Sign in to follow this  
MoonLight1

Parliament speaker's vote postponed. Again.

Recommended Posts

Doorashadii gudoonka cusub ee Baarlamanka oo dib loo dhigay, iyo musharaxiinta u taagan oo sii kordhaya.

 

Waxaa dib u dhac uu ku yimid doorashadii gudoomiyaha iyo gudoomiye ku-xigeenada Baarlamanka cusub ee Somalia oo lagu waday in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo maalinta Axada beri ah oo taariikhdu ku beegan tahay 26-ka bishan Agoosto sida uu sheegay guddiga qabanqaabada doorashadaas.

 

Guddiga ayaa sheegay in doorashada gudoomiyaha baarlamanka la qaban doono 28-ka bishan Agoosto oo ku aadan maalinta Talaadada ah ee socota, waxaana guddigu ay sheegeen in sababaha keenay dib u dhaca doorashada ay ugu waaweyn yihiin kuwo farsamo ka dib markii waqtigii ay ku diyaarin lahaayeen uu ciriiri ku noqday.

Sidoo kale, guddiga ayaa sheegay in sababaha keenay dib u dhaca doorashada gudoonka Baarlamanka ay ka mid tahay xildhibaanada baarlamanka oo aan weli si buuxda loo soo dhameystirin iyagoo sheegay iney rajeynayaan in la soo dhameystiro labada maalmood ee ka dhiman doorashada.

 

Xubno ka tirsan guddiga doorashada gudoomiyaha cusub ee baarlamanka iyo ku-xigeenadiisa ayaa sheegay in illaa hadda xilka gudoomiyaha ay isku soo taageen lix musharax oo ay ugu cad cad yihiin Dr. Cali khaliif Galeyr, Prof. Jawaari, xildhibaan Jurille iyo qaar kale, sidoo kale waxay sheegeen in lix mudane ay araajidooda u soo gudbiyeen gudoomiye ku-xigeenka 1aad halka kan labaadna ay u taagan yihiin illaa hadda saddex musharax.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

it said, siilaanyo is working hard to help faroole here,although somaliland media is quite about this. Faroole sent moqdisho his somaliland wife and she works hard in moqdisho side by side with Gaas camp, also faroole sent his son to Hargeysa and the son met silaanyo in Hargeysa yesterday. Siilaanyo is in the phone with somaliland moqdisho PM'S. my enemy is your enemy works. But with all odds, Ali is man in moqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inside sources are saying Faroole's camp (Puntland) are holding serious negotiations with a lot of the Parliamentarians. They're trying to bribe their way into winning the Speaker of Parliament position.

 

Everytime a Parliamentarian that was bribed finds out that another Parliamentarian has been bribed with more money than him, the isqab-qabsi begins, thus the postponing occurs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Duufaan;860751 wrote:
it said, siilaanyo is working hard to help faroole here,although somaliland media is quite about this. Faroole sent moqdisho his somaliland wife and she works hard in moqdisho side by side with Gaas camp, also faroole sent his son to Hargeysa and the son met silaanyo in Hargeysa yesterday. Siilaanyo is in the phone with somaliland moqdisho PM'S. my enemy is your enemy works. But with all odds, Ali is man in moqdisho

Get a grip.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this