Sign in to follow this  
Maaddeey

Shabaab distributes food to more than 2500 famlies in need!.

Recommended Posts

Showqi   

Maaddeey;856450 wrote:

Showqi, haddaan ku iraahdo Amisom ha baxdo tfg na hubka shabaab ka soo wareejiso ka warran?.

Maaddeey, sababta ay Amisom Soomaaliya u timid waa madax adeyga iyo ismiidaaminta Al-Shabaab marka xujadda intaa iska deysaan shacabka masaakiinta ah amaan ha la siiyo. Irsaaqada illaahay baa haya, jawaan bariis ah iyo caagad saliid ah waxaa ka muhiimsan dadka oo xoriyadooda iyo xoolahooda loo daayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Dadka xoolahooda kuwa aad hubka ha lagu wareejiyo leedahaa qatar ku ah, sxb. Wax reer dhoobooy ah ood taqaanno wareyso hadaadan i rumeysanaynin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

Well this is a giant about face for Alshabab going from indulging in the fine art of grave desecration to helping the poor. But then desperate times call for desperate measures and Alshabab are showcasing the truism.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this