Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland marks 25 years of Independence a great day for the great Nation.

Recommended Posts

galbeedi   

Midda xaqiiiqda ah ee meesha taalaa waxa weeye, inagu ama aynu ahaano Reer Woqooyi ( Soomalialnd), ama degaanada kale ee kulaalaya, Reer Koonfurku hashan aan isku mashquulinayno dhib kuma hayso.

 

Wakhtigii Sharrif Ahmed , cabaarihii 2011, oo dhib iyo abaaro jireen, ayaa oday reer Hargeisa ah su'aal weydiiyey oo idhi, " Adeer sidaani xal maahina maxaa talla ah?" Waxa uu yidhi " Adeeer maanta madaxweyne Sharriif sow kursi dhiigle kuma fadhiyo, oo taangi laguma illaalinayo? , haa ayaan ku jawaabay, " Adeer haddaad tidhaa orod oo Hargeisa tag oo dheh waxaan wadaa kursigii Soomaalida e iga gudooma , waxna aan isla dhisno , waxaan hubaa in aanu kaa yeelayn". Taas oo kale , haddi Hassan sheekh 2014, la yidhaado waar orod oo Hargeisa ka deg, oo Borama iyo saylac mar oo dadka u sheeg in kursigan ay midnimadu k aweyn tahay, kaa yeeli maayo.

 

Wax kale iskdaa bal car reer Muqdisho ha ogolaadaan si midnimo iyo amaan loo hello aynu caasimada Hargeisa gayno. Waxaan hubaa in aysan yeelayn. Waxaa laga yaabaa in aan qaldanahay , laakiin waxaan u arkaa reer koonfurka in aysan shidaba hayn. Muxuu yidhi abwaankii:

 

Ilayn Caduur dhaw dhawduba uma dhacsana.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes, reer LA came out in their thousands to celebrate every year. You remind me of General Duke, Juje and current Culusow supporter Somalistar, except you are very restrained in your bravado.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Hanka snm xuduudkii ingiriiska dhaafi maayo abidkiis.

Aqoonsi ay arkaana waxa ugu jecel yihiin dumar shaqo la’aan la dhigo

Burcaa xuduud leh markaasuu ku leeyahay territorial land.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Oodweyne

Intaa aad qortay ma qori karo waa maqaal dheer waadna ku mahadsan tahay sidaad aragtidaada u faahfaahisay

 

Arintu waa labo iskuma jirto walaal

 

1-Inaad qabiili tahay oo qabiilkaagu kula mudan yahay

2-Inaad nidaam difaacayso oo nadaam aragti dheer u doodayso

Haddii aad doorato tan hore ama qabiiliga, taariikhda dib ugu noqo,noo sheeg ilaa wajaale ilaa burco nin shar iyo khayr leh oo siyaad barre la ag dhigo.

 

Haddii aad doorato tan danbe ama nidaamka,waana tan ugu mudan oo aqoonyahan wax ka qori karo, is barbar dhig nidaam hawaystay inuu shanta soomaaliya xor noqoto ama xoreeyo iyo mid 200km ku meeraysanaya.

 

Maxaa kula gudboon haddaad jawaab weydo, sida reer laas caanood gabaygu ugu xirmay inuu adigana kaaga xirmo oo doodo hees noogu bedesho iyo entertainment.

 

Tan ugu dambaysa dumar weligay wax kama sheegin, waxaan uu diiday oo qudha, in shaqadoodii guri la dhaafiyo oo aqoonsi aan jirin lagu mashquuliyo

 

Adigay xaal marin kaaga baahan yihiin kuwii kacaankii barakaysnaa lasoo shaqeeyay,allaha xafidee.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Warkaagu waa cad yahay oodweyne

Walaal ha noqon afrikaan asagoo dahab badan luqunta soo gashaday iyo faraha, hadana dadka ka xanaaq dhow.

 

Arintu ma gaarsiisna heshiiskii maska iyo ninka dhex maray haddaadan is yeelyeelayn, soomaaliya waxaa kasoo dhacay dagaal sokeeya oo loo bixiyay kugu dhimay kaa dhimay, waa lagasoo gudbay alxamdulilah

 

Siyaad barre waa ka tegay allaha u naxariisto dhowr iyo labaatan sano ka hor, wuuna dhintay haddaadan la socon,xaqiiqda haddaan loo dhawaan dhalateed bay riyo kuu gayn.

 

Dantu mar walba waxay ku jirtay ilaa iyo haddana ku jirtaa wax wada qabsi isu tanaasul iyo israac ,taa macnaheedu ma’ahan inaan booli qaran keligay gaar u doonayo iyo beri samaadkii.

