Aaliyyah

Nomads
  • Content Count

    10,561
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Aaliyyah

  1. War hoy magacayga bal ii dhig adoo mahadsan.
  2. Lol@ Jacphar. Stoic, inta dhulkii hooyo joogta ayaa wali badan oo luqada iyo suugantaba xafidasa. Laakin inteena yar ee dabad so aadey waa in aan ku dadaalna afkeena. Qofkwalba afkiisa ayuu qiimo ku leeyahay.
  3. Alle ha u naxariisto Madaxwynihi hore iyo Aabahaaba Iyo inti Muslim ah ee dhimatay. Anagana dhamaan sabar iyo iiman hanaga siiyo.
  4. Stoic, your Somali isn't bad at all. Just start using d instead of th. Unless that's some dialect I am unaware of.
  5. Jacpher Lol inti la magin buu iskasii fogeenayey wax fahan. Lol@Zack. Ma anaa alifbeeta la ibaray. Sheeko.
  6. Your Somali came a long way. Hambalyo Lol. Let us know how this event goes insha'allah.
  7. Somalia, If the current individuals in the government choose to ignore the interest of the regions; it only reflects on their lack of vision for a stronger Somalia . You are purposely giving federalism your own made-up definition. The resources of any region is the nation's wealth and thus should be co-managed between the regional administration and the Federal government.
  8. Somalia;933234 wrote: Who cares, let Mogadishu be the capital, every man for himself, wealth from natural resources will stay in each respective region inshallah. Maya waa hanti qaran.Sorry to brust ur bubble. As fr the topic, most Somalis have no issue with having Mugadishu as their nation's capital city.
  9. Waranle_Warrior;932543 wrote: AUN Madaxwayne Siyaad Barre Ummada Somaliyeed ee samaha jecelna waa cafiyeen, caf iyo masaabax. Ameen.
  10. Loooool that was fun to watch. Thanks. The kid with the red shirt khatar bu iska dhigaya haha
  11. I wouldn't know. But, I want those camels lol and the scenery is breath taking.
  12. Doxa:-(RT)Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta ka qeyb galay Furitaanka Shirka Jaamacadda Carabta. Madaxweynaha waxaa wehelinayey Wasiirka Maaliyadda Mudane Maxamud Xassan Suleymaan, Wasiirul Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mudane Maxamed Nuur Gacal, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qadar Ambassador Cumar Sh. Cali Idriis iyo Ambassador Cabdulahi Xassan Maxamud oo ah wakiilka Soomaaliya ee Jaamacadda Carabta. Amiirka Qadar Amiir Xamad bin Khalifa Al Thani oo shirka furay ayaa sheegay in Dowladda Qadar ay ogsoon tahay isbedelka cusub ee Soomaaliya ka dhacay, Dowladiisuna ay taageero buuxda siinayso had iyo goor. Wuxuuna ka codsaday Caalamka Carabta inay taageero dhan walba ah ay siiyaan walaalahooda Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa ku soo bandhigay shirkan qorshaha dowladda ee ku aadan sidii loo gaarsin lahaa dhamaan goboladda dalka adeegyada bulshadda. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay in ay ka go’an tahay midnimadda Soomaaliya iyo Soomaaliya oo nabad ah. Mar uu la kalmay madaxa wafdiga Cumaan Mudane Sayid Fahad Bin Mahmoud ayuu Madaxweynuhu ku wargeliyay “ Dowladda cusub ee Soomaaliya hadda ka jirta waxaa ka go’an in ay shacabka ay u adeegto, oo ay amniga dalka sugto. Sidaas darteed waxaan xooga saarnay amniga.” Madaxweynaha ayaa Kulamo kala duwan la qaadanayey qaar ka mid ah Madaxda dalalka Carabta wuxuuna tilmaan buuxda ka bixinayey Soomaaliya iyo sida ay diyaar ugu tahay Sinaan, Cadaalad iyo Nabad waarta. Kulamadan ayaa waxaa ka mid ahaa Kulan uu Madaxweynuhu la qaatay Wasiirka arimaha dibadda ee dowladda Turkiga mudane Ahmet Davutoglu. Wasiirka ayaa ku aamanay Madaxweynaha horumarka baaxadda weyn ay dowladda gaartay. Waxeyna ka wada hadleen qorshaha ay dowladda ku dooneyso iin ay ku balaariso adeega bulshadda.
  13. I wouldn't win a lottery to begin with. It is haraam.
  14. LOL@Cofle. 8 percent of quitting huh. Sol has that effect on most people
  15. Ardeyda mamul goboleedka Khaatumo state guul iyo horumar ayaan ugu duceynayaa.
  16. Kool_Kat;279973 wrote: Cweeb waa maxay caado aad sheegesid [/b] For a quick second there I thought Ibti knew something we didn't...Waxaan is iri bal maxaa ka galay hadey caado ku maqan tahay iyo hadii kale, ma special pads bey usoo diri leheed... :eek: Cadho = Caro = Xanaaq Caado = . Horta waaba runee, Aaliyah iyadoo noosheegin sababta ey ubexeyso mexeyba marka hore noogu sheegee iney bexeyso? Loool. I hope ibti's Somali improved by now.
  17. lol@madey ba ku tagey. Muxu ku sameyey? Life couldnt be better walaalo. You?
  18. Reading thru yur comments made me laugh. I am still here four years later . As crazy as you guys were I do love you. What happened to my crew? meshaba umad kale hada qabsatey.
  19. Chimera;930042 wrote: I know this is about skills networking, but these events are great for single Somali brothers, the sisters are very assertive and super-confident if they think your marriage material, you'll leave with a massive ego. These type of events are definitely appropriate place to find ambitious educated like-minded individuals.
  20. Somalia midnimo,horumar, iyo khyr baan u rajaynaya. Alle ha aqbalo ducada.
  21. Lovely pics. Reer Puntland ilaahay ha idin siyaadiyo.
  22. Complicated;929448 wrote: Apophis, soo dhowoow...theology a jeebada ha ka soo bixinin NY, ama waxbarashadu ma dhamaato ama damiinimaa igu goobatay Lol@ ama daminima igu goobatay. You are right waxbarasho ma dhamaato. I want to pursue my graduate school soon if Allah wills. Inshallah waxaad so faaidid bal halkan kusoo tax adoo mahadsan.
  23. This is sad. I have a lil sister abt that age so I can relate to this even more. May Allah swt protect that lil girl and all the lil girls that find themselves in such an unfortunate situation.