Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Bannaanbaxa Baydhabo loogu soo horjeedo dowladda dhexe

Recommended Posts

Mudaharaadkii Sababay Dhimashada Iyo Dhaawaca ee Maanta Ka Dhacay Baydhabo

 

ddd

 

afda

 

ddd

 

dddd

 

ddd

 

ddd

 

ddd

 

dd

 

Mudaharaad balaaran oo lagu dilay Labo Ruux Sedax kalena ku dhaawacantay ayaa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee Caasimada Koonfur Galbeed, iyadoo ciidamo ka amar qaata Dowlada Muqdisho ay rasaas huwiyeen dadkii Mudaharaadayay.

 

Mudaharaadkaan ayaa ka danbeeyay kadib markii laga warhelay in Magaalada Baydhabo uu kusoo fooleeyahay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Muqdisho C/weli Sheekh oo markii danbe baaqday.

 

http://www.ishabaydhaba.com/?p=62291

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dibadbax looga soo horjeedo Dowladda oo ka dhacay Baydhabo

 

Dibadbax looga horjeeday imaatinka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay oo lagu wado inay maanta tagaan Baydhabo, balse dibadbaxan ay u baaqdeen sida wararku sheegayaan.

 

Dibadbaxan ayaa waxaa ka qayb-galay dadweyne fara badan, kuwaasoo ay horkacayeen mas’uuliyiinta Koonfur-galbeed ee lixda gobol ka kooban, iygaoo socod ku maray waddooyinka Baydhabo, iyagoo ku dhawaaqayay ereyo looga soo horjeedo dowladda.

 

Markii ugu dambeysay waxaa is-hortaag ku sameeyay ciidanka booliiska ee Baydhabo iyagoo dadweynahii si nabad u bannaan-baxayay ay rasaas ku fureen, waxaana ku dhintay mid ka mid ah taageerayaasha maamulka lixda gobol, kaasoo lagu magacaabi jiray, Humoow Nishoow iyadoo laba kalena ay ku dhaawacmeen.

 

Rasaas xooggan ayaa la maqlayay, iyadoo dibadbaxayaashu ay goob fagaare ah ku gubeen sawirka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, iyagoo sidoo kalena ku gubay isla goobta sawirka Nicholas Kay.

 

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka jirta xaalad kacsanaan ah, iyadoo ay jirto baqdin ah inay dagaallo ka dhacaan saacadaha soo socda, waxaana gabi ahaan xiray goobaha ganacsiga degmada.

 

http://www.hiiraan.com/news/2014/Aug/wararka_maanta25-48022.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dad aayahooda ka tashtay ayaa sandulisnimo lagu wadaa wali. Dad inay ismaamulaan rabo ayaa kuwa calooshood u shaqeystiyaal ah inay maamulaan la rabaa. Waa yaab. Dhiigaan daaday horaa loo sheegay inay dhici doonto, dhiigag daadan doonaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The prime minister and Qaramada Midoobay envoy, Nicholas Kay, were secretly planning to visit Baydhabo on yesterday (Monday). But locals got wind of it and started an abrupt demonstration against them. Then two protesters were shot by militia under 'police' attire. One died, the other seriously wounded.

 

The prime minister and the UN envoy immediately cancelled their trip.

 

They were against them because the prime minister, along with the UN envoy, support the three-gobol maamul goboleed, which they want to force the natives to accept. The natives support the already functioning lix-gobol dowlad goboladeed, Koonfur Galbeed.

 

If saan ku socoto xaaladda, it will get much worse. I hope in si nabadeed lagu xaliyo, but dad yar calooshood u shaqeystiyaal ayaa lagu shaqeysanoyaa oo Xamar laga soo diray, albeit being few and overwhelmingly facing a vocal native opposition.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Atirisho   

The corrupted single-clan government of Mogadishu continues to alienate more and more Somalis. What is the point of shooting and killing peaceful protesters indiscriminately? Is this how HAG government plans to win the hearts and minds of the Somali people?

 

The so-call Somali president should be impeached or he should resign immediately if he cares about the interest of the Somali people.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Reer Bay are always protesting. They should do more action in forming their

state rather than talk.

 

 

Bwt hi Atirisho longtime :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

As long ay gubaan sawirka kay iyo xulafadiisa dabaqooshiga, I am all for it and set in full motion, no to any UN sponsored dowlad and dowlad goboleed, yes to rabitaanka shacabka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

all this troubles began because of clan federalism . People from Baydhabo are peaceful people but when even they are protesting its clear that federalism project is to make people who are natives to regions hate each other and fight among themselves. brother against brother , Neighbour against Neighbour to pro long the somalia civilians suffering and continue this nightmare.

This Clan Federalism was invented in two stages, first by the Siyadist regime by dividing the colonial regions from the original 8 regions 2 in British Somaliland ( West ,East) and 6 in Italia Somalia into 18 smaller regions and to give his Said Barre clans people land everywhere in the country. The other inventor of Clan federalism in Somalia is the Ethiopian regime of late Melez Zenawi his strategy was to defeat Somali nationhood forever this policy report was published online on the Ethiopian foreign website 10 years ago.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

<cite>
said:</cite>

The prime minister and Qaramada Midoobay envoy, Nicholas Kay, were secretly planning to visit Baydhabo on yesterday (Monday). But locals got wind of it and started an abrupt demonstration against them. Then two protesters were shot by militia under 'police' attire. One died, the other seriously wounded.

 

The prime minister and the UN envoy immediately cancelled their trip.

 

They were against them because the prime minister, along with the UN envoy, support the three-gobol maamul goboleed, which they want to force the natives to accept. The natives support the already functioning lix-gobol dowlad goboladeed, Koonfur Galbeed.

 

If saan ku socoto xaaladda, it will get much worse. I hope in si nabadeed lagu xaliyo, but dad yar calooshood u shaqeystiyaal ayaa lagu shaqeysanoyaa oo Xamar laga soo diray, albeit being few and overwhelmingly facing a vocal native opposition.

 

That makes sense. People's demands should not be dismissed. I hope the perpetrators of the bloodshed are brought to justice. People have the right to demonstrate. Why shoot at them?

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

What functioning lix gobol mamul is there? Are we making up stuff here? These few protestors can't dictate their desires to others. There was a meeting of elders in Kismayo last year and they have decided to form their own administration in Jubboyinka. There are two choices here - either keep up with pointless protests which should be their right if they so choose. Or build what you have and convince/negotiate to get a lix gobol mamul in the future. Rabble rousing is much easier than building governance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Owooduu lix gobol ku dhisayo muu baydhbo iyo buur hakaba maamul fiican ugu sameeyo

UN’ka askarteedu hana ilaaliso madaxdoodana dooni mayno waa hadal malagiisu galay iyo dad malagoodu galay

Allaha u naxariisto dadkaas masaakiintaa oo qabqable dartiis u naf waayay.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this