Duufaan

Nomad
  • Content Count

    2,127
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    14

Everything posted by Duufaan

  1. Iamrev stop your crap. you are not from buhodle. hadaad reer buuhoodle tahay sheeg magacyada xaafadaha buuhoodle.
  2. Buhoodle,(lasanod Online)- Waxaa Maanta Magaalada Buuhoodle soo gaadhay ciidamo si weyn u Hubaysan oo kasoo goostay Maleeshiyada.. ka amar qaadan jrtay Mahad Canbaashe oo ah nin u shaqeeya maamulka cadadiska iyo hagardamada ku haya shacabka Khaatumo. Hadaba Ciidamadan oo tiradoodu gaadhayso 35 ayaa kasoo goostay jiida Ganbadhe, waxayna ka biyo diideen Xasuuqa Shacabkooda Khaatumo ee Buhoodle iyo Laascaanood. Gelinkii danbe ee maanta ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Ciidamadan oo watay hal Gaadhi, waxaana Ciidamadan soo dhawayntooda ka qayb qaatay madaxda Maamulka Khaatumo State of Soomaliya iyo Shacabka reer Buuhoodle oo yaguna Caleemo qoyan ku soo dhaweeyay Ciidamadaasi. Waxaana soo dhawayn kadib Ciidamadan loo ka xeeyay dhinaca aqalka Madaxtooyada Buuhoodle ee Maamulka Khaatumo State, Waxaana goobtaasi Ciidamada kula Hadlay Wasiir ku Xigeenka Khayraadka dabiiciga ee Maamulka Khaatumo Cabdi Shube oo si weyn ugu bogaadiyay imaatinkooda ay kusoo biireen ciidamada Khaatumo State. Waxaa iyaguna goobtaas ka hadalay qaar ka mida Ciidamadan ka yimid Gobolka Sool ee Xaruntiisa Magaalada laascaanood, waxayna sheegen inay maanta wixii ka danbeeya ay ka mid yihiin ciidamadooda u dhimanaya dalkooda ayna ka xunyihiiin intii ay u Shaqaynayeen cadowga Khaatumo.. http://www.lasanod.com/details.php?num=6919
  3. A_Khadar;787253 wrote: ^^^^ If that is the case, I think the strategy is to boost the power of keeping LA since ina Caydiid dhabdhable couldn't help the capture of Buhodle. It seems that successionists are now worried about LA and gave up Buhodle.. Khadar the game is over for somaliland in Khaatumo State, they are not welcome the whole khaatumo state, personality change or policy change will not help to remain any where in khaatumo state. the clock in laascaanod is ticking, it is just matter of time. I assume they will remove their forces voluntary.
  4. Xaaji Xunjuf;787248 wrote: A khadar not at all General Jidhif wanted a full scale offensive Siilaanyo didn't want a full scale war they had a dispute on how the army should should be led that's why he was sacked. Xaaji Somaliland are not going to win a war there. local people always will have the upper hand. the more clashes, the more clan war the conflict became and quicker this will be done for Khaatumo State
  5. it is maybe abaanduulaha Calas. it will be just name as the last one for that case.
  6. xaaji lixda baabuur yaan lagaa waayin sawiradooda. dee xaaji maali walba waa maxay baabuurtan ciidanka qarankee ee sikama ah cadowga ugu geleya
  7. Hargeysa, February 5, 2012 (Haatuf) – Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu taageersan yahay in Shirka London ay Somaliland ka qaybgasho si aynu uga dagaalano inaynu ka mid noqono dawladd shirkaasi loogu dhisayo Somalia maadaama oo wakhtigii dawladda TFG-da Sheekh Shariif uu sii dhamaanayo, isla markaana aynaan ku jirin dariiqii nabada Somalia loogu raadinayey ee Road Map-ka. Faysal Cali Waraabe waxa kale oo uu ka hadlay in Somaliland aanay kala jeclaysan maamul goboleedyada qabaa’ilka Somalia samaysteen oo aan la soo kala dhaweysan maamulka Puntland iyo maamulada la midka ah ee qabiilka ku dhisan, isla markaana la kala yahay labadii dawladood ee 1960-kii ee Somaliland oo Ingiriisku