Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Saado cali insults and curses khatumo website editors

Recommended Posts

Saado Ali made a good point, this is a traditional chair and not political seat, there no such thing as Kalsoonida ayaan kala noqonay Isim.

 

It was a dangerous move, that which if let to continue, will to a whole lot of other Garaado's and tradtional elders in SOOL qolya kale iska soo saaraan inay kala noqdeen Kalsoonidii. Its utter rubbish and irresponsible behavior as she put it.

 

Baritaa hadana Garaad Saleeb iyo Garaad Jama iyagana kalsoonida lagala noqonayaa dad isaga dhawaaqaayaan markaasay meesha isku dhabqaysaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

I remember once having made a comment about one of the Garaads making a trip to a European country and collecting money (like all the politicians do). That day, half of SOL (including LST) talked about me suffering a curse as a result of "insulting" the said Garaad and an apology was demanded by one and all. Today, even those hailing from the Garaad community are finding it easy to make all sorts of insults and threats against the Garaads! So, tell me please, is it me who was wrong back then mise dadka af qaloocan bay ku hadlayaan? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Qandlawi, haa waa laga qadaya garadada kale yaguba haday kasoo bixi wayaan shaqadooda. Dadka kale waxba ma dheera. Dan gaar loma joojinayo khaatumo.

 

This move is the best move khaatumo made, and no it will not cause any internal conflict (even thou that is in your wish list )...

 

khaatumo socotay dadyahow mana kala socoaso garaad iyo garaad la'aan. horgal waa horgal..xaabsade iyo wixi la mida melahooda waa u shaqi tagi karaan. Khaatumo ma daneeso. Cidna ma xidhxidhaso sida somaliland. Everyone is a free man to make his choice..danta guud ama danta gaar ah. Kii dan gaar ah doonto dee ha u shaqo tago ciduu u heesayo kii danta guud doortana dee dadkiisa ayuu la joogaya o dhinac ka raacaya.

 

KHAAAAAAAAATUMO guri weeeye nabadoo. Gunnimada dadkiisuna ka dhiidhiyey

 

salaam

 

p.s I find it humerous that those who cant stand khaatumo or Saado Cali are today pretending they are pro the garaad in question or asking that garaad to be respected...i can find enough posts where you folks lack respect for Saado or khaatumo..sheko baad mesha ku haysaan iyo labo wajilnimo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

loooooooooooooooooooool.

 

cali galeyr wuu ku cebobay arintan. garaad internetka garadnimadii looga xajuubiyey galeyr supporters bay ka suurtowda caqli xumadaa. lol

 

ceeb badanaa. saado cali waxay tiri edebdarada ka fogada oo caqli isu yela. garadka geed hostii baa lagu caleemo saray, geed hoostii iyo buuhoodle ayaan garadnimada loga qadi kara. cali khalif galayr wuxuu dhoodhoobayo wax shaqayna maha. wuu ku ceebobay arrintan.

 

dadkaan ya la taliya. boqorka ayaa puntland support gareya ayee ka dagalamayan. garad saleebaan, the biggest garad in the clan and most respected will make announcement in the coming months. ha sugi wayin. ka naxo nafta waa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

markay saado tidhi ka naxow nafta waa adoo kale bay ka hadlasay. Ee orad caqli adigu isku yeel..Prof. cali khalif baa laga raacay, ee orad waxkale qabso miyaad ku qarowdaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anigu waligay ma maqlin garaad xil laga qaaday beel ba caleemo saaratay ka awoow ka awoow ma odhan kartid garaad meesho doono ha iska tago caqli gal maha sabab beel bu matala hadu dhinto cid kale caleemo saar or dee waxad samaysa garaad kale ka barbar same that's an option. Hadu axmed karaash xidhi kari wayey dee bal ta ha ku dayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Moge horta your source is questionable..taleex media online? but you already knew that. Necebka khaatumo u qabtid iyo prof cali khalifna way iska cadahay.

 

With that been said, garaad abshir is a good friend of the garaad in question. So it is very much possible he said that. However, garaad abshir even recently was emphasizing that he is part and pro khaatumo (trust me if that ever changes his fate will be no different than his friend) wuu iska hadli karaa all he wants cidna afka ma haysato but if he ever says he is pro puntland ama somaliland he is out too and he knows it.

