Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 04/19/2020 in all areas

  1. 2 points
    THis os a big step. Pay the people what you can in these tough times. Somalis will remember this move. Let us see what regional enclaves do to alleviate hardship. Why not give the money they saved from government operations.
  2. 1 point
    The UN has been implementing ways to cut costs for a long time, costs in logistics and storage as well as other related topics like security. A number of UN agencies part take in this program including the Refugee arm UNHCR as well as Food Pragram and UNICEF. One of the earliest places to get 'cash' transfers to Refugees was actually Hargeisa, as Zaad is accessed by almost everyone. Even street beggars have a Zaad number. After the success of UN's cash based food programs, other donors also came on-board including private NGO like Bill Gates' Foundation which Bill Gates himself initiated the first cash to 1,000 families live on TV from New York. Long story short, this Baxnaano is nothing more than a gimmick re-branding of UN's Cash transfers via Mobile Money designed to mislead and distract gullible people from the real issues and their utter incompetence.
  3. 1 point
    And that is where you fail to see the forest from the trees. Aside from natural competition between clans for political, economic etc, there is nothing else. In South Somalia, let alone whole cities under dispute between clans, there whole regions in dispute, farm land in dispute, houses and property in dispute. And to top that, political difference, clan difference and what you. If I were a betting man (which I am not), I would say Somaliland has solid foundation to build on. Whereas Somalia has yet to hit the bottom of the depths of its sinking ship, let alone building something on any foundation.. What you see in Mogadishu or anywhere in South Somalia is a mirage. When AMISom leaves Somalia, that is when you will see what I mean.
  4. 1 point
    Waxaad i soo xasuusisay xariifkii reer Xamar ee odey reer Waqooyi ah baabur ka wada raaceen goboladda dhexe. Odeygii sheekooyin dhacdooyin run ah oo u soo joogay ayuu uga sheekeeyay. Xariifkiina ileen waa iska cali baysteene, sheekooyinkii beentii reer koonfurka ayuu u qaatay, kolkaa ayaa isna dhankiisi sheekooyin aliftay uga sheekeeye. Kolkii baabuur Jawhar soo galay ayaa xariifkii halkaa kaga hadhay. Saxiibkii oo sugaayay ayu uga sheekeeyay wixii baabuurka ku soo kala qabsaday kuye: Mid Qaldaan ah ayaa ii-dhiibay, ana waa u dhiibay... So, adiga iyo xariifnimodaada meel ha ku gaadhsiiso awoowe. Wixii caalimul qayb ku xidhan, kolka la gaadho ayaan ka wada sheekaysan doona. Hadii ilaahya cimriga iyo caafimaadka inoo dheereeyo.
  5. 1 point
    Indeed it was expected of them, known plagiarist Khaire and the pathological lair and coward Cheeseman. The only time someone can claim 100% is when they are using the funds from their own Taxation money. But when the money comes from external sources, one has to ackwnowledge the source and thank them for their support.
