Sign in to follow this  
Che -Guevara

Imam refuses to perform salat-l-janazah on deceased

Recommended Posts

^War heedhe annaga la yaabay ninyahow! Annaga soo inaad bayaanisid maaha? Iyadu ma ku jirtaa "annaga" Yaase iska dhicinayaa? Aniga iyo adigu meel aan ku collownay maba jirtee/jidhee!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Anigu ma Shabaab miyaan u hadlaa oo haddaan 'annaga' iraah waa iyaga miyaa?, waxaan la hadlayay C & H oo sheeko 'iftiraadi' ah sheegtay oon anigu ku jiro!, ma kastay?.

 

War ineysan colaadi naga dhexeyn darteed baanba sidaad u soo qoray oon la yaabay! kolley waxaan is iri adigu lamaad dagaaline Shabaab buu la dirirsanyahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Dee AS afhayeenkooda SOL baan kuu haystee, see wax noqdeen? Haddii aan "annaga" aan meel ku soo qoro soo ma ima tiraahdeen ma Puntland? :D Ma shabaabkaa ka xanaaqday? Shabaab wax la heshiis ah ma aragtay aan ahayn adiga iyo Kashafa?lool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Hadda ma fahantay ujeedkeyga?.

Adigu ma PL baad afhayeen u tahay?, GD, Cawke & kii magacyada badnaa baan u heystay uune. :D

 

Nin reer PL oo caadi ahba Adiga & Sayid baan ka xusuustaa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maadeey,

All I'm saying is, THIS particular situation was handled wrong and the Sheikh seems to be insensitive.

 

'naxnu naxkum bidawaahir, wallaahu yaxkum al saraair' ma maqashay?,

Yes. And the 'bidawaahirka' waxaan u qaatay as in, it HAS to be clear for all to see, meaning nothing was in question and nobody needed varification. For instance, if the dead person made it CLEAR to everyone that he doesnt bleive in Allah(SW)anymore. Or if the said person was a church goer. But judging a person or qof inaad ku xukmiso 'Bidawaahikiisa'doesnt entail opening investigation and snooping around.

This is where I stand on this issue. The dead is beneath us and he will be judged by his creator. Enough said. Allahu Aclam.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Actually what happened wasn't remotely close to 'bidawaahir'. Chaos and confusion and asking personal questions in matters of faith of a dead man in public view ain't dawaahir. Markii dad Muslim ahi meed keenaan masjidka inta janaazada lagu tukado la xabaalo is dawaahir, cuz you don't doubt or question the intent of those Muslims by asking intrusive questions of a dead person.

 

 

@Gheelle. Wey rabtaa mana lagu hor sheego ma maqli jirtay? War script-ga wey isku dhex yaacday. Ragii qoray ha la raadsho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^War ka daa sidaa Maaddeey waa oday oo dad soo arkay baan aqaane!

 

Maaddeey, maya uma ihi laakiin haddii aad igu oran lahaydna kama xumaadeen. Reer PL oo aadan collaada la ahayn inaad 2 ku koobtay waa dembi :D Hadda waan isla keennay ee dadka diinta laga saarayo yaan lagu deg degin, qolyihiina bal gaarsii intaas!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^lol@qolyihiina bal gaarsii intaas!! :D

 

Tii hore tanaaba ka daran. Bal raqamkii garaac maadeey. Gudbi fariinta Geelle. Waa muhiim specially markey culumada wadanka caanka ka ah yihiin. Diinta yaan laga saarin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Gheelle, dad diin ka saar (sax & khaladba) wuu iska jiraa, lakin anigoo ka saaraya miyaad aragtay?, tan 2da waa Sol ninyow, hadda kan saqajaanka ah sow ma aragtid?, maxaa i daba dhigay?, af xumadiisa sow kama yaabtid?.

 

C & H, walaal waxa lagu moodaa inaad cudur-daar aadan waddankii ugu laaban sameysaneysid?, waa kaa oo maanta A & T ayaa ku tuhmay :D aniguse wax baan iska hubiyaayoo inaad Diin necebtahay uma heysto lakin weli mushkiladaada ma fahmin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Gheelle, dad diin ka saar (sax & khaladba) wuu iska jiraa, lakin anigoo ka saaraya miyaad aragtay?, tan 2da waa Sol ninyow, hadda kan saqajaanka ah sow ma aragtid?, maxaa i daba dhigay?, af xumadiisa sow kama yaabtid?.

For a script, you're showing all kinds of emotional feelings. A little tweaking is definitely needed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Adiga isku yaab ninyahow, Script baad qalad ka fahantay, lax dhukan... baan maqli jiray, wax cusubna la imow, dad kale ha ka daba ciyin sida parrot-kii :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^all that cey iyo aflagaado must be part of the dawaahir crap you were pulling on CH.

 

Sxb the persona you like to play around here doesn't go with your language. A self-proclaimed religious or some sort man should not be using filthy language or bragging about married woman phone numbers and not expect to be called out on that. Don't play Godly in here if you can't act one. I'll keep poking holes in it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^What filthy language?, and how did I play Godly(Muslim sidaa uma hadlo)?, wax kaa fahan xun, oo kaa hadal xun, oo kaa caqli xun waa yaryihiin (Sol)-intaan arkay-, haddaas sidaan kuu arko sheegay maxaan halleeyey?.

 

Script sow dad kale kamaad koobiyeeyn, maxaad u diideysaa parrot-nimada, inaad halabuur noqotaan rabaa.

 

Warkan aad coo celceliso ee (phone numbers)ayaa caqli & fahan xumadaada ka mid ah, hadalkaa siyaaq & sibaaqauu ku yimid & waxaad sheeganeyso isma leh, teeda kale waxay ahayd inaad mar hore caqli xumidaada & saqajaanimadaada garato, illeyn suurto gal maaha inaad keligaa fahanto ujeedkayga, Faahim yaa Walah? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this