Sign in to follow this  
kingofkings

Breaking news: Puntland Rejects the new constitution

Recommended Posts

The constitution will not be endorsed by Admins ,,,, the Odayaasha dhaqanka are there to do so and Faroole knows that. He can scream like a little lady if he wants but those Odayaasha from his own clan are there to endorse it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Oh really…so why be for the sham roadmap then be against the distorted constitution when it’s a benchmark of the former? Interesting. Ok, I guess let’s see if he changes his mind after the sermon in Ethiopia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qandalawi;829069 wrote:
^Yes, the constitution is no perfect, no sane individual should expect, however I feel Faroole wax madiidanee wax ayuu farta kusii fiiqayaa si uu wadaaxiyo xoogaa in laga qanciyo ayuu malaha rabaa.

 

But he cannot be against this, he was one of main forces behind the Road Map and the establishment of a new era,a new Somalia.

Spot on. Faroole admin can not have their cake and eat it. The transition must end and Somalia needs to move into a new era of development & peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland oo ku saabsan Mowqifka Puntland ee Dastuurka Soomaaliya

 

Posted by Pi on May 11th, 2012

 

Garowe(Pi)- Jamce-11 may-2012 — Dowlada Puntland waxay heshay Tastuurka Qabyo Qoraalka Soomaaliya 30 april 2012, ka dib waxay u saartey Gudi ka kooban Lix xubnood oo ka tirsan Golaha Wasirada iyo Xildhibaanada Dowlada Puntland si ay u eegaan qodobada Dastuurka ka dibna ay wixii talo ah ula soo noqdaan Dowlada Puntland.

 

Gudiga loo xilsaarey markay akhriyeen Qobya qoraalkii Dastuurka waxay kasoo saareen go’aan ah in qabya qoralka dastuurka Kumeelgaarka ah uusan waafaqsaneyn qaab dhismeedka Fedaralka ee la rabo in Soomaaliya lagu dhaqo,waxay kaloo sheegeen inaysan dastuurka qabyo qoraalka uusan qeexayn si cad mabaadiida aasaasiga ah ee dowlada iyo awood qaybsiga ,maamul goboledyada iyo Dowlada dhexe, taasoo ah in Dastuurka qabyo qoraalka ahi uu u muuqdo mid ka fog xaqiiqda la rabo in Soomaaliya loga hir galiyo Dowlad tayaysan oo waxwaba u dhanyihiin.

 

Qayb ka mid ah hay’adaha Dowlada KMG ayaa qaadanaysa Masuuliyada qaladaadka ku jira dastuurka cusub, taasoo ka hor imanaysa Heshiiskii la gaaray sideed bilood ka hor ee ku saabsanaa Roadmap-ka, Dowlada Puntland na ay wax ka saxixdey saxiixdey.

 

Dowlada Puntland waxay marwalba ka shaqaynaysaa sidii Soomaaliya horey ugu socon lahayd loona hirgalin lahaa heshiiskii Roadmap-ka ,si taas loo hiigsado waxay Puntland ku dadaalaysaa in iney meel mariso heshiisyadii lawada gaaray, loona dhigo siday ahaayeen.

 

Sidaas daraadeed Dastuurka Qabya qoraalka waxaa loo sameeyey sidii Soomaaliya u hanan lahayd Dowlad dhexe oo ku salaysan nidaamka Ferdaraalismka,kasoo ah mid tayo buuxda leh, lakiin qodobada hada qoran qaarkood waxay shaki galinayan Dowlada la doonayo in Soomaaliya laga hirgaliyo tayadeeda iyo muuqalkeeda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garoowe : Dawlada puntland oo ka soo horjeedsatay qabyo-qoraalka Dastuurka Soomaaliya.

 

APL

 

11 Maj 2012

 

Garoowe (APL) : Dawlada Puntland ayaa si rasmi ah uga soo horjeedsatay qabyo qodobada uu ka kooban yahay qabyo qoraalka Dastuurka Federaalka Soomaaliya ee anisixintiisa loo fadhiyay.

 

Warsaxaafadeed ku taariikhaysan 11-ka bishan May ee 2012-ka oo ka soo baxaya aqalka Madextooyada dawlada Puntland ee soomaaliyeed ayaa si cad loogu qeexay sababaha keenay in dawlada Puntland ay uga soo horjeedsato qaby-qoraalka dastuurka ee dawlada faderaalka Soomaaliya.

 

Warsaxaafadeedkan oo ay warbaahinta u akhriyay Wasiiru-dawlaha maamul wanaaga Puntland Mudane Maxamed faarax Ciise gaashaan oo ka mid ah xubnaha guddiga dib u eegida Qabyo-qoraalka dasyuurka faderaalka Soomaaliya ayaa sheeegay in dawlada Puntland ay aad uga fiirsatay go’aankan islamarkaana ay xeerisay arrimo farabadan oo xal u helida soomaaliya salka ku haya.

