Sign in to follow this  
Paragon

How old are you?

Recommended Posts

Buuxo   

Originally posted by Abtigiis &Tolka:

Buuxo is three years older than me. Waa 38. Simple additions.

:D Maxaa isku da'naga dhigey.Abaarti daba-dheer hal cunug baa ii joogey.

 

Aaliyah,hal gu' baan ku dheerahey. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

ihihi buuxo walalo xageed ku maqnayd? Dadka ku jecel miyaa la iska qariyaa ayaa lagu yidhi?

 

Inaad cabdiyo cabdi labaxday maanta ayuunbaad ogaaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^LoL.Ma'anaa isqariyey? I thought every1 knew I Cabdiyo cabdi ,ma'ana qarsami karo.

 

Ma ii wacantahey walaalkiis?

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

JB adiga ninka waxba uma ogolid waa kujeeda ilfuur fooqul ilfuur

 

 

horta meeshan anigu waxaan isku da'anahay mabaa joogan ayaan filayaa ..waagan dhashay sanad lamaba aqoon

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

JB maraxaa tahay cun, ka qallee abaabiina :D

 

 

Afro, aniguba waayey waxaan isku da' nahay, meeshu maxey aheyd, illeen carruur baan ku dhax jirney

 

 

JB baa yaqaano duulaankii Yamruuk ayaan ka qeeb qaatey ee Romanka lagu cirib tirey

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this