Sign in to follow this  
Dr_Osman

What's Your Favourite City In Somalia Outside Of Your Clan Area

Recommended Posts

Showqi   

Caano_Geel;844750 wrote:
Somalia? City? Been baad isugu sheekaynaysan dee. Iminka ma waxaad noo sheegaysaan, buulasha yar yar ee boodhka ah.

Haa adigu miyaanad u xiisoonin buulasha yar yar, Sandaqadaha, Baraakooyinka, Cariishyada iyo Mudulada ku yaala Dumbuluq, iskuraran, Daami Buurkaroole iyo Buulo-xuubey..:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Showqi;844763 wrote:
Dumbuluq, iskuraran, Daami Buurkaroole iyo Buulo-xuubey..
:D

Balaayo kugu dhici weyday, waxaasoo Ghetto ah halkee kasoo ururisay.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

MoonLight1;844773 wrote:
Balaayo kugu dhici weyday, waxaasoo Ghetto ah halkee kasoo ururisay.
;)

Xaafadahaas Ghetto-ga ah waa meelaha kaliya ee uu Caano_Geel yaqaano. Soomaaliya meelaha quruxda badan waligiis maanu arag dee:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Both Inside or outside clan this is my favourite city: MARKA.

 

Title-kan wax baa si ka ah waayo Cismaan dadka dhan isagoo kaluu moodey oo magaalooyinka Soomaaliyeed clan lee ku caashaqa....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalia;844955 wrote:
Abwaan is getting nostalgic and can't forget markii lagu yiri dumarka cad cadka isku dhaqa... soo ma'aha
:D

Somalia, aniga dardaarankaas waaba i dhaafay oo ma maqlin ee maxaad iigu soo sheegi weydey?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;844959 wrote:
Somalia, aniga dardaarankaas waaba i dhaafay oo ma maqlin ee maxaad iigu soo sheegi weydey?
:D

Abwaan aan kula kaftamee, nin ree markood ayaa gurigiisa waxaa ka dhacay nin ka yimid halkaa iyo wisil ageheeda. Ninkii reer markoodka maalintii danbe wuxuu soo galay meesha taleefoonada laga dirsado ee magaalada si uu ula hadlo reerkiisa oo yurub ku nool in ay lacag usoo diraan, ninkii markii uu taleefoonka qabsaday oo uu hadalkii bilaabay ayaa waxaa dukaankii soo galay ninkii ka xoogay gurigiisa.

Maskiinkan reer markood reerkiisa buu wuxuu u sheegay inuu guri la'aan yahay oo lacag loosoo diro uu guri ku kireysto. gabadhiisii yurub joogtay baa ku tiri "Abaa see camal adi, Maninkeen aawi maxaa ku dhaci" Aabihii baa ugu jawaabay "Minikayni waa la taabsadi" (Meaning gurigeenii waa la dhacay), gabadhii baa tiri "Yaa taabsadi abaa" Meaning yaa dhacay gurigeeni aabe. Odaygii arrintii waa ku adkaatay oo hadduu sheego qabiilka ay nimanka dhacay yihiin in la dilo buu ka baqay, markaasuu yiri "Axmed naaji abkoogiis aa naga dhacay" (waad fahamteen baan filayaa Axmed naaji awoowgiis), Gabadhii baa wali sii qodqoday odaygii oo tiri " haa waa kasi, yee kasii yihiin" markaasuu fakaray oo ugu jawaabay "Faaduma qaasin, abkoogeed ee kasii yihiin" ninkii guriga dhacay meeshuu iska taaganyahay oo waa lagu kor sheekeystay, illeen waxaan waxba kama fahmine.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this