Sign in to follow this  
Xeefow

Name who you predict will win the election only

Recommended Posts

Aaliyyah   

Shinbir Majabe;866334 wrote:
Or Laaascaano..
:D

Abdirahman Xashi doesn't have a chance walaal. But, thanks :)

 

Insha-allah ka noqda madaxwaynaba kuu rabo ha noqdee alle haka dhigo nin dadkiisa, naftiisa, umadiisa, dalkiisaba wax tara. Ameen yaa rab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

It could be this man too, which never here his name. If he was able to bring 150 memebers in his meeting. He will go second round easly

 

Musharax Xasan Sheekh Maxamuud ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlmaanka Soomaaliya ayaa maanta Hotelka Safaari eemagaaladda Muqdisho kulan qado ah kula qaatay ku dhowaad 150 Xildhibaan oo katirsan Baarlmaanka cusub ee Soomaaliya.

 

Qadada kadib ayaa waxaa kulanka ka hadlay Gudoomiye Xigeenkii hore ee Baarlmaanka Cabdi Wali Ibraahim Muudeey oo sheegay in Baarlmaanka cusub uu doonayo Isbedel isagoona ku baaqay in xildhibaanadacodkooda siyaan Prof Xasan Sheekh.

 

“Maanta meesha aan taaganahay waa muhiim siyaasaduna waxa ay rabtaa isbedel waad ogtihiin in sxbkey Shariif Xasan labo xafladood kala joogno anigawaxaan aaminsanahay Xasan Sheekh in uu yahay ninkii dalkaan dhibka ka saarilahaa”ayuu yiri Xildhibaan Cabdi WaliMuudeey.

 

Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqore oo ka hadlay kulanka ayaa Xildhibaanada u sheegay in ay doortaan aqoon yahaykarti leh isagoona tusaale u soo qaatay Xasan Sheekh Maxamuud oo ah hogaamiya Isbadeldoon ah.

 

Xildhibaan Cali Khaliif Galeeyr ooisana ka hadlay kulanka ayaa ku sheegay in Musharax Xasan Sheekh uu yahay ruux ka wal wala xaaladda dalka lehna dareen qaran islamarkaana taariikh wanaagsan ku leh bulshadda Soomaaliyeed iyo aduunkaba.

 

Waxaa ka mid ahaa Xildhibaanaddii ka hadlay kulanka Xildibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, XildhibaanDhalxa, Maxamed Rashiid iyo kuwa kale oo dhammaantoodba hoosta ka xariiqay in loobaahan yahay wajiyo cusub islamarkaana ammaan iyo mudnaan madaxtinimo ku tilmaamay Xasan Sheekh Maxamuud.

 

Ugu dambeeyntii Musharax XasanSheekh Maxamuud oo ka hadlay kulanka ayaa qudbad soo jiidatay Xildhibaanaddajeediyey, waxa uuna tilmaamay in uu biloowday isbadelka , waxa uuna dalbaday inisbadelka la sii dhiiro geliyo.

 

”Dowladnimadu waan wada leenahay anigana waxaan noqon doonaa kii fududeeynayay idinkanuna aad kashaqeysaan, isbedelku waa biloowday aanu dhameystirno aniguna is bedel ayaan u tagaanahay” ayuu yiri Musharax Xildhibaan Xasan Sheekh.

 

Maalinta berri ayaa lagu wadaa inay dhacdo doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, taasoo noqoneysa markii u horeysay muddo 42-sano oo lagu doorto Caasimada Soomaaliya Madaxweyne Soomaaliyed.

 

http://www.jowhar.com/news.php?readmore=2307

Share this post


Link to post
Share on other sites
aero   

If the members of parliament seek a good healthy future for Somalia, the only sane vote would go for Prof. Samatar and perhaps Farmaajo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

aero;866509 wrote:
If the members of parliament seek a good healthy future for Somalia, the only sane vote would go for
Prof. Samatar
and perhaps Farmaajo.

Sax. Samatar u rajeynaa. Haddee xildhibaanada damiir leeyihiin ha u codeyaan Samatar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this