Sign in to follow this  
Dabrow

How the clans agreed in jubbaland so far.

Recommended Posts

Dabrow   

Tillamok: these numbers will change little. I assure you that this is what was agreed upon. The only thing under discussion is those allocated to gedo community. The 140 is as i said only from gedo and we all know that gedo folks are found aswell in the two jubbas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

KISMAAYO: Beelaha Soomaaliyeed ee Jubbooyinka & Gedo oo 99% soo Xushay Ergooyinka uga qayb qaadanaya Doorashada Madaxweynaha (Warbixin)

 

Kismaayo: (pp)- Maalinkii shalay oo xoogaa beelaha Jubbooyinka & Gedo qaarkood ay ka cabanayeen Ergooyinka ayaa gebi ahaanba la qanciyey , halka qaar ka mid ah beelaha ay dhexdooda iska qancinayeen , arrimahaas oo badankood lasoo afjaray sida Puntlandpost uu sheegay mid ka mid ah masuuliyiinta wax ka qaabanaysay qaabka ergooyinka loo qaybsaday.

 

” Waxaa dhiman Liiska ergooyinka dhowr xubnood oo aan badnayn , waxayna beelaha ay wax ku dhiman yihiin noo sheegeen inay soo dhamaytirayaan Maalinka beri ah subaxa hore ” ayuu Puntlandpost u sheegay masuulkaasi.

 

Magaalada Kismaayo guddaheeda ayaa laga dareemayaa Farxan iyo reyn reyn , maadaama Talaadada ama Arbacada midkood la dooranayo musuulka ugu sareeya maamulka Jubbaland State, hogaamin doona sanadaha nasoo haaya, haddii illaahay (SWT) uu qadarro.

 

Shacabka Jubbooyinka iyo Gedo ee guddaha iyo dibada ayaa isu diyaarinaya taageerada Maamulka cusub ee Jubbooyinka & Gedo looga dhawaaqayo, deegaanadaas oo ah deegaan ballaaran oo ka mid ah deegaanada Soomaaliya, dhanka kale, waxaana maamulka ka dhallan doona deegaanada Jubbooyinka taageero xoogan u muujiyey Xildhibaanada ku jira DF ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka beesha Caalamka , iyo Maamulka dowada goboleedka Puntland oo ah maamulkii ugu horeeyey ee Federaalka qaatay.

 

Dhanka kale Axmed Islaam (Madoobe) oo la filayo inuu noqon doona Madaxweynaha Jubbaland ayaa gurrigiisa ka bilaabay kulano uu la leeyahay Siyaasiyiinta iyo Beelaha ka soo jeeda Jubbooyinka iyo Gedo, isagoo doonaya inuu kaga dhaadhiciyo fakirkiisa siyaasadeed haddii loo doorto madaxweyanaha cusub ee Jubbaland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Mar haduu bilaabay inuu soo report gareeyo in good light wuu iska qanacsanyahayee iska daa?

 

Dabrow, suashayda labaad kama aadan jawabin, when is the President of Jubbaland getting elected, update us please if you have the info.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Tillamok: I dont think so.

 

Warrior: the important thing is not when but who gets appointed or selected so to speak.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

So Dabrow,you will oppose if Gandhi/Madoobe is appointed miyaa, or you will welcome miyaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

I rather see madoobe then ghandi however the only way i would welcome this if a solution is reached between various stakeholders and the pm goverment.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

like i said, this is somali federal state all minorities will be respected and given their deserved seats.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Che -Guevara;949067 wrote:
Your support or lack of it has no weight , it means nothing!

 

For the rest Solers, you really can't do anything about anything, this is needless argument.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;949314 wrote:
Dabrow just like Gabal is unsure what to do with Kismayo. He is conflicted, between support and opposition
:D

Depends on dhankay hawadu u socoto on the day

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu;949317 wrote:
Dabrow will only support this process if a Gedoan is elected
:D

That is very small minded. Gedo have a right to compete, and will probably be the president one day. But today Madobe has a clear lead

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this