Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Md. Xassan Sheikh. Ugu dambeyntii, Guddiga lagu yagleelay Magaallada Nairobi,ayaa waxaa ku bahooway Tiro Siyaasiyiin isugu jira Siyaasiyiin ku fashilantay Masraxa Siyaasadda, kuwo Dowladda ka waayay xilal iyo kuwo Daneystayaal ah oo damac beeleed iyo damac Shaqsiyadeed iyo dane shisheeye ku howlan. W/Q. Weriye:- Anwar Bakhiit Soomaalidamaanta
  24. first it was Sheekh Shariif, then Geedi, then Baadiyow & C/lahi sheekh what's going on inside the Unuka house???? the galguduud branch is facing alot of opposition from the Banadir & Shabelada dhexe branch who always felt privileged to be the elites.