Sign in to follow this  
Abwaan

Dear SOLers this is a gr8 Day 4 Somalia and My prediction that all Sharifs are going to go was right

Recommended Posts

Abwaan   

UZTAAD;867470 wrote:
yeah abwaan your pridictions were right but what happened to your candidate mr bidaar

My candidate is happy. He knows that there is a good president now. You know that he pulled out before the voting. Beleive me that wasn't for nothing.

 

Loool....Tillamook and Baashi. Digada geela ayaa microwave ku uruuriyaa sidaas baa miyaad leedihiin?:D

N.O.R.F...Remember qadadaas weli waan kugu leeyahay. We almost had that together back in Dubai 4 years ago.

 

Thanks SOLers...Abwaan's guul is yours and all Somalis too.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Congrats to the newly elected president. Abwaan, hadda wixii ka danbeeya as a last resort baa sida wax u dhici doonaan lagaa waraysan doonaa, IA. Welll done.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa waajib inaan u ducayno madaxa cusub inaan alle uga barino in hawshiisa u fududeeyo soomaalina khayr uga dhigo

 

Saadaasha kale abwaanow ilaahaybaa marshada kuugu hagaajiyaye wax la fahmi karo maahayn xagee waayarku ka gubtay hadaad la socotay wixii dhacay? farmaajo iyo yuusuf garaad ma codod isku dhaw bay heleen? meesha wax lagu doortay nal ma ka shidnaa? bal warka isii!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gaashaan   

gooni;867540 wrote:
Waa waajib inaan u ducayno madaxa cusub inaan alle uga barino in hawshiisa u fududeeyo soomaalina khayr uga dhigo

 

Saadaasha kale abwaanow ilaahaybaa marshada kuugu hagaajiyaye wax la fahmi karo maahayn xagee waayarku ka gubtay hadaad la socotay wixii dhacay? farmaajo iyo yuusuf garaad ma codod isku dhaw bay heleen? meesha wax lagu doortay nal ma ka shidnaa? bal warka isii!!

meesha wax lagu doortay nal maka shidnaa??lol

 

Nal waaka shidnaaye Mr cheese awalba meesha wax kuma hayn!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;867505 wrote:
Abwaan, celebrationka wuxuu noo bilaabanayaa marka Abdiweli wax bariddiisa inuu ku laabto lagu qasbo!.
:)

Maaddeey, where is my faanto? Adiga weli ma dhuumaalaysi baa ku jirtaa? Boosto ii soo dhig dee.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this