Sign in to follow this  
Maaddeey

Shabaab distributes food to more than 2500 famlies in need!.

Recommended Posts

Maaddeey   

Az9P_2pCIAAiRVb.jpg:large

 

Az9TRwICcAAwXKe.jpg:large

 

Each family at the distribution centre received 25kg of flour, 25kg of rice, 10kg of sugar and 5 litres of oil.

 

Allahu Akbar!.

 

Kuwona iyagoo meel walba laga raadsanaayo eey kistey heleen masaakiinta wax ka siiyaan, kuwona wixii masaakiinta dad & hay'ado kale siiyeen ay dhexda u taaganyihiin oo spesso politico ku bixiyaan!!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

^^You are not fooling any one here - These are images of desperation. Soon, your version of Islam in fear & mutilating will cease to exist.

 

It’s also, pointless to waste time going through old threads, to just provide your disguised ‘Sharai for the rest’ in support of your ilk, especially when it’s all to see your enthusiasm of that butcher of Marka Indo Cade serving as a protection to Yusuf Garaad in a brand new thread. Oh, but with your debate jargon style arguments you’ll of course say, Somali Soo baro, ‘Mahaan’ baan iriye, indho cade ma’amaanay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Illaahay ha ka abaal mariyo sadaqada ay walaalahooda Soomaaliyeed ee masaakiinta ah siiyeen. Maaddeey bal u sheeg in ay hubka iska dhigaan si ay Soomaaliya oo dhan nabadgalyadii ugu soo noqoto. Qorigan la la ordayo waxaa ka fiican in la is maqlo, oo qof kasta oo Soomaali ah naftiisa iyo maalkiisa amaan la siiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ugaarsiga Waraabaha oo kusoo badanaya Jubbada Hoose iyo Hilibka Waraabaha oo Noqday kan Loogu Isticmaal Badan yahay

 

Kaddib markii maamulka Al-shabaab ee Jubbooyinka uu shaaca ka qaaday inuu xalaal yahay hilibka Waraabaha ayaa waxaa magaalada Kismaayo kusoo batay ugaarsiga iyo ka ganacsiga hilibka Waraabaha, arintaasoo fajac iyo layaab ku noqotay dad badan oo reer Kismaayo ah oo aan iyagu ogeyn waxay diinta Islaamku ka qabto arrintaan.

 

Waraabaha oo kamid ah xayawaanada duurjoogta ayay xarakada Al-shabaab ee Jubooyinka sheegtay in diiniyan uu xalaal yahay islamarkaasina la cuni karo hilibkiisa, waxayna arintaasi keentay in suuqyada lagu iibiyo hilibka uu kusoo bato hilibka Waraabaha.

 

Maamo kamid ah dadka ku dhaqan Magaalada Kismaayo ayaa HOL u sheegtay in hilibka Waraabaha uu siweyn ugu soo batay magaalada, iyadoona sheegtay in hilibka waraabuhu noqday hilibka loogu isticmaal badanyahay ee magaalada Kismaayo.

 

"Kiilaha hilibka Geela waa Sh. Som 100,000 (Boqon Kun), hilibka Waraabaha kiilihiisii wuxuu gaaray Sh. Som 180,000 (180 Kun), waxaana iibsado dadka dhaqaalaha leh oo qura," sidaa waxa yiri mid kamid ah dadka deegaanka oo HOL u waramay isagoo ka gaabsaday in magaciisa la xigto.

 

Ugaarsiga Waraabaha ayaa ka bilowday gobolka Jubada Hoose, iyadoona dadka u ugaarsi tago Waraabaha ay kusoo badanayaan Magaalada Kismaayo.

 

Hadalheynta ugu badan ee magaalada Kismaayo ayaa ah hilibka Waraabaha ee la sheegay in uu xalaalyahay, iyadoona bulshada reer Kismaayo ay u qeybsameen laba qeybood kuwo bilaabay cunista hilibka iyo qaar kale oo badan oo ay layaab ku noqotay in la cuno hilib Waraabe.

 

"Waxaa jiro maqaayado dhowr ah oo lagu iibiyo hilibka Waraabaha, sidoo kale waxaa lagu sameeyaa Saanbuuska iyo cuntooyinka kale ee lagu iibiyo maqaayadahaasi," ayuu yiri goobjooge kale oo ku sugan Kismaayo oo HOL u waramay.

 

Culumada waaweyn ee magaalada Kismaayo ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay cunista Hilibka Waraabaha, waxaana culumada qaar ay qabaan in uu xalaal yahay halka qaar kalena ay sheegayaan in aysan banaaneyn cunista hilibka Waraabaha, waxaana sidan si lamid ah ay Madaahibta Islaamku siyaabo kala duwan uga hadleen hilibka Waraabaha iyadoona Madhabta qaar ay qabto in uu xalaal yahay halka qaar kalena ay qabaan in uu xaaraam yahay.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

I thought they said that there is no famine. The people who support Al Shabab behind their computer disgust me. If you like them so much why don't you go there and fight with them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

1) hilibka waraabaha waa hilibka loogu cunista badanyahay.

 

2) dad badan ayaa la fajacsan inuu hilib waraabe xalaal yahay.

 

Labadaas waa isku kay qaban la'dahaye, sheekhoow ii iftiimi!.

 

This is my favourite:

 

3) Culimada qaar ayaa waxy sheegeen in hilibka waraabaha uu xaaraam yahay lana cuni karin.

 

This is Kismayo a stronghold of HSM and there is people who can openly oppose al shabaab and their decree. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Waxaan moodayey in xayawaanka miciyaha lihi (sida libaaxa, shabeeka, eyda iyo waraabaha) ay yihiin xaraam oo aan la cuni karin (maybe I am wrong). xayawaanka cowska daaqa waa xalaal (sida ugaadha badankooda). Laakiin waraabuhu waa hilib cunne miciyo leh, marka siduu waraabuhu xalaal ku noqday?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Waxaad qorto (soo xigatid) ma akhrisid miyaa?, 'culimada waaweyn ee magaalada Kismaayo.......'

magacooda in la sheego muhim maaha, waaba sheeko dhacday oo la ogyahay in culimada ay laba u qaybsameen!.

 

Showqi, haddaan ku iraahdo Amisom ha baxdo tfg na hubka shabaab ka soo wareejiso ka warran?.

 

Ibti, what a dump question, shaqo la'aan maa cawada jirto, mise waqtigii-isaga ahaa- baa la gaaray?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this