Gaashaan

Nomads
  • Content Count

    43
  • Joined

  • Last visited

  1. The only thing I can see is a power hungery indivitual who are going left and right or what ever it takes to get one. no diverence with Xaglo toosiye Odayga booskiisa iska diyaariya and by the way it is already a deal done. War jiraaba cakaaruu imaan prof ama dhulka shumi ama cirka shumi safarka hanagu dheerayn.
  2. what is wrong with that, it is all about politics. Culusow started the deja vu all over again. Waxaan sugaynaa Kulanka Faroole iyo Madaxwayne Xasan Arbacada as Faroole stated.
  3. shilimaadkii Xasan sheikh ayaa gaaray wax yar sug ayagoo dhinaca kale u hadlaya ayaa la arkayaa is it all about money some times cadiifad qabiil laakiin lacagtaa xoogbadan.
  4. Kismaayo oo looga diyaar garoobayo caleema saarka Madaxwayne Axmed madoobe iyo ku xigeenkiisa fartaag,,,,,,,,,,,,,Xafladaan oo la filayo inay kasoo qaybgalaan Madaxwaynayaal iyo madax ka socota wadamada IGAD iyo Caalamka.
  5. xiin gado folks are on board, xaaji and gabal dhowrkoo casho ha isqanciyaan. we will move forward.
  6. Gabal I don't think inaad Jubaland kasoo jeedo, ninyahow intelegencigayaga haku ciyaarin bare meesha waxba uma yalaan nac nacda xamar ka socota ka bax reality in the ground wax ku qaybso. hadii uu ahaan lahaa nin processka ku jira oo laga adkaaday kadibna ku qanci waayay macnay ahaan lahayd, laakiin waxaan ognahay inuu guri ku xirnaa xamar laga soo diray howshaana uusan qayb ka ahayn. asagaa la doortay is none sense. comon men reer gado magacoodana haku ciyaarin they are smarter than that.
  7. Xiin he may come but now on too soon to tell,,,,,,,,,,,,,ha sugi waayin Faroole he is more happy then any body else about this news today...........Remember Puntland was alone of it is kind!!!!!!!!!!!!!
  8. New President-elect PRESS RELEASE 15 May 2013 The people and Government of Puntland State of Somalia warmly welcome the election of the new President of Jubaland State of Somalia, His Excellency Ahmed Mohamed Islam, who was elected by a majority of community delegates at the Jubaland Constitutional Conference in Kismayo. Puntland congratulates the people of Jubaland State and the new Presidentelect, on organizing a community-led consultative conference, adopting a new State Charter, and electing a new President today. Puntland also congratulates the other Presidential Candidates and calls on them to respect the election results. Puntland reaffirms that the Jubaland State formation process is fully in accordance with the Provisional Federal Constitution (PFC) of Somalia, and Puntland calls upon the Somali Federal Government, IGAD, and the wider international community to recognize and cooperate with Jubaland State. Additionally, Puntland encourages communities in the remaining regions of south-central Somalia to establish States in a similar consultative and open process, in order to complete the Federal Republic of Somalia. Puntland urges the new Jubaland leadership to implement policies that develop government institutions, engender political and social cohesion, and contribute positively to the common purpose of rebuilding the Somali nation. Finally, Puntland declares that the spoilers who opposed Jubaland State formation have failed again. Puntland reiterates that the spoilers wish to keep Somalia embroiled in a vicious cycle of violence, lawlessness and political instability, and that the Jubaland process has sent a clear signal of the Somali people’s true aspirations for peace, security, democracy, and unity in a Federal Republic. --- END ---
  9. Waan soo dhawaynaynaa madaxwaynaha cusub ee la doortay Mr Ahmed madoobe, Mr Culusow waxaan kula talinlahaa inuu aqbalo rabitaanka shacabka jubooyinka hadii uu rajo ka qabo dowlad soomaaliyeed oo federal ah oo shaqaysa asaguna uu madaxwayne ka yahay,,,,,,,,,,,hadii uu taa diido Awrkaagu haku qaado.
  10. Calankeena buluuga ah barna uu cadaan yahay cagaar baalka kaga yaal .......Federal ku baandhee Ilike it.. Congrutulation Jubaland and new elected prisedent Ahmed madoobe
  11. lol,,, this guy is so funny... "kuwa waa go'nay dhahaaya ayaa lasoo sabsabayaa oo soomaali lagu soo celinayaa" intay hal gobol gacanta ku qabsadeen soomaali waa ka go'nay ma soconayso" dadkii soomaalinimada u taagnaa oo usoo dhibtooday ayaga waa layaqaan mar kalaanse ka hadlaynaa" Xasan yare waa lagu danbaabaa....this is just a street talk. not a presidential statesment. Maxaa kuu baxay?
  12. Gedo people are ok to be bart of Jubaland and now that is not the case I think the most important thing now is a power sharing? how many # of ergos they will get out of 500 and how they gona divide by themselves..that was the latest news kismaayo today
  13. hadii howshu sida ay hada ku socoto ku dhamaato waan soo dhawaynaynaa si loo helo soomaali oo nabada iyo in dagaan kastaahi asagu isku tashado........waxaan filayaa saxiibaday inay ila qabaan arinkaa