xukumayey iyo Somalia-dii Talyaaniga. Guddoomiyaha Xisbiga UCID ayaa waxa uu sidaasi ku sheegay Waraysi Khaas ah oo uu shalay Wargeyska Haatuf ku siiyey Xafiiskiisa magaalada Hargeysa, kaas oo uu kaga hadlay arimo door ah oo ku wajahan Shirka London, Xaaladaha haatan ka taagan dalka Somalia iyo guud ahaan Mandaqada. Ugu horayna waxa uu yidhi “Dawladda Goboleedyadii la sameeyey ee Somalia gabigooduba waa qabaa’il magac la baxay, qoladan reer Garoowe maba qarsadaan inay reero yihiin oo waa kuwan leh waxa aanu jaraynaa Sanaag iyo Buhoodle oo reer ahaan ayaanu u goosanaynaa. Galmudugna iyaduna waa beel markaa waxa nasiibdaro ah labadii ayaynu midna ogolaanaa oo aynu nidhaahnaa Puntland midna aynu nidhaahnaa la fadhiisan mayno Galmudug markaa taasi waa godob dadka yaan laga galine labada qolo waa isku jaade ama wada diida ama wada ogolaada, laakiin in aad qolo uun farta ku godaan godobay inoo soo jiidaysaa, waxan dacaayad ah ee madaxa la inoo galiyey oo aynu qaadanayno waxa ka mid ah Sool iyo Sanaag oo la wada dago anuu maanta meesha qudha ee aan dhul ku leeyahay waa Ceerigaabo, dee marka uu reer iska sheegto Ceerigaabo saw dhulkaygii qaadan mayo. Markaa waxyaalahaa waa in aynu ka digtoonaanaa Cayn baad tidhaahdeen Cayn xagay tahay, bal gobolka Cayn ee aad sheegaysaan xageebay tahay ee afka la idiin galiyey xageebuu yahay dee waa Buhoodle Caynabi dee waa Caynabadaa Somaliland ka kowda ah markaa waxyaabahan afka la idiin galinayo ee aynu ka daba odhanayno ee wareerka ina galinaya ha laga digtoonaado taas ayaan odhan lahaa. Qoladan reer Galguduud waxaanu leenahay raali naga ahaada waa runtiin oo waanu idinka gar daranay in aanu idin yasno maaha waxbaad samaysateen sida qoladaa Puntland wax u samaysatay, markaa wixii aanu diidayno diidnay, balse in aanu idinka idinku marmarsoono oo aanu carabka idinla dhacno xaalbaanu idinka siinaynaa. S: Guddoomiye waxa jirta dedaal beesha caalamku ugu jirto Sidii Somalia nabad looga dhalin lahaa, Safiirna dawlada Britain u Magacawday Muqdisho Socdaalkii uu ku tagay William Hague magaalada Muqdisho, Hawlgalka ay wadaan Kenya, Ethiopia iyo Amisom Alshabaab Culays Weyn oo meelo lagaga qabsay Saamayn Somaliland ma ku yeelan kartaa dedaalkaa lagu doonayo in Somalia xal loogu helo? J: Horta waxa weeyi Al-shabaab hadii uu dagaalkoodu dhamaado inaga ayaa la inoo soo jeedsanayaa oo Al-shabaabna inama ogola TFG iyo cid ay wadataana inama ogola, intaa horteed waa in aynu inagu talo sii gaadhnaa oo aynu sii adkaysanaa, waxaad ogaataa hadii al shabaab ka baxdana arimaha la wado Somaliland qabaa’il ayay isku bedelaysaa sababtoo ah waxa la yidhi reerkii la yimaada gobol ama laba gobol state-baa laga dhigayaa oo dhulkaa la kala goynayaa, hadda waad ogtahayoo ninbaa diyaar ugu ah Nairobi oo leh waxa aan qaadanayaa Jubooyinka oo ciidamo beeleed samaystay oo ciidamadaa beeshiisu ay al socdaan Kenya markaa reerihii kale miyey ogolaanayaan markaa soomaali arinkeeda iyada oo heshiisa mooyaane hadii ay isku soo koraysato ajnabi dagaalku wuu dheeraan doonaa inaguna insha allaahu tacaalaa waa in aynu ka digtoonaanaa. S: Gudoomiye Sidaad Ogtahay 20-kii Sanadood ee la soo dhaafay Shacabka Somaliland Umay Baran in Meel Arimo Soomaaliyeed Lagaga Wada Hadlayo Ay fadhiisato Xukuumadan Siilaanyo Ka Hor, Markaa Shacabka Sideebaad Shakiga Uga saaraysaan in aan shirkaasi lagaga hadlayn arrimo Midnimo Somaliland iyo Somalia? J: Shirkan waxa loo diyaariyey in Midnimo laga hadlo sida warqadahan ku yaala, waxba yaan been la isku sheegin, Dawladdaa imika dhamaanaysa ee