Aaliyyah

Nomads
  • Content Count

    10,561
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Aaliyyah

  1. LANDER;836291 wrote: Mashallah, o talow Somaliland-na maxad u rajaynaysa? Reer waqooyi galbeed markay jojiyaaan xaqdarada iyo dilka ee ku wadaan walaladood jaarka la ah markaas yagana intaa in leeg ayaan u rajaynayaa.
  2. mooge, Grow up. Khaatumo State of Somalia guul iyo horumar ayaan u rajaynayaa.
  3. Khaatumo oo sidii cadceed soo baxday ka dhex iftiintay madasha shirka Istanbuul‏(Sawiro) Wufuuda Khaatumo state of Somalia ee ka kala timi daafaha dacalada ee dunida ayaa si muuqatada maanta looga dareemeyey madasha shirka ee Istanbuul. Xagga madaxada dhaqanka waxaa goobta ka arriminayey: 1. Garaad Jaamac Garaad Cali. 2.Garaad Saleebaan Garaad Maxamed 3. Garaad Soofe Duraan. 4. Ugaas Cabdulaahi 5. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. Dhinaca G-10: 1. Dr. Cali Ciise Cabdi 2. Dr. Cabdikariim Jaamac Dhinaca jaaliyaddaha dibedda: Jaaliyadda Sweden: 1. Qunsul Cabdi Aadan 2. Liibaan Shariif 3. Naasir Cali Cabdi 4. Sahra Mubarak Ismaaciil Jaaliyadda Minnesota: 1. Cabdimalik askar Waa markii ugu horeeysey ee madal shir Soomaaliyeed ay wufuud reer Khaatumo ah oo baaxadda leh ay meel ku wada kulmaan. Waa guul usoo hoyatay ummadda soomaliyeed meel kasta ay joogto. Waxayna dhabarjab ku tahay maamula Soomaali diidka. Halkan ka daawo sawiradda:
  4. Lasanod Online. Wednesday, May 30, 2012 Istanbul:- Foreign Minister Ahmet Davutoglu delivered a speech at a gathering of representatives of Somali civil society.. groups in Istanbul on Sunday, emphasizing that that resolving the conflict situation in Somalia was one of Turkey’s highest foreign policy priorities. Underlining Turkey’s role in contributing to a stable economic and political environment in Somalia, Davutoglu said, “While the entire world was looking to Somalia from the outside and holding conferences in foreign capitals, Turkey has sent its most active civil society groups and aid organizations into Somalia, to be able to demonstrate that we share a common fate with Somalia.” Davutoglu added that Turkey considered Somalia as neither an area of interest nor as a risk or security threat, but as a place where humanity’s conscience would be tested. Stating that Turkey has fulfilled all promises made to Somalia, Davutoglu recalled several visits to the country by both himself and Prime Minister Recep Tayyip Erdogan in order to improve their contribution to the nation’s peace. Turkey has sent approximately $365 million in cash and in-kind aid to Somalia over the past year. Source: Turkish Press
  5. Farmaajo deserves to be the president of Somali. Laakin soomaali gacanta kuma haysto mustaqbalkeeda.
  6. Lasanod Online. Wednesday, May 30, 2012 Addis ababa,(lasanod Online)- Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug, C/raxmaan Maxamed Faroole iyo Maxamed Axmed Caalin ayaa maanta..oo Arbaca ah si wada jir ah u shaaciyay in ay ka qaybgali doonaan shirka ka socda magaalada Istanbul ee xarunta dalka Turkiga. Labada Madaxweyne oo hadda ku sugan magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia ayaa la hadlay Idaacadda BBC-da waxana ay sheegeyn markii laga qanciyay shikiga ay ka qeybgayn shirka Istanbul iyo dadka qeyb galaya , in ay go’aansadeyn in ay tagaan halkaas. ” Siddii aad horey ula socoteyn waxa aan halkan ka soo saarnay war-qoraal ah oo wadajir uga soo baxay Puntland iyo Galmudug, kaa oo aan shaki kaga qabnay dadka lagu casuumay shirka Istanbul, iyo sida loo maamulay dadka ka qeybgalaya shirkaas, laakin waxa aan halakan kulan kuwada qaanay wakiilo ka socda wasaarada arrimaha dibadda Turkiga iyo safiirka halkan u jooga Turkiga, kuwaas oo noo sheegay in aan toos uwada hadleyn dowladda Turkiga,” ayuu yiri madaxweyne Faroole Dhinaca kale, Madaxweynaha Galmudug Maxamed Axmed Caalin oo ay isla joogaan Madaxweyne Faroole ayaa isna sheegay in isla qabaan go’aanka ka qeybgalka shirka Istanbul, waayo annaga markii hore wax aan suluug saneyn qaabka shirka uu dhacaayo iyo cida ka qeybgaleysa” ayuu yiri Caalin. Si kastaba ha ahaatee toddobaadkan ayey ahayd markii labada madaxweyne ay sheegeyn in ayan ka qeyb gali doonaan shirka ka dhacaya Istanbul, kaddib markii ay dhawaajiyeen in shirkaas dadka ka qeybgalaya ay ku jitaan kooxo xagjir ah oo ay ku jirto Al-Shabaab.
  7. lol@ whited sepulchers. You are talking about yourself right.
  8. No problem Blue. LOL@ since 1997..like Raula I was thinking talow yarka maxa ku dhacay. Anyways, it is good to be cautious. salaam
  9. A_Khadar;835824 wrote: You're right.. It's difficult to reason brains filled with hate........... Absolutely. There is no need to argue with such people.
  10. It is good that everyone will be there to represent their maamul. Inshallah this conference will be a successful one.
