Sign in to follow this  
Somalia

Execution by firing squad: Sheikh Axmed Xaaji's Killers Sentenced

Recommended Posts

Maaddeey   

^ Horta adiga ku gartaye, Abwaan & Aniga hal meel baan dawladda uga soo wada jeednaye, muxuu helay?. Ma interior minister-kuu adviser u yahay?. :D

 

Ps. In Mareykan lacag dul dhigeen Godane sow ma ogid oo XX-na ku maqanyahay?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Abwaan diintiisa kama gadan Al qaacida like you. Regardless his politics, dhiig muslim ma baneysan.

 

Public execution waa in loo dilaa gacan ku dhiiglayaashaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Sooner the better, I say. They should have put to death long ago. But, also, while we round up and send these folks to the gallow, our sentiments mustn't get the best of us and murder innocents in the name of justice.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;922423 wrote:
^ Horta adiga ku gartaye, Abwaan & Aniga hal meel baan dawladda uga soo wada jeednaye, muxuu helay?. Ma interior minister-kuu adviser u yahay?.
:D

 

Ps. In Mareykan lacag dul dhigeen Godane sow ma ogid oo XX-na ku maqanyahay?.

Ha i nabin aniga iyo adigu meel kama soo wada jeesan, marna Indhacaddaa Gaandheri u ahayd, haddana Tora Bora ayaad la haysataa.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Tillamook;922433 wrote:
I oppose the death penalty. This is wrong.

I think it would very difficult to argue against the death penalty in case like this, in circumstance as our people find themselves in.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qofkii ruux bani'aadam ah dilaa waxaa uu ilaahey Qu'raankiisa ku sheegey in la qisaaso.

waxey ilatahay in dhiiga Sheekh Cabdiraxman iyo Sheikh Cabdulqaadir aan ku filneyn oo kaliya in looga qisaaso kuwan lamaran habaabiyey ee

waxey ilatahay in laga awaal mariyo al-Shabaab iyo dhamaan qof waliboo aaminsan in ruux bani'aadin ah si aan xaq aheyn loo dilo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wixi Alshabaab lagu tuhmo (in lacadeeyo xataa khasab ma ahan) waa in jidka lagu qowracaa sidee iyaga dadka uqalaan oo kale, Puntland authorities maxkamada iyo appeal-ka laga hadlaayo maxaa waaye.

 

Alshabaab maxkamad malarabo in lageeyo waa in bartooda marki laqabto masaar lagu kala gooyaa, Marakaykana iyo reer Galbeedkaba waa cadaabaan oo silic udilaan terrorist marka anaga maka jilicsanahay reer Galbeedka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waranle_Warrior;923101 wrote:
Wixi Alshabaab lagu tuhmo (in lacadeeyo xataa khasab ma ahan) waa in jidka lagu qowracaa sidee iyaga dadka uqalaan oo kale, Puntland authorities maxkamada iyo appeal-ka laga hadlaayo maxaa waaye.

 

Alshabaab maxkamad malarabo in lageeyo waa in bartooda marki laqabto masaar lagu kala gooyaa, Marakaykana iyo reer Galbeedkaba waa cadaabaan oo silic udilaan terrorist marka anaga maka jilicsanahay reer Galbeedka.

al-Shabab waxaa ku filan in lagu xukumo kitaabka Ilaahay maxaa yeeley Dilka iyo Burburka ay Soomaaliya u geysanayaan wax yar ma'ahan, hadii ayagoon la xukumin aan dilno waxaa muuqaneeysa in anagana sidooda oo kale aan noqoney.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this