TFG-du marka ay dhamaato, si dawladd Somalia loo samayn lahaa oo aynu inaguna ku jirno horta shirku nuxurkiisa weeyi laakiin waa in meesha aynu tagnaa oo ka dagaalanaa ilayn la ina qasbi maayee, ilayn ragbaa waxan ku soo talo galay oo inagu soo talo galee, waa in anu ka dhiidhinaa oo aynu nidhaahnaa dagaal ayaanu ka xignaa, taasina waa ta shirka lala tagayo “Horta Taladii Qaran ee aanu anaguna usoo jeedinay isna uu ogolaaday habeen hore ayuu sameeyey saddexda xisbi ayaa la isugu yeedhay iyo shirguddoonka labada gole markii uu inoo ninkii Ingiriisku ee watiga ahaa ee waxyaabihii shakiga inagaga jiray uu shaki saaray iyo in madaxweynuhu uu ka hadli doono meesha naloo cadeeyey iyo in road map-ka aanay Somaliland qayb ka ahayn anigann waxa aanu ku dhiri galinay dawladda in laga qaybgalo shirkaasi taana hadda waa la isku raacay. S: Guddoomiye marka aad leedahay Road Map-ka qayb kama nihin, hadana waxa la sheegayaa August ka dib in lagu talin doono shirkan oo waxyaabaha lagaga hadli doono ay ka mid tahay sida Soomaalida loola macaamili doono oo dawladdo badan ayaa Soo Jeedimo wata, dawladda Ingiriisku ma idin tidhi Somaliland ahaan idinku kama qayb tihin dhacdooyinka wixii ka dambeeya August 2012. J: Go’aan kasta oo soo baxa waxa ka qayb ah cid kasta oo ka qaybgashay imika xitaa haddii aad aratid Road map-ka kuwan shirka ka soo qaybgalay intii saxeexday weeyaan, maadaama oo aananu Road Map-kaa ka qaybgalin oo 20-kaa sano aanu anagu gooni ka ahayn oo 18-kii gobo lee Afweyne sameeyey aanu ka dagaalanay, maadaama oo aananu 4.5 aananu ku jirin wax naga khuseeyaa arintaa ma jirto, markaa Somalia 60-kii laba qaybood ayay ahayd qaybi waatan oo waa Somaliland waa wadan dimuqraadi ah oo dhisan oo samaysan dhincii kale ayaa qasan oo qabaa’il la baxay dawladd goboledyo oo qabaa’ilkaa in la midooyo dawlad loo sameeyo ay ku midaysan yihiin weeyaan, laakiin maaha in Somaliland waxaa lagu soo dhex tuuro, taasi waa waxa aanu ka dagaalamayno mid suurta galaysana maaha. S: Meeqaamka Somaliland kaga qaybgalaysaa waa meeqaam noocee ah ma idinka oo maamul goboleedada Soomaalida la mid ahbaa ma idinka oo ka duwan baa, ma goobjooga nimo talo la waydiinayabaa waa noocee oo dawladda Ingiriisku idiin sheegtay? J: Horta waxan aad maamul goboleedada aad ku sheegaysaa waa qabaa’il kala socota, Gaalkacayo ayaa laba qaybood ah oo Puntland qaybi la baxday reerana ay Galmudug la baxeen oo Gaalkacayo labada qayboodba caasimad u tagay, waxa kale oo jira laba reerood oo iyaguna Ahulu suna Waljamaaha la baxay, waxa Socda Banaadir oo ah Guddoomiyihii gobolka Banaadir oo isna reer ah, markaa Somaliland horta qabiil maaha ee waa Qaran jiray oo xuduud leh oo 1960-kii ku darsamay Qaran kale oo Talyaanihii xukumayey, marka la wada hadlayana waxa weeyi marka Qaran Soomaaliyeed samaysanto in la wada hadlo, markaa anagu waxa aanu meeshaa u tagaynaa in 40-ka dawladood inta ka badan ee timid aanu fursad helno oo aanu Kiiskayaga hordhigno oo wixii aanu u baahanay maaha inta aanu qabsanay ee wixii kale aanu aduunka uga baahanahay aanu meesha la tagno. S: Talo noocee ah ayaad la tagaysaan, gaar ahaan waxa ugu badan ee la tashanaysaan waxa weeyaan Somalia waxa ay halis ku noqotay amnigii guud ee Caalamka iyo Kii Gobolkaba oo haday tahay dhinaca Argagixisada iyo Budhcad Baddeedaba oo la sheegay inay xudun u tahay, waxyaabaha soo dedejiyeyna waxa ka mid ah in Beesha caalamku aragti midaysan ka yeelato, Somalialnd maxay shirkan la tagaysaa ee talo ah? J: Waxa aanu la tagaynaa horta waxa weeyaan horta anagu Nabad baanu