 

Ibraahim cigaal allaha u naxariisto, waxba kama aqaan taariikhdiisa xaqiirna ma’ahi runtii, marbaan dhagaystay khudbad dheer uu meel ka jeediyay waxaana iigasoo baxday inuu isu arki jiray marti xataa markuu raysul wasaaraha ahaa,codkar nimadiisuna waxay soo noqotay 18kii may sidaan filayo.

 

Fadhi ku dirir waa iga dhamaaday saaxiib

Khayr iyo barwaaqo insha allah

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Most of Somalis, even thouse who were dead against SIYAD, and advocating for war pre 1990, have realised what mess and bad decisions we made, the same way Iraqis, Libyans and so on understand it was worse decision to get rid of their leader.

 

The grass is not always greener by getting rid of bad unjust dictators like Gadaffi, Saddam and for our case Siyad Barre.

 

The question any Somalis with few brain cells should ask is this,

 

Objectively, ask yourself.

 

How many of Somalis (from any region), where under humiliation like this

how may were dying of hunger,

famine management,(current extreme famine in Somalia) food security now compared to under Siyad

How many kids were going to school? Free education? what was the literacy rate?

how many maternity clinics were operating under Siyad, with free healthy care?

for instance, how many kids from SL were dying hopeless in seas?

what was the child mortality rate now and before?

 

Suaalo haas oo badan markaad is waydiisid, si eex la aan ah, waxa cad in xitaa dadka gobolada waqooyi, and those of USC who brought down Siyad barre, things were far better under Siyad, with comparison of today.

 

I don't understand the level of the humiliation that one endures, that can cause people to think irriration,and act irirrational, wax dadkan lagu sameeyey, oo qofi isirkiis ka cararo, instead of iska dhiciyo, xaqiisa raadsado.

 

Forget about false pride, iyo Reer HEBEL baa nuugayey Maandeeq. Nepotism and corruption was extreme under SIyad, and partly responsible for what followed after, since most SOMALIS lack basic understanding of nationalism. Dadka waxay ahayd in waxx badan laga daweeyo cadufada qabiilka, Somalinimo aad loo baro, taasina maaha sympolic iyo qaabil la aasey kuma tagayso but with real action, and walking the talk.

 

Qof QABIIL nacayb, oo iska dhici reer , wax walbana u arka in qabiil xal yahay, JAWAAB saxa ma helaayo, oo ma fiyooba, runtii CADHADAAS buuna godka la geli, oo rajo malaha. WIth anger and emostions, you make silly mistakes, going after fathom dream of recognition, in aad dadkaaga dhinaca ka raaci lahayd.

 

But the reality is waxaad arki mid afka abur ka keenayaaya , gloating, oo leh Dawladii SIYAAD baan ridney, while his community and he live complete utter destitute, saboolnimo, iyo sharaf daro, Ethiopia u naageey? in their reality, that persons believes achieved more, while living now under dark abyss.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

History repeats itself. Have we forgotten about Al Andalus and what befell it? Or the Mongol invasions for that matter? Divide and conquer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nin British ah baa waxaa laga sheega, "I disagree everything you say, but I will die for the right for you to say it".

 

Ma dhici kartaa in dadkeenu - Soomaali - ay xumaanta iyo wanaaga kooda ah iyo kan kaleetaba arkaan ee aanay noqon kuwa aan arkin xumaanta kooda ee arka xumaanta ka kale? And while you are at it, kuwa xaqqa u istaaga ee aan hal meel wax ka arag. Hadaan anigu dhibkayga uun arko, oo aanan wax tixgelin ah siin ka kan kale, meel gaari meyno.

 

Waxaana taa oo dhan kasii muhiimsan inaan wixii tagey iska ilowno, ileen awal baa horey loo yiri, 'tiigsi maleh'e'.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne,

 

Nin meeli u cadahay meeli ka madow, War heedhe waxa ummaddii SOMALI haligmatey, weli ma waxa aaminsantahay in cid wax ka dheeftey dagaalkii SOKEEYE, Weli ma waxa aad haysaa REER hebel annaga ka fiican, Reer hebel baa dawladii SIYAAD nuugayey, Why can’t you move on, Ninkan SIyaad lafahiisii dhamaadeen, weli mala ka cabsanayaa? Many like you, either taken part in bringing down the SOMALI Republic, or were in support of it, Yet, the irony is , you are STILL a victim of your own creation, and worse part is, not knowing it, and still see yourself as winners.

The approach that were taken by some SOMALIS to bring down SIYAD, brought nothing but misery to the SOMALI people in general, waa dhici karta kuwa xooga dufana haysta, but overall , the mass SOMALI population got nothing but indignity, poverty, indiscriminate killing, famine , why can’t you not feel/sympathise, those in other regions, as you put gaadhey meel ay kabaha u qaadaan Ethiopia, (Runta hadada rabtid, kuwaas laftigooda SL, waxba kama sookeeyso, fartaa loogu yeedha),

 

It is normal for those who brought down the former national government, or taken part to not see the big picture, to justify their actions, and come up we are better position, better than under the Somali Union, what makes you think SIYAD or his regime, would be still in power? How many nations led by dictators has moved forward without going what Somalis went through?