  11. Wow you are moving back home for good. Mashallah. I wish you all the best walaalo. Ilaahay ha ku garab galo. Aduunkana wanaag, barwaaqo, bashbash, ibaada suuba, cafimaad, iyo nolol wacan ayaan ku rajaynaya. Akhirona Janno. Sidaa iyo nabadgalyo.
  12. Qofku waa in uu ilaahay ka baqa oo daawan wax xun. Anyhow, just an advice don't accept any apps. You should be fine then. Why (and How) to Turn Off Socialcam on Facebook http://news.yahoo.com/blogs/upgrade-your-life/embarrassing-socialcam-shares-prevent-them-185909023.html
  13. Gobolka Cayn malaayiin geesi iyo gabadha Saada ka dhalatay...ama garo ama ha garan Dad wacan ayaad ka dhalatay. Anaa ku qiray. Saado you are a legend.
  14. Dabcan way wanagsanaan laheed in uu lasoo shiro madaxweynihisa oo marka yago isku mowqif ah aduunka wax u shegaan. Inshallah khyr baan u rajaynaya iyo in madaxwaynhoodu in uu fahmo wanaaga ugu jira asaga iyo dadkiisaba in uu walaaladiisa soomaliyeed shirka kala soo qeeb galo.
  15. Sida ku xusan maqaalkan wuxu la shiray wasiiradiisa way isku af garteen in ay qadicin shirka. Marka way sahlantahay saan filayo in madaxwanahoodana ay ka dhadhiciyaan in ay qalad tahay in shirkan laga qeeb galin. Mashallah waa guul ay reer galmudug so hoydeen. Hambalyo. Shirka Istanbul somaali oo dhan waa in ay tagaan.
  16. Lasanod Online. Tuesday, May 29, 2012 Muqdishu: - Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Galmadug, Cabdisamad Nuur ayaa sheegay in shir ay dhawaan yeesheen maamulka Galmudug.. lagu go'aansaday in ay ka qayb galaan shirka arimaha Soomaaliya ee Istanbul. Cabdisamad ayaa sheegay in kadib markii golaha wasiirada ee maaulka Galmudug ay dib u eegeen xaalada dalka iyo taageeradii dawlada Turkigu u fidisay Soomaaliya ayna haboonayn wakhtigan in la qaadaco shirkaasi. " waanu la xidhiidhnay madaxweynaha Galmudug Md. Caalin waanaanu gaadhsiinay in wafdi ka socda Galmudug ay ka qayb galaan shirkaasi" ayuu yidhi Md. Cabdisamad. War rasmiya weli lagama hayo mawqifka madaxweynaha Galmudug Caalin ee ku aadan go'aankan cusub, isaga oo dhawaan war si wadajir ah ay usoo saaraan maamulka Puntland ay ku qaadaceen shirka wadatashiga arimaha Soomaaliya ee ka socda dalka Turkiga.
  17. mashallah waa xaflad si aad u heer saresa lo agaasimay. Thanks for the update Akhadar. Inshallah waxay reer khaatumo galayaan waqti cusub oo caruurtooda ay u helayaan nasiib ee yagu ku imtixanaan imtixaano cadaalada ku saleesan oo markaas ay u helaan nasiib in ay caruurtoodu dabad ugu so barato say degaankooda iyo somaliweynba u anfacaan. Guul iyo horumar inshallah
  18. A_Khadar;835794 wrote: Lander, obviously you're laughing same as your uncles are in that party for Atto Malez! Tell me what dividends you received for cheering ethios in Hargaysa other than you being finally sitting where you belong to, with other Somalis after 21+ years.. It's sad that your still cheers and lap dances haven’t materialized any fruit yet you're telling us you done it for after your interest.. It's the paradox of your world asking why the part of Buhodle that Ethio controls was celebrated yet top officials of your projects organized one heck of party in Hargaysa. If that is all you can produce, let AYOUB handle this argument since he was doing better for damage control than you disclosing more embarrassment! Akhadar well put.
  19. Your doing dhantoo for Ethiopians and you wanna throw rocks at your Somaliland country men sheekada ha badaliin. sheeg sobobta ariintu heerka u gadhay. Lander, this is hypocrisy at its peak. You are supporting similar Ethiopian celebrations in your one-clan State "Somaliland" while hating on "Somali Unity". Waxa ku wacan in aad iska amustid.
  20. LOL@ this thread.. A khadar don't concern yourself with "lander" and his likes. I have read enough of his posts to know that he supports the killings of innocent people in buuhodle and khaatumo regions ..Yet, he and his likes are concerning themselves with trivial things as celebrations. When they have similar ethiopian celebrations in their three cities. Kuwan waan ka yaabey ee iska dhaga tir...Umadana magalaoyinkooda u dhaafa waa hadal laga dhadhicin kari wayey. Marka iska dhaaf.
  21. A_Khadar;835708 wrote: Somalia, are you still talking about unity of Khatumo when infact you breaking down your subclan into peaces privately.. It's well documents the attrocities successionists millitia committed against LA and other Khatumo cities. It's matter of time when just will prevail insha'alah.. yeah it is just a matter of time walaal. My hometown city laascanod way xoroobi soon. REER KHAATUMONA XAQOODA UUN AYEEY U HALGAMAYAAN. KHAATUMO HA NOLAAATO. SOOMALIWEYN HA NOLAATO Ameeeeen..
  22. ^ LOOL..danbi inaad helasid miyadan ogeyn hadii qofta dumaree odeygeeda hubsatay in uu meel kale wicin aad ka waashid.
  23. ^ Reer khaatumo have united and I know that fact is hard for you to swallow. Stop trolling.