Sign in to follow this  
Paragon

How old are you?

Recommended Posts

nuune   
:D:D Talaw ma wuxuu maqley gurxanka iyo guuxa diinka ka yeerayay, qeela ayey afka ku dhuftaan baa la yiri markey abaahintu wadaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mayee isagaa diin ku qabtay markaasuu kaga dhegey ,,, isagoo is leh ilaahayow yaa kaaga soo saara uun oo la rafanaya ayuu nin soo maray dariiqa, ninkii baa arkay siday xaadu u qasan tahay ,,, inta uu soo baydhay buu diinkii isha farta ka geliyay ka dibna xanuunkii buu ninkii hore siidaayay ,,

 

halkii uu uga mahad naqi lahaa buu intuu sidaa u eegay yidhi: "Alla muxuu diin abaahiyay" ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Khaalid:

^Are you really? koolkat isku fac baadtihiin.

Ani Aaliyah goosaheeda tiriskooda aan xisaabta ku bartay...Marka waanka yarahay... :D

 

Ala maxaa meesha odayaal is biideynaayo oo dhalinyareeynaayo kabuuxo...Mahadaad keenteen anaa oday ah inaa kumurantaan? Alore caruur aatihiin wili...Ani waagaan dabagaab intaa xirto bada abey dhaxan subaxii kusoo shabaaxo aana habeenkii Gurguurte casho u aadi jiray...Hade been igama ehee ogaada...Da'deey inta maku taal, faceey hooyadeey ee dhali karaan... :cool:

 

Malika, dad badan oo walaashay oo afarsano iga weyn Soomaaliya isku fac ku ahaayeen, oo ilaa ab ka ab aan isku naqaano, aa hada ani ama isku facnahay ama iga yar, macquul?

 

Yaheyee dhalinyaro ii baashaala...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

JB loool waan gartey, markuu sidaas oranayay dhinac dhinac buu u eegayay baa laga yaabaa kolkaasuu sidaa yiri :D

 

 

That is some wacko wallaahi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Seriously, let us not mix the kids and the oldguards. Those who are over fourty, line up here.

 

Nuune

Ngonge

Abtigiis

Xinn

,,,,

 

Fadlan liiska ha la buuxsho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool@Val, eheh xageed ii qarxineysaa, hadey Aaliyah i orani Innaa Lillaahi I pray for you :D

 

 

Koolo, lool Kolkaas is the original abaayadiis, markaas waa laga tagey, adiga ancient ma tihid smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Val,

 

You wouldn't want to question her, at least not without wearing protective clothing dear? Qoor-gooyo iyo looto-jabaanays ayeey ku dheereeysa :D .

 

Anyway 15 days waxa ka dhigay 'cos you are not counting the nights :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this