Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Khatuumo elders accept President Siilaanyo's peace proposal and head towards Hargeysa.

Recommended Posts

Liibaan   

Naxar Nugaaleed;822155 wrote:
Somalida qaar ba camal ka dhegtay iin ay been isk maweeleyaan. let which ever side that wants talk talk, the fruit of the effort will carry the day.

Somalidiid websites waa been badan yihiin, maba xishoodaan.

 

 

RamaasNews.Com - the somalidiid website that reported the lies about Khaatumo traditional leaders going to Hargeisa, Now reporting instead Khaatumo traditional leaders went to Nation's Capital Mogadishu and meeting with TFG Leaders led by President Shariif and PM C/Wali Gaas.

 

 

1ca98d9c3a4a8177480757f1164fc28f_M.jpg

 

Dowlada Soomaaliya ee Shariif Oo Madax-Dhaqameedka KHaatumo Kala Hadlaysa Soo Xulida Xubnaha Uga Qayb-galaya Baarlamaanka Cusub Iyo Saraakiil Hargeysa U Jooga Inay Muqdisho U Kexeeyaan Salaadiinta Dalka Qaarkood

 

http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Dawlada-Sheekh-Shariif-Oo-Madax-Dhaqameedka-Gobolada-Bari-Xulid-Kala-Hadlaysa-Xubnaha-Cusub-Ee-Baarlamaanka-Soomaaliya-Iyo-Saraakiil-Hargeysa-Ugu-Sugan-In-Ay-Muqdisho-U-Ka-Xeeyaan-Sallaadiinta-Dalka-Qaarkood.html

 

Muqdisho (Ramaas) Apr, 24, 2012- Dawlada federal-ka KMG ah ee Soomaaliya, ayaa kulamo lagaga hadlayo sida loo xulayo xubnaha baarlamaanka ee cusub ee Soomaaliya uga qaybgalaya deegaamada Sool, Sagaag Iyo Cayn, kala hadlaysa hogaamiyayaasha dhaqanka ee KHaatumo State.

 

Madaxda dawladu waxa ay ay duqayda kala xaajoonayaan in si dhakhso ah loo bilaabo dhismaha baarlamaanka cusub ee badelaya ka hadda jira ka hor bisha August ee sannadkan oo uu dhamaanayo wakhtiga sharciga ah ee dawlada KMG ahi, iyada oo sida la sheegay Garaadada reer KHaatumo State ay soo dhaweeyeen codsiga xukuumadda Sheekh Shariif.

 

Kulan Qado-sharaf ahaa oo uu maanta xarunta Madaxtooyada Villa ee Magaalada Muqdisho kula qaaday Ra’iisalwasaare Cabdiweli Maxamed Gaas xubno ka mida golaha dhaqanka ee kooxda Khaatumo State, ayaa lagu soo qaaday sidii odayaasha beelaha KHaatumo State ee taabacsan nidaamka federal-ku ay dhinacooda u so dhamaystiri lahaayeen xubnaha mateli doona.

 

Waxa uu sheegay in dawladiisu ay si weyn ula dhacsan tahay taageerada ay Garaadadu u muujiyeen xukuumada uu hogaamiyo oo ku jirta xilli kala-guur ah, isla markaana ay qorshaynayso in la dadejiyo dhismaha baarlamaan cusub, isaga oo beelaha KHaatumo State uu ku tilmaamay qaar nuddan tixgelin gaar ah.

 

“ Waxaan aad uga faraxsanahay in aan maanta halkan ku wada qadayno, oo aynu danaha Soomaaliya ka wada hadalno, waad ogtihiin in la xulayo baarlamaankii cusbaa ee dalka, beesha Garaadadeedu nala joogaan waxa looga baahan yahay in ay xubnaheeda soo gudbiso. Dawladu waxa ay diyaarisay Hall loogu talagalay dadka baarlamaanka xulaya, Khaatumo waa maamul hoostaga dawlada Soomaaliya sidaa saw maaha?” ayuu yidhi Ra’iisal wasaraha Soomaaliya.

 

Sida oo kale waxa Magaalada Hargeysa ku sugan saraakiil ka tirsan dawlada Soomaaliya oo ku hawlan sidii ay qaar ka mida madax-dhaqanka Somaliland uga qaybgeli lahaayeen kulanka lagu soo xulayo baarlamaanka maamulka federal-ka,iyada oo xukuumadda qqn la ogayn sida ay ula macaamili doono xubnaha aaminsan mabda’a Soomaaliweyn.

 

Tallaabooyinka ay qaadayaan dadka Somaliland u dhashay ee aaminsan nidaamka federal-ka, ayaa wiiqi kara madaxbanaanida dalka oo aan la ogayn jihada ay qaadi doono ka dib wadxaajoodyada ay yeelan doonaan Somaliland iyo Soomaaliya dhawaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

XX will swear that the clan websites are reliable source! His thread posted news about Garaads are heading to Hargayse.. I guess they confused when they heard about Caasimada...

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Sage   

Relentless;822151 wrote:
Somalilanders are Somalilanders man...we all have a country to share enough of this bull....the people of las canod and buhoodle need peace and development therefore good move. The pirates dont give a dam about you, somalia is protected by burundians. therefore dont play with the lives of future generations education, security and prosperity for all the people of Somaliland. :cool:

Indeed. Too bad the likes of many here will put their fingers in the ears when reason is spoken to them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So where the hell is khaaaatuf*)((&moo! i am just wondering!! Have no idea...i am cluless as 2 who will come up with this spitting name!

 

plz help rudy pass his somali citizen-ship test n lemme know what region this is!!. thnx

Share this post


Link to post
Share on other sites
xiimaaya   

Rud should be banned he gets away with it more then anybody i dont knw why? if somalina can get banned why not this dude?

 

we need fair practice here..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this