 

Sorry to burst your bubble. But, Khaatumo is here to stay...ka naxow naftaa waa.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;824615 wrote:
Anigu waligay ma maqlin garaad xil laga qaaday beel ba caleemo saaratay ka awoow ka awoow ma odhan kartid garaad meesho doono ha iska tago caqli gal maha sabab beel bu matala hadu dhinto cid kale caleemo saar or dee waxad samaysa garaad kale ka barbar same that's an option. Hadu axmed karaash xidhi kari wayey dee bal ta ha ku dayo.

adiga horta waxaan kaaga yaabay, garaadka xilka lagama qaadi karo, laakiinse waa la ceejin karaa baad ku doodaysaa.

laakiin tan saxda ah waa in garaadka la qadariyo, ogow gobolada nabadda ah waxaa heerkan soo gaarsiiyay waa isimada, siyaasi waa yimaadaa waana tagaa, isimka laakiin dadkiisa buu ku dhex jiraa, inkastoo waayadan aysoo bexeen isimo qurbaha usoo qaxay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

aliyah anigu ku aflagadeyn mayo oo cayda wa layga badiyaa, lakin riyada galeyr waa riyo ee run ha modin. cid boqor dabagoye wax ka qaday maleh ee hurdada iyo maaweilinta benta galeyr ka bax oo smell the coffee walaley. lol. ciyalka internetka magacooda ku so qoray waxna ma qadi karan, waxan ma keni karan. wan kula talinaya ee internetka yanay kuwalin.

 

just watch the video. listen to garad abshir salax audio.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

hadii cid riyoonaso waa adiga oo ku riyoonaya in khaatumo burburto...maybe you need to take your own advice and smell the coffee that you speak of.

 

tan kale Prof Cali khalif is well respected by his people..cay iyo aflagaado maalinkastana waad u geesata kulaha cayda wa la iga badiya caydaba waad ku takhasustay hadaatan isla socon aan far waweyn kugu qoro.

 

tan sadexaad garaad abshir wuxu rabo buu iska dhaha I know him very well. I dont really need to listen - one thing I am sure is that he wont cross the line and will keep emphasizing that he is pro khaatumo (unless he wants to jeopardize his garaadnimo wa sheeko u taala)

 

tan afaraad adiga puntland ku ekow. Khaatumo anaga aya doranay hadaan reer khaatumo nahay 100kiba boqol tageersan adiga baa dhici karta inay riyo modasid oo marba leedahay talow ma riyaa mise wa reality alle waa reality oo heart attaack aan filayo inay kugu dhacaso..Marka haku mashquulin saxib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

lol@ i know garad abshir very well wu iska hadla. i thought you were 24 year old girl from canada. lool

 

riyada galeyr ka bax caaliyah. garadada aflagadada ka daa. maqal saado cali taladeda. galeyr wuu ku ceboobay arintan oo fadexadi adunka ba dusha ka saran manta. wuxu internka nairobi ku dhodhobay way fashilmen. manta nairobi hotel aya dhagax shiid looga saray galeyr oo cebtisa meel u tago la'ayahay. aan kula taliyo oo arintaan benta run ha modin. loooool.

 

puntland haka welwelin. wad dad walalaha oon dhib kugu hayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

what does my age has to do with anything? .. I KNOW HIM very well. Now what? I dont have to be living with him to know him. Unlike you siyasada qaar ma dalacado oo dadka xumaan uma kala wariyo. si wacan ayaan waxkasta ula socda marka raali ahow waxaad mesha kuu dhajisay oo garaad abshir yidhi ma aha wax aan daneeyo

 

tan kale garad aan aflagadeeyay ma jiro, ka aheen in garaadki danta guud garanwaya albaabka laga saaro. Saadona wa shakhsi haday garaadnimo wax waeyn ka dhigaso waa ra'yi yada u gaar ah anigu ma aha ra'yi aan la qabo.

 

Prof cali khalifna aflagadada aduu ka dhaaf. Khaatumona wa walalada ee xasidnimada jooji iyo labo wajilnimada

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this