Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Ahmed I Samatar laga yaabo inuu M/Weyne Siilaanyo la kulmo, Cafis-na Waydiisto

Recommended Posts

Prof: Samatar Oo Isu-diyaarinaya Sidii Uu Madaxweyne Siilaanyo Maraykan Ugula Kulmi Lahaa, Cafis-na Uga Dalban Lahaa.

 

Minneapolis(Somalilandtoday):- Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo ah muwaaddin u dhashay dalka Somaliland, isla markaana aamminsan aadna ugu ololayn jiray qaddiyadda midnimada Soomaali-weyn, ayaa la sheegay inuu hadda quus ka taagan yahay mabdi’iisii hore, ka dib markii uu ku hungo iyo takoor kala kulmay magaalada Muqdisho, isagoo ku guul-darraystay jagada Madaxweyne-nimo ee dalka Soomaaliya oo uu isu-sharraxay.

 

Waxaana taa beddelkeeda la sheegay inuu hadda isu-diyaarinayo sidii uu ula kulmi lahaa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo Weftu uu hoggaaminayaa dalka Maraykanka booqasho rasmi ah ku tagayo bishan, isla markaana uu uga dalban lahaa codsi cafis ah oo uu kaga soo laabanayo mabdi’iisii hore ee qaddiyadda Soomaali-weyn, kuna taageerayo go’aanka gooni-isu-taagga Somaliland ee uu hore uga soo hor-jeeday, si uu dib ugu soo laabto dalka uu u dhashay ee Somaliland.

 

Professor Axmed Ismaaciil Samater oo hadda ka tirsan Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee sannadkii hore Muqdisho lagu doortay, ayaa si weyn uga niyad-jabay mabda’a Soomaali-weyn oo wakhti badani kaga lumay dhawr iyo labaatankii sano ee u dambeeyey oo uu si muuqata iyo si dadbanba ugu ololayn jiray. Prof: Samatar, waxa uu sheegay inuu Soomaaliya kala kulmay wax aanu weligii ka filan, isla markaana markii uu Madaxweynaha isu-sharraxay iyo intii uu ololaha ku jiray. Waxaana markii loo tartamay doorashada Madaxweyne-nimo uu helay siddeed cod oo keliya.

 

 

FULL STORY

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

A flip-flopperr indeed...although I still think all this is Internet stories, but if he crosses the line it will be hard to take serious the good profesor

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

He rather ask forgiveness to those girls ( assuming he was like me at his younger days) he either broke their hearts or disappointed in bed than asking forgiveness to a SNM rebel leader, just an insight to the good professors "hiil qaran" ideology.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

A man can always change his mind. But could he change his principles? Cafis or no cafis, if he does it (which I doubt) his hiil-qaran supporters should attack him with every shoe they've got. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@Johny B

 

One misses John's legendary stories of God and Girls with Somali Politics in the mix.

 

On Professor Samatar, if I were him I would meet the old man and have a talk--he is the leader of mother region. Jacaylbaro's repent nonsense notwithstanding, teh good Professor shares a region, not ideology with Siilaanyo, and them having a cup of coffee at DC Hotel would be prudent and wise

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Odweyne,

I think he is calling for an honest dialogue between the North and "the South", I don't think he has given up on the union. That's my understanding from his recent speeches but time will tell.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this