 

 

Ugu danbeeyntii, hadii fekerkeeyga ku saabsan Dawladii hore, kaa duwanyahay, iyo sidi wax u dhaceen, maxaad ugu maleeysey in aan wax ka dheefaayey dawladii SIYAAD? ma hal reer baa exclusive u haystey dawladii siyaad , mise XITAA kuwa wax ka nuugaayey baa jira oo kasoo jeeda beeshaada?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maakhiri,

Awoowe, reer Somaliland belief that the 1960 union should not have happened at all, or at least in the way it transpired. It was a daylight robbery of an honest new state by well oiled ex-Mafia Italian Somalia leaders.

 

Besides, the 1960 Union only truely was in effect between the years of 1960 and 1969. After 1969, the Union constitution and state was altered and changed by the military, so in effect Somaliland was under foreign power against its wishes for the next 22 years until 1991.

 

In 1991, Somalia disintegrated and became a failed state. Somaliland reclaimed its sovereignty as Somalia (Proper) descended into anarchy and lawlessness.

 

Hargeisa was never a party to any new agreement to reconstitute any new form of the 1960 union, be it the many forms of the pseudo transitional governments or the present phantom Federal Government. Somaliland is not a party to any new form of constitution that is established in Mogadishu.

 

Having said that, the first and foremost rule of thumb for any talk regarding any future relationship between Hargeisa & Mogadishu, is for Mogadishu leaders to recognise Hargeisa's independence. Both Mogadishu and Hargeisa need to reset clock to before midnight 1 July 1960.

 

Anything that is less than that is a just a hogwash and a day dream

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

said:

Oodweyne

Intaa aad qortay ma qori karo waa maqaal dheer waadna ku mahadsan tahay sidaad aragtidaada u faahfaahisay

 

Arintu waa labo iskuma jirto walaal

 

1-Inaad qabiili tahay oo qabiilkaagu kula mudan yahay

2-Inaad nidaam difaacayso oo nadaam aragti dheer u doodayso

 

Haddii aad doorato tan hore ama qabiiliga, taariikhda dib ugu noqo,noo sheeg ilaa wajaale ilaa burco nin shar iyo khayr leh oo siyaad barre la ag dhigo.

 

Haddii aad doorato tan danbe ama nidaamka,waana tan ugu mudan oo aqoonyahan wax ka qori karo, is barbar dhig nidaam hawaystay inuu shanta soomaaliya xor noqoto ama xoreeyo iyo mid 200km ku meeraysanaya.

 

Maxaa kula gudboon haddaad jawaab weydo, sida reer laas caanood gabaygu ugu xirmay inuu adigana kaaga xirmo oo doodo hees noogu bedesho iyo entertainment.

 

Tan ugu dambaysa dumar weligay wax kama sheegin, waxaan uu diiday oo qudha, in shaqadoodii guri la dhaafiyo oo aqoonsi aan jirin lagu mashquuliyo

 

Adigay xaal marin kaaga baahan yihiin kuwii kacaankii barakaysnaa lasoo shaqeeyay,allaha xafidee.

Jawaabta mudane Oodwayne wax aan ku dari karaa iska yar laakiin waxa muhiim ah in wax yar aan taariikhda Soomalida kaa xasuusiyo.

Nidaamka aad sheegayso ee hawaystay inuu shanta Soomaaliyeed xoreeyo annaga ayaa aasaasnay oo madax banaanidayadii u hurnay dhulkayagiina 30 sanno oo aanu wax qabsan lahaynna ku luminnay.

 

Haddaba yaa nidaamkaa aanu rabnay inaanu dhisno oo umadda Soomaaliyeed oo dhan isugu keeno aakhirkii burburiyay? Jawaabtu waa:

1. Dawladii Sharmarke iyo baarlamaankii u badnaa reer koonfureed ayaa Kenya u sexeexay oo siiyay NFD. Cigaal meesha wax awaooda kumuu lahayn.

2. Siyaad Barre ayaa Soomaali galbeedna bixiyay oo Ethiopia u sexeexay si uu SNM halgankeedii usoo afjaro.

 

Markaa saaxiib haddii aanuu maanta hamigayagu dhaafsanayn 200km kaliya, idinkaa sabab u ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

@maakhiri

It is not the people of Somaliland who brought down your beloved Siyaad Barre but he and his cronies were to blame. How can you blame a people who were defending themselves against a regime dead set to wipe them out? Who in the North of the former republic would have benefited from the prosperity you are talking about if most of the people who live there were systematically killed or displaced?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this