nahay, inta laga shirayo ee muhiimka ee ahanagu ma lihin Budhcad Baddeed, Dagaalo sokeeye naguma socdaan, Amisom ma joogto, Kenya ma joogto Ethiopia-na ma joogto, Anagu wadan nadiif ah ayaanu nahay, wixii aanu ka tari lahayn sidaa Kenya, Ethiopia iyo Djibouti ayaanu uga taraynaa sidii loo bogsiin lahaa Somalia taa taladeedii waanu geynaynaa, wixii anagu aanu u baahanahay ee aanu leenahay ha nalagu taageero waanu geysanaynaa meesha, markaa maaha uun waanu ka qaybgalnee waxa weeyi waliba anaga oo faa’ido la taaban kara sidna weeyaan, sidii dawladihii hore odhan jireen safarkayagii wuu fiicnaa, wax la taaban karo oo shacbiga loo sheego in lagala yimaado ayaanu doonaynaa, waxa aanu intaa kuu raacinayaa waxa lala tagayo waxa aanu ku heshiinay in wax la wada qoray yahay Qadiyadani waa qadiyad qaran qadiyadii ummadda weeyaan waxa weeyi weftiga tagayaa waxna way la tagayaan, talana way ku soo noqonayaan, wixii ay ku tageen haday waayaana wixii ay yeeli lahaayeena waa laga sii tashanayaa waa arin la wada leeyahay, dawladda Kulmiye kaligeed ma leh, Siilaanyo ma leh waa arin qaran weeyaan arinta Somaliland ayaa maanta qarka saaran, markaa waxa aan ku talinayaa talo midaysan in lagu tago weeyaan.
  8. xaaji wath code you taking about. somaliland.org? by the way did you give advice too.
  9. General this is typical of you, if you do not known anything about this issue, get informed. this is fact, Rangers is not going to drill th e Nugaal Valley with faroole contract.Yes Daroor valley
  10. Right. I have to agree with you and same time disagree with you. the formation of Khaatumo darwiishs is going slowly, but everthing else has been success
  11. well according to rangers map, the whole Nugaal Valley is included. Daroor Valley is counted as block, so Nugaal valley is counted a block as well and as you may known majority of nugaal Valley is Sool region and holhol been the center. Concoct had the contract for Nugaal valley. Khaatumo poeple are talking about bringing a third one soon. So, It is not simple just exploring east side of Garoowe, Yoocada or part of the nugaal valley, very much more complicated. Daroor valley is fine but it is the smaller one
  12. this is similar the first snm demostration in burco students 1982 http://allssc.com/?p=21997
  13. General Duke;785227 wrote: I hope our secessionist brothers see the light and get on the right path. We have wasted 20 years and now its time to unite and rebuild our Somalia. So far we have had a few good months. The Garowe Conference, Mogadishu united under the TFG, the Oil exploration and now the secessionists seeing the error of their ways . Things can only get better.. If you talking about few good months for somalia,anybody else would be taking Khaatumo confress + khaatumo state
  14. the lady point is valid. however we were waiting this for century and we cannot wait any longer.the benefit overweight the risk. three months is very short time, let us wait and see. is it oil there and how much oil, is the biggest question? With Khaatumo state in the rangers contract is invalid any way. Somalia missed 1960 oil exploration and we cannot miss when there is renew interest for exploring oil in somalia. not only in the republic of somalia but ogaa deen region and NDF as well. The U.S ambassador in Ethiopia was dhagaxbuur this week visiting gas exploration in that region and Britain named ambassador to somalia. The west want grab the deals before the chines. national and local guidelines are needed to develop quickly here.
