Sign in to follow this  
General Duke

Breaking News: Jawaari elected Speaker

Recommended Posts

Prof. Maxamed Sh. Cismaan 'Jawaari' oo loo doortay afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya.

 

Muqdisho, Aug - Tartankii doorashada ee afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya ayaa si wanaagsan ku soo dhammaaday, iyadoo jagadaasina loo doortay Prof. Maxamed Sh. Cismaan 'Jawaar' oo ahaa ninkii sida weyn loogu saadaalinayey hanashada xilkaasi.

 

Mudane Jawaari, ayaa wareeggii 1-aad ee doorashada afhayeenka helay codad dhan 119 cod oo qayb ka ah 236 mudane oo madasha ku sugnaa, halka murashaxii ugu dhawaa oo ahaa Prof. Cali Khaliif Gallayr-na uu helay codad dhan 77 cod.

 

Murashaxiinta oo qaarkood heleen codad ka yar 10 xubood, ayaa badankoodu muujiyey damac tanaasul oo ay uga harayaan tartanka afhayeenka baarlamaanka, kaddib markii ay wax badan ka hoos mareen filashadoodii helidda codadka mudanayaasha.

 

Saddex murashax oo kala ahaa Cabdi Xaashi Cabdullaahi, C/rashiid Xidig iyo Xasan Abshir Faarax ayaa hal mar ku dhawaaqay in ay ka hareen tartanka murashaxnimo ee guddoonka wakiillada, iyagoo qaarkoodna ay ku dhawaaqeen codadkooda in ay ku biirnayeen Prof. Jawaari.

 

Prof. Cali Khaliif Gallayr oo ahaa murashaxii 2-aad ee helay codadka ugu badan ee wareeggii 1-aad, helayna tiro dhan 77 cod, lana filayey in ay wareegga 2-aad ee doorashada isla galaan Prof. Maxamed SH. Cismaan 'Jawaari, ayaa isna ka daba-tanaasulay murashaxiintii hore daqiiqadihii ugu dambeeyey, iyadoo meesha ay ka baxday tartan labaad oo la galo, taasoo suuragal ka dhigtay xilkaasi in uu ku soo baxo mudane Jawaari.

 

Murashaxiinta ayaa si siman ugu hambalyeeyey guddoonka cusub ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaana sidoo kale ay is gacan qaadeen Prof. Cabdiweli M Cali 'Gaas' oo ah R/wasaaraha dawladda xilligeedu dhammaaday ee federaalka.

 

Prof. Maxamed Cismaan 'Jawaari' ayaa ah aqoonyahan loo tiriyo in uu khibrad durugsan u leeyahay dhinaca shuruucda, waxaana uu dowr muuqda ku lahaa qorista dastuurkii dhawaan la meelmariyey iyo axdi-qarameedyadii dalka loo sameeyey.

 

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Who are the deputies? Do we know them?

Is Dalxa in the competition?...Waa shan iyo toban jir, Shiikh wacani dhalayee....he should go back to singing.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wareegga koowaad ee doorashada guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka ayaa waxaa ay u kala heleen tartamaayshii ka qeybgalay codadka sidan:

 

1)- Cabdiwli Ibraahin Muudey oo helay 40 cod.

2)- Jeylaani Nuur Iikar oo helay 35 cod.

3)- Bashiir Maxamed Jaamac 31 cod

4)- Maxamed Cabdi Xayir Maarey 26 cod.

5)- Tahliil 22 cod

6)- Maxamed Cali Xaggaa 19 cod

7)- Seyfullahi 17 cod

8)- Cabdalle Boos Axmed 12

9)- C/xakiin Cige 8 cod

 

Haddaba wareega labaad ayaa waxaa u gudbay oo ku tartamaya musharixiinta kala ah;-Cabdiwli Ibraahin Muudey,Jeylaani Nuur Iikar,Bashiir Maxamed Jaamac iyo Maxamed Cabdi Xayir Maareye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@ I didn't even contact him or heard from no one else but my guess was right that Bashiir Goobe will run.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Bir iyo laydhbaa ii hilaaco

Waxbaa baalahayga yaacay!!

 

General Duke's jubilation tonihght invokes this. :D :D

 

 

Wayna kaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Now given that this is over and Shariif Hassan has lost. What about the Presidency? I have a feeling that Shariif Ahmed is going lose too, he doesn't look strong or confident even the H-block aren't very fond of him, also I don't think there is a real strong candidate from that block, so could this contest be between Farmaajo and Abdiwali? I think Farmaajo has a good chance specially after this outcome.

 

Congrats to Jawahir but we hoped a different result. The two top positions still remain at he hands of the same usual clans - not so the change Somali was hopping for.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;861841 wrote:
..... and I know him as a former neighbor that is the difference here.

And what does him being a neighbor of yours got to do with anything?

 

Gaas is a breath of fresh air and needs to be given a chance to continue his program to save the people from the lawlessness that has left our country butting around in the doldrums for many a year.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Tillamook;861976 wrote:
And what does him being a neighbor of yours got to do with anything?

 

It means I know better than those of you who are supporting him because he is tolka.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke, hadalkaas maxaa kaqaldan, Somalia wadan dhan in wax qabiil ay qolo iskaga haystaan kuraaska kore wadanka dad kale magali karaan ladhoho qalad waaye.

 

Somalia wadan ween waaye dadka dhan wa kadhaxeeyaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;861978 wrote:
It means I know better than those of you who are supporting him because he is tolka.
:D

So are you insinuating all of Gaas's supporters are from his tol? By Golly, I believe the dude's tol must be as numerous as the stars in the Heavenly firmament. lol

 

Mr. Abwan, sir, Somalia today is at a very critical juncture and we all want to move our country forward, so please stop this backward mentality that has become a trademark of yours on these threads!

 

p.s

I am not justifying those that support Gaas solely to please their clan deamons(they too are all full of sh!t)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Tillamook...I think you don't understand the real meaning of backward mentality...cause if you do your talk wouldn't be full of that. I do not want to deny what the man can and did achieve but one has to shed a light of his clanish favoritism, this video is one of the evidences. If you cannot see that what more can you?

Why can people not discuss of what he said? Other than attacking those who posted it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

I've long held the view that Sharif Hassan is a degenerate politician who not only is incompetent, but is extremely corrupt and dishonest. He isn't fit to run a Post Office, let alone be a senior Government official. He's exactly the type of poisonous person which the Somali Government needs to rid itself of

 

Good riddance

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this