Sign in to follow this  
xiinfaniin

Historic , Rare Pictures of Somali Leaders

Recommended Posts

@GheeT May anigu Jacalyka Wadankayga ayaan ka hormariyaa kan qabiilka . Laakiin Muxuu yahay jacalykaan soo boodada ah bal noo sharax maxaa isbadalay ?

 

Not long ago the community were on sale in the markets of Galkacyo and Bosaaso to the highest bidders so what has changed ? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Awoowe, dicaayada marka laga tago, niman uu maamul xir xirtay waa jireen, laakiin Gaalkacyo iyo Boosaaso meel community laga xigsado maaha, horayna uma noqon. Adigaa ma cid Gaalkacyo kaaga badan ama kaaga xiran baa jirta. Siyaasad waa la isku qabtaa, laakiin niicdan iska socota oo reerkan OG aa la daba socotid maxay tahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lool @ Ma duleeyay kkk, yarku intuu meelaha wax kasoo ma maqlay ayuu meesha layimid intaas, Geele T waa runtaa waa xujoobay ayaa la oran lahaa. Xiin iyo Geele T yarka waxbara oo taariikhda usheega.

 

Mideeda kale reer Barigu labo Saldanad ayay ahaayeen halka mid xoogaa ee Sayidku isqabteen, midda kalese ee Hobyo Sayidka dadka ayaguu ugu jeclaa, xulufana ahaayeen oo dadkana isuguna dhawaayeen, aaway gabagii talyaaniga uu kulahaa keenadiid mawada? waar yaa hayay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tallaabo;935938 wrote:
Waar isaga mooyee cid kale oo ay seefi qaaday majirto. The dude messed with the wrong people and suffered its harsh consequences. The war planes were brought into Somaliland at our request. Just like Yay used the Ethiopian tanks to subjugate Xamar, the Duriyadda folks used Britain's flying machines to make the old man and his gang run for their dear lives:)

This is one for the records!

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Cheelle

Sayidku qalcadaha asagaa xoogiisa ku dhistay kuwii la socdayna baqdin bay kula socdeen taariikhda haku falaadin

Soo warayso qaarbaa weli inuu nool yahay u haysta oo cumaan geella ku raacda

Layskuma hayo inuu taariikh soomaali oo dhan uga tagey,waxa kaliya oon sheegay lama arag qadirin magaciisa iyo meel loogu magac daray sida garoonka mire awaare oo kale

 

Waranle

Nimankaan cidla wax iskama amaanaan waxa jira raadi inta caadifadaan faraha badan iska daysid,haday warqad qoran kuu keenaan gadis gedis u akhri waligaa waa talo.hana ka fogaan waa ehelkaa soomaaliyeede

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

This could have been a nice thread. :D

 

If only Xiinfaniin's definition of Somali leaders wasnt so narrowly defined to only include his clan leaders, he would have continued posting more pics. After all Sheick Suufi was one of the great Somali Leaders in history, founder of the Qadiriyah movement, community leader, poet, scholar,etc.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;935757 wrote:
The Arrival of King Osman Mohamud to Mogadishu

 

2vb52s7.jpg

As some requested, I corrected the caption of this picture. It was the arrival of King Osman Mohamud to Xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this