  15. They already chosen their list and all of them are SNM clans.
  16. List Of The Delegates From Somaliland For The London Meeting Written by Qaran news Feb 04, 2012 at 03:00 PM Hargeisa(Qarannews)- In a meeting held at the Presidency last night, it was agreed by the attendants who included, President Ahmed Mohamed Mohamud "Siilanyo", the chair of KULMIYE, Muse Bihi Abdi, the chair of UCID, Faisal Ali Warabe, and the acting chair of UDUB and the former Vice-President of Somaliland, Ahmed Yusuf Yashin that Somaliland should attend the the meeting to be hosted by the British government on Somalia and the Horn of Africa which is scheduled for the 23rd of February, 2012 in London. ' Although the UDUB party appears to be split on Somaliland's attendance at the London meeting, in which a group led by Ahmed Yusuf Yasin supporting the candidacy of Jamal Ali Hussein (who himself came out against the meeting) leadership bid support Somaliland's attendance. Whilst the group allied with Ali Mohamed Waran'adde, have vehemently opposed to Somaliland's participation in the London meeting. The dye appears to be cast, and Somaliland, for good or for ill will attend a meeting designed with the specific intention of replacing the transitional federal government with a "national government" at the end of its mandate in August 2012. . According to inside sources, President Ahmed Mohamed Mohamud "Siilanyo" requested that the party leaders support his decision to take Somaliland to the London meeting and promised to include all three party leaders in the delegation which will attend the meeting. . The two party chairs of KULMIYE and UCID, Muse Bihi Abdi and Faisal Ali Warabe, along with acting UDUB party chair, Ahmed Yusuf Yasin have accepted the President's proposal and have thrown their support behind Somaliland's participation at the London meeting at the end of February. . According to our sources, the Somaliland delegation will include the following: . From KULMIYE, chair Muse Bihi Abdi, and one other party official thought to be deputy chair, Abdirahman Abdilqadir Farah from UDUB, acting chair and former Vice-President, Ahmed Yusuf Yasin from UCID, chair Faisal Ali Warabe from the Somaliland House of Elders, chair Saleban Mahaumud Adan, members Abdi Warabe and Abdillahi Sheikh Ismail from the Somaliland House of Representatives, speaker Abdirahman Irro and first deputy, Abdilasis Samale (note please deputy Bashe Farah is not among the list) and finally from the council of ministers, Dr. Mohamed Abdillahi Omar, Dr. Sa'ad Ali Shire, Hussein Abdi Duale, Dr. Mohamed Rashid Sheikh Hassan and finally, Hersi Ali Hassan. . Our sources confirm that the above mentioned list has not been finalised, which indicates that further members may be included in the official Somaliland delegation or some current members may be removed from the list. . The Somaliland delegation is expected to sit down at the same table with the non-elected, non-representative transitional federal government, the self-administering regional authorities of Puntland and Galmudug, and the pan-somali organisation Al Sunna Wal Jaami'ia. Also expected at the meeting are over 40 Heads of State, from the AU, EU, Turkey, the Gulf Region and the UN Secretary-General. . According to our reporters in the United Kingdom, there are under way mass mobilisations by community leaders and intellectuals from the Somaliland diaspora across the major cities London, Birmingham, Bristol, Sheffield, Manchester and Liverpool in order to oppose Somaliland's participation at the London meeting. . President Ahmed Mohamed Mohamud "Siilanyo" and the names on the above list will go down in Somaliland history, either as the heroes who had managed to strengthen Somaliland's sovereignty and independence, or as the men responsible for the second destruction of Somaliland. . It is our sincerest wish that they are among the first category, but the cards are stacked against Somaliland, and despite the words of re-assurance from our friends, the British, there is a sense among the Somaliland population that this meeting will result in a second war of liberation. ; Qarannews.com see more of list http://taleex.net/2012/02/04/ingiriiska-oo-ku-amray-somaliland-in-ay-*****-ahaan-kaga-soo-qayb-galaan-shirka-eeg-liiska
  17. welcome on board Suldaan but no more U turn. Both cigaal and siilaanyo were offered presidency and capital city and rejected. now moqdisho back, it will be very hard to get that offer . Berbera could be commercial hub for the whole region, if they present friendly policy to neighbor regions
  18. Dr_Osman;784865 wrote: Duufaan, werent u the same guy who said the ICU captured Puntland back in 2006? The same gu who said Puntland wont be able to withstand the USC? The Same Guy who said Dahir aways al-itihaad will take Puntland? You have alot to learn duufaano Where did I said that? I never supported ICU. clans court union. with all your bravado, you got a lot selfishness and insecure. for this issue, is not you business
  19. I guest faroole plan is not valid any longer. He hired his son to be in-charge for that.
  20. 100 million is not very much compared to how much spent holhol in 1989. Nugaal Valley, the heart of khaatumo state and Ogaa deen region are predicted to be major ones for oil and gas. Puntland is a head in Daroor valley and I am praying for success. it will benefit all somalis.