Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Professor Axmed Ismaciil Samatar the new constitution will destroy Somalia and Somalis.

Recommended Posts

Samsung   

Somalia;825235 wrote:
I like how the secessionists and southerners like Oba have admitted that the only reason they question it is because Puntland supports it.

 

Puntland, always the center of attention.
:(
I bet Xaaji will come with that decentralized argument next, their moves are so predictable.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;825247 wrote:
Mukulaalow: Waxaad tahay the best script ever oo weliba die-hard secessionist ah
:)

Mukulaalow is secessionist? wel,l its like saying Obama is a communist.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

I support Xinnfanin on this, i really do not know what these people are oppossing!!

I have not read the document, but from what i hear i do not see any major problem with it. I do not like the federal set up but then this is a matter political parties can set as an agenda in the future elections and the constitution is a living document which can be amended anytime.

Soomalidu meela uma socdaan, dan shaqsi iyo mid qabiil ayaa kaga weyn wax walba!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Professor Abtigis is always an objective observer of Somali politics , his conclusions hardly disappoint.

 

Ditto his understanding of current hype iyo buuqa la dhexgelinayo geedi socodkan anagoo dhutinayna aan rabno inaan cid galno

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;825239 wrote:
Ma joogno xilli aan ogolaan karno qof kasta oo ku dhasha Soomaaliya in uu Soomaali yahay maxaa yeelay si sahalan baa afraad koobani inagu qabsan kartaa, oo hanti iyo fikir gaar ahaaneed wata..... xilligan kala guurga habka khaliijka baa inoo fiicnaan lahaa therefore I reject the following chapters of the constitution.

 

 

 

Cutubka 2aad (Jinsiyadda)

 

Qodobka 9aad

Xuquuqda Gaarka ah ee Muwaaddiniinta

 

1. Qos kasta oo ku dhasha gudaha Soomaaliya, dhalasho ahaan waa Soomaali.

 

2. Muwaaddiniintu ayaga oo siman waxay leeyihiin:

 

a. Xuquuda, mudnaanta iyo faa’idooyin muwaaddinnimo; kuwaas oo Dastuurka ku xaddidan; iyo

 

b. Baasabboor Soomaali ah, dokumeenti diiwaangelineed iyo aqoon kasta oo ay dowladdu u soo saarto muwaaddiniinta.

 

3. Muwaadin kasta waxaa baasabboorka iyo dokumeentiga kale ee ku xusan faqradda (1) (b) loogu diidi karaa ama looga laali karaa ama looga qaadi karaa oo keliya sharci waafaqsan habraaca qodobka 43-aad.

 

Qodobka 10aad

Helidda iyo Haysadka Jinsiyadda

 

1. Jinsiyadda Soomaaliyeed waxaa lagu heli karaa dhalasho ama Soomaaliyeyn.

 

2. Qof jinsiyadda ku dhashay lagama qaadi karo jinsiyadda, xataa hadduu qaato jinsiyad dal kale.

 

3. Qof jinisiyadda ku dhashay ama la Soomaaliyeeyey iskii ayuu jinsiyadda Soomaaliyeed uga tanaasuli karaa.

 

4. Jinsiyadda laguma waayi karo guur ama furriin.

 

 

Taleexi sii akhri cutubka:

 

Cabsida sahal u helidda jinsiyadda waxa looga bixikaraa habayta qodobka 14aad-Shari U Dejinta Muwaaddinnimada

 

1) Baarlamaanka ayaa soo saari kara Sharci habeeye

a.

b.

Look at

c. Sida qof shisheeye ku heli karo jinsiyadda Soomaaliyeed

 

Marka laguu doorto xildhibaan, Taleexow qor shuruudaha

Waa in uu qofku haystaa 10million oo dollar ah, waa in uu muslim yahay, waa in uu af soomaaliga ku gabyaa, waa in uu sano qabtaa shaqo qaran oo aan mushaar la siin etc put all the obstacles and barriers you can image to safegurad the Somali purity...............

 

I have to go now; but keep reading it carefully, you will see the dots will connect for you easily///

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^:D

 

Taleexi fahan arrinta waryaa....you are preoccupied with opposition. Nin garta yaqaan ba tahay ee aqri hadalka Gaadh-haye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Waan sii wadayaa akhrintiisa haddaan meelo saluugo la mid ma'aha inaan ka soo horjeedo geedi socodka Soomaalida.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiinfaniin;825120 wrote:
^^Not surprising at all

 

No one talks substance ...distoorku waxbuu burburinyaa bay leeyihiin, may sheegaan how.

Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa haddii aan sacab wax ku jirin maxaa habeenkii loo tumaa? Hadda haddii aan dastuurkaan khiyaamo ku jirin maxaa Xiinfaniin iyo Beesha oo dhan si aan kala harin ugu taageerayaan? Oo ay ula yaabayaan qofkii su'aal ka keena uguna sheegaan qaswadeyaal?:D. Kuwaan aan kala hareyn oo isku aragtida ka ah teennu ha socoto qaswadeyaal ma noqdaan?

Sidaan u arko intaan ka akhriyey dastuurkaani badanaa waa ok, dhaliili waa iska jiraan oo khaladaad waa leeyahay, sidoo kale dad dano kale leh oo hawshoodu dastuurka dhaafsiisan tahayna waa jiraan oo ka soo horjeeda,balse the common Soomaalidu tuhun bay ka qabaan waana ok baan filayaa in laga qanciyo. Soomaaliya cidna kuma hor atoorayn karto, annagoo fursaddii nabaddu soo dhowdahayna, oo cadow Alqaaciida,la dhaho iyo kuwa shabaabka ee u adeegga ay dadka laynayaanna in dadka lagu khasbo inay sii kala caroodaan ma habboona.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaa Abwaan, ina adeer, xogta isii baan ku iri.

 

Anigu dastuurka intaan ka arkay anoo ilaahay ka baqaya ceeb ma leh. Reer hebel baa taageeray war maaha adna waad ogtahay :D

 

Haddii aysan ahayn, qaybtu ma xumee idinka yaa qaybsha idin yiri :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xiin sheekada intaad iga deysid maxaa loo kala hari la'yahay haddaan meesha wax ku jirin. Waa sheekadii Itoobiyaanka oo kale, berri markii Cabdiweli iyo rag jago raadinaya ay waayaan oo banoonigu dhinaciisa ka wareego, Mahiiga ayaa dheesha khalday waa arkaysaa dad dhahaya?:D. I am sure you remember Walad Cabdalla ayaa Soomaali qasaya inay dad hal-hays u ahayd markii AY iska dhaqaaji la dhahay.

Anigu waan kuu sheegay dastuurka sida looga dayrinayo ma ahan balse khaladaad waa leeyahay. Haddii Federalka qabiilka ku dhisan hadda hold la geliyo wax walba way hagaagayaan insha Allaah. Federal should be based on degaan NOT beelo, haddii kale asaga dhan halla iska daayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Abtigiis;825253 wrote:
I support Xinnfanin on this, i really do not know what these people are oppossing!!

I have not read the document, but from what i hear i do not see any major problem with it. I do not like the federal set up but then this is a matter political parties can set as an agenda in the future elections and the constitution is a living document which can be amended anytime.

Soomalidu meela uma socdaan, dan shaqsi iyo mid qabiil ayaa kaga weyn wax walba!!

Abtigiis, you assume that once we go 'federal' it's possible to change it, without "states" blocking that. adeer defacto veto power ayaa la siiniyaa gobolo nin shaqsi u afduuban. federalism Somali gunta ayee la galisaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan, the proposed federalism is based on the Somalia's 18 regions. I am not sure where you got the qabiil thing. Somaliduna qabaa il waaba tahay.

 

Saaxiib, labaatansano baa qolo dacwoonaysay. Walad Cabdalla aha aad sheegaysid waan taageernay, heshiiska Maxaakiimta xukunka loogu dhiibay ee Jabuuti ka dhacayna isagaa ka shaqeeyey. Sheekadaas waa dhammaatay hadda horay baa la socdaa ee reerka inta warkaagu gaaro wax u sheeg, oo dastuurka raaca dheh :D

 

ps. maanta oo kale lama kala haro awoowe :D, when Yalaxow becomes the intellectual and the standard bearer of Xamar xaaladu ma fiicna

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

xiinfaniin;825295 wrote:

ps. maanta oo kale lama kala haro awoowe
:D
, when Yalaxow becomes the intellectual and the standard bearer of Xamar xaaladu ma fiicna

Xiin, soodiga diiday Prof.Samater iyo Dr.Ali Khaliif Galeyr.

 

Next to these man, over 60 Somali scholars opposed the draft one. Xiin, has failed to show us sone intellectual who support it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this