Sign in to follow this  
General Duke

Ali Khalif Galayr for Speaker of Parliament?

Recommended Posts

Abwaan   

loooool.......Soomaalida iyo yaabkeeda, Guddoomiyaha Baarlamaanka in la noqdo horta soo kama horrayso in Baalamaanka marka hore xubin laga noqdo. I even heard indho-cadde inuu sidaas uu ku fekerayo (Guddoomiyaha Baarlamaanka):D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liban   

Xildhibanada Baarlamaanka Garabka Taageersan Shiikh Shariif Oo Lagu Wado Inay Soo Laabtaan( Xog Muhiim Ah)

 

 

Wararka ka imaanaya Xafiiska Raisal Wasaare gaas ayaa sheegaya in ay buux dhafiyeen Xildhibaanada Dowlada KMG, kuwaas oo gaynaya Xafiiska Raisal Wasaaraha Waraaqo iyo magacyo salaadiin iyo Nabadoono ay soo xusheen.

 

Ilo Xog xogaal ah oo u Waramay Warbaahinta Horyaalmedia ayaa sheegaya in Xildhibaanada Dowlada KMG inta taageersan Madaxweyne shariif lagu wado in markale ay soo laabtaan.

 

Raisal Wasaare Gaas, Madaxweyne shariif iyo afhayeenka baarlamaanka shariif Xasan, ayaa in badan sheegay in si Xalaal ah loo dooran Doono baarlamaanka Cusub ee soo socda.

 

Warqadaha Magacyada iyo sawirada la gaynayo Xafiiska Raisal Wasaaraha ayaa waxaa cadyn u ah in Odayaasha dhaqanka aysan soo dooran doonin Xildhibaano kale, sida kuwa aqoon leh kuwa dalka samata bixin kara iyo wixii soo Raaca.

 

Oday dhaqameed laga Bixiyay lacagtii, gaarigii uu ku socon lahaa waxa uu markale si kal iyo laab ah u soo dooran doonaa Xildhibaankii keenay Magaciisa, ayuu yiri xildhibaan kale oo arintaas Bogan uga Waramay.

 

Sidoo kale arintaan ayaa waxay muujinaysaa maah maahdii Oo Oranaysay hal xaaraan ah Nirig xalaal ah ma dhashay, Waxaan La Arkayaa Qab Qablayshii Dagaalka Oo Safka Hore Ugu Jira Sidii Mar Kale ay Dib Ugu Soo Laban Lahayeen Talada Dalka.

 

Isku soo duuboo dadkii aqoonta lahaa ayaa waxaa cad in laga ilaalinayo Xayndaabka Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed in ay soo galaan.

 

Warar Xaqiiqaa Kala Soco Warbaahinta Horyaalmedia Isha Wararka:

Horyaalmedia@gmail.com

Www.horyaalmedia.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;836954 wrote:
loooool.......Soomaalida iyo yaabkeeda, Guddoomiyaha Baarlamaanka in la noqdo horta soo kama horrayso in Baalamaanka marka hore xubin laga noqdo. I even heard indho-cadde inuu sidaas uu ku fekerayo (Guddoomiyaha Baarlamaanka)
:D

War waxaaso dhan waxa ka horeysa barlamaan cusub hala sameyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;836962 wrote:
War waxaaso dhan waxa ka horeysa barlamaan cusub hala sameyo

Stop copying his thoughts.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

He run for president before and not speaker.But this report that he is running for speaker's position is just propaganda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Atirisho   

If he is elected as the speaker of the parliament, it would be nothing short of tragedy.

 

Hardly anything would change after the transition period is over if they are entertaining the notion of electing thugs like Ali Khalif Galeydh

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;836899 wrote:
I have nothing against tolka, but i doubt galaydh will do his job this guy wuxuu dhacay lacagtii lagu talogalay warshadii mareerey not to mention what he did when he had the PM post, i would rather see Abdihakin fiqhi in that post.

Oba, what about Adeer Cali M. Geedi running for presidency or PM? do you support it since we heard what he did. "Buying John Grang's lush villa in Nairobi with God knows how much money, plus, his son's lavish wedding of the century party".

 

These are all allegations until they are proven, I believe all these politicians deserve second chance until they are charged, convicted, and then banned from running for office.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilo wareedyo lagu kalsoon karo ayaa
inoo dusiyay
War sheegaya in Cali Khaliif Galaydh oo ah
Ninkii Abuuray Kooxda Khaatumo
uu doonayo inuu Isu Sharaxo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Isaga oo uga Goleh baa lagu Sheegay Macluumaadka aanu helay
inuu Jaah Wareeriyo Saamiga Beelaha
uu ku Abtirsado ee Gobolada PL ay Leeyihiin Dowlada Federaalka Somaliya.

 

Stuff & Nonsense ....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

MoonLight1;839041 wrote:
Oba, what about Adeer Cali M. Geedi running for presidency or PM? do you support it since we heard what he did. "Buying John Grang's lush villa in Nairobi with God knows how much money, plus, his son's lavish wedding of the century party".

 

These are all allegations until they are proven, I believe all these politicians deserve second chance until they are charged, convicted, and then banned from running for office.

In which functioning Somali court would you have him convicted? To argue against the notion that he's corrupt is like saying pigs can fly..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this