Sign in to follow this  
Dr_Osman

What's Your Favourite City In Somalia Outside Of Your Clan Area

Recommended Posts

Maaddeey   

^^ Ayeeyo xaad ku ogeed?

Duqnimo.

Dad cuney ku darsatay! :D

 

Sheekadayda aan aniga soo allifay een thread-ka ila qosol ku qoray baad si xeeladi ku dheehantahay oo xirfadeysan u xadday. Tuug la qabtay talo ma leh!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Mayee Sida Farshaxameysan Ee Sheekada Uu U Qoray Moonlight Iyo Sidaad U Alifatay Baan Ka Hadlaaye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

MoonLight1;844971 wrote:
Abwaan aan kula kaftamee, nin ree markood ayaa gurigiisa waxaa ka dhacay nin ka yimid halkaa iyo wisil ageheeda. Ninkii reer markoodka maalintii danbe wuxuu soo galay meesha taleefoonada laga dirsado ee magaalada si uu ula hadlo reerkiisa oo yurub ku nool in ay lacag usoo diraan, ninkii markii uu taleefoonka qabsaday oo uu hadalkii bilaabay ayaa waxaa dukaankii soo galay ninkii ka xoogay gurigiisa.

Maskiinkan reer markood reerkiisa buu wuxuu u sheegay inuu guri la'aan yahay oo lacag loosoo diro uu guri ku kireysto. gabadhiisii yurub joogtay baa ku tiri "Abaa see camal adi, Maninkeen aawi maxaa ku dhaci" Aabihii baa ugu jawaabay "Minikayni waa la taabsadi" (Meaning gurigeenii waa la dhacay), gabadhii baa tiri "Yaa taabsadi abaa" Meaning yaa dhacay gurigeeni aabe. Odaygii arrintii waa ku adkaatay oo hadduu sheego qabiilka ay nimanka dhacay yihiin in la dilo buu ka baqay, markaasuu yiri "Axmed naaji abkoogiis aa naga dhacay" (waad fahamteen baan filayaa Axmed naaji awoowgiis), Gabadhii baa wali sii qodqoday odaygii oo tiri " haa waa kasi, yee kasii yihiin" markaasuu fakaray oo ugu jawaabay "Faaduma qaasin, abkoogeed ee kasii yihiin" ninkii guriga dhacay meeshuu iska taaganyahay oo waa lagu kor sheekeystay, illeen waxaan waxba kama fahmine.
;)

Mnlight1 sheekadaan iyo kuwo kaleba wakhti hore ayaan maqli jirey...haddase fuunto ayay noqdeen. Adigu ma maqashay ciddii waa ladan tahay inuu yiri mid ka mid ah degaannada Soomaaliya jooga oo la hadlayey qaraabo dibedda jirtey kuna dhahay, hal baroon oo qori saaran yahay iyo jiib xabbaddii ku go'day baa noo shaqaysa?

Midda kalese ma maqashay ninkii waagii dowladdu jirtey Hotel Maka Al-Mukarrama soo arkooday oo inta madaxtooyada tegey dhahay hoteelkaan aniga madax halla iiga dhigo?

Mase maqashay midkii isaguna Calaamadaha stop-ka inta markab dhan keensaday markaas in xitaa dameeraha lagu dhejiyo lagu qasbay si bahaluhu beec u helaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ :D

 

Moonlight, ma qolooyinka xiddigaha laga safi jirayaa: 'anna ii soo qaad oo hebelna u soo qaad, heblaayana u soo qaad' waa hade cido reer guuraa ah!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;845016 wrote:
^^
:D

 

Moonlight, ma qolooyinka xiddigaha laga safi jirayaa: 'anna ii soo qaad oo hebelna u soo qaad, heblaayana u soo qaad' waa hade cido reer guuraa ah!.

Xiddigihii adeer General indhacaddaa isku raray.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Abwaan hal mukulaal madoow ah buu ahaan jiray reer cad cad iyo gabadhood buu masuul ka ahaa sida wararka nagu soo gaararayaan :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Truth is, there aren't that many cities in Somalia. Most of the places mentioned are Towns and Villages. Still, if it's people's favourit places, so be it, don't see why we're being so fussy, to be honest.

 

Muqdisho and Barawe in Somalia and Jabouti for me. Haven't been to these places, the people in my life and stories associated with the places that makes me want to visit in the future. InshaAllah. Oh. and they are also coastal cities which suites me just fine. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

My clan is the Somali Republic/Nation, so my favorite non-Somali city would be either Monaco, Venice, Istanbul or Seoul.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Maaddeey;845047 wrote:
Sheekh waa tuulo, ma guriga Amirka QT baa ciy ka dhigtay iyo iskoolka SOS?

Have you no shame! Calling the grand City of Sheick a tuulo! How dare you, we can compete with Dhusomareeb any day. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this