Aaliyyah

Nomads
  • Content Count

    10,561
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Aaliyyah

  1. Don't find this funny at all. LOL@ they piss on your head and you think its raining.
  2. Ishii Buktaay Ku Bikaacso Daawo Sawirada Dhamaan Aradayda Gobolka Sool oo Caawa Xaflad Qaran Loogu Qabtay Cabdi Guray Placa Hotel + Warbixin Waxaa Caawa lagu Qabtay Hotel Cabdi Guray Blaca Hotel oo Kuyaala magaalada Buuhoodle Xafalad balaadhan oo Loo Qabtay Ardayda Kusugan magaalada Buuhoodle ee Kasoo Kicitimay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Xafladan ayaa Waxaa Soo Qaban qaabiyey Axmed Cabdi Guray oo Kamida Qurbajoogta deeganada Khaatumo State Kana Mida Ganacsatada magaalada Buuhoodle waxaana Kasoo Qayb galay Maamulka Khaatumo State, Culimo , Waxgarad iyo dhamaan Qaybaha kala duwan. Ugu horayn ayaa Xaflada waxaa lagu furay Aayaadka Quraanka Kariimka Ah. Axmed Cabdi Guray oo Isugu soo qaban qaabiyey Xafladan qiimaha leh ee loo dhigay Ardayda Gobolka Sool ayaa Halkaasi Ka Hadlay. wuxuuna Ku dheeraday Muhiimada Ay leedahay In ardayda loo sameeyo soo dhawaymo noocan oo kala ah, Sidoo kala waxuu cambaarayn dusha uga Tuuray Horgalada dhibaatada la daba jooga ardayda. C/raxmaan Maxamed Axmed oo ah Gudoomiyaha Gobolka Cayn ee Maamulka Khaatumo State kuna Hadlayey Magaca maamulka Ayaa Halkaas ka jeediyay qudbad dhinacyo badan taabanaysay. Qaar kamida Ardayda Gobolka Sool ee loo sameeyay Xaflada Qaran ayaa kawaramay dareen kooda, Sidoo kalana waxay jawaab Culus ka bixiyeen Hadalo ay shaqsiyaad calooshood ushaaqaysta yaal ah Saxaafada Mariyeen. Deeq Cabdi Jaamac oo ku hadlayey magaca Araday Gobolka Cayn & Urururada Dhalinyarada Ayaa isna halkaasi ka hadlay waxuuna ka warbixiyay siday Uga go antahay inay soo dhaweeyaan walaahooda kasoo baxay gacanta gumaystaha. Xasan Faarax Baad oo kamida odayaasha gobolka Cayn ayaa Isna madasha hadlakooban ka jeediyey waxuuna Sheegay in ardayda uu maalinta beri ah gayndoono Garoon diyaaradaha ee Magaalada Buuhoodle. Ugu danbaytii ayaa abwaan Yuusuf Suusle oo kamida Abwaanada Deeganada khaatumo State uu Qabsaday codbaahiya wuxuuna Soo bandhigay Maalintii ugu horaysay Gabaygii uu tiriyey, Kaa oo uu mariyey Sanadii 1983 isagoo saa gaaadhsiiyey Tan iyo Qabsashadii Magaalada Laacaanood Ugu danbaytiina wuxuu kusoo Afmeeray Gabayadii Gabay layidhaah wadno gariir kaas oo uu mariyey Markii lagu dhawaaqay Maamulkii hore ee xoraynta Gobolada Sool Sanaag iyo cayn. Xafladan balaadhan ee loo qabtay dhamaanba ardayda katimi gobolka Sool ee Kusugan magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn ayaa kuso idlaatay jawi aad uwanaagsan iyadoo dhabar jabwayna ku ah Calooshood ushaqaystayaashii dhibaatada ku hayey aradaydaasi. Reer buuhodle went above and beyond anyone's expectations..mashallah! Ilaahay ha garab galo.
  3. ^ Silly odey, you clearly have comprehension problems. They are writing their exams. Just not under your mamul.
  4. mashallah I was moved by the speeches. Ardayda sool waan u hambalyeenaya iyo dhamaan reer Khaatumo. Khaatumo guul ayaan ku rajaynayaa. Waan ku doorane dugsi noo ahow.
  5. ^ I think that was another soler lol...but you never know
  6. Aaliyyah

