Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Raas Kambooni targets unuka members in Kismaayo

Recommended Posts

Waxaa Manta lagu dilay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hose allaha u naxariiste Mid kamid ah Ganacsatada Magaalada kismaayo oo lagu sheegay Magaciisa Axmed Cali Aw-jimcaale.

 

Ehalada Marxuumka oo Caawa la hadlay Warbaahinta ku eedeeyay dilka Marxuumka Malayshiyaadka Axmed Madoobe inay ka danbeeyeen, waxaana ay ku goodiyeen inay u aar gudi doonaan dilka Axmed Cali Aw-jimcaale.

 

Maxamed Maxamuud Raage oo kamid ah ehelka Marxuumka la dilay aya sheegay intii Magaalada Kismaayo ay gacanta ku dhigen Kooxda Raaskambooni in lagu dilay ilaa 7 ruux oo kasoo jeeda Beesha ******, waxaana uu sheegay Mr Raage inay arintaasi tahay gumaad sida uu hadalka u dhigay.

 

Hoos ka dhagayso Hadalka ay Saxaafada ugu direen Ehelka Marxuumkii dhintay Malayshiyaadka Raaskambooni.

 

http://saadaalnews.com/2013/02/17/dhagayso-beesha-******-oo-ku-goodisay-inay-u-aar-gudi-doonaan-ninkii-maanta-lagu-dilay-kismaayo/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

oba, i am in kismayo tonight ninyoow and the killers are believed to have had business difference with the guy. lacag ba laysku khilafay. nothing serious.

 

we have one enemy and that is alshabaab. let us focus on that ninyoow. clan based hate is useless ninyoow. people are moving past that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

sxb Im not taking any stance, but how about the other 6 unuka? brother this can cause big problems kawaran hadii maanta dad masaakiin xamar lagu dilo just because they are from beesha raaskamboni calaashan aargudasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Oba you're so pathatic as usual.. AUN intii xaqdaro lagu dilay, but why don't you count how many were killed in mogadishu by Unuka and ask around why they were killed.. Stop being clan motivated in every step you take. Hope the justice to prevail every corner of Somalia instead of asking why my Unka are killed..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge;919289 wrote:
oba, i am in kismayo tonight ninyoow and the killers are believed to have had business difference with the guy. lacag ba laysku khilafay. nothing serious.

 

we have one enemy and that is alshabaab. let us focus on that ninyoow. clan based hate is useless ninyoow. people are moving past that.

lol...I am in Kismaayo, doollaalo dheeraa....Waryaa Garoowe maka soo tillaabsatay? Maxaa USC wax looga sheegaayey waa yaabe?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;919962 wrote:
Oba, magta waa la bixin, soo cadeeso eedda aad sheegtay. Midda kale soo caddee ninku inuu real UNUKA yahay.

listen to this

 

 

we are talking about 7 men who got killed since raaskamboni took over kismayo in october

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taleexi;919956 wrote:
Isku doon baa la saaran yahay. AUN the innocent people.

Maryooleey maba oga in isku doon la saaran yahay. Halkaan bay dadka kala qaybqaybinayaan. Oba, adiguna ma cajalad baad soo waddaa aad dhihi rabtid dad baa Kismaayo lagu gumaadayaa iyo waawareey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this