Abu-wehliye

Nomads
  • Content Count

    71
  • Joined

  • Last visited

  1. Hadii ay 77% ay kasoo horjeedaan nidaamka shariicada ee kuwa khawaarijka ah rabaan waa ilaahey mahadiisa...AHLAN BI_SHARIICA ALWASAT
  2. Xaaji Xunjuf;944780 wrote: Abu weheliye Godane iyo shabaab ka adag Somalida kale. kana ciidan adag kana awood badan shabaab waxa dalka ka saaray kenyati xabashi ugandhees burundiis , maxa beenta la isu shegeyaa. Xaxabashi ka adag shabaaab laakin shabab ka adag kooxaha Somalia oo dhan. Xaaji, alshabaab cid ay ka adagtahay malahan ee waxaa caawiyey lacagah faraha badan ee kooxaxa argagaxisada ah siiyaan iyo dadka masaakiinta nabad jecel ee ay deegaankooda ka qabsadeen oo dhirtiina ka dhameeysteeen.
  3. Haddeey yihiin kuwii dilka geeystey waxey ila tahay wey heleen waxey muteesteen
  4. Waxey ilatahay meel ay ku dhuuntaan ayeey la'yihiin..mardhow ayeey dharka iska tuuri doonaan gerkana xiiranayaan
  5. Xaaji Xunjuf;944731 wrote: Xiinfaniin Amiir godane is stronger than raskambooni militia and all the other factions , but you have borrowed muscles Oo Godane iyo maafiyada la socota goormey dagaal galeen..marwaliba dhoomeysi un bey ku dagaalamaan! Ilaahayoow ummada ka qabo kuwaan KHAWAARIJKA ah.
  6. Ilaahayoow Soomaalida ka qabo al-Shabaab iyo kuwa dawa socda...
  7. Ilaahayoow KHAWAARIJTAN ummada Soomaaliyeed ka qabo
  8. اللهم صلي علي سيدنا محمد وعلي اله واصحابه وسلم
  9. waa qorshe wanaagsan.. waxaana rajeeynaayaa inuu qorshahan ka hortago kuwa dhiiga muslimiint xalaaleystey
  10. Waxey ila-tahay qofkii ku qanca inuu is qarxiyo waa mid u baahan in maskaxdiisa la baaro.. Haduu yahay wiilkan ama ku kale waxaan dhihi lahaa Ilaahey ha soo hanuuniyo qofka jidkaasoo kale ku socda.
  11. al-Shabab iyo kuwa la xiriira xuduudkii ilaahey ayeey gudbeen, xukun jeceyl dartiisa waxey ilaaweyn diinteena Islaamka dhiiga ay xaaraameysey iney dhooraan. Ilaahayoow kuwan dhiigya cabka ah ummada Muslimiinta ah ka qabo.
  12. Ilaahayoow naga dhig kuwii waalidiintooda u naxariisata oona ka doceysta.
  13. Qoristan qiimah badan ee Sheykh Uways Ilaahey khyr ha kaa siiyo walaal, haduu maanta noolaan lahaa sheikhu wuxuu la fajaci lahaa kuwa anaga naga mid ah oo diinta afduubey! oo gaaleeynaaya kuwa jidka sheekha ku taagan!
  14. Waxaan jeclaan lahaa inaan Jannada ku dhex arko dadka sida dulmiga ah loo diley oo ku raaxeysanaayaa Jannada, gaar ahaan kuwa al-Shabaab iyo waxa lamidka ah sida xaq darada ku diley...
  15. http://warqaad.com/2013/04/02/dhageyso-faahfaahinta-qarax-ka-dhacay-bakaaraha/ al-Shabaab waxey ka adagtahay oo kaliya Shacabka aan hubeysneyn ee xamaalanaaya...Ilaahayoow ummada kuwaan ka qabo..