Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 03/24/2020 in all areas

  1. 1 point
  2. 1 point
    Oodweyne haatu used to be a good fellow he is leaning towards the koonfurians because its all about preserving the dBlock interests we all know the big foot community despite being in bed with the kikiuyus. Danta guud eeh reerkooda ayay ilaalinayan.
  3. 1 point
    24th of March. ishaa macalin ah. Waxa xusid mudan, inaan wax diyaarad caalami ah ka degin dhamaan wixii la isku odhan jiray Italian Somalia laga bilaabo 19kii March. Halka Somaliland daily walba ay ka degaayaan diyaaraduhu, kolka laga reebo hal maalin (19kii March) oo khalkhal galiyeen M00ryaanta ka dilaacday hawada ee Mogadishu saldhigeedu yahay.
  4. 1 point
    Of course dowladda dhexe saves Soomaali citizens, even if some themselves have an internal virus called qabyaalad. They still need to be saved since Soomaali yihiin. Just imagine what these people la celiyey would have caused in Waqooyiga Soomaaliya. Rabi ka sakoow dowladda dhexe ayaa mahad leh. Tallaabadii ay qaaday DF oo kiisas Coronavirus ah ka bad-baadisay Somaliland Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan diyaarada Fly Dubai oo kasoo dagi rabtay madaarka Hargeysa dib uga celisay hawada Somaliland, midaasi oo qeyb ka aheyd go’aamada lagu adkeynayo ka hortagayo cudurka Coronavirus. Talaabadaasi oo xukuumada Somaliland u arkeysay awood sheegayso ku aadan maamulka Hawada, ayaa haddana waxa soo baxaya in Talaabadaasi dowladdu qaaday ay deegaanada Somaliland ka bad-baadisay in gudaha u galo fayruska Corona. Fly Dubai ayaa markii dib loogu celiyay madaarka Dubai, waxa baadhis kadib la ogaaday in Dad saarna diyaaradaasi ay qabaan Caabuqa Coronavirus, oo faro ba’an ku haya dunida oo dhan. Dadkaasi saarnaa diyaarada ee laga helay Coronavirus ayaa waxay ahaayeen Qoys Soomaali ah, sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon-yahay. Qoyska Soomaali-da ah ee saarnaa diyaarada Fly Dubai ee dib looga celiyay Hargeysa, ayaa sida la sheegay waxay ka yimadeen Mareykanka, iyagoona soo maray dalka Ingiriiska oo la tacaalaya caabuqa Coronavirus. Talaabada ay Dowladda federaalku ku joojisay Duulimaadyada caalamiga ayaa ah mid bogaadin leh, maadama ay kaalin muhiim ah ka qaadaneyso ka hortaga caabuqa faraha ba’an ku haya Dunida ee Corona. Waxaana loo baahan yahay in maamulada dalku u hogaansamaan arrinkaasi maadama ay kaalin muhiima ka ciyaareyso bad qabka bulshadeena. Soomaaliya oo lagu tiriyo wadamada aan laheyn adeeg Caafimaad oo tayo leh, ayaa waxa kaliya ee la gudboon waqti xaadirkan ay tahay sidii ay uga hortagi laheyn in dalkeeda uu ku faafo fayruskaasi halista ah. Xigasho
  5. 1 point
    Saalax, Muuse Muqayil saan hadduu ku socdo dadka amuu gataa? Rabi ayaa u maqan masaakiintaan.
  6. 1 point
    Madaxweyne Xasan Sh. hala barbardhigin tuugaan maafiyada muqayilka weyn. Xishood wax u dhow xataa malaha. No wonder sidaan ayuu u daaqaa sidii neef camal:
  7. 1 point
    Do not expect Somali clans to do the right thing. Both Suldaanka and Oodweyne care only about optics and image. Somliland should have shut down Ethiopian Airline long ago. This airline flies four major Chinese towns , and to say not single one is not effected is a lie. Airlines and some of the major incubators of viruses. We might not even have few ventilators in our hospitals ..
  8. 1 point
  9. 1 point
    Reerkan muusa biixi gaajada ay ka yimaadeen ma Yara waa sidii anyaxa oo kale ayey dhulkii u boobayaan Xasan shekh maxamuud reerkiisa ayaa laga yaabanaa waagi uu madaxweynaha ahaa Kan ayaaba ka daran
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up