 

Wasiirku wuxuu sheegay in qabyo-qoraalka Dastuurka Faderaalka Soomaaliya oo 30-ka bishii 4aad ee sanadkan 2012-ka isla maalintaasna madexweynaha dawlada Puntland uu magacaabay guddiga dib u eegida Qabyo-qoraalka dasyuurka faderaalka Soomaaliya kuwaas oo loogu talagalay in ay gaar ah dib u eegis ugu sameeyaan qodobada dastuurka islamarkaana ay ka soo saaraan waxyaabaha aan danta umada waafaqsanayn.

 

Wasiiru dawlaha maamul wanaaga Puntland Mudane Maxamed faarax Ciise gaashaan wuxuu sheegay in dawlada Puntland ay yaqiinsatay in dastuurkani uu ka soo horjeedo Nidaamka Faderaalka ee asaaska u ah Soomaaliya, islamarkaana uu yahay mid aan u cuntamin dadka Soomaaliyeed.

 

Wasiirku wuxuu tilmaamay in Puntland ay door weyn ay ka qaadatay, Talaabooyin muhim ahna ay ka cayaartay suurtagalinta sidii umada Soomaaliyeed la isugu keeni lahaa islamarkaana ay dastuur u dhaxeeya, sidoo kalana qeexaya xuquuqda shacabka loo hirgalin lahaa.

 

Wasiirku wuxuu sheegay in magaalada Xamar ee caasimada Soomaaliya ay Puntland u dirtay, kuna sugan yihiin Isimadii Puntland iyadoo la muujinayo niyad samaan iyo walaltinimo guud islamarkaana ay ka warhayaan in si gaar ah loo maamulay, si xunna loo fara galiyay hawlahoodii loo igmaday ee ay goobtaasi u tageen islamarkaana ay faragalinayaan Saraakiil ka tirsan Dawlada faderaalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in Odayaashan lagu khasbayo in ay qaataan waxyaabo uu duruus ahaan ku macneeyay wasiirku oo uu ku sheegay in Odayaasha loogu yeeriyo sida laga doonayo ee ay samaynayaan lakin arrintaasi aysan waafaqsanayn sidii xaqa ahayd ee dastuurka umada loo waafajin lahaa sharciga.

 

Warsaxaafadeedkan waxaa lagu xusay in dawlada Puntland ay dhawr mar oo is xig xigay warado ay ku muujinayso dareenkeeda ku aadan u dirtay Dawlada faderaalka Soomaaliya, Ergayga qaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya iyo safiirka Kenya u fadhiya dawlada Maraykanka kuwaas oo dhamaantood ku qotomay dastuurka Dawlada Faderaalka iyo Xubnaha khuburada ah ee diyaarintiisa ku hawlanaa mana jirin cid ka soo jawaabtay arrinkaasi.

 

Warsaxaafadeedkan waxaa lagu qeexay in Soomaaliya ay u baahan tahay dastuur cad oo ay yeelato kaas oo qeexaya qaybsiga siyaasada, khayraadka dalka iyo xuquuqda muwaadinka Soomaaliyeed, lakin aysan aqbalayn dastuur intaasiba lagu fara maraajisanayo.

 

Wasiirudawlaha maamul wanaaga Puntland oo war-saxaafadeedkan akhrinayay wuxuu sheegay in uu aaminsanyahay dastuur la’aan in ay tahay dawlad la’aan hase ahaatee loo baahanyahay la helo dastuur isu keenaya Umada Soomaaliyeed.

 

Qoraalka Warsaxaafadeedka goor dhaw ayaan idiin soo gudbin doonaa.

 

Xafiiska Wararka AllPuntland Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not long ago people were accusing of him being the brain behind the whole constitution, and now the biggest spoiler. Ninku tira badanaa ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol I am amused.

 

Somaalidu waxay u baahantahay waxay gacantooda ku qorteen. Uma baahna wax Mahiga usoo qoray. Intii yareed Mahiga la shaqeenasay haday hada kasoo horjeesteen waa arin wacan.

 

Maanta qof soomaali ah oo tageersan waxan constitution lugu sheegayo ma jiro.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

So Mr faroole is against the constitution because clan federalism is not defined in the constitution the way he wants it.

The religious leaders are against it because of religious reasons.

Other sections of the country don't really want clan federalism and want a decentralized state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Now that Faroole's admin has opposed the draft constitution, you just watch the spoilers vehemently support it! They'll hail it as a God sent writ!

 

The president of Puntland has a hotmail e-mail account? I find that hard to believe. :D

 

On another note: the final say is with the 126 or 135 elders gathered in Mogadishu. And the transition;s days are numbered. Take that from me.

 

After nearly 22 years of indecisiveness, Somalis have forefitted the right to deliberate over process of ending the transition.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this