Sign in to follow this  
Saalax

Armed militia attacks money remittance company and kills members of the company in Bosaso, Puntland

Recommended Posts

Saalax   

AUN

 

Weerar Geystay Khasaare Dhimasho,Dhaawac Iyo Dhac Oo Maanta Lagu Qaaday Xawaaladda Kaah Express Boosaaso [sawirro]

 

Boosaaso[RBC Radio] Koox hubaysan ayaa maanta weerar ku qaaday Xafiiska Xawaaladda lacagaha Kaah Expess ee magaaladda Boosaaso,iyadoona uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhawaac soo gaaray Shaqaalaha Xawaaladda.

Kooxda Weerarka soo qaaday oo gudaha Xawaaladda ku dishay sida Raxanreeb u sheegeen Madax kamid ah Kaah Express Waardiyihii iyo Qasnajigii Xawaaladda iyagoona dhaawac laba kamid Shaqaalaha oo xiligaas ku Shaqada.

Shaqaalaha Xawaaladda Kaah Express ee ay Kooxdu dishay oo kala ah Cabdiwaaxid Maxamed iyo Guulleed Xasan Weyrax,waxayna dhaawaceen Cabdiqaadir Ibraahim iyo Asad Xinbil Cilmi.

 

Maamulka sare ee Xawaaladda Kaah Express kama aysan hadlin dhacdadaan,waxayna sheegin oo kale Cadada lacagta la dhacay ee tiilay gudaha Xawaaladda,iyadoona la filaayo in Saacadaha soo socda faa-faahin ka bixiyaan.

Kooxda Weerarka soo qaaday oon ilaa hadda la garanreyn cida ay ahaayeen ayaa goobta isaga baxsaday,waxayna horey usii qaateen guud ahaanba Lacago Xawaaladda ku shaqeyneysay oo tiilay Xarunta.

Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Bari Cismaan Cawke Afdalow oo ay Raxanreeb la Xiriirtay in uu faah- faahin ka bixiyo sida Weerarku u dhacay ayaa ka gaabsaday,wuxuuna kusoo koobay in baaritaan ay wadaan dibna uga hadli doonaan.

Shacabka ku dhaqan magaaladda Boosaaso ayey fajiciso ku noqoto Weerarka maalin cad lagu qaaday Xaawalad lacageed,taasoo horey aan looga baran gudaha magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Xaaji Xunjuf;931024 wrote:
Dont be surprised salax this is very normal in the garowe clan enclave this is part of the pirate culture in that region.

Bal adba! kan Xaaji la yiraahdo maanta yaa ka xanaajiyay, xitaa AUN the dead wuu quuri waayay.

 

Ilaahay jannada ha geeyo intii dhimatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;931024 wrote:
Dont be surprised salax this is very normal in the garowe clan enclave this is part of the pirate culture in that region.

Xaaji,

It seems Xiin agrees with you in the normality of this situation in an earlier comment.

 

 

xiinfaniin;930975 wrote:
^^LOL

 

Armed robbery warrants Mintid political analysis
:D
You should not be that desperate to see Puntland fall. It faces more lethal threat from Alshabaab
than this one-off day light robbery of Kaah

 

It's actually quite elementary: If you don't pay the salaries of the security militias, there's no security. Very simple equation.....

 

Sensei,

 

AUN for the dead victims...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wuxu ma armed robbery-baa mase waa armed confrontation, if it was an armed 'robbery', robbery being the operative word, then that's not a big deal as robbery happens all over the world.

 

Of course Bosaaso is full of rich businessmen a city bustling and booming market with millions and multi-millions dollar in operations and as such it will attract few robbers like any major city in the world.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;931024 wrote:
Dont be surprised salax this is very normal in the garowe clan enclave this is part of the pirate culture in that region.

What a shame, I thought you were a civilized person. People should just express their condolences when they hear about these stories, not show their tribal savagery and revel about bad news.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mintid Farayar;931029 wrote:
Xaaji,

It seems Xiin agrees with you in the normality of this situation in an earlier comment.

 

 

 

 

 

It's actually quite elementary: If you don't pay the salaries of the security militias, there's no security. Very simple equation.....

 

Sensei,

 

AUN for the dead victims...

Indeed Mintid , Brother Xiin knows this is a normal way of living and it should not shock people for as this is just part of the daily thuggery behavior of the garowe clan enclave. Thats why i believe there will not be even an investigation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Xaaji Xunjuf;931024 wrote:
Dont be surprised salax this is very normal in the garowe clan enclave this is part of the pirate culture in that region.

So do tell us Mr Hate Monger, how many of these are daily, weekly, Monthly occurrences?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;931083 wrote:
Allah ha u naxariisto inta dhimatay

 

And my trip has just been cancelled

War ha isku tegin yaan lugu afduubin eh , hadhow bay odhan doonan nin reer Somaliland baanu qabsanay eeh lacag hala na siiyo, Xamar is better.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Xaaji Xunjuf;931150 wrote:
War ha isku tegin yaan lugu afduub eh , hadhow bay odhan doonan nin reer Somaliland baanu qabsanay eeh lacag hala na siiyo, Xamar is better.

But unlike you, airplanes don't get kidnapped and looted. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this