  6. 1 point
    Waa arrin loo baahnaa. Cumar Filish "Waxaan diyaarinay koox u tababaran aaska dadka u geeriyooda xanuunka Covid19" Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Filish oo ka hadlaayay kulanka joogtada ah gudiga ka hortaga Covid19 ayaa sheegay inaay sameeyeen wacyigalin badan oo ku aadan Caronavirus. Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay inaay dadka ka wacyigaliyeen halista Covid19 islamarkaana aay sameeyaan goobaha faraxalka iyo wacyigalin caafimaad, sidoo kale waxaa uu sheegay in dadka aay uga digeen in aay isku yimaadaan. “Covid19 ma lahan daaweeyn laakiin waxaan xooga saarnay inaan wacyigalino shacabka, waxaan sameeynay boorar aan ku dhajinay isgoosyada, waxaana meelaha qaar geeynay agabka faraxalka, waxaan ku dadaalnay inan dadka kala fogeeyno iyo inaan shirar laqaban” ayuu yiri gudoomiye Filish. Dhanka kale gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay inaay diyaariyeen koox u tababaran aaska qofka u geeriyooda xanuunka Covid19 iyo koox dadka ka wacyigalisa inan loo imaan qofka qaba xanuunka. “Waxaan diyaarinay koox u tababaran inaay aasaan qofka u geeriyooda cudurka Covid19, kooxdan waxaa kujira dad culimo ah oo dadka ka wacyigalineeysa inaaysan soo tuuran goobta meeydka lagu asturaayo, waxaan dadka usoo jeedinayaa inaay qaataan talooyinka kooxaha caafimaadka si looga hortago cudurkan” Gudoomiye Cumar Filish. Kulanka joogtada ah ee gudiga kahortaga cudurka Covid19 ayaa lagu dhageeystay dhaqaatiir iyo madax katirsan dowlada federaalka, waxaana wasaarada caafimaadku aay soo bandhigtay halista cudurka iyo sida xowliga ah ee uu u faafayo. Wasaarada ayaa sheegtay in tiradii ugu dambeeysay aay ahaayd 19 ruux oo uu soo ritay xanuunka, waxaana tirada guud aay mareeysaa 135 qof oo laxanuunsan cudurka Covid19. Xigasho
  7. 1 point
    Inta tabarteeda ah dowladda dhexe wey dadaaleysaa.
  8. 1 point
    Beentii iyo khurufaadkii Cheeseman oo lugta la soo qabtay. --------- Cabdirahman Cabdi Shakuur "Waa wax laga naxo in madaxweynihii dalka uu kari waayo in uu ka run sheego mashruuca Baxnaano ee uu shalay daah furay. Mashruuca oo sanado soo socday waxaa deeqdiisa leh Baanka Aduunka, fulintiisana haydaha WFP iyo UNICEF, maamulkiisa kore ayaa lagu maamusay dawlada Soomaaliya, waxaana loogu tala galay in lagu gacan qabto dadka ay abaaraha, fatahaadaha webiyada iyo masiibooyinka kale ee dabiiciga cayrteeyeen oo ay dalagii iyo xoolahii noolaa ka baabi’iyeen ka dibna xeryaha qaxootiyada galay, si ay noloshoodii dib ugu laabtaan oo saboolnimada looga saaro. Sow ma haboonayn intii uu Madaxweynuhu oran lahaa waa markii ugu horaysay oo ay dawladu dadkeeda deeq gaarsiiso in uu mashruuca runta ka sheego, una mahadceliyo cidii deeqda bixisay, kuwa fulinta u xilsaaran, ka dibna xuso kaalinta ay dawlada mashruuca haatan ku leedahay, isagoo khajilayana raaciyo kaalinta ku haboonayd in ay dawladu yeelato oo ah in ay deeqda bixiso, intii uu sheegan lahaa deeq ajnabi ka timid, welina u ekeysiin lahaa in dawladu ugu tala gashay ka hortaga Karoona Fayris. Waxa ugu muhiimsan ee hoggaan siyaasadeed laga rabo, kumana sii jiro hogaamiye dal burbur ka soo kabanaya, waa in uu dadkiisa runta u sheego, una daacadnimo waramo, sababtoo ah waa ficilada dhisa kalsoonida uu shacabku dawladiisa ku qabo, waxayna kobcisaa aaminaada uu muwaadinku hogaankiisa u hayo ."
  9. 1 point
  10. 1 point
    Dawlada soomaaliya oo bilaabaysa bixinta lacagta loo yaqaan Caydha MADAXWEYNE FARMAAJO OO DAAH-FURAY BARNAAMIJKA BAXNAANO EE LAGU... M.FACEBOOK.COM Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Barnaamijka...
  11. 1 point
    Great news, Caydh dawlada bixiso, war fiican
  12. 1 point
  13. 1 point
    Very pleasing to the eye. These machines do not sit there and talk politics. They do something that will be there for long time. Hopefully after this Coronavirus distraction the roads to Kililka and the dry port will be priority.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up