Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Why does Khaatuumo Allow this guy to visit Buhoodle?

Recommended Posts

Buuhoodle : “Khaatumo waa ruuxaan Magacyo badan sheeganayey ilaa sanadii 2009kii “Wasiirka Kaluumaysiga puntland.

25 April 2012

 

APL

 

Buuhoodle (APL ): Wasiirka kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland oo ku sugan deegaanka Gobolka Cayn xili uu waraysi siiyey idaacadda Daljir ayaa ka warbixiyey ujeedada socdaalkiisa uu ku gaaray gobolka oo uu sheegay in uu ku saabsanaa sidii uu ugu kuurgali lahaa xaaladaha Deegaanka .

 

Wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka badda ee dawlada Puntland Eng, Maxamed Faarax Aadan waxaa uu si weyn u dhaliilay siyaasada maamulka Khaatumo ee dhawaan lagaga dhawaaqay deegaanka Taleex ee gobolka Sool ,wuxuuna sheegay in dadka abaabulayay nidaamkaasi ay yihiin rooxaamo magacyo badan iska sheeganayey tan iyo sanadii 2009 isla markaana aanay jirin dan iyo difaac ay u keeneen deegaanka ay ku sugan yihiin,”waxaan uga digayaa in aysan dadka marin habaabin oo ay dadkooda dhinac ka raacaan shakhsiyaadka ku meeraysanaya shacabka dhexdooda ee hawada beenta ah ku jooga deegaanka Goboladda Cayn & Sool ee uu ka arimiyo Maamulka puntland,isla markaana ay puntland la dhinactagantahay difaac iyo wax ka qabashada arrimaha bulshada deegaanka gobolkaan iyo goboladaanba.

 

wasiirku wuxuu sidoo kale qaaday dastuurka cusub ee Puntland oo dhowaan la dhaqangeliyey kaasoo uu tilmaamay in si toos ah loogu dhaqmi doono qodobada ku xusan oo si gaar ah utilmaamatay soo celinta soo dhulka ka maqan Puntland.

 

Eng,maxamed Faarax waxaa uu sidoo kale ka hadlay arrimaha Dastuurka puntland iyo ansixintiisa oo uu sheegay in ay u dhacday sidii ugu wanaagsanayd isla markaana degdeg loo fulinayo hirgalinta dastuurka oo ay qodobadiisa ka mid yihiin in Xuduudaha Deegaanka in la difaaco lana adkeeyo.

 

Dhinaca kale wasiirka kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Puntland ayaa sheegay in Somaliland uu ku fashilmay duulaanadii ugu dambeeyay ee ay kusoo qadeen gobolka Cayn halkaasi oo ay ka dhaceen dagaalo xoogan oo dhexmaray ciidamada Soomaaliland & dadka deegaanka” Waxaa la gaaray xiligii dhafaaorka laga toogan lahaa kuwa deegaanka kazoo jeeda ee la safan dadka cadowga ah kuwasoo cadaystay in ay cabaan dhiiga shacabka muwadiniinta ah”.

 

Ugu danbayntii waxaa wasiirku sheegay in dowladda puntland ay wali u gacan hatinayso shakhsiyaadka sheegtay maamul khaatumo iyo kuwa kale ee gidaarada fadhiya waxayna leedahay dadkiina dhinac ka raaca .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Because Buhoodle is part and parcel of Puntland which is why there's 630 Puntland troops there. Listen yourself to the man.

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

XX, this man is not a threat to Buhodle nor to Khatumo as he's from the town. What's threat to Buhodle however, is your clan militias and their tanks. So, if you really care about Buhodle, then tell your Adeer Siiranyo to take his men back to their camps in Burco.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gheele this man is undermining the Khatuumo administration in buuhoodle something the people of the Garaad Community agreed on in Taleex begin this year.I believe Khaatuumo wa mamuul yidhi wanu ka madax baanaahay Somaliland Puntland iyo mamuul kale oo waxanu nahay dad iyagu iskooda isku maamuulaya wa siday hadalkooda u dhigeen where is professor Cali khalif when you need him haa idin faah faahiye eh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

looool. who is going to kick him out? galayr's militia? loooooooooooooool.

 

xaaji is become joke of somalionline. qosol badanaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;822951 wrote:
never thought Buuhoodle had access to the sea.

Kitty, the man is the minister of kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

kingofkings;822955 wrote:
Kitty, the man is the minister of kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda
Puntland
:cool:

Maybe there is plenty of fish in (Balliga Shangalle).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaji this man can come and go as he pleases, while SNM militia boss Siilanyu & Warrabe make threats and are unable to set foot on Cayn. Remarkable is it not?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

General duke Somaliland troops are in the cayn region sooljoogto and other area's in the Buhoodle district but that's besides the point this man undermines the existence of Khaatuumo and my question is why is he allowed to visit the town.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Xaaji,

 

Lesson to be learnt here : No man/woman is to banned from there hometown regardless of the prevailing politics of the day. Would you have him not welcomed like Omaar, Buubaa & Ina Xussein Carab ?

 

If we are to claim democracy, we must at least not ignore its basic tenets- Rights of the people & civil rights.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this