
Aaliyyah
Nomads-
Content Count
10,561 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Aaliyyah
-
Ali Khalif nin niga mida oo mesha ku jira oo gaadhi kara baa iska yar. Haku mashquulina.
-
suusle is an amazing gabayaa. Thanks Akhadar for sharing
-
Ardayda Dugsiyada Khaatumo Oo Bandhig Faneed Ku Qabtay Xudun-(Video)- Lasanod Online. Thursday, May 31, 2012 Xudun,(lasanod Online)- Ardaydii dhawaanahanba ku sugnayd magaalada Xudun, ayaa waxay soo bandhigeen riwaayad ka turjumaysa.. oo tusaalaynsa xaalada ka taagan deeganka Khaatumo state. Ardaydan ayaa waxa ay halkaas kusoo bandhigeen riwaayadaas loo wada riyaaqay, tasoo oo dadkii ku sugnaa goobta xusuus dheer ku reebtay, wacyigalinta ardaydu sameeyeen ayaa ahayd mida agaasinkeeda ay lahaayeen ururka Ugbaad ee ka dhisan magaalada Xudun. Ururkaas oo taageero mug leh ka gaysta deegaanka iyo cidkasta oo timaadana caawimo u gaysta. Gabagabadii Xafladan waxa amaan ballaadhan loo jeediyey masuuliyiintii shaqadan imtixaanada ee baaxada wayn qabatay. Sidoo kale dadkii halkaas ka hadlay ayaa sheegay qiimaha ay leedahay aqoonta in aradayda wax la baro, heer jaamacadeedna la gaadhsiiyo. hoos ka daawo bandhig faneedkii ardayda. Halkan Ka Daawo Video Copyright © 2012 Lasanod.com
-
Abwaan;836716 wrote: loool, they shouldn't be enjoying. Somalia is waiting for them, if they wanted a vacation they should have done that with their expenses although I have to admit that Istanbul is a great city though. It is hard not to do that. I went there in May 2005 and dabcan with my own expenses:D True. Xil weyn ayaa saaran.
-
^ no walaal it is not removed. It is just getting censored in SOL since there is qabiil name in the link. Just go to that site http://harowo.com/?linkid=73 land then look up for the title "Dhegeyso Xil. Indho-indho , oo Hada Waagu U Beryay, Waxyaabihii uu Awal Isha Ka Lalin Jirayna Hada U Fiirsanaya "..it is actually an audio.
-
Lol@ Nin yaaban. Saad wax u sharxasid ma qumana...ma dad baad so karsatay LOL
-
Post your pictures of yourself and let members comment on your look!
Aaliyyah replied to Alpha Blondy's topic in General
LOL@ ten yrs of diana creme usage... Showqi kalmada horor waa somaaligi aa naqanay ..af ingriisi ma aha. hehe -
Lol liban. Hadaan ku heshinay qof danta somaliyeed u hogaansan waa wax dhan. Ilaahay hanaga aqbalo ducada
-
Waa runtaa. I hope Farmaajo gets the chance to be the president of Somalia. Ilaahay madaxwayne ha inoga dhigo qof danta somaaliyeed u halgama
-
Eewww- this makes me shiver! Showqi, you know what sometimes I sleep when I am on the bus - that is probably not a good idea right LOL..I just assume everyone is normal...you never know! hada ka dib waan feejignaan
-
^stick with the topic of the thread. Aduuna Faroole baad ku wareertaye.
-
I never said he left on his own. Waxan ku idhi marku danti somaliyeed u halgamayey ayuu waayey positionkisi. Shekadu hadey run gaadho soomaali hadaanahay wa nalo taliya, taasna. Waxa cadeenaya umadii somaliyeed ee xamar ku sugneed hadey mudaharad qabsadeen oo dhaheen farmaajo baan rabna uu naga tagin soma ahaeen in uu sii jogo oo laga qadin positionkisa. Halkaas waxa ka cad in umada somaliyed waxay rabto la daneen oo inta kuraasta lasiiyo laga rabo in ay dalshiisheeya u shaqeeyaan oo isku warerin umada danteeda. Intaa sida nahayna guul magaadhano waa in talada gacanteena kuso celina oo umada somaliyeed cidey rabto u madax banaanaato in ay doorato
-
I don't see anything wrong with what he said. Farmaajona danta somaliyeed ayuu dantiisa ka doortay. Sababtaasna weeye wuxu u waayey his PM position.
-
You didn't answer any of my questions.
-
Mr Lander hadalka halkaas baan ku jarana waad ogtahay umada somaliland isku sheegta ee aad u sacabisid waxay umada ee jaarka la tahay ee u geesatay waana arin aad ku tageersantahay postskaaga waan akhriyay hada ka hor waxba ha iskukay yeelyeelin. Halkana ma aha thread aan arimahaas aan kaga hadlayo. Sida inugukala kaxee.
-
^I regard mr Farmaajo so highly. So I would like to know why you are against him? And who do you support instead? also if you can explain as to why I would appreciate. salaam
-
wyre;835127 wrote: So Are You Ready For Ramadan? Kitaabkaaga Quraanka Iyo Tusbaxaaga Ma Isa Soo Dul Saaratay? No More Browsing Sidaan Filaayo, For Me Every Ramadan Waan Ka Fadhiistaa Net-ka And This One, As Usual Baan Oga Fariisanaayaa Insha Allah, What Ab't You Guys? Lol@ tusbaxa iyo quranka ma isa soo dul saartay? ma waxa noqonay umad ramadaanta uun ilaahay usoo noqda. Ilaahay xaqa hanawaafajiyo, ramadantan hanugu simo. Ramadan kale in ilaahay nagu simo waa nasiib weyn, kuwii ka faaideysta alle hanaga dhigo. Imisa ramdaanti hore joogay oo tan joogin.