    Texting

    lool maya dawlada sare .... wlc back.
  7. LOL@ Makulaalow..saawirba sawirku kasii quruxbadanyahay ayaad so xulatay.
  8. Showqi;830394 wrote: ilaahay ha u naxariisto Aabayaashi SYL iyo intii u soo halgantay xoriyada wadankeena Ameen yaa Rab.. Happy SYL day
  9. kingofkings;830554 wrote: you mean a good question. if you are going to contribute to the discuss, at least get the spilling right. thanks sweety. That was a typo. I was typing from my phone...Tan kale..you wrote "spilling" instead of spelling. Take your own advice..LOL At least "s" and "d" are right beside each other on the keyboard..where "i" and "e" are like at the two other ends..SMH
  10. Quruxdaada baan ku qoslayey. Mashallah ilaahay isha haka hayo
  11. Lol Oba Alpha are you sure that's you. I would have to agree with layzie you neglected your feet.waxad u egtahay odey miyi ku raagey lol Lmao@jacaylabaros pic.
  12. mashallah, amazing poem. This girl is talented.
  13. ^ I felt the same way when silaanyo was killing innocent people in buhodle and laascaanod. Having my families in both cities I know what it feels to call back home worrying sick about your loved ones. Ilaahay ha sahlo.
  14. Aaliyyah

    Wise quotes

    ^ LOL you might be right I must have been unconsciously rhyming "badan" with "madhan"
  15. Dumb guidelines..minus the last one. If the lady wants her friends over a man shouldnt even be there. He should disappear..taas uun baaban kugu raacay LOL
  16. To be honest I would have to agree with chimera...gabadhaha yaryar ee hada jooga they try to act gangster waxay ka helayaana ma garto..so maybe someone to go after them way u baahanyihiin guriyahooda hadii lugu bari kari waayay As for you saying it was just a comment on twitter? it depends on the nature of the comment..did she threaten the sikh girl and said maybe she will kill her or something along those lines...cuz then that is not something to take lightly and the sikh community isn't like the somali community they will make sure they stand by their girl..who mind you has a case..you can't threaten someone online or otherwise. salaam
  17. Aaliyyah

    Wise quotes

    ^Not really. these days everyone gossips
  18. nice lyrics. I was just a bit lost when he said "bal ilaali ajasha" shouldnt he say "bal ilaali axdiga"..
  19. ^ Thanks Blessed walaal. I haven't seen your latest post in this thread before today, waad mahadsantahay. I will look thru it
  20. Aaliyyah

    Texting

    ^ Good to know. Waaban yaabay. Driving scares me and I can't imagine anyone taking it lightly...but that's me! I have seen people who are easy and relaxed and make calls and whatever.. Just few hrs earlier this old man was injured rather seriously..he was crossing the street and this car went over him..it was a sport car..i could almost imagine it was some kid who thought driving was a cool thing- who probably had music blasting from his car and who knows on the phone too- especially the tamils (im only assuming this case was one of them) but ive seen them drive extra fast..its crazy. salaam
  21. Aaliyyah

    Wise quotes

    My other favorite maahmaah is "nin war ku keenay war ka qaad".. Which basically translates to if someone gossips to you about others they will also gossip of you.. I absolutely love this maahmaah and implement it in my life
  22. Aaliyyah

    Texting

    Haatu looool if someone is texting painfully slow as you put it, why don't they just call? it will safe them a lot of time..I type and text rather fast and I still hate it Farax you don't text while driving cuz it is not safe? but you rather read an email and send a reply? care to clarify the difference..